NACIMO JOOKAR OO AFKA FURATAY HANI IYO NINKII HANI OO CADEEYAY INUU FURAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024
  • 13 October 2023

ความคิดเห็น • 76

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 10 หลายเดือนก่อน +4

    Abayo Allaha ha ku caafiyo Amiin Yaaa Allaha 😢😢😢😢😢

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 10 หลายเดือนก่อน +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 10 หลายเดือนก่อน +6

    Allah caafiyo gabadhaas 😢😢😢

  • @waqtiwanaagsan4232
    @waqtiwanaagsan4232 10 หลายเดือนก่อน +5

    Habrahaan iska qeylinaayo waa daalimiin, qoyska hadii ay hooyada xanuunsato aabahaa caruurta lagu wareejiyaa, islaantaan Allaha caafiyo hana ladajiyo. Qof xanuunsan lama waalo.

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 10 หลายเดือนก่อน +1

    MASHAA ALLAAH WALLEE NACIIMO JOOKAR GABAR IGA DHEH ALLOOW KU XIFDI ALLAAHUMA AAMIIN❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤…. ALLAAH HAKUU GAR GAARO ABAAYO HANI ALLAAHUMA AAMIIN❤

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 10 หลายเดือนก่อน +3

    War gabadha qalbigeda alaha ka madobeyo ninkas

  • @fartaislaw1871
    @fartaislaw1871 10 หลายเดือนก่อน

    Waji iima haayo maxamed awlaadada wey fiirsanayan maxamadoow

  • @sadiaahmed6583
    @sadiaahmed6583 10 หลายเดือนก่อน

    Ilahay cafimad dag dag ah ha siyo yaa rabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @NimcoSiciid-tq1vp
    @NimcoSiciid-tq1vp 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allha cafiyo wll

  • @user-pt1xr5cj8x
    @user-pt1xr5cj8x 10 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @jamadbarrow344
    @jamadbarrow344 10 หลายเดือนก่อน +2

    Quran sara walalayalow

  • @sadiyogulled5663
    @sadiyogulled5663 10 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaan somalia ha la geeyo. Ha aoo qoraxeesato.

  • @marianbihi367
    @marianbihi367 10 หลายเดือนก่อน

    Walaalayaalow gabadhu waa jirantahay ee dhakhter geeya.

  • @ubahsalah2773
    @ubahsalah2773 10 หลายเดือนก่อน

    naciimo jookar qof fiican walaasheey wallaahi waa ku jecelnahay

  • @aminahaji9386
    @aminahaji9386 10 หลายเดือนก่อน +1

    tan wiligeda mahamed yey uhelisaa

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qof I neceb ma jecli gabadhaan cafimaad ahaan hala baaro

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 10 หลายเดือนก่อน

    Waxa ilaah u baridaan walaal keen imran ama laakaha irsaaqad Tan dhaanta ee xanta dumarka reaction laga bixinayo , Wa qof fican oo qaaliya lkn muuqal dheeegasho badsiga lagashay 🙏🏻🙏🏾🙏🏻🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾💰💰💰💰💰

  • @anabali1926
    @anabali1926 10 หลายเดือนก่อน

    Subxaallaah gabadha ha la quraam,gabadha waa sixrantay

  • @user-ip7ws6pt2h
    @user-ip7ws6pt2h 10 หลายเดือนก่อน

    Wvs wr wb wll cimraan

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 10 หลายเดือนก่อน

    Wcs walalkey cimran allxmduliilh boqroda waa u jeda saln iga garse walshey ❤❤❤❤❤

  • @aminahaji9386
    @aminahaji9386 10 หลายเดือนก่อน

    Amiin yarabi

  • @abdullahiruman6786
    @abdullahiruman6786 10 หลายเดือนก่อน

    Naimo Jokar ❤waleee wa naaag nol oo Fariiid ahh

  • @user-pt1xr5cj8x
    @user-pt1xr5cj8x 10 หลายเดือนก่อน

    Masaakin illahey qofkasto oo dhibin illahey xaqoodiy hasiyo

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 9 หลายเดือนก่อน

    HALKA LAA GA HEESTO WAA HOOYADED AYEEY DEGAHA KAA FUREYSATAAY HOOYADEED HAA JECLATO

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 10 หลายเดือนก่อน +1

    Naciimo qof qalbi fiican

  • @asiamohamed496
    @asiamohamed496 10 หลายเดือนก่อน

    Alle ha cafiyo qur an Sara plz hadey sixran tahay

  • @user-ip7ws6pt2h
    @user-ip7ws6pt2h 10 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi wasalam
    Salallaahu calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi wasalam

  • @bilanalinuur3804
    @bilanalinuur3804 10 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 10 หลายเดือนก่อน +1

    SubxaanAllah

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 10 หลายเดือนก่อน +1

    ilahayow gabadhaan ilmaheda usoceli yaraabi Aamiin Nin kan Maxu ubahdila maskiintaan Ayadana maxey ujilacsanthy yaa caku qofkuxikto ooxuun sorry Abayo ❤

  • @fartaislaw1871
    @fartaislaw1871 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow naciimo jookar awaalkeeda mataano uuga dhig yaa rabi wax walbo oo adunyo way heysataa

  • @mimihawthorne
    @mimihawthorne 10 หลายเดือนก่อน +1

    Oo maxay u laheed yaan warqad la iiga soo qaadin 4sano ka hor Ayaan kala tagnay ayuu wiilka yiri yaan lagu danbaabin ninkaan. Naagtan marna way ooyaysaa marna been bay sheegaysaa subxaanallah.

  • @maryanfarahtimir5791
    @maryanfarahtimir5791 10 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaaaan laaaaaah 😢😢😢😢😢

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 10 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyadeed ayey caasi ku tahay

  • @ashaibrahim3312
    @ashaibrahim3312 10 หลายเดือนก่อน

    Subxan alalh kani nini ma han ee naag han waa ceeb badan mis kinta Allah u kale meyo

  • @hbfjjbcxhbbnkk9581
    @hbfjjbcxhbbnkk9581 10 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhan qof maxamed badalo oo guursado haloradiyo maxamed ha ku ilowde nin jaceyl tusiyo Allah usahlo maskiin waye dacada waye

  • @ubahsalah2773
    @ubahsalah2773 10 หลายเดือนก่อน

    gabadhaan quraan badan eey u baahan tahay maskiin

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 10 หลายเดือนก่อน

    waay is raabaane hashisiiya

  • @user-xt9gp2zx8q
    @user-xt9gp2zx8q 10 หลายเดือนก่อน

    War waxaan sixir waaye jeceyl ma aha

  • @aminahaji9386
    @aminahaji9386 10 หลายเดือนก่อน

    ilahey hakaamudoweyo

  • @KiinMaxamuud-gf6wu
    @KiinMaxamuud-gf6wu 10 หลายเดือนก่อน

    Kkkk niciima waa ruufyaamad

  • @aminahaji9386
    @aminahaji9386 10 หลายเดือนก่อน

    Maskiinta ama sixirey Allaah hacafiyo

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 9 หลายเดือนก่อน

    GABADAAN HOOYADEED HAA KAA DUCAYSATO

  • @kaderAhmed81
    @kaderAhmed81 10 หลายเดือนก่อน +1

    وكان الله في عون إخواننا المسلمين في فلسطينالله مع المسلم الفلسطيني
    أتمنى لك النجاح

  • @shukriyusuf1394
    @shukriyusuf1394 10 หลายเดือนก่อน

    War ilaahey ka baqa gabadhan si kale u caawiya, inuu gabadhan uu basbaaseeyey ma dhici kartaa.

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 10 หลายเดือนก่อน

    lkiin maxamed ha cawiyo markasta waayo waa cartilage hoyadii weynaa xanusantahaay

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 10 หลายเดือนก่อน

    maxameed raali ahoow anoo hadalka dhegeysaan hadaan dhegeeystaay lkiin caawii

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 10 หลายเดือนก่อน +2

    Aduunka dabka ka shidan lama socotaan miyaa wixii is fura iyo wixii isku noqday maxaa inooga jira cimraanow?????

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 10 หลายเดือนก่อน

    Qabiil uf guul gabdhaha soomaaliyeed

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 10 หลายเดือนก่อน +2

    Subaxnalah

  • @wixiilaraboanolashega
    @wixiilaraboanolashega 10 หลายเดือนก่อน

    maxamed aa good kugu ridi dono aqirkaga hani

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 10 หลายเดือนก่อน

    Maxaa social media yaha loogu gar naqsanayaa midda kale maxaa lacag loogu aruurinayaa iyadoo shaqeysato

  • @NimcoSiciid-tq1vp
    @NimcoSiciid-tq1vp 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sax

  • @user-pt1xr5cj8x
    @user-pt1xr5cj8x 10 หลายเดือนก่อน

    Sorry wllhi aad ayaa u calool xumaaday wllhi waa xanuun sidaan

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 10 หลายเดือนก่อน

    Gabadhas allaha cafiyo farxiyo jokerna allaha ajar ka siiyo walashas aad cawineyso

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 10 หลายเดือนก่อน

    below ku maxamadeey waryaa maxaad xaskaaga o xansaan maxaa uga ohiisaay

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 10 หลายเดือนก่อน

    Oo ma ku qasbi ilmo ma rabte ninka ayey rabtaye

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 10 หลายเดือนก่อน

    Ilahay baa og runtaa waa maxay saan yaahuu lacag kaliya qofka amusin karo waa in laga kaxeyaa Meeshay joogto say u isku badalaan qalbigeda

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 10 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhhhhhhh wlh wàa yaab ninki ayey ku qafiftay alaha sahlo 2023 nag nin uwalatay

  • @shukriyusuf1394
    @shukriyusuf1394 10 หลายเดือนก่อน

    Waxad u qabaneysaan banaanka ha dhigina

  • @amalomar380
    @amalomar380 10 หลายเดือนก่อน

    Waali dhan ameeranka lagu la soo dhigay

  • @NimcoSiciid-tq1vp
    @NimcoSiciid-tq1vp 10 หลายเดือนก่อน

    Sorry wllo

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 10 หลายเดือนก่อน

    War soomaaliyeey waxaa jira sixir ay dadka xaasidka sameeyaan raaraha ayay KU kala furaan kadib naagta ayaa laga daba madiideeyaa asna wuu ka carari ayaduna way daba ordi marka hala quran saaro

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 10 หลายเดือนก่อน +1

    haani siidi qoof cadiiya ayaa ulahadleysaan o ucayeysan iskadaya wey xanusantahaay

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 10 หลายเดือนก่อน

    Sujuukaga naaagaha dhan ay dhahaaan maama

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 10 หลายเดือนก่อน

    Gabadha halaquraansaaro iyadana tuko oo digriga akhri haladhaho

  • @marianbihi367
    @marianbihi367 10 หลายเดือนก่อน

    Ma garan kartaan, maskax ahaan bay u jirantahay ee gabadha dhakhter geeya gabadha PLZ.

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 10 หลายเดือนก่อน

    Alla maxaa habar waalan joogto mareykanka war anaga yurub Ma joogaan habarahaan oo kale. Mareykan maafiyo ayaa isugu dagay

    • @amb2668
      @amb2668 10 หลายเดือนก่อน

      Haa waa runtaa dad xanuusan ba ka buuxa

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu sixraday

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 10 หลายเดือนก่อน

      Subxaanallaah. Ma qofkaad hadalkiisa maqlaysay ayaa wax sixraaya. Maxamad waa Qof Ilaahay swt yaqaana mana sixrin gabadhaas. Ee hani Allaha Caafiyo.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 10 หลายเดือนก่อน

      Ma meeshii uu ku sixrayey ayaad joogtay?

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 10 หลายเดือนก่อน

    Alla maxaa habar waalan joogto mareykanka war anaga yurub Ma joogaan habarahaan oo kale. Mareykan maafiyo ayaa isugu dagay😅😅😅

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 10 หลายเดือนก่อน

    nayaa maxaa gabdhaa uga ohinaysaan weey xanuusantahaay maxa umagaysaan

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 10 หลายเดือนก่อน

    naa maxaa laxanaqsantihiin maxamed Hodon Haku diriina haduu lahadlo waa carurtisa hoyadood

  • @siradm
    @siradm 10 หลายเดือนก่อน

    Xaasidnimo daloolyar ban ka agfurtay kute Jookar hhhhhh