Saxafiyad qurba-joog aheyd oo lagu dilay beer ay ku laheyd Afgooye | VOA Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 130

  • @sabraa2009
    @sabraa2009 หลายเดือนก่อน +8

    Allaha u naxariisto amuun cabdulahi maxamed janadii fardowso Allaha ugu bishaareeyo.
    Waxan tacsi u dirayaa wiilkeeda ayuub iyo odoygeeda cabdicasiis cilmi axmed iyo dhamaan eelkeeda iyo somalida oo dhan.
    Allahumaa aamiin

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 หลายเดือนก่อน +18

    Marxuumada allaah ha unaxariisto waxay ismooday inay waddan iyo meel dad caadiya joogaan ay leedahay balse somaaliya waa bahala galeen , daadinta dhiiga dadka iyo dugaaguba kusahlan yahay ilaahay dadka somaaliyeed gacantooda quluubtoodaba hadajiyo oo xaqiiqada hafahiinsiiyo

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 หลายเดือนก่อน +30

    Soomaalida qof wax wadanka ku soo kordhiyo ayay dilaan

    • @xogbaar
      @xogbaar หลายเดือนก่อน +4

      Somali maaha waa argagixiso waxa dadka dila oo ah cadow naloo soo diray

    • @Heimatar
      @Heimatar หลายเดือนก่อน

      Maya saas ma ahan ee illaah ayaa u qoray in ay ku dhimayo afgooye xaqeedna waa loosoo celihaa

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann หลายเดือนก่อน +1

      SAWAASIISTA ETHIOPIANKA AH EE MAGAALADA KA DAWARSADA AYAA KA DAMBEEYA DILALKA DADKA AQOONYAHANKA AH. WAA HUBAAL

  • @ahmedabdulli
    @ahmedabdulli หลายเดือนก่อน +5

    Alle ha u naxariisto, ehelkeedana samir ha ka siiyo.
    Geeri lama baajin karo, waxase khalad ahayd meel (Arsenal) kacanta ku hayaan inay mashruuc ka fuliso.
    Kuwaasi waa bahalo, bahalna lalama dego.

  • @bossman1024
    @bossman1024 หลายเดือนก่อน +8

    Alaha unaxariisto cidii dishayna alaha ciqabo akharo Iyo adunba

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 หลายเดือนก่อน +3

    AS horumarka wadanka ma rabaan😢

  • @MaxamedShire-f6d
    @MaxamedShire-f6d หลายเดือนก่อน +3

    Hooyada ma dhiman ee waa shahiiday shahadadeedana allaha ka aqbalo insha allah ☝️

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 หลายเดือนก่อน +6

    Jag är mycket ledsen för det hemska mordet! alaha u naxariisto aamen

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน +2

    😭😭😭😭😭😭allha unaxariisto kuwii dilayna naara allah ka waraabiyo amiiin

  • @Bambelmo
    @Bambelmo หลายเดือนก่อน +3

    Allaha unaxariisto, qofwaliba mar ayuu dhimanayaaye. Kutbkeedana midigta Allaha kasiiyo.

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 หลายเดือนก่อน +4

    ALLAHA u naxariisto.

  • @Abdullahi-k4x
    @Abdullahi-k4x หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey ha u naxariisto qofkii umadan raba in ay nolosha iyo jaceeylka dalka kor u qaadaan hadii nafta la dhaafinayo waa mustaqbal murugo leh war soomaaliyeey waa xanuun aad dhib badan ilaahow sahal

  • @maguled
    @maguled หลายเดือนก่อน +2

    Innaa Lillaahi Wa'innaa Ileyhi Raajicuun. Waa geeri naxdin leh runtii. Ilaahay ha u naxariisto Ammuun.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay ha u naxariisto walaasheen

  • @MOHAMEDMUMIN-bf5dp
    @MOHAMEDMUMIN-bf5dp หลายเดือนก่อน +4

    Ilahey Ha unaxarisda

  • @Saki-Hagarlaawe
    @Saki-Hagarlaawe หลายเดือนก่อน +1

    Masiibo ayaa ku habsatay maammadan. Eebbe ha u raxmado, hadii dhulkeeda ay wax u qabatay lagu dilau. 😢😢😢😢

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey ha unaxariisto soomaaliya waa lootashadey

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 หลายเดือนก่อน +3

    ilaahay ha u naxariisato.

  • @DeeqaDagan-h6q
    @DeeqaDagan-h6q 17 วันที่ผ่านมา

    Allah unaxariisto wallaasheen amuun😢😢😢😢😢

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 หลายเดือนก่อน

    Aamiin Ilaahey ha unaxariisto janadii fardowso ayaan ugu duceyneynaa

  • @AbdifitahQoorgaab
    @AbdifitahQoorgaab หลายเดือนก่อน +2

    Allah kuu naxariisto mom waxaas baa ilaahay kaa dhaliyey dumarnino kugu dayn waayey, muhiimadda bulashadaada u leedahay garan waayey, waddankaan wax dhiman oo la dhawrtaa miyaa haray. Ilaahay ha kuu naxariisto Hooyo aqoon kuuma lahayn, laakiin waan ka damqanayaa falkaas kugu dhacay. Janadii ku lad.

  • @AhmedFarah-l6i
    @AhmedFarah-l6i หลายเดือนก่อน +3

    Qof qof dumar oo hooyadiis oo kale ah dilaayo waa gun baa heshay diin iyo dhaqan soomaaliyeed waxba kama oga waa wuxuush wuxuush dhashaq oo dugaag ah bina adamna meel kama soo galaan xitaa xayawaanka waay ka liitan kuwa dambigaas foosha xun ee bahal nimada ah ee fuleynimada ee shaydan nimada ah ku kacay sida ugu adag ayaa u cambaareyneyna qof iyo shaqsi la dilay istajin maayo hormarka dalkaan boqolaal muwadiin somaaliyeed ayaa diyaar u ah naftooda maalkooda cilmigooda ineey dalkaan u huran qoyskii iyo ehelkii ay ka baxday samir iyo iman ilahey haka siiyo iyada ilahey naxariisti jano haka waraabiyo

  • @MohamedAliismaail
    @MohamedAliismaail หลายเดือนก่อน

    Ilhay ha unaxaristo amiin amiin ❤❤❤❤Subaxanal

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid หลายเดือนก่อน

    ILLAAHAY ha-u-naxariisto Marxuumadda,waxaa dilay kuwo aan waxba garan oo masiibo kushacday ayaduse waa nasiib badantahay qabriga ILLAAHAY ha u waasiciyo.

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan jogaaa canada,waxan jeclahy inan tago tuuladii an kudhashey oo wax taro dadkeyga lks qof igu ayaa ku baxar galinayo,markaaa ilaa dowlad fican laga helayo ma usocdo mesha an kudhashey.illahey dawlad fican hanasiyo.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 หลายเดือนก่อน +4

    Waa shaqada aan damacsanaa hadaan dalka kusoo noqdo
    Laakiin waanoo kharaareeyey

  • @Liki972
    @Liki972 หลายเดือนก่อน +1

    Allha u naxtiisto aamiin yaa rabi

  • @IbrahimMohamed-tp5fb
    @IbrahimMohamed-tp5fb หลายเดือนก่อน +7

    Naxariistii jano ilahey hasiiyo

  • @HajjiHussein-z9l
    @HajjiHussein-z9l 13 วันที่ผ่านมา

    Allaha unaxaristo

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o หลายเดือนก่อน +1

    ILLAHEY HOOYADAAS HAUNAXARIISTO WAXAA DILEY DAD DALKA RABO INUU SAAS U BAABASANAADOO DAN UGU JIRTO

  • @siyaadukun2344
    @siyaadukun2344 หลายเดือนก่อน +1

    Alaha u naxariisto

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 หลายเดือนก่อน

    Allaha ha u naxariisto

  • @verygoodboy5724
    @verygoodboy5724 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia is not safe place to be I am so grateful I am in a place where human life is valued and peaceful place with opportunity 🇺🇸🇺🇸

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f หลายเดือนก่อน

      America is not safer than Somalia specially when you're Black Person. Good luck

  • @AM-hi7ve
    @AM-hi7ve หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxariisto amuun

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 หลายเดือนก่อน +5

    Somalia uma socdo

  • @NurJama-s3x
    @NurJama-s3x หลายเดือนก่อน +2

    Allaha u naxariisto, waxaa diley Gacan ka xaq daran, waa dambiilayaal Arxan laawayaal ah.

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 หลายเดือนก่อน

    Allah hawnaxaristo
    Marwadaa Somaliya Maaha meel nabadgalyo taalo AS ayaa dishay dawlad sugta amaanka sugtona majirto markaa dadka waaxan Leeyahay yaan lagu degdegin

  • @shukriwarsame6920
    @shukriwarsame6920 หลายเดือนก่อน

    Ihaahay haunaxaristo

  • @abdihamidofficialchannel2802
    @abdihamidofficialchannel2802 หลายเดือนก่อน

    ilaahay ha u naxariisato marxuumada

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 หลายเดือนก่อน

    Ilaahat ha unaxariisto

  • @mohamedelimiali9738
    @mohamedelimiali9738 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢 allah u naxaristoo kuwaa dilaay allah cadaba

  • @mohamedfarah2420
    @mohamedfarah2420 หลายเดือนก่อน

    Alla yaa rahman amun.

  • @Cayuuniqurux-k9e
    @Cayuuniqurux-k9e หลายเดือนก่อน +1

    Ilhy haunaxariisto 😢

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q หลายเดือนก่อน

    Allah ha un xariisyo

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 หลายเดือนก่อน

    Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicun

  • @mohedaxmedadariadari4866
    @mohedaxmedadariadari4866 หลายเดือนก่อน

    الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته الفردوس الأعلى.

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r หลายเดือนก่อน

    Afgooye ma ahan waxaan ku maqlay farsooley alle ha u naxariistee iyadabo cidan ayey laheed meel banaane wey dagtay dhanka garraha

  • @AxmedMaxamedCali-q9q
    @AxmedMaxamedCali-q9q หลายเดือนก่อน

    Allah yaa axama raaximiin

  • @krazyville
    @krazyville หลายเดือนก่อน

    Waa ahlul jano waanay shahiiday maamadaas waayo hantideedii iyo xaqeedii ayaa lagu dilay. Nabiguna scw waxuu yidhi من قتل دون ماله و اهله فهو شهيد qofka ladilo isagoo hantidiisa iyo qoyskiisa ama reerkiisa difaacaya waa shahiid

  • @zaha3866
    @zaha3866 หลายเดือนก่อน

    Illaaheey hownaxariisto

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 หลายเดือนก่อน

    INAALILLAAH WAINAA ILLAHEY RAAJICUUN.

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned หลายเดือนก่อน

    Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun
    Meel ARSINAL JOGTO AAAAAAAAAA
    MEY MASHRUUCKA FULISAY ALLLAAH UNAXARIISTO AAAMIIIIN AAAMIIIIN AAAMIIIIN

  • @apdulfatahabajak3843
    @apdulfatahabajak3843 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha unaxariisto Amuun cabdullahi waxaa dilay al shabaab waxay u dileen short film documentary ah oo 2015kii muqdisho lagu duubay ay kasoo muqatay kaaso dhalinyaro shabab fikirkodii kasoo noqday kuna qancay inay iska shaqeystan lagusoo bandhigayay

  • @wenatahakwano3718
    @wenatahakwano3718 หลายเดือนก่อน

    jahnatul firdaus illahyo haa sii yo

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariisto

  • @mohamedmohamud9877
    @mohamedmohamud9877 หลายเดือนก่อน

    أنا لله وأنا اليه راجعون
    اللهم اغفر لها وارحمها

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 หลายเดือนก่อน

    👋 Weriye Sahra Cabdi Ahmed.

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 หลายเดือนก่อน

    Allah haw naxariisto dulmi ayaa lagu dilee

  • @Jasmine-zk8jh
    @Jasmine-zk8jh หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢
    انا لله وانا اليه راجعون

  • @GuuledAxmed-t4r
    @GuuledAxmed-t4r หลายเดือนก่อน

    Ax ax ax ax 😂😂😂😂 allaha unaxariisto

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 หลายเดือนก่อน

      Maxaaa ku qosleee

    • @xuseenibraahim6399
      @xuseenibraahim6399 หลายเดือนก่อน

      qusulka waa maxy🤔🤔

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v หลายเดือนก่อน

    Kuwan dad wadhaameyen 2nin kutogatay beertda allow unaxaristo

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy หลายเดือนก่อน

    إنا لله وإنا إليه راجعون 😢

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @mahatmustaf4882
    @mahatmustaf4882 หลายเดือนก่อน +3

    Alla ha unaxariisto.
    Reer afgoye baan ahy.
    Walina magalada kamaan maqal
    .
    Koleey waa tulooyinkaan filaa.
    Jambaluul ama buulalow.

    • @HOREUSOCO
      @HOREUSOCO หลายเดือนก่อน +1

      Walaga yaba 😢ani xita ma maqal

    • @mahatmustaf4882
      @mahatmustaf4882 หลายเดือนก่อน

      @@HOREUSOCO
      Waa macquul

  • @maslah345
    @maslah345 หลายเดือนก่อน

    ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO GACAN KA XAQDARAN AYAA DISHAY

  • @FatoumaMahamoud-k6p
    @FatoumaMahamoud-k6p หลายเดือนก่อน

    Allh sory walhi dumar losojogsay wallhi😭😭😭😭😭😭😭😭🤦‍♂️ Allahayo unaxariiso

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaa jira dad laaya qof kasta oo war utara dalka xataa hadaad geed beerto waa lagu dilayaa
    Hala baaro

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 หลายเดือนก่อน +1

      Yaa baadhaaya? Hadda dawladda ayaad odhan malaha?

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii kenya lanagu qalanayo dalkeeniina nalagu qalanayo xageeb aadnaa

  • @suhayb7138
    @suhayb7138 หลายเดือนก่อน

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر لها وارحمها وعافها واعف عنها واجعل قبرها روضه من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين 😂😢

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 หลายเดือนก่อน +3

    Dadkaas waa dad Raba inay wadanka dadka nacsiiyaan
    Aloow umada ks qabo
    Jaahil qori la wareegaayo

  • @faizaboos7933
    @faizaboos7933 หลายเดือนก่อน

    Illah how Naxaristo 😂

  • @sahraahmed9978
    @sahraahmed9978 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto marxumada 30 sano ka badan ayey joogtey

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 หลายเดือนก่อน +1

    Dalka dalka joogo ma rabaan Qurba joogta inay soo noqdaan.
    Guryahooda beerahahooda inay ka cayrsadaan rabaan.
    Bahalo

  • @alidekdahir5911
    @alidekdahir5911 หลายเดือนก่อน

    Argigixiso ayaa dishey 😢

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi4545 หลายเดือนก่อน

    Alaha u baxariisto it’s so sad kuwaas hala ciribtiro

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 หลายเดือนก่อน

    Ahun marxuumada

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi xaqiiqda rabi kama qarsana hadaad dhumadaan maanta waxaa dhici doonta Malin an la dhuman karin

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml หลายเดือนก่อน

    Dilka micna darada waxa sababa yaa yaqaano sabab Allah markii laga reebo

  • @moh-l5e8c
    @moh-l5e8c หลายเดือนก่อน +1

    Xamar ha la iskaga tago wadan ma jiro

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 หลายเดือนก่อน +1

    Intaanan maqal inlagu dilay eeryada afgooye waxan moodayay in lagu dilay tanzaniya laakiin waa ayaandaro in qof soomali ah lagu dhex dilo beertiisa cadawga gudaha ayaanba laga dhamaan karin maxaan mid dibadah ah(hiranboy)

  • @Ugbaad12Umusalman
    @Ugbaad12Umusalman หลายเดือนก่อน

    Alle howraxmaddo

  • @matmat735
    @matmat735 28 วันที่ผ่านมา +1

    Waar macawislay samaysta oo iska dhiciya cadowgan !

  • @alibaashi9319
    @alibaashi9319 หลายเดือนก่อน

    ALaha unax riisto

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO หลายเดือนก่อน

    Shabaab ayaa ka dhow meshas maxe ka doontay😢 afgooye dowlada xita uma dhowaato berahas iyo duurkaas way ku dhuuntaan

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto mamada

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 หลายเดือนก่อน

    Allah u naxariiso masaakiintaas. Allah cadaabo ku wiidilay sorry. Teedaa gashay

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim2709 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia maxaa geeyay waxaa jooga horror xasbiyallaah

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 หลายเดือนก่อน +1

    Waxay modeen in ay irsaqadeda cuni karaan

  • @xogbaar
    @xogbaar หลายเดือนก่อน +1

    Cadowga AS inaad la wada dagaashaan waad diideen somaliyey waligin tacsi qof la dilay ku jira waakaase

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 หลายเดือนก่อน +2

    Aloow u naxariiso kii dilayna jahanamo alaha ku fogeeyo
    Waana jaahil kii dilay

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 หลายเดือนก่อน +1

    Waxii dadka iyo dalkaba horey u wada waxaa u soo baxay niman aanba horey in loo socdo aan ogoleyn dowlad iyo dadkalaba umayen shaqeyneyn maxaase u horumarin meeshaan baa loo diley waayo 100qof baa u shaqatageysey beereheeda mid fala mid suuq geeya mid ka gata adeer niman hoog iyo halaaga meesha degan

  • @KhadarAxmed-qp3du
    @KhadarAxmed-qp3du หลายเดือนก่อน

    Way warla ayd .meel xerodhig ah ayay moday 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 หลายเดือนก่อน +2

      Maxaaa ku qoslee ma qof dhiigiisa miyaaa ku qosli oo muslim ah😢

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 หลายเดือนก่อน

    Maskinadu in ay iska shaqaystto ayay ahayd dhalinyaro ayay yurub jeelasha ku gurto ayaan maqlaayay

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka หลายเดือนก่อน

    Idaawaqaca makii John grand u ekaabaa

  • @keykey2594
    @keykey2594 หลายเดือนก่อน

    Kolay maamadu waa Hawiye, waxana dilay Hawiye kale. Hawiye oo xoog ku haysta guryihii, beerihii iyo hantidii dadka somaliyed ee xamar joogay 1991dii ilaa hada wuu haysta. Beerta lagu dilay islaanta waxa laga yaabaa in horay looga dhacay oo lagu dilay 1991dii nin daarood ah ama isaaq.

    • @dheemanlulahajji9072
      @dheemanlulahajji9072 หลายเดือนก่อน

      Waxaa kuhaayo Xanuun aan daawo lahayn Daarood iyo Iyo Isaaqa aad sheegaysana waxay Xamar soo galeen ayagaa,Labo Calal iyo Boorso Eber ah wato Xoolaha Hawiye ayaa Siyaad Barre u dhici jiray meelaha ay ka yimaadeena wax xoola ah kama keensan Hawiye Xoolahoodii waa idinka ceshadeen ee Ciilkaas aad.xoolihii Hawuye weli uciilqabtaan waad,udhimanaysaan Hawiye Coolihiisii waa.idiin diideen iyo inaad Xamar kusoo laabataan Idinkoo wada alshabaab ah

    • @xuseenibraahim6399
      @xuseenibraahim6399 หลายเดือนก่อน +1

      iyadaba waa daarood alle haunaxariisto beertana mar dhaw ayee gadaty

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 26 วันที่ผ่านมา

      Khaniista lasoo kireeyso ayaad tahay ee lacagta lagu siiyey in ay Soomaali kala geeyaan. Nacalaa sinjigiina xunee qurmuunka ah kuyaal.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 26 วันที่ผ่านมา

      ​@@xuseenibraahim6399. Aamiin. Dalkaan qof Soomaali ah looma rabo in uu noo haro. Kuwa na hogaamiya waa musiibo sheydasn noo diray ALLE ha naga qabto. Qofka Soomaaliga ah meeshuu doono ee dalka ah ayuu ka d3gi karaa bilaa shuruud. Qabiilkan wa aalaad sheydaan ALLE qalbiyada Soomaalida haka madoibeeyo.

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 หลายเดือนก่อน

    Dadka somaliyeed iyo dalkuba
    Runtii cadaw faro badan buu
    Leeyahay kaasi on marnaba
    Ku so cadaneyn balse qacan
    Somaliyeed marwalba adeeg
    Sanaya ?
    Kasi oo ka dhan ah cida dalkan
    Iyo dadkanba dan u ah kana
    Shaqaynaysa horumarkooda ?

  • @CasiisAli
    @CasiisAli หลายเดือนก่อน

    Sababta loo dilay maxaa u sheegi waaydeen eed u qariseen waxwaliba wariyuu sheegtay warkay soo daaynayaana ma dhamaystiraan

  • @nagad-t8o
    @nagad-t8o หลายเดือนก่อน

    Lama rabo wllo wayo somalia walagatay wayo qofki waxwanahsan keena waladila hodam naleya wadigi arlayey marka dad kale aya le wadanka inta kudhex nol wata laqarxinayo

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 หลายเดือนก่อน

    SOMALIYA WAA FAILED STATE ILAAHAY HA U NAXARIISTO MARXUUMADA WAA SABABTA AY SHACABKA REER SOMALIYA EE QURBA JOOGA AHI AY FASAXOODA U TAGAAN JAMUURIYADA BARAKAYSAN EE SOMALILAND OO AMAAN AH.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 26 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂 you are part of the fooled state ina'adeer.

  • @Hciid
    @Hciid หลายเดือนก่อน

    Maraykanka daqiiqadii qof baa lagu dilaa ama dhaawac ah boobka iyo dhaca iyo zombiga jidadka daadsana kasoo hadla america ayaa ka amaan daran somaliya 100%

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 หลายเดือนก่อน

      Sharci ba yaala u s a sida somaliya mahan qof intad disho iskama soconaysid somaliya bar bay sharci lahayd

    • @Hciid
      @Hciid หลายเดือนก่อน

      ​@@hodanc6255 sharci kuma waydiin ee in la isku laayo sheega oo biliqada dukaamada ka socta iyo zombiga sheega cadaankii ayaa caruurtodii la caraya wax dhagayso

    • @Hciid
      @Hciid หลายเดือนก่อน

      Shirciga miyaa fasaxaya in sidaa la isu dilo sharci duurka ayaa dhaama