WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN INDHAHA CAALAMKANA SOO JIITAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 46

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 3 วันที่ผ่านมา +9

    Illaahey ayaa hiilo badan kasugeynaa yaallaah Noohiili

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 3 วันที่ผ่านมา +1

    Alhamdulillaah Thuma Alhamdulillaah,hada Fadliminallaah thnk U Brtsv

  • @mogadisho24tv50
    @mogadisho24tv50 3 วันที่ผ่านมา +5

    ❤الله اكبر ❤الله اكبر ❤الله اكبر ❤ولله الحمد

  • @melmi3299
    @melmi3299 3 วันที่ผ่านมา

    ❤Allow u gargaar walaalaheen reer falastiin ❤

  • @mzgamer3497
    @mzgamer3497 3 วันที่ผ่านมา

    Alhamdulilaah Ilaah ayaa cawinayo reer Falastiin

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 วันที่ผ่านมา +6

    Masha Allah waa war Lagu Farxo
    Go.aankaas Ay Qaateen Wadamadas

  • @mohamadamiinazzxzxzzxxzxxz9805
    @mohamadamiinazzxzxzzxxzxxz9805 3 วันที่ผ่านมา

    حسنا أخي

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah ugargaaro walaalaheena falastiin

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 3 วันที่ผ่านมา

    ALLAHOU AKBAR

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 3 วันที่ผ่านมา +4

    Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda

  • @ashahassan5839
    @ashahassan5839 3 วันที่ผ่านมา

    mashallah ❤❤❤❤

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n 3 วันที่ผ่านมา +4

    Ilaahow gaalada usoo istaaji Falastiin iney xoroowdo gumeystaha gacantiisa kabixi 😮😮😮😮😮😮😮😮😮I 😮

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 3 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahoow yuhuuda dhulka cirka bini,aadmka dhan ha necbaadaan meel aay istaagaan ha waayaan

  • @abdinajibmahamud-sb4ie
    @abdinajibmahamud-sb4ie 3 วันที่ผ่านมา

    Guuul

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 3 วันที่ผ่านมา +2

    🥺🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @muhannedmohamoud638
    @muhannedmohamoud638 3 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 วันที่ผ่านมา +4

    Allow faxad sii

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 3 วันที่ผ่านมา +2

    Falastiin Gaalo,uma hiilin ee Waa sharci ,ay meel ku qorteen oo marabaan iney ka burburto,Falastiin Allah ayaa hiil ugu filan,Nasriguna waa iman insha'Allah.

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 วันที่ผ่านมา

    Farxada ma arko lakiin Allah ha u gargaro reer palatine aaameen yaa Allah

  • @Adoontialle1993
    @Adoontialle1993 3 วันที่ผ่านมา

    Warka hajiijiidin noosoo dadaji qofkasta wakhti war ku dhageysto mahayee

  • @BeksiArtsDj
    @BeksiArtsDj 3 วันที่ผ่านมา

    Asc from borama dadka xagan kuxidhanaw daawashadu saacan waa 23k liketuna waa 1k ismalaha dib iskugu noqda sheekhani warar hufan oo sax ahbuu inookeena inagama gayo sidaas

  • @amarasheikh1544
    @amarasheikh1544 3 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ahafidow Carapta waa munafaqyo lahayastayaal ah dhaqalahooda kulaalushi jireyn Yuhudda Mareykanka.waxa eey qeyb ka'ahayen in dhulka falastine lawada deganeysto.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 วันที่ผ่านมา

    Allaha qabto

  • @Ayan-pc1nx
    @Ayan-pc1nx 3 วันที่ผ่านมา

    Asc xaqii baa dilaacay Alx 😢

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wabaa baryey bilicsan arooryo baxsan maalin boqran.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 3 วันที่ผ่านมา +1

    Dhulka🎉alaha ku cidhiidhiyo Cadowga
    Laakiin way nagu soo daahiyeen sharcigan

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 3 วันที่ผ่านมา

    mahadsanid cfaraax waxaad shegtay war lagu farxo wuu na anfacay warkaas balse arinkan waxa uu xagiisa ka soo dhacay alaah subxanahu wa tacaalaa aduunkan ale ayuu gaar u yahay isagaana maamula cidi lama leh cidi lama maamusho waxwalibana waa xagiisa marka cadaaladii ale tabaraku wa tacaala ayaa timid iyadii ayaa shaqayn insha alaah rabigu wuu inoo shega in ay imaan malin uu cadaaladiisa iyo awoodiisa amri uusana shaqaynaynin mid kale kiisa mooyee malintaa waxaa la ciqaabi oo la burburi guuldaro iyo hoog iyo halaag qoorta loo xiri kufaartii kibirtay baadiliintii xadgudubtay ee beenisay ale iyo amarkiisa mana fakan doonaan maalintaas qabashada daran ee ale tabaraku wa tacaalaa uu qabto hadaba way bilaabatee waa jabkii hoogii halaagii guuldaradii iyo burburkii kufartii baadilinta ahayd ee yuhuuda maraykan iyo saaxiibadood waa xorayntii iyo guushii falastinta gasa iyo alaqsa insha alaah

  • @Adoontialle1993
    @Adoontialle1993 3 วันที่ผ่านมา

    Alla walalo maxaad duqowdey aduunka waa orod badanyahay mar an 20 jirey nin yar ayad ahayd south africa 🇿🇦 ka dawan jirey hadana gaalka weyn an jooga wadankisa wasakhda alle ha iga wadee

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 3 วันที่ผ่านมา

    Abduxafiid aad iyo aad ayaad mahadsan tahay.

  • @aliosman1919
    @aliosman1919 3 วันที่ผ่านมา

    Warbixinno xiiso badan

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 3 วันที่ผ่านมา +1

    Asww❤

  • @muhannedmohamoud638
    @muhannedmohamoud638 3 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ok

  • @ShakareShuute
    @ShakareShuute 3 วันที่ผ่านมา +1

    Maxkamadi caalamka waatay muqsushaa waatay israaiil kuriday maanta lagasoosaaray ooaaydibusoonoqotay

  • @GelleWarsameSabriye
    @GelleWarsameSabriye 3 วันที่ผ่านมา

    London bridge

  • @istahilhassan-px1fx
    @istahilhassan-px1fx 3 วันที่ผ่านมา

    Somalida hadey midnoqon wayso waxa iman doonta waqti
    Sida flastin iyo yuhuud ethopia iyo somalia

  • @IBRABOSS-p9o
    @IBRABOSS-p9o 3 วันที่ผ่านมา +1

    Subax lamida

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 2 วันที่ผ่านมา

    Ilahay ha kadhigo guushi reer falastiin wadamada yurub qarban aya garab aya cadeay in maxkamada goaangeeda aya sideda uffuldonaan natanyhu aya Jeeka utaxabidonaan lakin way carabti afka juuqda gabay ilahay umada hadhaafiyio Boqirada carabta ee israal garabtagtagan kanadamqanwayay xasuuqa iyo gaajada Kasocota marinka qasa iyo Dante
    galab

  • @BileBariise
    @BileBariise 3 วันที่ผ่านมา

    Adoo mahadsan iska daa erayga soomaali maxamed soomalida maxamed ma dhalin si kale u dhin magacaas

  • @TrikAdan
    @TrikAdan 3 วันที่ผ่านมา

    Hada ka hor sow tii la lahaa wa la soo xirayaa sheekoy ku nacay

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 วันที่ผ่านมา +1

    CABDIXAAFID, BAL INOO SHEEG, IYAGOO MAREYKAN U SOCDA, DALALKA AY DIYAARADDA AY SAARAN YIHIIN, MA SOO DAJIN DOONAN ?

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 3 วันที่ผ่านมา

    Shacabka falastin iyo xaq udirirka xamas way guleeysten hadii Prime minister Israel e kibirka badnaa ay qool qoorta ugiliyeen aduunkana kusojeediyan

  • @omargasleshop
    @omargasleshop 3 วันที่ผ่านมา +2

    Asc

  • @RUJALCaydaruus
    @RUJALCaydaruus 3 วันที่ผ่านมา

    Family hanoolaato

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 วันที่ผ่านมา

    Sxb waa qowda maqashii waxba ha uqaban; kuli gaalo waa wada heshiis don’t fall for the crap !!

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 3 วันที่ผ่านมา

    Anigu warararka gaaladda kasoo baxda kuli waa jahwareerin hoos ayey heshiis kawada yihiin 14bilood oo caruur iyo hooyo la dilayey Xagee ayey waxkamada cadaalada ku maqnayd war ninyohow ha isxiijin gaalo muslim har ujiidi maysee it’s all fake talks !!