SACIID QALINLE FT SACIIDO MUUMIN DAACADNIMADU WAA HIIL OFFICIAL VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Erayada Abwaan Cumar Baarqab
    Laxanka Abdullahi Yarow
    Music Subxaanyo
    Soo Saarista Balanbaalis Studio
    Hooyga Murtida Iyo Madadaalada

ความคิดเห็น • 61

  • @TheSamale
    @TheSamale 2 ปีที่แล้ว +1

    Qalinlow Wah Waah Cool and the Flight Low.

  • @harrisgamer9177
    @harrisgamer9177 3 ปีที่แล้ว +8

    Wiilka reer puntland fanka ka metela♥️♥️♥️

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla 3 ปีที่แล้ว +5

    Siciid qalinle best song balanbalis studio sicido muumin 🙏🙏

  • @sumayajama9295
    @sumayajama9295 3 ปีที่แล้ว +3

    Boqorka codka qalinle masha allh horey usoco walal qaali❤️❤️

  • @omaryareofficial1408
    @omaryareofficial1408 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah my walashey Siciida Muumin iyo fanaanka da’da yar Qalinle

  • @muusiga
    @muusiga 2 ปีที่แล้ว

    Heestan laxan baa ku dhacay waa cajiib siciid gabadh kale heesta halla soo qaado tani way iska ciyaaraysaa laxankaa ku adage

  • @nasriinmoustaphe6096
    @nasriinmoustaphe6096 3 ปีที่แล้ว +2

    Hayaga filan inaa jeer hoos uga daadago 😍😍😍😍❤❤❤❤❤

  • @abdirashidasparo2377
    @abdirashidasparo2377 3 ปีที่แล้ว +2

    Saciida iyo qallinle horey u socda waad ka baxsateen wooow inaba caadi maaha

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 3 ปีที่แล้ว +3

    The one and only 💥🎧🎤👌

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka codka qalinle 👏👏👏👏👏🙏

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว

    Asc walalahyg qalig aah fadlan🙏 iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee fadlan 🙏

  • @finadgounje4818
    @finadgounje4818 2 ปีที่แล้ว

    Boqorka codka bro

  • @stopbeenta7040
    @stopbeenta7040 3 ปีที่แล้ว +2

    Codka qalinle macaanaa fanaan qaran

  • @farhiaahmed8198
    @farhiaahmed8198 3 ปีที่แล้ว +2

    Ceeb baa ka raacdey maamadaan heesta.wuu ku raaxaystay siciid qalinle fanaan legend ah ilaahay cod iyo haybad iskugu daray cizak

  • @bulshawiofficial3230
    @bulshawiofficial3230 3 ปีที่แล้ว

    Nio ninkan walhi codkiisa waan ka yaabay cod buu hayaa nio lkn qofkani kuma soo baxay nio waxan ka helaa sicid qalinle inta yar ee codka u danbaysa siduu u jiido ax yaa cod

  • @hyxfrosty1886
    @hyxfrosty1886 3 ปีที่แล้ว

    Wuuuf hees baar ✌🏻

  • @engabdifatahsamirjama5604
    @engabdifatahsamirjama5604 3 ปีที่แล้ว

    Cumar baarqab waa abwanka kor uqaaday fanka somali
    Noleeyaha fanka yusuf sh.mumin subxaayo

  • @abdiazizissack5404
    @abdiazizissack5404 3 ปีที่แล้ว +1

    Ala laxanka macana🙏✌️

  • @mohedothman7516
    @mohedothman7516 3 ปีที่แล้ว

    Wewe keep going prozki♥️🙏🏽💯💯💗

  • @wanaagjacel5277
    @wanaagjacel5277 3 ปีที่แล้ว +2

    Wah diyax oo u cod egyahay

  • @mucumedulaahi7208
    @mucumedulaahi7208 3 ปีที่แล้ว

    Laakiin balanbaalis waxaann ku Lee yahay hees weliba si loo fahmo u samee magacyo heeseed fiican sida faylka oo kale

  • @cmaan_0666
    @cmaan_0666 3 ปีที่แล้ว +3

    Qalinle puntilander an tageero wa karaysatay awoowe hargaysa

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +2

      Horta Fananka a istirahdan puntland ayu ka so jeeda maxa puntlander ugu heysan fanan qawiil malahan adeer teeda kale hargeyso waa meeshii uu ku so baxay cid taqanay malahan puntland markii u jogay cid taqanau malahan hargeyso waxa u u aaday in u fanankisa horey u mariyo hada muqdisho ayu jogah beri ayu hargeyso ku laban karaa cid ka xigto ma jirto so hargeyso waa ka reesatay marka dhaheysid xoolo ina tahay uma xumid fanan qabiil malahan puntland aa ku heesin isku shiixa unukuba boqol fanan ba leenahay hada ree muqdisho nahay waa ree muqdishona ma dhahno fanan somlaiyeed waaye ree badiye ree puntland

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 3 ปีที่แล้ว

      @@khadraciise2044 Warkii adaba uso gabagabeeyey sxb

    • @TastTast-ji7vu
      @TastTast-ji7vu 3 ปีที่แล้ว +1

      Hargeisa lagama rested wa lo reesta xikmad murti lanba waka xamar qarax wayn la dhexwareegaya butlandna naf kumu haysan rer majidho faankooda iyo suuraha madhaxlahabu uga so cararay

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 3 ปีที่แล้ว

    inaan sii horumariyo mooyee horay aado mooyee hoos uga dhaadhoco

  • @saamimohamedshariif8009
    @saamimohamedshariif8009 3 ปีที่แล้ว +4

    Codka guuxa saciid qalinle

    • @ladanabdi5916
      @ladanabdi5916 3 ปีที่แล้ว

      Wcs Wll qaali sidee tahay xaladaada Wcs Wll qaali sidee tahay xaladaada ekhr4il

  • @maryanmaxamed184
    @maryanmaxamed184 3 ปีที่แล้ว

    Hees shidan iga dheh 😍😍😍

  • @abdiaziizyare4582
    @abdiaziizyare4582 3 ปีที่แล้ว +1

    Siciid abdirisaaq Qalinle SHARAF KARAAMO PWE MCN

  • @qalinleofficial9248
    @qalinleofficial9248 3 ปีที่แล้ว +1

    Sɪᴄɪɪᴅ ǫᴀʟɪɴʟᴇ💚💚💚💚💚💚💚

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 3 ปีที่แล้ว +1

    Qoftan ayada saciid yaalka lee mee la heestaa aniga goorme ila heesee 😁

  • @adamabdulha6254
    @adamabdulha6254 3 ปีที่แล้ว +1

    Laxanka Caadi Ma'aha

  • @mrbajadofficial8315
    @mrbajadofficial8315 3 ปีที่แล้ว +1

    Saciido muumin xidigta moqdisho

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 ปีที่แล้ว

    Hore mar WACAN qaiinle

  • @_faatax
    @_faatax 3 ปีที่แล้ว

    Qaab duubistii xoogaa idinka dhiman dhawr muuqaal baan soo daawaday
    ciladuna waa software ka aad isticmaalayso
    fadlan hargeysa noogu kaalay aad wax badan nala aragtida
    ama ii soo meel aan kaala soo xidhiidho

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 3 ปีที่แล้ว

    Ilmaha ay dhali karto ayay waalaysaaa War ileeen Fanaaan malaha Cishood iyo Gabow

  • @mohamedtracking2136
    @mohamedtracking2136 3 ปีที่แล้ว

    Daacadnimadu waa hiil
    Nacab lagu halgaadee
    Nin helaa ma wiiqmee

  • @shiino1978
    @shiino1978 3 ปีที่แล้ว

    Salan sare walashey qaali

  • @mohaaalta7550
    @mohaaalta7550 3 ปีที่แล้ว +1

    I liked qalinle boy

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 3 ปีที่แล้ว +4

    Codka Saciid Qalinle ❤️

  • @abdirizakmohamedshire1594
    @abdirizakmohamedshire1594 3 ปีที่แล้ว

    Heestaan waa fadhidaa waa shidantahay

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 3 ปีที่แล้ว

    Balanbaalis Studio Hoyga Bulshada iyo Heesaha ku Xidhnow

  • @manshaallhmohamed7881
    @manshaallhmohamed7881 3 ปีที่แล้ว +1

    siciid iyosiciido waan idin salaamay

  • @deeqociise3092
    @deeqociise3092 3 ปีที่แล้ว

    Cajab cajab

  • @shiino1978
    @shiino1978 3 ปีที่แล้ว

    Ina hooyo wa

  • @caalamiinyareofficial1671
    @caalamiinyareofficial1671 3 ปีที่แล้ว +1

    Garac turuka badanaa

  • @fartuncabey5344
    @fartuncabey5344 3 ปีที่แล้ว

    Oasis kidhar Hai Sahara ya I am done with

  • @faizam523
    @faizam523 3 ปีที่แล้ว

    Waa maxay ayeeyadan cunuga la heeseysa. 🤔🤔

  • @shukricabdi6431
    @shukricabdi6431 3 ปีที่แล้ว

    Shugri cabdi

  • @ayanleharedsalah3964
    @ayanleharedsalah3964 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan camera ma ahan Iphone12 aba ka roon

  • @sommedia8122
    @sommedia8122 3 ปีที่แล้ว

    Wax badan oo Edited ah ayaa ka qaldan heestan

  • @TastTast-ji7vu
    @TastTast-ji7vu 3 ปีที่แล้ว

    Madhax waxay ledahay lama fahmayo wa iska rer xamarun gabadhu

  • @mohayootriish2236
    @mohayootriish2236 3 ปีที่แล้ว +1

    Fanka cayarta halaga dhaafo

  • @faraxsanmohamad4356
    @faraxsanmohamad4356 3 ปีที่แล้ว

    isoopapoqo

  • @boqoradaofficial2209
    @boqoradaofficial2209 3 ปีที่แล้ว

    Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games hore u soco walaal

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว

    Naagtaan ween hadana cod yaanyuur aye leedahay🤣🤣

    • @hamdihiis7503
      @hamdihiis7503 3 ปีที่แล้ว

      Ma saciidaa cod bisad leh hush cod xumi laguma shegin ee maserka daa sidii dhocilaha ha maserine kkkkk sacido laguma cuno mcnto