sahra axmed jaamac heesti labo sooryo wada cunay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 หลายเดือนก่อน +1

    00:01 Laba sooryo wada cunay
    00:02 Sahan dheerna wada galay
    00:03 Saameeyey caashaqu
    00:04 Mid haduu socdaal galo
    00:05 Salaantiyo jawaabtii
    00:06 Ka kalaa sugaayoo
    00:07 ILayn waa sadkiisee
    00:08 Kii aan sugaayeey
    00:09 Sayigey ahaayoow
    00:10 Isugoo yaanan
    00:11 Soo noqonin
    00:12 Sidaa Lama amaanayne
    00:13 Sal fudaydi maayee
    00:14 Sahlanaa amuurana
    00:15 Bal aan saadsho Maantana
    00:16 Siday noqon Allaa Oge
    00:17 Bal aan saadsho maantana
    00:18 Siday noqon Allaa Oge
    00:19 Suul dhabaaluu waayeel
    00:19 Marna Laguma sabo oo
    00:20 Sida sebi Caruureed
    00:21 Kuma seexanaayee
    00:22 Sunnay aniga ii tahay
    00:23 Subixii inaan tago
    00:24 Seerahaan kasoo jaray
    00:25 Ubaxaan ku saaree
    00:26 Kii aan sugaayee
    00:27 Sayigay ahaayoow
    00:28 I sugoo yaanan soo noqonin
    00:29 Sidaa Lama amaanayne
    00:30 Salfudaydi maayee
    00:31 Sahlanaa amuuranaa
    00:32 Bal aan saadsho maantana
    00:33 Siday noqon ALLAA OGE
    00:34 Bal aan saadsho maantana
    00:35 Siday noqon ALLAA SW oge.
    Hees xus iyo xasuus mudan
    Old is gold memories Mid ka
    Mid ah xulka iyo foolaadka heesaha.
    Erayada - Abw M.A Masmas AHUN
    Laxanka - Ahmedd Gaccayte AHUN
    Luuqda - Sahra Ahmed Jama AHUN.