Qisadii Caalamka Dahsoon ee Jinka, Shayaadiinta Ibliis Qeybta 1aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Caalamka Dahsoonka ee Jinka Ibliis, Cifriit, Maarid iyo kuwo kale. Ibliis oo ah Shaydaanka sababay inuu Nabi Aadam Jannada kasoo saaray ayaa wuxuu wali wadaa cadaawadii iyo colaadii uu u hayey caruurtii nabi Aadam. Ilaahay haynaga nabad galiyo sharkiisa.

ความคิดเห็น • 81

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 ปีที่แล้ว +1

    In dadka la bara cadoowgoodu inuu yahay ibles lusifar and lusifarain shaydaaniyah diin , lkn cadoowgoodu aanu aheeyn Reer hebel ee Somali reerba Reer la sudhay lagu diray ,. Difaaca eey uga baahanyihiin eey tahay jahligoo laga baxo ,Diinta la barto , walaahu aclam astaqfirullah and Allah yaxfidkum. Great speech 👍 I love sidaad noogu sharaxday barakallahu fiikum and Allah hanookaa xafido walal ,nimcooyinka Allah ayaad kamidtahay and Allah xikmad ayuu kusiiyey Balaaqi geesinimo leh again Allah haku xafido , dhamaanteen inagoo qirsan adoonimadeenii Allah ilaahay ha Ina xafido

  • @faisodagan7212
    @faisodagan7212 8 ปีที่แล้ว +10

    subxanallah allow naka qabo ibliiska iyo dhakartiisa

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 8 ปีที่แล้ว +6

    mashaa Allah baaraka Allah jasaa kumu Allahu qeyr jasaa sheikh allaha ajar kaa siiyo

  • @lm252projects5
    @lm252projects5 6 ปีที่แล้ว +4

    asc walalayaal waxani ku salaamay salaanta islaamka asc walal waxan la yaabay wadaadkan o isku qaldaya jin iyo sheydan
    subxanal laah allaah haku danbi dhaafo walal- walal jin iyo sheydan isku mid ma ahan allaah aya kala duway- shayadiintu wa qoom koo ni ah o allaah subxana watacala naxariistiisa ka fogeeyey- jinkana wa sida bini adamka o kale- o waxay leyahiin muslim iyo kaalo noocyo kala duwan sida jews and charistians and others- lkn jinka wa sida bini adamka o kale- o xita jinka kufaarka ahi wa u so hanuuni kara sida bani adamka o kale o wa so islaami kara o muslimiin bay noqon karaan lkn shayadiintu wa cadow mubiin- wa cadoow weyn allaah subaxana watacana aya quraanka inooku sheekay suurata al baqrah inay yahiin cadow mubiin- marka waxan dhamaan umada uku digaya inay isku qaldan jin iyo sheydan- o wa labo qoom o allaah subxana watacala abuurtay o anaga indhaheena ma qabtaan lkn hadi allaah subxana watacala awood ku siiyo o ka raali noqdo wa arki karta- mida kale jin iyo sheydan inaad meelkale o fog ka raadiso ma ahan o waxay awood u leeyahiin labadas qoom jin iyo shayadiinta inay jirka bani adamka ku dhex noladan- wa awood cajiib ah o allaah subxana watacala siiyey- waxayna jirka bani adamka ka so galan- faraha lugaha ayago hadana ka baxa faraha gacmaha markay ka so galaan faraha lugaha jirka ku dahiisa waxay ku dhexsafraan xididada- waxay awood kale u leeyahiin inay isticmalan qeybo kale o ka mid ah xubnaha jirkeena sida wadnaha- waxayna u isticmalan inay isticmaalan dareemaha jirka bani adamka ama nerve system of the heart waxayna ka caawineysa in bani adamka o an ogeyn la nooladan sida hadi bani adamka is dhaho so qabso wax ayagana ayago isticmalayan daremaha wadnaha sida bani adamka o kale niyeeysta inay yaga so qabsanayan o kale -
    sido kale waxa isticmalan maskaxda o ay ka ogaaddan waxkasta o ad ku fagareeyso adiga o adan hadana ogeyn
    waxay kale o isticmaalan sanbabka ama lungs ka o ay u isticmaalan hooy ahaan waxay ka dhigtan kuri ahan way jiiftan sido kale waxay ku koriyan sanbabka ama lungska uku mahooda
    en jinka badankiisa ma ahan sida bani adamka o kale -o raga iyo dumarka bani adamka marki ay isku dagan hooyoda bani adamka uur ayee qaada kadibna waxay dhasha ubad caadi ah lkn jinku markay isku dagan o hooyada jinka ahi ay uur qaad waxay dhasha ukumo mida kale hooyada jinka ahi waxay awood u leedahay inay dhasho ila iyo toban ukumood cml hal mar o ay noqdan toban caruur ah- marka jinku uma dhalo sida bani adamka wax u dhalo
    waxay sido kale isticmaalan xubno kale o ka mid ah jirka bani adamka hadana anaga o aanan ogeeyn
    meelaha kele ay isticmaalan waxa ka mid ahi mesha lagu magacaabo english ahaan cerebellum o ku taal maskaxda hoosta o sido kale waxa halka uku dhamaado spinal cordka ama laf dhabarta
    waxa sido kale awood u leeyaahiin inay isticmaalan o ay ku hoydan mesha laku magacaabo brain stem o ayada ka hooseysa cerebellum
    cerebellum iyo brain stemka waxay u isticmaali karan inay kala so xariir bani adamka si qaab cod ahi o bani adamka si weeyn o wanaagsan bay isku maqlayaan wa awooda allaah subxana watala
    lkn jinka gabi ahaanba waxay jaceyl yahiin inay ka cabcabsiiyan bani adamka -
    waxa sido kale xaqiiq ah in jirkaga in mudo sanado ah xita ku dhawaad 30sano hadi jirka jin ku jiro waxa laka yaba in adanbo ogaanin o aad ogaatid o kaliyah markay xasad noqdan o noloshada ka darento xasad iyo ill iyo caajis iyo xanuuno an sharaxaad laheyn iyo riyooyin ka dibna ku xaqiiqsanaato inad jin qabto ama jin kugu jiro
    lkn gabi ahaanba jin o idil waxay ku dadaalan inay ka dhuntan bani adamka o ay ilaaliyaal xariir o adil o dhex mara bani adaamka iyo ayaga dhaqdha qaaqooda inti ay jirkaga ku noolyahiin
    taana waxay adkeysa inaad ogaatid in jin jirkaga ku jiro iyo inkale
    waxay sido kale awood la leeyahay in ay so galan wadna bani adamka o ay la seexddan bani adamka o ay la riyoodan ama tusaan riyo
    hadee dhacdo in noloshaada ad ka darento caajis iyo xanuuno la xariira jin iyo shayadiinta o adkaga shaki san tahay inay kugu jiraan fadlan talo saaro walal rabikaga allaah subxana watacala o xariir fiican la yeelo rabikaga o ku xirnoow rabikaga rabikaga wa ku gargaraaya insha allaah
    o cibadada wanaaji o badi cibaadada o marka bari alllaah in u ka saaro jinka iyo shayadaanta waxa ad iskaga shakisan tahay
    mida kale dhageyso quraanka kariim waayo allaah subxana watacala qofki u doono ayauu ku cadaabaya quraankiisa kariimka
    o waxa laka yaaba sidad u dhagaysaneyso quraanka kariimka in mudo ah inadbo iska waysin waxi ad isku arragtay o waxa laka yaba inay jirkaga ku dhex dhinteen o allaah subxana watacala ku cadaabay quraankiisa kariimka ahi
    waxa ika talo ahi
    makrasta wadyiiso rabikaga allaah subxana watacal in u ku siiyo awood jirkaga aysan so kali karim jin iyo shayadiin
    o ka magan kala rabikaga
    waayo bani adamka o dhan awood aye u leeyahay inay kalan jirkooda wana inii sheekay faraha lugaha ayee ka so galan marka
    waxa laka yaaba inad ka fiicnaato hada in mudo kadib jirkaga ay so galan jin kale iyo shayadiinta kale
    si aad mitaas kaga badbaado waydiiso rabikaaga duco o ah
    ka magan kal allaah subxana watacala o waydiiso rabikaga in u ku siiyo awood ka ilaalisa o ka xafido o ka xijaabta in jin o idil iyo sheyaadin o idil ay so galan jirkaga
    asc waraxmatullaah waba rakatuhu
    walal wa ika waan ika waano ku xirnoow rabikaga

  • @mustafNune
    @mustafNune 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah cilmiga ka fa idno shekh allaha ajar haka siyo

  • @daarooddaalimiinmunafiqiin9813
    @daarooddaalimiinmunafiqiin9813 7 ปีที่แล้ว +16

    سبحان الذي بيده ملكوت كل شيء وإليه ترجعون

  • @adoontiiallah1992
    @adoontiiallah1992 8 ปีที่แล้ว +9

    MASHA all lah shiiqeen ALLAH no dayo walal mcn adun iyo aqiro jazakallahu khery akhiii filaahi

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah barakallahu fiikum wa fiik walal great job waa in dadka wax la baraa la toosiyaa maansha Allah Allah yaxfidak wa yaxfidkum great speech again Allah haku xafido walaalkayaga wejiga Allah by researchers detectives investigators in Islamic method

  • @wijdaanmaxamed8411
    @wijdaanmaxamed8411 8 ปีที่แล้ว +7

    shukran waaa fahmay فرق ka udhxeeyo الجن و شيظان

  • @amiramahamadameira2557
    @amiramahamadameira2557 4 ปีที่แล้ว +3

    SUBXAANA AĹLAH🤲😥

  • @faraxahmed3732
    @faraxahmed3732 7 ปีที่แล้ว +3

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu

  • @saidomar1867
    @saidomar1867 8 ปีที่แล้ว +5

    ilaaheey hakaa abaal mariyo walaal

  • @cuudidileg6875
    @cuudidileg6875 7 ปีที่แล้ว +2

    manshaa alalh taariikh loo baahanyahay jazaakalaah jazaaa kheyran

  • @cabdiraxmaan6302
    @cabdiraxmaan6302 8 ปีที่แล้ว +5

    mansha alaah jazakalaahu khayran jazaaah

  • @nimcoabdullahi3560
    @nimcoabdullahi3560 2 ปีที่แล้ว +2

    YAA RABI 🤲🤲

  • @calimaxamud4874
    @calimaxamud4874 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha allaha dhaga ilaaliyo

  • @suleymaanmohamed8788
    @suleymaanmohamed8788 4 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaah qeeran sheeq abdul aziiz oogle

  • @zakicade2636
    @zakicade2636 7 ปีที่แล้ว +5

    jazakallah yaa sheikh

  • @nuurhassan7105
    @nuurhassan7105 8 ปีที่แล้ว +8

    ألله اكبر

  • @fartunahmed8610
    @fartunahmed8610 7 ปีที่แล้ว +5

    jazakallahu kheir walalo gaaldiid

  • @araweelocali5421
    @araweelocali5421 5 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allah wlo illaahay ajerkeeda ha ku siiyo

  • @tafsiirkariyooyinka8580
    @tafsiirkariyooyinka8580 8 ปีที่แล้ว +1

    jasaaakaalaah sheekh الله يحفظك

  • @cabdirisaqfarah9
    @cabdirisaqfarah9 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah, jazakalaahu kheyr

  • @sadamyusuf1240
    @sadamyusuf1240 7 ปีที่แล้ว +2

    mashalah
    jazaakallahu khayra jazaa

  • @SalmanSalman-mz3xi
    @SalmanSalman-mz3xi 7 ปีที่แล้ว +3

    jazaaka allaaho qeyran

  • @fatimaabukar5156
    @fatimaabukar5156 8 ปีที่แล้ว +2

    Walaal. Xaqa sheeg. alaha ku xafidee

  • @ayaanyuusuf7090
    @ayaanyuusuf7090 8 ปีที่แล้ว +3

    jazaakulah khayr walaalkay

    • @cabditv9049
      @cabditv9049 7 ปีที่แล้ว

      ayaan yuusuf 😎👍❤

  • @wijdaanmaxamed8411
    @wijdaanmaxamed8411 8 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @mudiali4232
    @mudiali4232 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah abdi aziiz oogle aad baa ola socdaa kheer alle ha siiyee walalyaal intuu jogaa aduunka oga nool yahy?

  • @hamzezizouxxx3320
    @hamzezizouxxx3320 8 ปีที่แล้ว +5

    JInka wuu jiraa laakiin dadkuu galaa iyo wuu u galmoon karaa haweenka iyo kuwa kaloo badan waa sheeko baralayda la shubo

    • @akaycademohamed4940
      @akaycademohamed4940 6 ปีที่แล้ว

      HaMze ZizoU xXx h

    • @akaycademohamed4940
      @akaycademohamed4940 6 ปีที่แล้ว

      HaMze ZizoU xXx whmqxq

    • @mahad4866
      @mahad4866 6 ปีที่แล้ว

      Jiinku dadka wuu galaa. Sunada nabiga aa dalil u eh taasna. Nabiga soo ma dhihin jinka biniadamki wu ku dhex socda sida dhiiga oo kale.

  • @princemuscab1276
    @princemuscab1276 7 ปีที่แล้ว +5

    anigu waxaan arkay cirfiid markaa waxaan jiray 12 sano waxaan isla soconay aderkey oo sheikh ahaa waxaana mel tula ah magalada banankeda laga guuray wana lugeynen anigu man garanen lkn aderkay oo waxan arkay mar kliya ayatul kursiga afka boobay iyo wax afka dhimbil daba kuwata oo damay hbnka man rumeysan lkn markii danbe waxan ogaday inay sax yihiin

    • @ayaaney
      @ayaaney 7 ปีที่แล้ว

      prince muscab subxanallaah

    • @onkotgondeey3181
      @onkotgondeey3181 6 ปีที่แล้ว

      Walahi waa runtaa dhibil DAB ah weey kugu soo dhawaanee hadane weey ordee baadiyaha galgaduud aan joogey waana yaraa xiligaas aabe markaan weediiyey waxoow igu jawabey waa moodtada kkkkk illahey ha ii xif diyee .

    • @abdisheikh8211
      @abdisheikh8211 6 ปีที่แล้ว

      prince muscab anigana sidaas camal waaye waa runtaa

    • @feisalhussein6456
      @feisalhussein6456 6 ปีที่แล้ว +2

      war been soconeyso noosheega

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 4 ปีที่แล้ว

      Walaahay ala naxdin weynaa dhaaro ilaahay baa kugu dhaarshee

  • @hanihudaaa8635
    @hanihudaaa8635 8 ปีที่แล้ว +1

    mshaalh jasaaklaah

  • @queencaaida6868
    @queencaaida6868 7 ปีที่แล้ว +5

    jazakalah part2 xagen kahelikara please

  • @mimihersi2653
    @mimihersi2653 5 ปีที่แล้ว

    Manshalaah jasaakalaah

  • @مصطفىالصفتى-ي9ب
    @مصطفىالصفتى-ي9ب 6 ปีที่แล้ว +18

    Dadka dislike ga saaray waa jinkii kkkkkkk walaahi waan umalayna😂😂😂😂

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 6 ปีที่แล้ว +2

    marka laleeyahay jinku naar ayaa laga abuuray naarta waxaa loola jeedaa dabka, ee ha'uqaadanin in naarta jahanamo laga abuuray,sababtoo ah laguma dhihin naarta jahannamo, markaas waxaan uqaadaneynaa dabka wax lagu karsado

  • @fatoumaabdoulkader2071
    @fatoumaabdoulkader2071 3 ปีที่แล้ว

    Soubxan Allah

  • @nuurhassan7105
    @nuurhassan7105 8 ปีที่แล้ว +4

    jinka iyo inaigu waxaa Ladhahaa Labada faqalayn jinku wuu jiraa Lkn Dadku ma Araki karaan lkn isagu wuu na arkaa

  • @QOWLE
    @QOWLE ปีที่แล้ว

    subxana allah😰😰😰😰😰

  • @cabditv9049
    @cabditv9049 7 ปีที่แล้ว

    MASHA ALAAH

  • @buraalemohamed6938
    @buraalemohamed6938 5 ปีที่แล้ว

    Ibliis wuxu la mid yahay sida shaydanka insiga ee JATAL CAWAR waa siday ila tahay aniga balse ilahay ayaa inaga og Allahu alcam

  • @deuschelondon2115
    @deuschelondon2115 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allh ❤ ❤ ❤

  • @sacdiyacabdiziz8206
    @sacdiyacabdiziz8206 8 ปีที่แล้ว +1

    mashalh

  • @dakercaynab466
    @dakercaynab466 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @halimagulled9624
    @halimagulled9624 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @pexzon4944
    @pexzon4944 5 ปีที่แล้ว

    Jinni ayaan ahay, waana xaqiiqo shiiqa wuxuu sheegayo waliba xitaa mararka qaar qabkaan doono ayaan isu soo ekeeysiiyaa xitaa hadaan rabo shiiqaan baan iska soo dhigi karaa. Marka ibliisne waa amiirkeena ugu weyn dhamaan dadka daawaday iyo kuwa like saaray waan arkaa waana soo booqandoonaa isoo dhaweya. Hahahahhaha, hahahahha, hahahah, sadax jeer qosol waad igu riyoon doontaaye.

    • @yaasmiinaxmad6952
      @yaasmiinaxmad6952 5 ปีที่แล้ว

      Allahuma manajina allah aya kamagan galay hada jintahy walciyadu billah 😑🙃🙃☹

    • @pexzon4944
      @pexzon4944 5 ปีที่แล้ว

      @@yaasmiinaxmad6952 waan kugu soo socdaa waan kaahelay waliba cawada ayaan kugu soo food leeyahay waan kaahelay waana kuguursanaa.

  • @shakurstudio4723
    @shakurstudio4723 6 ปีที่แล้ว +4

    Mhd sanid wll

  • @mahamedjaamac2171
    @mahamedjaamac2171 4 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar

  • @xawaibrahim5028
    @xawaibrahim5028 7 ปีที่แล้ว +3

    xaawo. ibrahim

  • @siciidxasan697
    @siciidxasan697 2 ปีที่แล้ว

    2

  • @caliaibrahin7803
    @caliaibrahin7803 6 ปีที่แล้ว

    👍

  • @MaxamoudMaxamed
    @MaxamoudMaxamed 16 วันที่ผ่านมา

    🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😱😱😱

  • @amiinfarax4944
    @amiinfarax4944 5 ปีที่แล้ว

    Acuudu billaahi minashaydani rashiim👺👺👺👹👹😈😈

  • @khaliidcali9183
    @khaliidcali9183 6 ปีที่แล้ว

    jinka ibliis

  • @hodanahmed9579
    @hodanahmed9579 4 ปีที่แล้ว

    أعوذ بكلمات الله تامات من شر ما خلق

  • @nimcaandjmahamed5523
    @nimcaandjmahamed5523 5 ปีที่แล้ว

    Nimcaan

  • @sharifoabdule3474
    @sharifoabdule3474 5 ปีที่แล้ว +1

    Doch das geht dad

  • @abqaalofficial1084
    @abqaalofficial1084 4 ปีที่แล้ว

    Y

  • @abdirahmanbihar5567
    @abdirahmanbihar5567 6 ปีที่แล้ว +2

    Kuman dislike saaray May iscadeeyaan

  • @kowsarcali3587
    @kowsarcali3587 7 ปีที่แล้ว

    اعوذ بالله من الشيطان😈😈😈

  • @nuurhassan7105
    @nuurhassan7105 8 ปีที่แล้ว +3

    ألله اكبر