SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 5

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 449

  • @Layla6793
    @Layla6793 3 ปีที่แล้ว +97

    Ma Sha Allah Walal, waxayaabaha aan kugu xushmeeyo waxa kow ka ah sidaad mar walba Rabi Wayne ugu xidhan tahay had iyo jeerna aad Carabka ugu mayso. Ilaahay waxaan kaaga baryayaa inuu ku siiyo wax kastood jeceshahay oo ay Janadu ugu horeyso
    Allahuma Ameen

    • @hamdaabdi8995
      @hamdaabdi8995 3 ปีที่แล้ว +1

      My barothter walahi qisoyinka nolashada wa cibro qadasho xanun badan balse waxa tahy ama ahad qof adag o mufakira ilahayna ku xidhan dacadna wad ahad ilahav haku xagido ayubow waxa tahy qofka an dhagasto walhtigayga inta badan gulayso bro ilahayna hapugu xafido halka ardigisa u saraysa sharaftadana ku dhawro

  • @shapcanomer2243
    @shapcanomer2243 3 ปีที่แล้ว +15

    Sheekadan waxa aan looga caajisayn sida quruxda badan eed u soo gudbinayso ustaad🥰

  • @naimafaarah9002
    @naimafaarah9002 10 หลายเดือนก่อน +4

    Podcast gan laba 2sano kadib TikTok ka soo helay 😂 media ha kale lee dawan jiray 😮 Ramadan Mubarak 🌙

  • @abdirahmanyare5534
    @abdirahmanyare5534 11 หลายเดือนก่อน +20

    Listening 2024😂😅

    • @Mariaepraheem
      @Mariaepraheem 4 หลายเดือนก่อน

      Wlhi imnkey ii socota waa ka murugsanhy daremyna inay ani ii haysato wlhi 😢😢

    • @AaminoIsmailAbdulqadir
      @AaminoIsmailAbdulqadir 4 หลายเดือนก่อน

      Same😂❤

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 ปีที่แล้ว +70

    Sheekadan waxay igu socota
    Siddii anoo dhagaysanayo shiikh mustafe iyo shiikh xuseen Cali jabuuti
    Faleenbo oo kale ayey igu socota
    Mansha alllah♥️♥️

  • @mohfabio1787
    @mohfabio1787 3 ปีที่แล้ว +63

    ayuubow isku qiso ayaa inagu dhacday nio waxad modaba inaad aniga iga hadlayso wll keep going🙏❣️

    • @teamarimaheena9981
      @teamarimaheena9981 3 ปีที่แล้ว +2

      Nᴀʟᴀ ᴡᴀᴅᴀᴀɢ ʙʀᴏ ʜᴀᴅᴀᴀ ᴀᴡᴏᴏᴅᴏ

    • @manhamanha5151
      @manhamanha5151 3 ปีที่แล้ว +1

      Nala wadaag walal hadii eysan dhib kugu aheyn

  • @miinetaabubakar9877
    @miinetaabubakar9877 3 ปีที่แล้ว +9

    Asc abowe waa ku salamay adiga iyo caruurtan eedada an uu ahay iyo dumashidey wlhi aniga waxan ku nolahaay nairobi gar ahaan xafada pangani waxan ahay walashada kugu xiran mar walbo waa ku daawada wlhi qisadaada waa calool iyo daren xanuun badan waa ku qiiroday waxad thy raagi3la arki jiray ee nolosha jacelka wax ka yaqan madama an ahay gabar reer xamar ah wayo anaaga ruunti somalidena kle waa kaga wacan nahaay xaga cashaqa waxadna thy wiil mar walbl ku daayasho mudan dhaqankaga samirkaga iyo duulqadkaga wayo raaga xiiligan jogan wlhi aniga iskuma amiino wayo jaceyl waxba kama yaqanaan intan so arkay waa sheekadi waa ku arkay waa ku cashaaqay marka abowe illahey ha ku xafiido aduun iyo aqiro ya raabi waa ku qiiroday waxan so xasuustay filinki kabi kabi jaceylkuna wax mcn waxase garan kara qofka so maray oo la so daarsay abowe mcn waxan ku leyahaay keep going raabi garabkaga ha gaalo

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 3 ปีที่แล้ว +20

    Ustaad ayuubow nin dhib so maray baa tahay waana sababta hadda aad arimaha lamaanayaasha uga hadasho qeybtaanna waad naga soo daahisay qeybaha kale noola soo dheeree insha allah.🙋‍♂️

  • @caasharashiidibraahim3567
    @caasharashiidibraahim3567 3 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallaah macalin horta manshaallah Teacher wayo arganimo weyn ka faaiidaya maansha Allaah

  • @mohammedmuse4347
    @mohammedmuse4347 3 ปีที่แล้ว +32

    Sidaan u sugaayay part 5 walhi you can’t imagine Manshallah Ayuub Ahmed nin kaliyeen isku dabeecado nahay 🥰

  • @caasharashiidibraahim3567
    @caasharashiidibraahim3567 3 ปีที่แล้ว +5

    Alle hakuxifdiyo akhiro iyo addunka ba iyo muslimiinta oodhan aamin yaa Allaah

    • @AwoAbdirahmaan
      @AwoAbdirahmaan 25 วันที่ผ่านมา

      Amiin sister😢😢❤

  • @boqoradrersharif149
    @boqoradrersharif149 3 ปีที่แล้ว +6

    Manshalllh wllky ayuubow runtiii waxtahy qof manshalllh ah rabigis kuxiran manshalllh waxan kullenhay horey usocoo wll qali

  • @intifaacmuuse2030
    @intifaacmuuse2030 3 ปีที่แล้ว +8

    Alxamdullillah runtiii aad ayn kugu faraxsanahy qebytii 5 aad aan dhaawadey ayub sheekada nolosha waxaan dhowraba waa part 6 insha allah runtii wax bdn ayey na kaaalmeysay subxanallah wax yaalaha qaarkii nolosheyda ayey ka hadlayaan

  • @faatumamohamud1551
    @faatumamohamud1551 3 ปีที่แล้ว +4

    wlhi qisadad waa qisa aan cadi ahayn wan sugi la ahay qebt 6xaad laso dhaqso inkasto ay u egthy inad gabdhs ishelin inta jeclka dhabta somarty ee balayada sodhax gashy alloow qalbiga uqaboji jeclka koow dhaqso laguma hilmamo 🤲🙏

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 3 ปีที่แล้ว +11

    Good story, I know everyone changes this story and take the benefits...thanks a million teacher 💯💯💯👏👏👏

  • @aishaabdi4687
    @aishaabdi4687 4 หลายเดือนก่อน +2

    2023 baan dawaday hadane 2024 waan ku ceshtay aad ban uga helay shekadaan😢❤caawo qof qof ka fog jecel ban ahay qofkas na iima oga iigu duceya inuu alle qalbigisa jecel iigu beero asne calaf iigu daro❤😢😢😢

    • @AxlaamAbdiaziiz
      @AxlaamAbdiaziiz 2 หลายเดือนก่อน

      Alle calaf hakuugu daro🥰😢

    • @Sahraay6666
      @Sahraay6666 หลายเดือนก่อน

      𝐀𝐚𝐦𝐢𝐧😊​@@AxlaamAbdiaziiz

  • @anfacmohamed2518
    @anfacmohamed2518 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha.Allh ustaad Qisada noloshayda cajiib waye jecel ku wa dhibbadanyahy

  • @nimcoali360
    @nimcoali360 3 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad waxaa noshegtaa inaa iscalfateen iyo inkale

  • @Sacdiyasagal
    @Sacdiyasagal 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ayuub wa wil imaan leh

  • @caashacabdi4305
    @caashacabdi4305 3 ปีที่แล้ว +5

    Alle swt haku sharfo walalkay ayuub

  • @hodancali9251
    @hodancali9251 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi saa usugaayay waa daalay thanks sxp illahey haku xifdiyo wllhi waa ku taageeraa

  • @suhraad32
    @suhraad32 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxba igu idhi a gabdha u saas u jecla waa marwadisa iminka alla ilaahyow ka dhig ❤️🤲🤲🤲

  • @SumayaDahir-x5x
    @SumayaDahir-x5x 3 ปีที่แล้ว +59

    Saa usugaye ciro igaso baxday😂😂
    Shukran ayuub for your story

    • @salmanahmed4261
      @salmanahmed4261 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa sheeko kale 🥵🤣

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhh🤣🤣iskumid

    • @mulkiducaale6127
      @mulkiducaale6127 3 ปีที่แล้ว +2

      Sidookale

    • @zeynuushsiman9381
      @zeynuushsiman9381 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhh astaqfurulah wa qosle walahi 24 hrs mee ciro kaga soo baxde awalaa qabtee iga day kaftanka

    • @ayaancismaan2709
      @ayaancismaan2709 3 ปีที่แล้ว +5

      Ma sheko jaycl bay ciro kaga so baxdy🤓🤓🤓🤓

  • @farhiahassan1074
    @farhiahassan1074 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah alaah baa kusiiyay daganaan iyo xikmad

  • @janat23m
    @janat23m 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub shekadaada way igu socotaa wanna runtaa jacaylka kowaad caadi maaha horay usoco Walal

  • @AYsar.official
    @AYsar.official 3 ปีที่แล้ว +10

    Abaha Jacylka Ayaan anigu Kubixyey zxp
    Father of Love💞
    Keep going LegenD

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustad sheekada waad nagala soo daahdaaa saan noo dhaan

  • @abdisataarabdulahi
    @abdisataarabdulahi 3 ปีที่แล้ว +8

    Macalinkayga Nolosha waxbadaN ayan kafaiday Allah hakusharfo

  • @kowsarali2757
    @kowsarali2757 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayuub maasha alaah baaraka alaah

  • @dhiiragalin-r8q
    @dhiiragalin-r8q 3 ปีที่แล้ว +5

    Allahu akbar musalsal aanka towbadkenay bad iso xasusisay ustaad hadan qiyaaso gabadha way is calfaden allow idin f x ifdi walahi labo isjecel inlakala fogeyo ma fiicno🙏

  • @soyaa0472
    @soyaa0472 3 ปีที่แล้ว +1

    Aboowe wlhi soomaalida waa balaayo loobaahanyahay alle haa barakeeyo ani wee iga yaabiyeen

  • @ikraanaxmed411
    @ikraanaxmed411 3 ปีที่แล้ว +5

    Msh Allah 🥰 wllhi wa sheeko iga qiirysiisy😪 Hal mar wda dawady 1ila5

  • @LadnaYasin
    @LadnaYasin 11 หลายเดือนก่อน

    Mashalah walal mcn alle ha ku xafido

  • @naima1045
    @naima1045 3 ปีที่แล้ว +15

    So sad wlhi ustaad ayuub balse qofka wax u qoran ma seegayaan 😭

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh Allah waa sheeko itaabatay

  • @bishaaraabdalla3499
    @bishaaraabdalla3499 3 ปีที่แล้ว +4

    Been mahan anigaa arkay bisha Ramadaan Ducada ayaa labadiyaa🤲🤲❤❤

  • @cabdicasiis7824
    @cabdicasiis7824 3 ปีที่แล้ว +7

    Daqiiqada ustaad wey yer tahay sheekada si xowli ah uwad

  • @fathiahmed7881
    @fathiahmed7881 3 ปีที่แล้ว +5

    Jazakallah ustad waa qebta 5 naad an dhameestay alxamdulil🥰

  • @Rama____1
    @Rama____1 3 ปีที่แล้ว +9

    😌😌😌qof weliba qalbigisa qisa ku duugan

  • @munaxasan3114
    @munaxasan3114 3 ปีที่แล้ว +2

    M.sh qiso macno balaadhan xabaarsan waasoobilaabtay waandhamaystay waxbadan baakafaaidaystay

  • @filsanbbe2293
    @filsanbbe2293 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllky ayub tiktik kaliya ayaan kugu balse caawa ayaan arky TH-cam kaga qisadaan ilaa 1 ilaaa shan waan dhamaysay wllhi waa ay xanuun badan thy

  • @rayaanmohamud1254
    @rayaanmohamud1254 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaw way so dhacdy mhdsanid Ustaad

  • @zainstalent7887
    @zainstalent7887 3 ปีที่แล้ว +2

    Qeebta xigta noola soo dhaqso waa sheeko taabanesa qof walboo wax soo jeclaaday

  • @ayanhussein9773
    @ayanhussein9773 3 ปีที่แล้ว +3

    Anaga dhan waxaanu nahay dad dhipka ku jira ama kabaxay sidayda oo kle🥰

  • @mohameddhegjar3489
    @mohameddhegjar3489 3 ปีที่แล้ว +17

    Waxa layidhi
    دقيقة للألم ساعة وساعة اللذة دقيقة daqiiqada Xanuun ku waa Saacad saacada Raaxaduna waa daqiiqad
    Mahadaanid ustaad Anuu hadan socod barad ku ahay ArimHa Jacaylka marki igu horaysayna waan ku Fashilmay lkn guul daradu waa wadada guusha beri Insha allah

  • @sultanahb.sultan4086
    @sultanahb.sultan4086 3 ปีที่แล้ว +2

    Oh axlaa qiso weeye wlhi Qalbigaad na ruxday part six baan sugayaa lasoo dhakhso macalin

  • @jjaarik
    @jjaarik 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb mash allah noo soo khalaasay waa Nagu dheertye

  • @rahmaadamselfdevelopment2249
    @rahmaadamselfdevelopment2249 3 ปีที่แล้ว +43

    Part 6 that's the real love 🥺❤

  • @AbdisamedAwale
    @AbdisamedAwale 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhy ustadka cimaamadiisa lama haysan karo
    Si mcn buu isku kaaa sharaabsiinaya 😁😁😁
    Var ( kulaha marwlba midna ila ogaada , midna iga qora ..... 😁😁😁)
    Ustadka si dacada utaageera ku soco ustad 🥰

  • @marwasheeno9133
    @marwasheeno9133 3 ปีที่แล้ว +3

    Qabiir bathy masha allah wax badan Kabarty noloshada

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 3 ปีที่แล้ว +82

    Waaka helay shekada sidaa ula dheraynyso tii afnaan adan baa nagu daahday🤣yaa ila mida

    • @nabaadibrahim6938
      @nabaadibrahim6938 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga wlhi

    • @zeynuushsiman9381
      @zeynuushsiman9381 3 ปีที่แล้ว +2

      Afnaaney miyaa na ilawde ayuub ayaa namarti qade soo dhaqso ayuub iyo afnan love idinku ahe

    • @naziimmoha5544
      @naziimmoha5544 3 ปีที่แล้ว +2

      Ani wlhi wn dly san Uruguay 😁

    • @ayaancismaan2709
      @ayaancismaan2709 3 ปีที่แล้ว +1

      ☝️☝️☝️☝️

    • @dunxx2140
      @dunxx2140 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga

  • @manunited1561
    @manunited1561 3 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi thanks 👍 madama ad nola so dhaqsato , qaar bdnna kaa sugna UStad

  • @fatimaxasan5157
    @fatimaxasan5157 3 ปีที่แล้ว +3

    Mshadsanid wllo ayuub
    Part six lasoo dhakhso waynagu socotaaye

  • @sumayaali9374
    @sumayaali9374 3 ปีที่แล้ว +32

    I can't wait for part 6 cause I am so curious to know why her family tortured her so much.My guessing is that it couldn't be just over shukansi .....But God knows best so let me wait patiently 😌🙏

  • @eekaadanofficial989
    @eekaadanofficial989 3 ปีที่แล้ว +4

    Masuhi kri part 6 ayub thanks broo

  • @xamdaupdilahi2615
    @xamdaupdilahi2615 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah yaxfadka wllo

  • @hamdaabdirahman580
    @hamdaabdirahman580 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallh qiso cibro qaasho leh wllky ayub alle haku sharfo aduun iyo akhirab

  • @salmanahmed4261
    @salmanahmed4261 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhamaan waxay Soo qorayaan waan sugi la ahay aayar markii lasoo galiyo daawada yqy🙈🤣🤣

  • @umusucaad1702
    @umusucaad1702 3 ปีที่แล้ว +3

    Inshaa Allah

  • @nimciishnalka2775
    @nimciishnalka2775 3 ปีที่แล้ว +4

    Ayuub waad iga oohisay wlhi😭 anoo qalbi jabsan baan qisadaada daawanayaa yallah😭💔💔

    • @ummuiqlaas1
      @ummuiqlaas1 3 ปีที่แล้ว

      Abayo macaneey ilahey qalbiga haku qaboojiyo😓

  • @mssblack4635
    @mssblack4635 3 ปีที่แล้ว +3

    Welcome back brother thank U

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad ayuub go forward

  • @adooooontiiiiiialle
    @adooooontiiiiiialle 2 ปีที่แล้ว +2

    Nolosheyda ciriri dhibato cadownimo qalbi Jab wanku Noola
    Weligey ila hadana wan dhax dabalanaya si kastaba Alx Alx 🙏

  • @AhmedMohamed-ci1gh
    @AhmedMohamed-ci1gh 3 ปีที่แล้ว +13

    Xasusa mararka Qaar markaa soxasusato way xanunu badantahay part 6💖

  • @Layla6793
    @Layla6793 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay Walal

  • @raxmocali199
    @raxmocali199 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw waa sheeko xamaasadeeda wadato

  • @cawilaxmed6577
    @cawilaxmed6577 3 ปีที่แล้ว +3

    Part six soo dadaji wlhi wa very fantastic

  • @nusaybocabdinasir5834
    @nusaybocabdinasir5834 3 ปีที่แล้ว

    Manshaa allah qisooyinkaan aada ugahelay waana cusbahay isoodhaweeya ayuub ahmed

  • @Aziizo10
    @Aziizo10 3 ปีที่แล้ว

    Cajiib walhi oh
    Xasuus ayaan galay

  • @asmadaher4040
    @asmadaher4040 3 ปีที่แล้ว

    Machaallah
    Jazakalahu kheir wallal qali
    Allah Ku ciseyo
    Qof wayo Arag baad tahay
    Oo wanagsan runti
    Machaallah

  • @NagaadHussein-op6go
    @NagaadHussein-op6go 9 หลายเดือนก่อน +1

    Woow Wllo ayub❤🥰🥰

  • @liibaanothowa1885
    @liibaanothowa1885 3 ปีที่แล้ว +3

    Ayubow inay aniga igu dhacday sheekadan u haystaa can't wait part6 😢😰

  • @hamthaindhacase8697
    @hamthaindhacase8697 3 ปีที่แล้ว +2

    Wakhtiga wàa Runtaa Qofka jeceshay marka sugayso wakhtigu wuu gaabiya😌
    11kii maalinima balanay Saacado Aan sugaayay wax iga badan ma arag😍 Suldaankayga👑

  • @mohamedkhadar9443
    @mohamedkhadar9443 3 ปีที่แล้ว +25

    𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐖𝐚𝐲𝐧 𝐀𝐪𝐨𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐚𝐡 𝐦 𝐬𝐡 ❤️

  • @nuwara8333
    @nuwara8333 3 ปีที่แล้ว +14

    Part 6⃣..........

  • @aishahussian7632
    @aishahussian7632 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah willkey horey usoco

  • @awaledm4460
    @awaledm4460 3 ปีที่แล้ว +1

    Mantan arkey part1 wllhi waan wada dhameyyy 5

  • @abdikhadijo7498
    @abdikhadijo7498 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc Ayuub Ahmed Legende Allah ku xifidiyo

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustada ha igu oran qoftan intas o silic ah isku so marnay isma helin o caflka sidas yiri markas wa rajo xun lkn rabul raxman ba og waxa mesha ku jira allow qalbiyadena adke qof hano lidin ya raxman

  • @madinaomar1842
    @madinaomar1842 2 ปีที่แล้ว +1

    Walee qof lasoo direy waa qof waalan

  • @mohamedduale1854
    @mohamedduale1854 3 ปีที่แล้ว +6

    alle maxaan cashar ka bartay thanks wll

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillah Allah ayaa waxa laabaha kuqarsoon kaligii og

  • @sweetlife8933
    @sweetlife8933 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi sheekadaan waa igu socotaahy ustaad la soo dhaqso part 6

  • @KhalidFuleelo
    @KhalidFuleelo 3 ปีที่แล้ว +19

    True love never die 🎲💞

  • @Nasra-udgoon
    @Nasra-udgoon 3 ปีที่แล้ว +10

    Mahadsanid Ayuub 🥺❤🙏
    Wanku farxay vediogaada

  • @nimcohussein6023
    @nimcohussein6023 3 ปีที่แล้ว

    Manay hrta mobile lahayn gabdhu lagaso garaco? wllo ayun

  • @munocali3093
    @munocali3093 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin keyga Allah kuxifdiyo

  • @zaynabibraahim4363
    @zaynabibraahim4363 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallah ustaad

  • @mzzece1236
    @mzzece1236 3 ปีที่แล้ว +3

    ustaad aniga wlhi nolashayda dawo iyo daqriiq fcn oo aan hada ku hana qaday ayaad noqotay rabo naxaristi janatul fardaws ha kugu abaal mariyo ustaad ayuub ✋

  • @zahrabotan8170
    @zahrabotan8170 3 ปีที่แล้ว +1

    Anoo four daawanaya soo dhacay yes i am first

  • @أميرهأحلام-ش4ذ
    @أميرهأحلام-ش4ذ 3 ปีที่แล้ว +1

    Qiso xanuunbadan hada lee soo firsadey qeebihii kahoreeyay anoo qeybti 5naad radinaayo aasoo dhigty ustad tnks

  • @NacimaM-yi4qx
    @NacimaM-yi4qx ปีที่แล้ว

    Man Sha Allah tabarakalah

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 3 ปีที่แล้ว

    Wllky hore u soco . Alle ha ku xafido

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah wlhi waa sugayey mhdsnid brother parta 6 ilahy hainagu kulmiyo insha Allah 🥰⚘👏

  • @zakiyaali9739
    @zakiyaali9739 3 ปีที่แล้ว +1

    part 6 wxn sugnaa inaad is hesheen
    thats real love

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 3 ปีที่แล้ว

    Waa qiso cajiib ah wey igu socotaa runtii

  • @umusafa9915
    @umusafa9915 3 ปีที่แล้ว +4

    waa qiso xanun badan lkn wakaso gudubtay alxm qof walbo wax soo jeclaaday dhibaato wuukaso maray

  • @najiibilyaas5206
    @najiibilyaas5206 3 ปีที่แล้ว +4

    I can wait part 6🙏

  • @asmaadan5429
    @asmaadan5429 3 ปีที่แล้ว +3

    Wll inan kula soo xidhidh ayaan rapa🙏

  • @fatimahassan5210
    @fatimahassan5210 2 ปีที่แล้ว

    you are very beautiful person walahi
    wana ku jeaclahay walaal walahi ala dartiis hadaladadana aaad aan uu jeaclahay wayo waxaa tahay qof waxwalbo ilaahay ku manestay
    qiisoyiinkana wan la oyey wayo aniga nafhanatayda wa soo maray lkn alx mar horay haeed wana ka restay
    you r my hero 💙 🙌 ❤️