Thanks Dulliye Azhari for your moving and historic information/. My brother AUN Duuliye sare Moxmed XAJI Ali #LIRE EX. Commander of Somali police AirWing 1980_91 and DonnAir captain.
Waxaan rajaynayaa weriye sare ali haraare, in aanuu geedka gudda aqoon waayo waa reer hargaysa waa yicibta . Ing ka waagaas waanu wada shaqaynay xoolaha saudi arabia jiizaan u wada rari jirnay. Khasaaro, gaylan, iyo dr ali calawayne intaba alaah ha u naxariisto
Waa waxa Laga dhaxlo dawlad burburka Nidaam iyo system dhan haduu burburo 0wax waliba tagayaan ee somalaay ku cibraqaata at least magaalo haduu Nidaam kajiro kafogaada in burburo.
Waan ka xumahay mar aan galay Imitixaanka Saraakiisha lakin waxaa la igu reebay Feera haaga ayaa yar ama dhuuban caata ayaan ahaa; waxaa iigu yaab badnaa in la is qaawiya ayaa 2 Nin iyo Hal Gabar ayaa wada fadhiya miiska kkkk adigo qaawan ayaa guska lagaa manage qaban jiray; Gabadha meesha fadhiday waan is naqanay lakin aad ayaan uga cishoonayay😂😂😂😂😂😂😂
Waxaan hubaa in uu yahay waayo arag , nolosha arkay si kasta oo ay tahay, waa uu garanayaa sida xaal aduun isku badali karo , waxay ilatahay in uu ku fiican yhay in dadka looga dhigo hogaan si looga faidaysto
Thanks Dulliye Azhari for your moving and historic information/. My brother AUN Duuliye sare Moxmed XAJI Ali #LIRE EX. Commander of Somali police AirWing 1980_91 and DonnAir captain. 59:41
Airportigaa phoenix Arizona. Goodyear Arizona ilaa hadda sidii baa training iyo garage diyaaradaha loogu talagay Inay ku nastaan u yahay waxaan u dhow tartanka garaarid Avondale pir Phoenix international raceway
War ma ina guureeye baad xadaysaa? War wixii la xadi karo baa la xadaa, duuliyuhu waa nin leelkasaa oo reer Muumin Adana oo reer Xasan muumina. Cabdullaahi Axmed (guureeye) Cabdulle Carab baa la dhahaa.
Waa nin sabar badan oo xalaal quute ah. Ibnu xalaal duuliye sare.
😅
it was a wonderful story and heartbreaking 💔 is well caruurtiisi Allah ha ka cawad
Qaddarallaahu wamaa shaa'a facal. Alxamdulillaah calaa kulli xaal. Allaha diinteena, dadkeena iyo dalkeena badbaadi.
Waa aduunyo iyo xaalkeed ninkii cirka darawalka ka ahaa baa saas u danbeeysay 😊
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 masha Allah guleyso
Thanks Dulliye Azhari for your moving and historic information/. My brother AUN Duuliye sare Moxmed XAJI Ali #LIRE EX. Commander of Somali police AirWing 1980_91 and DonnAir captain.
🦁🦁🦁
❤️❤️❤️
Azhari MaashaALLAH ❤❤❤❤
1979 waa waqti dheer weeyee. 😎😎😎
Wallahi waa nolal cajiib ah
Caliyow ninkaan war ma hayee faarax axmed daad waa dhintay alle ha u ha u naxariistee
waan kusalaamay duuliyasare. waxaan ka ooyay caruurta dhimatay waan waan yaraa laakiin waxaan xusuustay geerida kutimid gabadh walaashay ahayd sida kuwaagii . dhamaan inshaallah waxaad kula kulmaysaa janada
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waxaan rajaynayaa weriye sare ali haraare, in aanuu geedka gudda aqoon waayo waa reer hargaysa waa yicibta .
Ing ka waagaas waanu wada shaqaynay xoolaha saudi arabia jiizaan u wada rari jirnay.
Khasaaro, gaylan, iyo dr ali calawayne intaba alaah ha u naxariisto
waa wonderful ninkaa odaga laakiin ka wax warayisanayaa xaasid nimo ayuu la warayiistay waa fahan sa ahayi ujeedadiisa
Ninkan waa khabiir ☑️
Waa waxa Laga dhaxlo dawlad burburka Nidaam iyo system dhan haduu burburo 0wax waliba tagayaan ee somalaay ku cibraqaata at least magaalo haduu Nidaam kajiro kafogaada in burburo.
Duuliyahan aad baan u jeclahay sida fiican ee uu warbixinta u bixiyo
Waa qof diin iyo iimaanle oo soomaali dhaba
Dowlad sharaf badana
DUULIYE SARE AZHARI
WAA NINKA KALIYA EE REEBAY QORAY TAARIIKHDA IYO BURBURKA SOMALIYA
Ninkaan azari ah shekadii marka dhageystay qeyb ka mid ah waaku ilmeyay waayo duruuftaha qaar ninka soo maraaa yaqana😢
Ali harare❤❤❤❤❤❤❤❤
Nin adag dheh
Allaah yar xamu
Aad iyo aad baan uga xumahay dhibaato intii nagu filan oo lagu cimri qaato waa nasoo wada martay waxaase ayaan daro ah in aan wali ka bixin.
Waa aqaan waa leelkase
Waan ka xumahay mar aan galay Imitixaanka Saraakiisha lakin waxaa la igu reebay Feera haaga ayaa yar ama dhuuban caata ayaan ahaa; waxaa iigu yaab badnaa in la is qaawiya ayaa 2 Nin iyo Hal Gabar ayaa wada fadhiya miiska kkkk adigo qaawan ayaa guska lagaa manage qaban jiray; Gabadha meesha fadhiday waan is naqanay lakin aad ayaan uga cishoonayay😂😂😂😂😂😂😂
Hada manooshahay xagaadse joogtaa
Muqdisho caasimada delkeena
Wariye Sare iyo Duuliye Sare Salaan Gobeed guduuma
Dayaraddi Somali Airlines meyeen raadkoddi xageey kutambeyseed maa raag baa ibsaddeey sidda baa laleyaahay
Bardacad baa abti u ah
Waa indha adayga Soomalida qofsanba gasri soo wadan dhulalkaan ma noqdo baaylood
Qofku meeshuu ku dhashay macna ma samaystee, qofka aqoontiisa iyo kartidiisa baa hagta.
Duuliye waa darawal, wax kale maa aha.
Duuliye ayaa kawacan
Intaas waad ku nefistay sow ma aha?😎 waa darawal diyaaradeed cid kastana ma wadi karto.
49:30 😂😂😂😂😂
Waxaan hubaa in uu yahay waayo arag , nolosha arkay si kasta oo ay tahay, waa uu garanayaa sida xaal aduun isku badali karo , waxay ilatahay in uu ku fiican yhay in dadka looga dhigo hogaan si looga faidaysto
Buugiisa xagee Ka helnaa.?
Qayibta labad ha Naga iloobin.
Duuliyuhu waa reerkee talaw ma reer kayagaa kkkk
Warya waa kaftan garan maayo reerkiisu waa somali
Wa nin culus
Thanks Dulliye Azhari for your moving and historic information/. My brother AUN Duuliye sare Moxmed XAJI Ali #LIRE EX. Commander of Somali police AirWing 1980_91 and DonnAir captain. 59:41
Airportigaa phoenix Arizona. Goodyear Arizona ilaa hadda sidii baa training iyo garage diyaaradaha loogu talagay Inay ku nastaan u yahay waxaan u dhow tartanka garaarid Avondale pir Phoenix international raceway
Aduunyo
3 caruurta kanaxay ka geeriyotay
arninkaa mx saa ugu gasheen rer mudug inkaar qabayaal
Weriye cali waa kaa ahay dacad Waad Deg degaysaa War badan buu nasiib lahaa Duuleyaha wallow duliyaha warkiisa udaa, wallow, inuu war bixin badan nasiiyo ayuu rabay waa nin caafimaad qaba war waraysi ga noogu celi oo daaa ha noo waramee, nasiib baanu leenahay, duuliye caafimaad qaba oo noo waramaya
Ali Harare diyaarad taala Frankfurt Germany ayaa jirta oo aan arkay taasi lama oga miyaa 😂
Azhari waa nin culus waraysigiisa kama dhargo intee kala xariiraa
Dharkii hiddaha meeyey
Wariye Ali Xarare his professional is jornalist and this pilot is from Makhir State
War ma ina guureeye baad xadaysaa? War wixii la xadi karo baa la xadaa, duuliyuhu waa nin leelkasaa oo reer Muumin Adana oo reer Xasan muumina. Cabdullaahi Axmed (guureeye) Cabdulle Carab baa la dhahaa.
Dawlad wataa mida shurun shurka waatan qabrida faganesa kala fog tan iyo tii hore
Ii keen
Ali waa maxay sadasha hawadu? Jaahilnimo weynaa. ( Forecast)
Cali War odayga hadalka u daa hakaa boobine wareeysi xumidaa
WLL CALI MAXAAD U WARSAN WEEYDAY NINKA WAREEYDIGA LA YEELATY MA KA SO BAXAY HIGH SCHOOL?
Waraysigiisii hore buu ku sheegay inuu High school Banadir ka soo baxay.
Caloow maxaa jiro
Somali waa qabil. Downlad somalia 99 % darood.
Kkkkkkk
Weriyaha wa iska khaabanayaa waa unprofessional!!!
Wallahi waa nolal cajiib ah
Bardacad baa abti u ah
Wallahi waa nolal cajiib ah