15 Axkaamta FasaQa sh salaad cantoob xasan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @amanalihassan99
    @amanalihassan99 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc waxan qabaa Su'aal Nin ba I qabey mudo waxan jognay Yurub ka dib sharcigii markuu helay wuxuu aadey Somaliya wuxuu Maqan yhy mudo Hal sanno ah waxbana kama qabto Xamar QAAD un buu tugey sharcigiina waa ka dhacayawalba Hal sano buu ahaa shows bilod uu heyday hada mudo 5bilod was kama hayo caruurna uma dhalin hadan dhaho maad imaatidna wuxuu dhahayaa wan imani hadana rajadii imanshaha waws dhamatey sharcigii waa ka dhacay IFURNA waa diidan yhy telka maqabanayo masegkana kama jawaabayo xaalka wanag waa ka tegay sideen ninkaas ugu FURMI karaaa

    • @hassanomar294
      @hassanomar294 4 ปีที่แล้ว

      Wll hadii aad wali dhamaan hawshan cid ehelkiina udir si arinka looxaliyo

    • @samirka2552
      @samirka2552 3 ปีที่แล้ว

      Aamino abaayo ila soo hadal

  • @engabdihassanlodoon4303
    @engabdihassanlodoon4303 7 ปีที่แล้ว

    Suaasheyda waxey tahay; xaaskaygu ma is fasaqi kartaa oo ninkale ma iska guursan kartaa anigoo jecel dhina aysan na dhex oolin oo aan furin diintu maxay ka qabtaa sheekh jazakalahu khayran

  • @googlegmail3753
    @googlegmail3753 4 ปีที่แล้ว

    Wll sheikh yada meel an kala xiriiro isoo radsha wll

  • @amalismail1147
    @amalismail1147 7 ปีที่แล้ว

    masha allah qeyr badan illahey hakaa siiyo sheikh.

  • @ksksmksksm1847
    @ksksmksksm1847 8 ปีที่แล้ว

    masha allah thank you shiikh ilaahay jannada ha ku geeyo