Abwaan Khaliif Faarax Xayir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @abdirashiiddirie4635
    @abdirashiiddirie4635 3 ปีที่แล้ว +35

    Mahadsanid Ismaaciil dedaalka iyo doorashada aad noogu keentay, Abwaan Khaliif.
    45 daqiiqo oo aan u jeclaystay ayey ahayd, jawi deggan ayaad ku sheekaysteen dhagaheena na ugu raaxeyseen, suugaan iyo waayo aragnimo iyo jaceyl na waad noo soo gudbiseen👏👏

  • @suusuu7069
    @suusuu7069 ปีที่แล้ว +9

    2023 ban dawanayaa ❤

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 9 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan khalif farax waan taageeraye ❤

  • @nimcokaynaan3836
    @nimcokaynaan3836 ปีที่แล้ว +3

    2sano oo aan xalad xun ku sugna oo aan Australia Melbourne jogay baan dhagysan jiray khaliif farax xayir waxaan ku sugna marxalad jacayl qisoyinkisu waxay i ahyeen qalbi dhayahyga ila iminka kaman xiso dhicin ale ha xifdiyo khaliif waa abwaan mugwayn🙏

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh ปีที่แล้ว

      wll hada maka baxday

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 ปีที่แล้ว +4

    Yameeyska dugson wan dul tago ❤
    Dhulku abwanku shegay intiisa badan wan tagaay masha allah ❤❤❤

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 3 ปีที่แล้ว +11

    Waar Abwaankani Waa Legend🙏🏾💯

  • @abdifataxilkacase2056
    @abdifataxilkacase2056 3 ปีที่แล้ว +4

    Ismacil ubax wankusalamay adiga iyo abwaankaba waankaga mahadcelinaya sida haboon ee marwalba aad dhagahayaga ugu sooxusho inay dhagaystaan abwaninta qisooyinka macaan leh. Abwaan khaliif xayir waa abwaanka ugu codka macaan abwaaninta haday suuragal tahay heestisan uu ku luuqaynayo gooni usoo gali

  • @dualedeol8803
    @dualedeol8803 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sxb Abwaan Khalif faarax xayir long life sxb waxaanan ilaabi karin intaan xabsiga kuwada jirnay maraykanka sheekooyinkii macaanaa iyo kafaygii habeenka aan kusaamaleelijirnay nin dadnimo wanaag iyo ixtiraam iyo caqlibadnaan aan ku ogahay weeyaan allaha xiftiyee sln gobeed ayaan hawada kuusoo marinayaa sxb qaali

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh ปีที่แล้ว

      sxb ninka wakhtibaad soowada qaadateen ileen inta qof dun wangsanyahay buu wanaagsanyahay sidaan is leeyahay anoon wali arag sxb xagee hada

  • @naimaahmed9848
    @naimaahmed9848 ปีที่แล้ว +9

    wa markii 3xaad een dhagysto wlhi mar hargysan ku dhagysatay marka Dubai hadna uk 🇬🇧 ban ku dhagysnaya kamana xiiso dhaco wlhi mash lh new uun bu i yahy😊

    • @nuuxckaafi-su4iq
      @nuuxckaafi-su4iq ปีที่แล้ว

      Sxb waa run abwaan cajiib ah weeye codka ubax na waa nin masuula lkn adi safar baa naftii kajaraye

    • @suleimannouhali7671
      @suleimannouhali7671 8 หลายเดือนก่อน

      @naima ahmed Aniga mala waa markii 3aad

  • @ladansumaya6338
    @ladansumaya6338 4 ปีที่แล้ว +4

    Wan dhageystay wareysigaan oo intee ka dhageystay tolow masha allah farxadku waara abwaan khaliif faarax xayir ismail c ubax dad badan oo inad wareysigaan cml la yeelato mudan aya jira ku soco

  • @shankaroon7258
    @shankaroon7258 4 ปีที่แล้ว +5

    Qalbiga jacayku dhex hurdo way macaan sanayaan

  • @Mustafe-Dheereeye.
    @Mustafe-Dheereeye. 3 ปีที่แล้ว +8

    Codka Ubax,Ismaaciil iyo Khaliifba aadbaad u mahadsantihiin.
    Suugaan iyo sayma nololeedbaa barnaamijka way ku suganyihiin .

  • @raaqiyoaden
    @raaqiyoaden 9 หลายเดือนก่อน +1

    Apwaankane khaliif faarax xayir ❤

  • @iskaciyare1075
    @iskaciyare1075 2 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib waraysi aad Iyo aad u xiiso badan wariye ama sxafi Ismail ubax Iyo abwaan khaliif farah xayir ,,Mahdsan tihiin sida quruxda badan ee aad noogu soo tabiseen waraysiga Iyo waayo aragnimada

  • @khuuriyeofficial5942
    @khuuriyeofficial5942 ปีที่แล้ว +3

    Maansha alleh tabarakallh waxan barnaamijkan ku qiyaaso ma garanayo lkn inanka abwaanka ilahay aya ku galaday aqoon iyo caqli alleh haw siyaadiyee inantuna waa gob waayo balanti ka may bixin

  • @AbdiazizAlibare
    @AbdiazizAlibare 3 ปีที่แล้ว +3

    Wowowowow waaar abwaanku waa wax kale runtii 10 jeeer badan codkisa dhagaystay

  • @farahmohamed4363
    @farahmohamed4363 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah dadka sidanoo
    kalaa waxaa laga dhaxlaa
    waayo aragnimo aanad goob joog
    usoo ahayn wakhati badanna kaa qaadan iyo samirka Abwaan Khaliif Faarax Xayir iyo Ismaaciil C Ubax
    Alle haydin karaameeyo

  • @barwaaqocilmi2340
    @barwaaqocilmi2340 4 ปีที่แล้ว +8

    Abwaan khalif farax xayir ilahay haisku kiindaayo adiga iyo marwadaada.anigu waxaan ku jira kuwa jacaykodi ku guuldaraysta ee heesaha nagu so dar

  • @princesshappy235
    @princesshappy235 ปีที่แล้ว +2

    Waa marki 2bad an so labto🎉

  • @abdikaderadem4278
    @abdikaderadem4278 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan Khaliif Farah tariikh ayuu leeyahay, walee.

  • @nuurduuble1060
    @nuurduuble1060 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaan Khaliif Xayir Waxaa Jirta Maanso Uu Yiraahdo "Walalshey Aaminaay" Waxaad Mooda Inuu Ka Hadlayo Aniga Walalshey Aamino Oo Hooyadayda 2aad Oo isoo koriyay.
    Dhamaan Sifooyinka Uu Abwaanku Walashiis Ku Amaanay Waxaan Ku Hubaa Walaashay

  • @najaaxbaashe4247
    @najaaxbaashe4247 4 ปีที่แล้ว +6

    Manshlh hore usoco codka ubax ❤

  • @RudwaanFarxaan
    @RudwaanFarxaan 10 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallaah

  • @indhadeeqaadam8444
    @indhadeeqaadam8444 3 ปีที่แล้ว +4

    masha allah

  • @gureykabtan4398
    @gureykabtan4398 2 ปีที่แล้ว +4

    5daqiiqo inaa dhageesanayay wada sheekeysigan ayaan uqabay runtii laguma,caajisi karo sheekiidana.

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 ปีที่แล้ว +1

    Waa wareysi cajiib ah oo waayo-aragnimo badan xambaarsan dhanna wax sheeg ah.

  • @waliidbarre417
    @waliidbarre417 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwaanku hadalkisu waa wada murtiba .

  • @ubahnora9157
    @ubahnora9157 2 ปีที่แล้ว +1

    Khaliif faarax xayir waxaa igu kaa horeysay mansada tiraahda
    "Somali waa dhalad abwaan dhiiga kiciyo iyo dhiiri geliyaba le "

  • @abdishakurd8090
    @abdishakurd8090 2 ปีที่แล้ว +1

    khaliif abwaan waayo araga

  • @abdishakurabdi1844
    @abdishakurabdi1844 2 ปีที่แล้ว +4

    Sidaan qabo fikir ahaaan majiro Podcast'yada somalida mid ka wanagsan ubax codka Podcast,
    anoo jeclaaysanaya inuu sii socda barnaamijku ayuu igu kala go'ay.
    Wn kugu hanbalyeynayaa masul ismacil, hawsha culus ee aad noo haayso halka kasi wad.
    Abwaanku runti waa soo waya arkay micnaha nolosha wu so fahmay. Ale haisku barakeeyo asaga iyo xuralcaayntiisa uu ifka nolol kula wadaagay.

  • @sadiayusuf151
    @sadiayusuf151 3 ปีที่แล้ว +3

    ❤🙏 daren hadlayo

  • @farxaanmohaad
    @farxaanmohaad 13 วันที่ผ่านมา

    Second time

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 3 ปีที่แล้ว +5

    Absolutely 🙏

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 8 หลายเดือนก่อน

    Khaliif faarax Xayir.

  • @hamzecanadian4637
    @hamzecanadian4637 2 ปีที่แล้ว +2

    Legand Legand Dhaafay

  • @AbdifitahAxmed
    @AbdifitahAxmed 8 หลายเดือนก่อน

  • @abdulahabdi8164
    @abdulahabdi8164 ปีที่แล้ว +1

    Ninka ma garxajiskii reer hawd ahaaba tolow

    • @abdilatifahmed9835
      @abdilatifahmed9835 4 หลายเดือนก่อน +2

      Waa biciid yahan ninkani Majeerten

  • @xamdaan3371
    @xamdaan3371 4 ปีที่แล้ว +7

    Markaan arkay wxaaan is waydiiyey hore ayaad u dhagaysatay maxa loogu soo celiyey

  • @cabdiaxmee6432
    @cabdiaxmee6432 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan labsalax nex

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO ปีที่แล้ว

    5mar ka badan wan dawaday mana ka cajiso

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 ปีที่แล้ว

    Laba shaqi oo qiima leh ayaa is wareysatay!
    Laabsaalax nooso qabo.