Ustad aad bad u Mahad santahay xaqiiqdi muddo iminka kusiman 3 bilood ban ka daba wareegayey illa bishi October wan sugayey qolyaha agencies ka haysta ee somalidanah xqiidi ka bad badis ba kujira adeega ay dadka u qabtan marki hore 270 ba laygu xareeyey kadib October markan qolyihi hore adeegoodu i qancin wayey wan kala so noqdey lacagti qolyo kle ban is iri ka dalbo iyanah 380 bey dhawyn hdda lkin 300 bey mareysa habkan fudud kharash kan yar ban ku Xareysanaya iminka insh allahu I hope in aysan koobaad ila dhaafin. Mahad sanid ustaad.
Bro ayantan dhib Ayaa ka tagan aniga labo bil ayaan ku dhawahy hada online kA xareestay wali jawab ima soo dhicin culees ku saab san somalid Ayaa jiro sidaan filaayo
Aad ayaad umahadsantahay sxb sidaad nogu faaideysay 👏👏👏
ustaad Uganda ka so hadal
Thanks ustaaaad
Mashallah.. very useful 👍🏾
Travel agency ahan ma ugu shaqesa kara
macalin waxan rapaa inaan su.aal kawrydiyo wadan kale hdii laga celiyey ama air port wadan kale visaha maka dalban karaa
assc walaal Cabdinasir
acount masameesan karaa anigoo visaha dalban?
si markaan visaha dalbashadiisa ubaahdo akoonka horay aan ugasii galo
mahadsanid
Halke an ka hela link 😅
macalin waxaan rabaa in aan isdiwaangaliya shabada solar group waan kuso biiri karaa somaha macalin
waan dalbaday ustaad anaa habkaaga raacaya
lkn hal suaal bn qabaa intuu VISA hu kuugu soo baxay ustaad
Mhdsnd
Walal ma heshay visaha
Emailkada buu kugu so dhici asoo pdf ah
Asc abdirasir walaal arin muhiim ah aya rabay in aad iga cawiso
Qabke u dalban kara visa hadi somalia rabo ina ado
video noo samee sido hotel reservation loo sameeyo
Rejact malagu Siin Karaa wll
Invitation baan heesta qaabke u xareeya visaha kenya
G5 ka usa ee biloowday kaso hdal masuul
Ustad aad bad u Mahad santahay xaqiiqdi muddo iminka kusiman 3 bilood ban ka daba wareegayey illa bishi October wan sugayey qolyaha agencies ka haysta ee somalidanah xqiidi ka bad badis ba kujira adeega ay dadka u qabtan marki hore 270 ba laygu xareeyey kadib October markan qolyihi hore adeegoodu i qancin wayey wan kala so noqdey lacagti qolyo kle ban is iri ka dalbo iyanah 380 bey dhawyn hdda lkin 300 bey mareysa habkan fudud kharash kan yar ban ku Xareysanaya iminka insh allahu I hope in aysan koobaad ila dhaafin.
Mahad sanid ustaad.
Ma xareysaty wll
Bro ayantan dhib Ayaa ka tagan aniga labo bil ayaan ku dhawahy hada online kA xareestay wali jawab ima soo dhicin culees ku saab san somalid Ayaa jiro sidaan filaayo
@@MOHAMEDHASSAN-xf2py makuu soo baxay wll
Waar muukuusoo baxay
Aniga iyo 2 caruur aha u raba halmar ma wada dalbi kara
Linkiga description-ka noo soo dhig adigoo mahadsan...
Solo maxaa tiri telka waxba ha isku sowacina miyaad tiri
🤣🤣
Waan xarey ilaa hadan ima soo dhicin macalin lacagatan Waa Iga gosten
Nio visihi ma heshay
Uganda so samee
Hi sir Abdinasir tariiqdayda dhalashada iyo tii sobixitanka passaportka ayan qalday markan lacagtii bixiyay ayan ogaday inan qaladadkaas galay dhib miyay iigu keni kartaa?!!
Bro Waxbo Haka baqin correction Ayee Kugu So celinayaan
@@Zaakkaad halken kaala so xiriraa saxib
Waan ku boorin la,haa adigoo marin dalaal inaad xareysato aniga waan xareystay 2 days ayuuna igu soo baxay
Xaqiiq miya 2 maalin ma approvee ku heshy
Noo jawaab abdinaasit
@@sommillionaire9293 haaa walala raali ahow qoraalkaaga ma arag hadaa igu horeyso
@@Hajj629 haa walaal run wayee qoraalkaagana ma arag hadaan arkay rali ahow
Walal lacagta qeybta dambe goormee lagaa qaday ma marka ay kuu soo baxdo
E VISAHA MARKII KUSIYAN MEQA MALMOD KU QABANAYAN IN AD WADANKA GASHID
Ustaad waan dalbaday11 dollar wlhorme waan baxiyay lkn intaas wuu iidhaafi layahy
Waa sugee Marka email kuso dirayan
Mclin sola !!
Fake news