Aad ayaad u mahadsantahay sxb waa ku bogaadinayaa in aad barnaamijyadaan oo kale noo soo gudbiso. Magaalada xigtana nooga dhig baraawe mahadsanid mar labaad
masha allah sxb waxad samaysay barnaamij cajiiba oo an wariyaasha kale ku dheeran hambalyo aya ku leyahay. magalada xigta ee ad barnamijkaas kaso diyarineysid ha noqoto beled weyn hiiraan somalia. mahadsanid.
Thanks brothers dhoobley Waxaa gabi ahaanba gubey 2004 Bare hiiraale bishii 9 ee sidan wey ka sii facnaan lahay dad badan baa ku dhintay hanti badan baa ku gobatay xili 4 saac subaxnimo ayuu si lama filaan ah intuu kismaanyo ka soodooley magaaladi oo nabad ah dagaal ku bilabey kadibna gubey waa markey bililaqeysten kadib caruur waayeel ayaa kugubtey guryaha 60 qof kabadn baa ku gubatay malintas inta xabato.dishay mooyee sxb Hadaba baaqashada ku mahadsanit ee ku siisoco Afmadow ku xiji fadlan Thanksx
Thank you wll sida wanagsan ee ad inogu so gud bineso muqalada waxtarka ino leh aniga waxan ku dhihi lahaaa waxad inogu xejisaaa magalada boosaaso tarikhdeeda iyo gorta ay dhisantay iyo intad is ledahay wa muhim in laga hadlo
Well! Thank you so much for your timely visit to the town of "Dhoobley", I believe that is the proper way of writing the name of the town in Somali language. In addition to that, I hv never been or seen Dhoobley. However, now I am forced to go and visit that place. Hope there will be no " which tribe or clan do you belong to" kind of thing coz we need a place where there is total peace and tranquility. Thanks.
Dhoobley waa magaaladi an ku soo bar baaray aad ayaan u jeclaahay
Brothers Thanks
Yaa daga
Ogaaden kaliya waxayna dhacdaa xuduudka kenya iyo somalia
Marka aanka baxaayo dhobley oon u sacdo kenyo ilaa meeqo ayaa wadad ku sii jiraa blz waxaan codsanaa inaa i sheegtan qofkii iga aqoon roon waa codsi plz
@@dahranaxmed8565 waxbo kumajiro wey isasaaranyihin markad dhoobley kabaxdo liboi kenya bad sigali o xuduuda kenya aah hal saac uun bey iskujiraan
Walalyaal had majogtaan
Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqdaجزاكم الله خيرا 💯
thanks ustaad aweys
Msha allah dhobley wa marka ugu horeysa an dawado
Mahadsanid ustaad AWAYS AAR
THANKS MR. AWEYS WAXAAN JECLAAN LAHAA INA NO SO GUDBISO MAGAALADA GAARISA
Maasha'allah Magaalo aan jeclahay inaan mar uun booqdo, waxan rajeynayaa in aan tago ayadoo sidaan kasii fiican
How U can't love this man proud of you walaal💙💙
Thnks aweys for your time :
Wa magacalada ku dhashay Dhobley
Hantiyey macaan magacaa ha jiro (DHOBLEY)
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay sxb siiwada shaqadaada
Sxp si wangsan ayad uso jeedisay masha allah wan ka helay qaybaha xududka si wad iyaga ayan la aqoon e
Aad ayaad u mahadsantahay sxb waa ku bogaadinayaa in aad barnaamijyadaan oo kale noo soo gudbiso.
Magaalada xigtana nooga dhig baraawe mahadsanid mar labaad
Mnsha allah muuqaal cajiiba iyo tabin cajiiba horey u soco wll
Masha Allah qurux waa dad hool kar ah alow xifdi dadkey ga meel walba ey jogaan
Mahasanid!
Muuqaalo qurux badan Soo gudbisaa sxb
Thanks aways erayga xadbenadka eed adegsatay waxay cadaynaysa inaad nin xor ah tahay
Xad beenaad wax layidha majiro. Aduunka xuduudo buu kala leyahay marka laqabso sebenka iyo wakhtiga sxb.
Soo badi walaale
Dhoobley waa magaaladeyda
Wll hargaysa
Maasha Allah jzkallahu kheyr waan kufarxay arigtida iyo sida hufan ee aad u soo tabisid isku xirka xarfa Maasha Allah waxaan codsanlahaa hadeysan kugu dheerey degmada Eyl hadaad awoodid anigoo kabida wllaha sida tooska ah kugu xiran waa rajeynayaa in aad codsigeygaas aqbashid.
Maasha Allah! Walaal waad ku mahadsantahay
Mahadsanid usd next luuq ganane kadhig insha Allah
Mashaa Allaah waa ku mahadsantahay SOO gudbintaada
Aweys noir wan ku tabaa habka aad u tawineyso masha alah waye keep going bro
Mashalh wa war bixin wangsan waana magaladan ku dhashay 💯
masha allah sxb waxad samaysay barnaamij cajiiba oo an wariyaasha kale ku dheeran hambalyo aya ku leyahay.
magalada xigta ee ad barnamijkaas kaso diyarineysid ha noqoto beled weyn hiiraan somalia. mahadsanid.
Dhulkeyga dhobley iyo xagar jubaland 😍🥰
Jazaa aka Allah kheyr
Very informative
Glad you think so!
I love dhoobley
Thanks brothers
dhoobley Waxaa gabi ahaanba gubey 2004 Bare hiiraale bishii 9 ee sidan wey ka sii facnaan lahay dad badan baa ku dhintay hanti badan baa ku gobatay xili 4 saac subaxnimo ayuu si lama filaan ah intuu kismaanyo ka soodooley magaaladi oo nabad ah dagaal ku bilabey kadibna gubey waa markey bililaqeysten kadib caruur waayeel ayaa kugubtey guryaha 60 qof kabadn baa ku gubatay malintas inta xabato.dishay mooyee sxb
Hadaba baaqashada ku mahadsanit ee ku siisoco Afmadow ku xiji fadlan Thanksx
TH-camka kaliya Ee aan macluumadka Uu Ka Hadlo aan wax BadAn Ka faaido keep Going.....
Thanks bro
Mahadsanid 👍
Wow aweys
Very long history mansha allah❤❤
waaba meshakaliya oo lo, iyo baambow lagu arko masha allaah mahadsanid
Masha allah dhoobleey
Walal mahadsanid dadaalka aad ku bixisey waqtigaaga warbixinta usoo gudbisey wadankaaga anaga muhiim nooma aha in nala baro wadamo shisheeye maxaa yeelay jiilka waxba kama oga wadankooda well done keep forward bro
Waan dhisayna insh Allah
keep going pro axyaa video amazing thanks itaal media xagese kala soo xidhiidha wll qali wano jecel inaad ila talisid wll qali
Mashaa Allaah mahadsanid
Thank you❤❤
You're welcome 😊
🇸🇴🇸🇴Kismaanyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Codkaaga macaan m.a
Masha alaah dhooblay waxaa magaalo
Aad uqurux badan
Maansha allah ❤❤❤
Mahadsanid
fadlan ustaad ku xiji magalada doolo
Keep going
Aweys masha Allah wn ubahneen in aan wadankeena barano mhdsnid wll
Thank you wll sida wanagsan ee ad inogu so gud bineso muqalada waxtarka ino leh aniga waxan ku dhihi lahaaa waxad inogu xejisaaa magalada boosaaso tarikhdeeda iyo gorta ay dhisantay iyo intad is ledahay wa muhim in laga hadlo
Masha Allah dhoobley jano
Lovely voice 👍🏼👏💪👌
Buall Hawo next inshaALLAH
Well! Thank you so much for your timely visit to the town of "Dhoobley", I believe that is the proper way of writing the name of the town in Somali language. In addition to that, I hv never been or seen Dhoobley. However, now I am forced to go and visit that place. Hope there will be no " which tribe or clan do you belong to" kind of thing coz we need a place where there is total peace and tranquility. Thanks.
It's good place Once upone Time I life there so Peacefull so Kinde people So well coming its nice to see there
M.a
Waa magaalo aad muhiim u ah
Baardheere warbixin kaso diyaari ustaad
Kismaayo ayaan jeclaan lahaa
Ustaad aad uguhelay runti sida udiyariso barnamijyada kusoxijo magalada buulobarde ee gobalka hiraan oo alshabab wada xareeyn muqdo 9gal Sano ah
Masha alah
Maashaa Allah
M sha alah aad baan kuu taageersanahay aqoontaada waxaad la aadey dhankii saxnaa halka kuwa qaar ay qabyaalad iyo aakharo beel ay la gashey
Masha allah istaad
garbahareey soo diyaari wallaal
Kismsyo
Mashaa allaah
Ustaad aweys aar welcome to galkacyo waxan rajeynayaaa inaad malin uun na soo booqan dontit I.a
Mashallah wll mhdsnd wlhi waa muuqal cajiiba horay usoco wll
Waxaan jeclaan lahaa iNaad kismayo Naguso Booqato
Bro cel waqa kuxiji si an u ogano marki la as asi thank you so much
Afmadow sosameey walal
M.A dhulkeena ilaahow cadawga inooga ilaali
Soobadi vedio noo caan ooo kale dhulka hoooyo ❤
Asc Aways Aar War bixinada xiga please ka,dhik galmudug state markee kusodhamato war bixinada kadiyarinoso dhoobley mahadsanid Rome Italy 🇮🇹 yaan kasosalami 🙏
M,a casimadena quruxda Badan mahadsanid wll qali
Adbad umahadsanthay waxaanjeclanlahaa muqdisho jaziro
Dhoobley 2009 kii baan baan gaari ku maray habiin iyo maalin barkeed baan joogay anoo dhadhaab usocda wqxba kama xasuusto hada say utaalay
Magaalada Marka cadeey waa magaalo xeebeed
My home 🇸🇴 💙
Kismanyo
Sidan noga wad wall si aan barano wadankena
Next afmadow ka dhig
Mahadsanid aways
lkn xooga saar duleedka mglada wiliba xilliyada qoraxda galbaneeso
Sxp sidaa ku wad waxan codsanaa ceelbuur ka dhig
Xingalool next
Waa dhoobley fiso mmiyaa llaa iga raba ina Kenny aadi rabay
Thank you for all
Sxb aad baan oga heley barnamijyadada aad soo dayso keep going brother
BELED WEYN KU XIGSII WLL
Aad iyo Aad ayaad u mahadsanthy wll Awies muqaalka quruxda badan ee aad nala wadaag tAy waxaa rajaynaynaa inaad magaaloyin kale kasoo muuqato
Aboowe qoryooley kasoo hadal
wlhi xasuus waxaan marey magaaladaan 29/12/2011 haatana waa 24/11/2021 waxaan kasoo wareegtey 10sano oo 5bari dhiman
Adigaba waxatahay muwaadin somaliyeed waxkadhis dalkaada somaliya somalibaaleh
DHOOBLEY
Ustaad waxaD noo soo gudbisaa magaalada buluga ah ee ku taala marooko
Iyo burco
Masha allah bro waxan ka helay aqon korodhsi , bro manhajka waxbarashada somalia , dhalinyarada iyo caruurta laguma baro dalkoooga ee dal shisheeye oo kale wuxuu qabsaday baa lagu barada , lkn wiilka joga waqooyi ama joga gobolada dhexe wax aqoon ah umalaha Dhooblay iyo Afmadow haday doonana mayba maqal , hadana waa somali , illahay ha ku sharfo eee inad sii wado aya muhim ah bro mahadsanid 1000 jeer libax ....
Asc walaal si guud uga soo waram somalia
Taleex Sool Soomaaliya baan jeclaan lahaa
🥰🥰🥰