Wey AAMINI Weyday Qofka DILKEEDA Qorsheynayay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.พ. 2022
  • WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • ภาพยนตร์และแอนิเมชัน

ความคิดเห็น • 234

  • @ADESH.BOY1
    @ADESH.BOY1 2 ปีที่แล้ว +106

    Qof igu ficnaa dunida wuxuu w
    Ahaa Nabi mahamed scw

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +43

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garabistaagto
    Kaliya nagusoo biiir

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA 2 ปีที่แล้ว +30

    Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 2 ปีที่แล้ว +8

    Qisadan mar horan dhagetay hadana walahay waxad moda hada iyo kow inan I cusub tahay qisadan wayo aan jeclahay qiso yinkan thank you wll mcn

  • @somalipoi8143
    @somalipoi8143 2 ปีที่แล้ว +96

    Waaba aqrinosa commenti geyga like iska saar 🤟😂😂😂

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 2 ปีที่แล้ว +9

    qisadan waxan ka dawaday hodan online aya 2021 so galisay 😂

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 2 ปีที่แล้ว +12

    Ruuntii waxan aad ula dhacay nimanka dilaaga ah sida wanagsan ay gabdha ubadbadiyeen iyago dilaa ah waxunban odhankara sacadeda ayaa Baqi ahayd😥

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 2 ปีที่แล้ว +19

    wlal osmanny aadba ku salame hadii ay macqul tahy inoso celi adi iyo teamkagaba short filmskii aan idinku bartay❤️

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +2

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garabistaagto
      Kaliya nagusoo biiir

  • @shukrialasow9039
    @shukrialasow9039 2 ปีที่แล้ว +2

    Cajaaib wlhi bal kawaran qof aat 10 sano la nooleet sideed oga shakinee alx illahygii nasiiyay diintan mcnka badan🥰🥰🥰alx

  • @hanaadam950
    @hanaadam950 2 ปีที่แล้ว +8

    Number one hosow pro my fav channel 👍

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +1

      Alhamdullilah.
      Always remember Allah
      Allah Hu Akbar
      Allah is the greatest

  • @haawolool1860
    @haawolool1860 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahey qof kow dilo aya dhinto qisadan wa cajib hada ka horna wan maqley wana xiseya qisoyinkan cml horey u soco wll hosow 💜🧡

  • @leilahmohamed9642
    @leilahmohamed9642 2 ปีที่แล้ว +29

    Qosadan hodan online kadhageysty hada kahor thanks again walalkey hosow bro👋

    • @Muslimah536
      @Muslimah536 2 ปีที่แล้ว +1

      isku mid hodan online ayan anba ka dhagaystay 😂

    • @ugbaadhasan2959
      @ugbaadhasan2959 2 ปีที่แล้ว

      sido kle ana wan ka daawadey

    • @asmaahmed7208
      @asmaahmed7208 2 ปีที่แล้ว

      anba hodan online ayan kadwady

  • @hikam2475
    @hikam2475 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow LEGEND wan ku wataaa zxb mcn 🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐😍😍

  • @fartaacadey1360
    @fartaacadey1360 2 ปีที่แล้ว +8

    Subxanallah bini aadam aamin maleh 🥺😦

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 2 ปีที่แล้ว +2

    Acuudu billahi minashaydhani rajiim
    Wuxu arxan darnaa oo 2 wajiileysanaa اللهم نجنا

  • @bintuabdallah6097
    @bintuabdallah6097 2 ปีที่แล้ว +2

    Channelka aj and fadna ayaa ka daawadey waqti hore waa sheeko xanuun badan

  • @sompubgmobilegamer7884
    @sompubgmobilegamer7884 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mar hore ayan dawaday wlhi

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 2 ปีที่แล้ว +1

    Hosow pro legend keep going brother.

  • @F13500
    @F13500 2 ปีที่แล้ว +2

    Video horey uso galisay hada maxaa ugu so celisay wllke hosow 😊

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 ปีที่แล้ว +15

    Waaalal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto❤️

  • @MurtiSomali
    @MurtiSomali 2 ปีที่แล้ว +5

    FADHLAN nasoo booqo.WALAALAHA SOOMAALIYEED❤❤❤

  • @quruxdumar5721
    @quruxdumar5721 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta fadna iyo ej kadawatay mar hore farta taga

  • @shugrishire3592
    @shugrishire3592 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal no so badi hore u soco 👍👍👍

  • @maxxsawaade7794
    @maxxsawaade7794 ปีที่แล้ว

    You are one of the best bro keep going.

  • @dfahgafh1807
    @dfahgafh1807 2 ปีที่แล้ว

    Legendkeeni waynaaa coming soon 300k

  • @caashocayuuni492
    @caashocayuuni492 2 ปีที่แล้ว +4

    Wall waligaba guuleyso♥️♥️😍🌍💯

  • @farxaanxassan2473
    @farxaanxassan2473 2 ปีที่แล้ว

    From sadaam keyow new subscriber🥰❤️

  • @maryamomohamuud5580
    @maryamomohamuud5580 2 ปีที่แล้ว +2

    Tuugo sharaf leh ayey ahaayeen

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa sheekadii fadna nooga sheekeysay marhore

  • @abdinurabdullahi3969
    @abdinurabdullahi3969 2 ปีที่แล้ว +1

    Qisadan wexee u ektahay mid gacan ku samees ah ninka wuxuu udhashay Congo naagtane waa burundi marka sidee nin Congolese ah group Dilaa ah kuna sugan Burundi ula xariiray dhamaadka qisadan waxaa modaa film movie ah Allahu aclam

  • @halimoismail2765
    @halimoismail2765 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wan dhownahay wll Thnks noo wad way nagu socota shekadadu

  • @amiincabdiraxmaan1114
    @amiincabdiraxmaan1114 2 ปีที่แล้ว +1

    My broh horay u soco

  • @Hana-ii7rd
    @Hana-ii7rd 2 ปีที่แล้ว +3

    Layaab io amagaag waye nin aad kabtisa tolesid asaga nah karfantada tolayo aye isku noqdeen 😲😲😲😲😲

  • @AbukarElmile
    @AbukarElmile 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah bro Horumar wacab 👍

  • @najmaadan9529
    @najmaadan9529 2 ปีที่แล้ว +2

    Qisadan waxaannka daawaday aj io fadna chanelkooda hadana saaso ay tahay waxan ufiirsaday daganaanta io sida qurxda badan. E wllkeen noogusoo gudbiyay mahadsnid wll🙏🏻

  • @tufaaxbeauty7658
    @tufaaxbeauty7658 2 ปีที่แล้ว

    Horey u soco hosow❤❤

  • @farhiashireabdiahmed7640
    @farhiashireabdiahmed7640 2 ปีที่แล้ว +4

    waaaba tuugo wax kale ah 😃😃 dad iney ku dilaan loo soo diray oo hadana ku badbadiyay

  • @umuanzal1865
    @umuanzal1865 2 ปีที่แล้ว

    Team Hossow wan ku farxsanhy dadka nature so birayo

  • @caashocayuuni492
    @caashocayuuni492 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi marka horey wan kanaxy lkn did ban u ogaday

  • @ibtisamyusuuf6221
    @ibtisamyusuuf6221 2 ปีที่แล้ว +3

    Wan ku tageera wllky keep going

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garabistaagto
      Kaliya nagusoo biiir

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +2

    wcs wlc brother keep going insha allah 👍👍👍👍

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garabistaagto
      Kaliya nagusoo biiir

  • @ciisemoha1148
    @ciisemoha1148 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend osman🏆

  • @captainviera8020
    @captainviera8020 2 ปีที่แล้ว

    Hosow wlh sxb kudayasho ayad muthan tahay dhabti🙏

  • @karinzoofficial2649
    @karinzoofficial2649 2 ปีที่แล้ว

    Weligey TH-cam comment kamabixinin lkn adhiga legend baatahy niyow

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 2 ปีที่แล้ว

    Waa trua story waan dawaday mansha Allah

  • @xananmaxamed7817
    @xananmaxamed7817 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallaah wlhi waa arin naxdin leh lkn waxaa alle mahadiis ah asigii o la ogaade

  • @abdirahman9876
    @abdirahman9876 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan kasoo dawaday hodan online

  • @mohasheikh706
    @mohasheikh706 2 ปีที่แล้ว

    Legend Hosow wa kusalamay

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 2 ปีที่แล้ว +7

    Ciwaanka Sheekada Ayaa aad isoo jiitay anigoo TH-cam kasii baxaya ayaan array
    #thanks hosow😇🤩😍

    • @inamohamett1693
      @inamohamett1693 2 ปีที่แล้ว +2

      Isku mid wlh kasii bax ban islahaa😇

    • @ismail.mo77
      @ismail.mo77 2 ปีที่แล้ว +2

      @@inamohamett1693 Haha 😄

  • @raqiyaslifestyle
    @raqiyaslifestyle 2 ปีที่แล้ว

    Horumar wacan walaal qaali

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashllh brother

  • @baashiafgooye9279
    @baashiafgooye9279 2 ปีที่แล้ว

    Waan dhahay waxaana ka socda from sadam kenyow

  • @zakariyaabdi8943
    @zakariyaabdi8943 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro

  • @saharaosaman7667
    @saharaosaman7667 2 ปีที่แล้ว +1

    Kabadan 9Ayuu uqalmaa!!!!! Allaahu Akbar.

  • @ayaanhassan4936
    @ayaanhassan4936 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay xagiisa ayaanay 😭😭 subhanallah

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 2 ปีที่แล้ว

    wa firsade tnkx hodon online page keda ka firsade

  • @abuukarseeko4222
    @abuukarseeko4222 2 ปีที่แล้ว +8

    Keep going wllka🔥

  • @deeqamohamed194
    @deeqamohamed194 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @hormarkaNolasha
    @hormarkaNolasha 2 ปีที่แล้ว +1

    zxp hore usoco

  • @qalanjoqaali1698
    @qalanjoqaali1698 2 ปีที่แล้ว +1

    Masuul sare horay usoco

  • @AbukarElmile
    @AbukarElmile 2 ปีที่แล้ว +1

    Soo dhacyeeeeeey

  • @Madhaafaan
    @Madhaafaan 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa qisa cajiib ah👌🏾

  • @abdifitah.huriye.57
    @abdifitah.huriye.57 2 ปีที่แล้ว +1

    Hosow nin weyn💖

  • @warisbiligaadan980
    @warisbiligaadan980 2 ปีที่แล้ว

    Hosow pro tanks marka hore waan kahelaan qisooyinkaaga qaliga ah lkn kii ninahaa qayaano waakudhamatay maxisabtame dheh handay katagto waa way haday dhimatana waawayay

  • @salaad1
    @salaad1 2 ปีที่แล้ว +1

    keep going bro

  • @wllsanchez2764
    @wllsanchez2764 2 ปีที่แล้ว +2

    From zedam zeyow

  • @ASADHAGIO-vv8qx
    @ASADHAGIO-vv8qx 2 ปีที่แล้ว

    LEGEND..

  • @safiyaalinur2047
    @safiyaalinur2047 2 ปีที่แล้ว +2

    Woooow

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 2 ปีที่แล้ว +1

    Horumar wacan (arkaa milkiile)

  • @4haircarecompany803
    @4haircarecompany803 2 ปีที่แล้ว

    keep going hero😘🤴🏻

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin nasiib badan ayuu ahaa dabaalka

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 2 ปีที่แล้ว +2

    Blayey nin ka dhigatey lkn xaqaa u hiiliyey io daacad nimadeeda

  • @xamdixiis8509
    @xamdixiis8509 2 ปีที่แล้ว +1

    Hosow hada ka hor dawaday qisadan yab ila noqotay

  • @farduusciise1863
    @farduusciise1863 ปีที่แล้ว

    Tolow somalida falalka nocasa ma ka suur toban anigaban ajanabi u socone 😢😢 cabsi cabsi waye hosow pro#

  • @abdihakimshafeer7170
    @abdihakimshafeer7170 2 ปีที่แล้ว

    Asc walalka barakekeysan mashalah wan kamaqna barmamijka ani wan kukuxirn nahay walal

  • @NajmaH586
    @NajmaH586 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka waa doqon nimadii oo qof ah

  • @lulahmed7756
    @lulahmed7756 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow wow anaab is moode bisink 🥺

  • @deeqocismaan123cise8
    @deeqocismaan123cise8 2 ปีที่แล้ว

    Hore usoco🤗

  • @asmamuuse37
    @asmamuuse37 2 ปีที่แล้ว +4

    sheekadan waxan ka dawaday hodan online habar yarted mahe waa eedadeed

    • @ajkhaled
      @ajkhaled 2 ปีที่แล้ว

      Waa Isku midki waaye Aunt Ayaa loo istcimaala

  • @yasminkulmiyechanali6864
    @yasminkulmiyechanali6864 2 ปีที่แล้ว +1

    Washiku cajib ah layab badan hadana

  • @misskokoomarimisskokoomari1095
    @misskokoomarimisskokoomari1095 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend qisadan waba noka shekese manaku cabee lol 😆 😂 🤣

  • @lunibark9978
    @lunibark9978 2 ปีที่แล้ว +1

    sheekadan waan dawaday marhore ma adiga so daayay umaleena

  • @mahamudmk9073
    @mahamudmk9073 2 ปีที่แล้ว

    Legend ❤

  • @muntaazmustafe1809
    @muntaazmustafe1809 2 ปีที่แล้ว +1

    Guulayso

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 2 ปีที่แล้ว +1

    Qisadan hada kahora hodan online kadawaday

  • @roodarugux4761
    @roodarugux4761 2 ปีที่แล้ว +1

    Maniga umoday mise qisadan hodan online ayan ka dawaday

  • @neymarjr8516
    @neymarjr8516 2 ปีที่แล้ว +2

    Waligaa qofna haku kolsonan

  • @Qamar_QaLi
    @Qamar_QaLi 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garabistaagto
      Kaliya nagusoo biiir

  • @balqiisabdiahmancali2245
    @balqiisabdiahmancali2245 2 ปีที่แล้ว

    Legend 🤟

  • @salahcadow3080
    @salahcadow3080 2 ปีที่แล้ว +1

    From sadam keeyow

  • @saharaomar5611
    @saharaomar5611 2 ปีที่แล้ว +1

    Qisadan waxan ka dhageystay fadna channel dhowr bilod ka hor wa qiso cajib ah

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 ปีที่แล้ว +1

    Bismilaah 🥺

  • @juweriaomar4379
    @juweriaomar4379 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka kongo ah aad bey u qayano badan yihin east Africa ayaga ugu xun teda kale lacag yar hadi lasiyo kawey kasinayan

  • @shamimaliali2475
    @shamimaliali2475 2 ปีที่แล้ว

    From sadam keyow❤️

  • @sulekamuktar254
    @sulekamuktar254 2 ปีที่แล้ว

    Ooh Ma God this is more than crazy subnallah 🤔🤔🤔🤔

  • @haaruunmaxamed3443
    @haaruunmaxamed3443 2 ปีที่แล้ว +22

    Legend always legend hosow keep going bro
    💪🤟

  • @realmalirasta8076
    @realmalirasta8076 2 ปีที่แล้ว +1

    Intaan garaadsaday sheeko ka yaab badan ima soo marin ugaas

  • @alidahirmohamed7574
    @alidahirmohamed7574 2 ปีที่แล้ว

    adna waa ku mahadsantahay video quxur badan

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 ปีที่แล้ว +3

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi😂 😢