Dad is yaqaana is heley War iidle yaan lagu dayanin Wuxuuna xaq idiinku leeyahay Inaad dhaqaaleysaan Mida kale Oomaar iyo iskalaji si public ah Ha u heshiiyaan Anigu intaan ka arko oomaar waa nin wx kago,aan Iskalaaji waxa uu tirsanayo ama uu sheegan doono masheegi karo Musaamax kariim
Iidle daaya, lacag band ugu faanaysaab😢
*Wlh waa wada qayrul masuuliyiin*
Daahir calasow waa nin rag ah oo sharaf leh walaahay masha Allah
Oomaar kooxda aad dhex fadhido hadhoow yaysan ku sixrin
Sooory idle hadii ay idinka ay isku dulsaarantii ka xishooda maanta waa aduunyo bari na waa aakhito
Wallahi iidle wu ku ceebobe
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Waaa sax sax
Idle waa masakiin hala daayo
Iidla Yare waa munasfaq raga waxaba kama yaqano hadalkana mayaqano waa nin jilec
Ha la is cafiyo inshallah
Oomaar aad uga xunayahy iidle yare😂😂
Idle yare muu sakhraan sanyahay siday wax ka noqdeen
*Somali kooda taagta daran ee xanuunsan ayay korka kaga istaagaan ilaa uu god ka galo*
Iidle hahaha qaleeyo laakin waa nin xanaaq badan
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Iidle wuxuu xanuunsanyahay laakiin waa sokorta yaan loon qaban
Iftiin iyo nuur waa maxay
Waan yaabay muxuu kawadaa Imaanka Alle aan Aaminsanahay iftiiinkiisa Ixakameeynayo muu dhoho Aga naa ina Adeer mayaabtay
Freemason
Gonzalez Scott Harris Thomas Miller Daniel
Xishooda
Ascw War edle Xanuunka Mad Ku aragteen Allaah ka baqa
Dad is yaqaana is heley
War iidle yaan lagu dayanin
Wuxuuna xaq idiinku leeyahay
Inaad dhaqaaleysaan
Mida kale
Oomaar iyo iskalaji si public ah
Ha u heshiiyaan
Anigu intaan ka arko oomaar waa nin wx kago,aan
Iskalaaji waxa uu tirsanayo ama uu sheegan doono masheegi karo
Musaamax kariim
Markay dhaqalaynayan maa iyaga dhalay.
@@kenedidhadi8701mayee waa walalkood oo xanunsan korta Alle naguma rido waa xanun aad idaran
KUWAN KKKK
Nin baqin wa loo baqa