Heeso Qaaci ah salax sanag iyo axmed jacayl sabootintii samiya mustafe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024
  • plz subscribe for more

ความคิดเห็น • 377

  • @hal-abuurrayaanboss1460
    @hal-abuurrayaanboss1460 3 ปีที่แล้ว +121

    m.a hota wlshy hamblyo 50k aad gadhy millions ku rajynay 😍😍👑 dhalinta qurxda badn abwano fananin jilayal qalbiga idinka salamaya😍😍

    • @munafaysal
      @munafaysal  3 ปีที่แล้ว +19

      Waad mahadsanatahay wlzhy macan alle Ha ku sharfo

    • @msrhibaqchannel8496
      @msrhibaqchannel8496 3 ปีที่แล้ว +4

      Xamdaan arkaa hhhhh

    • @ayaanzalax5683
      @ayaanzalax5683 3 ปีที่แล้ว +4

      @@munafaysal hore uso Hppti

    • @saamiyamustafe3284
      @saamiyamustafe3284 3 ปีที่แล้ว +1

      @@msrhibaqchannel8496 live iyadaa soogalisy xamdi

    • @mrramaalenevergiveupchanne9915
      @mrramaalenevergiveupchanne9915 3 ปีที่แล้ว

      Woow muna faysal asxaabtada iyo adigaba adbaan ku slmy wllo alla ha nabad qab geeyo helkay safarka ku tahay samiya

  • @abumazlaxnk9211
    @abumazlaxnk9211 3 ปีที่แล้ว +85

    Inta jecel inantaaa
    Saaamiye mustafe iny cidkeedaaa kaga faaidayso quraan Kariim kaa fdln adoo frxsan ismuuji✔️✔️💪🙏🙏

  • @ilyaasraajaa6342
    @ilyaasraajaa6342 3 ปีที่แล้ว +118

    Howgii fanka bilaash looma odhan Reer soomaaliland Aduunkan ugu jecelhy reer Ayeeydeey I,m From Mogadishu

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms 3 ปีที่แล้ว +121

    Saamiya like noo saar😃

    • @munafaysal
      @munafaysal  3 ปีที่แล้ว +16

      Tusmo films 🙏🙏

    • @samiamustafa7161
      @samiamustafa7161 3 ปีที่แล้ว +18

      😍😍😍waykana

    • @Tusmofilms
      @Tusmofilms 3 ปีที่แล้ว +5

      @@samiamustafa7161 👑❤️💯

    • @Ziizeman
      @Ziizeman 3 ปีที่แล้ว +3

      @@samiamustafa7161 samia MustaFe Fanku wuu kuGu dhex Nool yahay wllo Waa markii 17 Ee Aan Ku DheGysto......!

    • @Bashiirgamer56
      @Bashiirgamer56 3 ปีที่แล้ว +1

      Tusmo sxp waxn ahy qof ahn leh oo rap inuu fanan noqodo ee ee dee hesso tuman ayaan hayayo waxn rapaa inad isoo galiiso laparkaga isoo qpr zzp

  • @cabdishakuursiciidcabdi3058
    @cabdishakuursiciidcabdi3058 3 ปีที่แล้ว +15

    Saamiya Mustafe Xirsi, walaashay aad baan u sallaamaya ilaahay nabbad qab ha kugu gaadhsiiyo safarka. Saamiya inta aan ka aqaano waa inan xishood baddan, qoys wadaado ahna way ka soo jeedda. Saamiya isku xaafaddo ayaan ahayn markii aan Burco ku sugnaa qiyoosinkayga jaceylka wax baddan bay oggayd. Saamiya fanka aad bay u jeclayd waxa ay igu odhan jirtay in siciidoow waan heesayaa beri dhow. Maantana waan taa riyaddeedii rumaysay. Saamiya wax wanaagsan ayaan la jecelahaye ilaahay beddel khayr qabba fanka hawgu beddelo insha allah.
    Asxaabta way shidan tihiine, waan iddin sallaamayaa dhammaantiin.

  • @shugriqali5248
    @shugriqali5248 3 ปีที่แล้ว +19

    Wlh gabadh codkeeda wan kusoo celcelshay ilahay codkaga hakuu barakeeyo caadi ma ah🥰

  • @xamaas665
    @xamaas665 3 ปีที่แล้ว +5

    Wllshy muna faysal Horumar wacan wan idin taagera Adiga iyo axmed jacaylba keeb going

  • @amushofficial2342
    @amushofficial2342 3 ปีที่แล้ว +3

    Ahmed jecel ku hyztaaa Cod io quruxba illhy wuuu siiyey❤❤❤❤❤🙏m.a wlllky

  • @mohamed-2139
    @mohamed-2139 3 ปีที่แล้ว +8

    Woow. Saalax sanaag iyo gabadhaasiba waa mucjiso inta ka heshay like👍

  • @yacinvlogsandfilms5725
    @yacinvlogsandfilms5725 3 ปีที่แล้ว +7

    Muna faysal keep going from Djibouti 🇩🇯

  • @sagaldahir818
    @sagaldahir818 3 ปีที่แล้ว +12

    Al fanaan Ahmed jacayl ha la igu salaamo ♥️

  • @hafsodiamond4827
    @hafsodiamond4827 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhaan waxaan ku xasuustaa ayada iyo maxamed aamiin furunle allaha u naxariistee video ay isla soo duubeen oo ay heesaysay masha allah cod macaan bay leedahay

  • @samiamustafa7161
    @samiamustafa7161 3 ปีที่แล้ว +17

    Aadba umahadsantihin dhamaaan asxbtyda
    Alxm wan nabad tagey wanan Idin xiisi doona dhamantiin 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @shaficimohamud431
      @shaficimohamud431 3 ปีที่แล้ว

      Inader codkan miyaad fanka kala tagtay😢

    • @ahmedabdirahman82
      @ahmedabdirahman82 3 ปีที่แล้ว

      Ilaa Xaggee Naga Aadey Saamiyay ??

    • @samiamustafa7161
      @samiamustafa7161 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedabdirahman82 wll turky

    • @samiamustafa7161
      @samiamustafa7161 3 ปีที่แล้ว

      @@shaficimohamud431 hno fanka ma jecli lkn melaha ayan ka heesa😂😂😂😂😂

    • @ahmedabdirahman82
      @ahmedabdirahman82 3 ปีที่แล้ว +1

      @@samiamustafa7161 Nabd wllo hlkaa tgtaba

  • @AbdifataaxMohamoud-qt5ti
    @AbdifataaxMohamoud-qt5ti ปีที่แล้ว +1

    Muna faysal Eeze diin wad naga waleysaane keep going wllshey ❤️🥰

  • @bakarushervevo663
    @bakarushervevo663 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow war gabadha la sabootinaayo ayaaba laga dhawayn codka caadi maaha yartu zaalax sanaag zhpky wn salaamay iyo fanaanka kaleba 😍🥰😍🥰

  • @hilsanemed3106
    @hilsanemed3106 3 ปีที่แล้ว +12

    Ahmed jecl wllky qalii keep going

  • @IfrahChannel86
    @IfrahChannel86 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah wan la dhacay dhalinta qurxon Allah ha idin xafido walalahay 🎉🎈🎈🎈🎈🌹👌🖐🏽🎤🎸😍😍😍😍😍

  • @xamdayusuf8095
    @xamdayusuf8095 3 ปีที่แล้ว +1

    Muna faysal wallhi dar ilhy ban ku jeclahay waliga inta nolli jirto joog 😍😍😍💗❤💞💞💞🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤💗💞

  • @barwaaqokayzer5906
    @barwaaqokayzer5906 3 ปีที่แล้ว +16

    Soo noqo adoo nabada
    Nasiib wacan lasoo kulan
    Samia 👸♥️

    • @mohamedshacaybwaris6150
      @mohamedshacaybwaris6150 3 ปีที่แล้ว

      Barwaqoy😂 adu ma hadal bad ka adagtey maad zoo taagantey uun ama guurzo ama dhoof 😂

    • @barwaaqokayzer5906
      @barwaaqokayzer5906 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedshacaybwaris6150 😂😂😂😂wli ma gaadhin xilligii guurka

  • @nimcolaki4692
    @nimcolaki4692 3 ปีที่แล้ว +18

    Zamiya muztafE hirzi dhazhI gobolka raga waa lagU xiizEy hppTi♥️😩

  • @dayaxaxmd2028
    @dayaxaxmd2028 3 ปีที่แล้ว +5

    Adigo nabad ah iyo asxbtaara allow halmar nakulmi
    Hargeysa inaa kucaweeno jclhy mustaqblka insha alah🙏
    From: mugadishu

  • @mumtazinahupi8535
    @mumtazinahupi8535 3 ปีที่แล้ว +21

    M.a samiya mustafe xirsi isku xafad ahayn mizz uh more😭 from gopolkii raga purco

    • @nimcoabdirashiid5783
      @nimcoabdirashiid5783 3 ปีที่แล้ว

      Team school ayan wada ahan jirey waliba isku galas anyanu aheyn

    • @cadnaanak2448
      @cadnaanak2448 3 ปีที่แล้ว

      nimco 😂😂😂warbixim baan ka diyaarine Telkaga ii reb hno

    • @nimcoabdirashiid5783
      @nimcoabdirashiid5783 3 ปีที่แล้ว

      @@cadnaanak2448 warbixinteeda o dhameys TIRAN ana kusinayo waliba

    • @cadnaanak2448
      @cadnaanak2448 3 ปีที่แล้ว

      updivic90@gmail.com Halkas iguso reb whtspp lambarkaga

    • @bukharimaxamud1593
      @bukharimaxamud1593 3 ปีที่แล้ว

      Wll0yal halkeebay tagtay ee l00 sagotiyY

  • @fatimamahamud903
    @fatimamahamud903 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah best sagootiin Ahmed jacel salaax sanag asimiya mustafe is helay illahy haku nabada geeyo abyon samiya
    Muno barnamij qaaciyaa mar mar so samee azxbta qacigaa fany weyaan ❤❤❤❤👏👏👏

  • @abdixakiin9120
    @abdixakiin9120 3 ปีที่แล้ว +13

    alla gabadha cod macaanaaa m.a 💕

  • @jimcaalefuaad8312
    @jimcaalefuaad8312 3 ปีที่แล้ว +3

    Saamiya MustaFe boqoradii Gobolka ToGdheer👏👏❤️❤️

  • @mohamet_fouzi4504
    @mohamet_fouzi4504 3 ปีที่แล้ว +10

    Saamiya mustafe duni kale

  • @shaymaayaan3712
    @shaymaayaan3712 3 ปีที่แล้ว +4

    Samiya mustafe Xirsi wll ilahay ha ku nabad galiyo inta noshahay faraxd kh dhamyso wan ku xiisnay wllhy 😍🤩😘🥰❤💋💯

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +7

    Keep going muuna fayzal my sister

  • @ahmedsaki9322
    @ahmedsaki9322 3 ปีที่แล้ว +1

    Zamiya Mustafe wllo cod baa kugu dhaamaday ilaahay dhuunta ha kuu barakeeyo 💯💯💯💯💯💯

  • @dayaxaxmd2028
    @dayaxaxmd2028 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlalaheen reeen soomali land hoygi fanka waaa alle aya hibo usiiyay
    Reer koonfur cuqdada daaya wan idin ogahay walalaheen yeela xaqirin
    Mogadishu illa new hargeysa aan gacmaha isqabsano 🙏🙏🙏❤

  • @shaaficifarxaan5421
    @shaaficifarxaan5421 3 ปีที่แล้ว +3

    Saamiya ft Ahmed jacayl
    Keep going

  • @osmanabdifatah5311
    @osmanabdifatah5311 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa dhalin yaro cod macan 👌🥰
    Lkn fanka lama jecli wakhtigina
    Wax kale galiya oo aduun iyo aqiraba
    Fa,iido idinle baan odhan laha dhalinta

  • @mabruuka1459
    @mabruuka1459 3 ปีที่แล้ว +7

    Munaaay Tayasiir JacayL please No keen👏😍

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 ปีที่แล้ว +1

    Zamia axsan cod waaaaw fanaanadan xagee ku jirtay muuuuc 💓 🍇 🍒 👍 ✅ 💯 ❤️ ❤️ ❤️

  • @kawsaribraahim6563
    @kawsaribraahim6563 3 ปีที่แล้ว

    Woow manshallah wllo samiya mustafe safar khyr qaba dadku hooyo iyo Aabe illahy ha kaa ka dhigo❤️❤️💯💥🥳🥳💥

  • @fayzaupdirahmaan9551
    @fayzaupdirahmaan9551 3 ปีที่แล้ว +4

    Haplyo haplyo haplyo wll muna faysal ciise diin 50k baad gaadhay intaa iyo inkabadan ba waan kurajnayaa

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah samiya mustafe qlbigan kafarxa markan arko alle codka haku barakeeyo safarkgana hakugu nabad geeyo dhaamn wn salamya azxbtan quruxda badan❤❤❤

  • @ikraanhussein9685
    @ikraanhussein9685 3 ปีที่แล้ว +4

    Hadaan garty zaamuu waa gabadh aan jeclahy❤❤🥰🥰🥰

  • @abdirisakabib4633
    @abdirisakabib4633 2 ปีที่แล้ว

    Axmed ka duula Nin culus Gar iyo Gardaraba waan ku wataaa

  • @hoodoqani1647
    @hoodoqani1647 3 ปีที่แล้ว +4

    Muna keep giong ziz from yaxye hanter💞💋

  • @iqraahmed7353
    @iqraahmed7353 3 ปีที่แล้ว +4

    muno faysal ciise din, salax sanag sharafi korkin ahato wlalyal 🤩♥️ fii Quluupinaa🥀💚🔐

  • @muniirosman6389
    @muniirosman6389 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaad ban idin wada salamayaa Asxaabtaydi qimaha badnaydeeey Dhmaantin samiya mustafe waa dadku Fanku u baahan yahy Alle haku nabad geeyo sis

  • @dowdocise4680
    @dowdocise4680 3 ปีที่แล้ว +11

    Somali xasisana 1k views hadanah 265 like ☹😥dhalinyaro Allaha idin daayo one ♥️

  • @nimcoheegoofficial8846
    @nimcoheegoofficial8846 3 ปีที่แล้ว +3

    Eedo mcn nabad gal samiya mustafe xirsi

  • @queensoftheworld1519
    @queensoftheworld1519 3 ปีที่แล้ว +6

    Axmed jacayl fanaan sare

  • @apdilaahiali753
    @apdilaahiali753 3 ปีที่แล้ว +1

    Ha kala reebto inantu fanaanad ma ihi
    Iyo waan heesayaa isama qabato.

  • @khaalidmarwaan6391
    @khaalidmarwaan6391 3 ปีที่แล้ว +1

    Muna faysal ciise diin respect wll ku wata gar iyo gardaraba

  • @ahmedyare3165
    @ahmedyare3165 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wllo muna masha alah waxad tahay gabdh qalbi wanagsan

  • @zakigood9661
    @zakigood9661 ปีที่แล้ว +1

    Ax waxan dawanayaa hesahan markii 100 munaay 😢😢😢😢😢
    Anaa kusii baraayoo bariba ma isku raacnaaa😢😢

  • @noradinomer5457
    @noradinomer5457 3 ปีที่แล้ว +1

    Mancha AllaH samiYah moztaphe verY talent wlhi cadimaHa

  • @qaalusidiiq5180
    @qaalusidiiq5180 3 ปีที่แล้ว +3

    saamiya khadra iyo hooda bashe iyo ayaan dalkaa waan uxiisay

  • @aymansiciid7572
    @aymansiciid7572 3 ปีที่แล้ว

    Muna dheman xababti noloshadu hore usoco nacabkagu hoose wllhi dar alle ayaanku jclhy

  • @salmaziman1136
    @salmaziman1136 3 ปีที่แล้ว +14

    Walhi 30 jeerka badan intaan dawaday keep going sister muna faysal 😍❤

    • @abdirisakabib4633
      @abdirisakabib4633 2 ปีที่แล้ว

      Aniguna sidoo waan ku cel ceshaday wllhi keep going wllshy muna faysal ciise diin

  • @hamzewali4392
    @hamzewali4392 3 ปีที่แล้ว +3

    Siday microphone 🎤 u haysataa laga garta inaanay fanaanad ahayd gabadhu lkn she's top 👌 😉 👏 👍

  • @caraabo5710
    @caraabo5710 3 ปีที่แล้ว +3

    Woooow samiyaa cod aan caadi ahayn baay leedahay mansha allaha

  • @nasirfabio7242
    @nasirfabio7242 3 ปีที่แล้ว +4

    wllzhy qali muna faysal cise diiin keep going

  • @najibalfa7549
    @najibalfa7549 3 ปีที่แล้ว +3

    Barnamij qurux badn dhanyaro qurux badn mnsha alh guulayso wll muno faysal wxn ku rajyn meel kasaraysa meshaan gabar qalbi wngsn ba tahy kuma aqan lkn social media ban ka barty wxna modaa ina ilaa yarteni is naqany waxa iga keensaty big funs ban ahy cimamada lama haysan kro dhamays dumar hadan maqlo ileen wa adi qurux badn guulayso💋❤🙏

  • @arfahnoor2112
    @arfahnoor2112 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alla muna Feisal cissa diin 100k soon.
    Gabadhu coodh macantahay

  • @aynnn4_k745
    @aynnn4_k745 3 ปีที่แล้ว +9

    Muna FayzaL Cizeh Diinn 🧡👸🏼🌍

  • @mireyaretube800
    @mireyaretube800 3 ปีที่แล้ว +2

    Saamiya mustafe Mansha allah kalsooni iyo cod halaasiya isku darsatey alleh ha daayo

  • @zidiiktube8222
    @zidiiktube8222 3 ปีที่แล้ว +9

    𝐦𝐮𝐧𝐚 𝐟𝐚𝐲𝐬𝐚𝐥 𝐜𝐢𝐢𝐬𝐞𝐝𝐢𝐢𝐧 🅐︎🅛︎🅛︎🅐︎🅗︎ 🅗︎🅚︎🅤︎ 🅢︎🅗︎🅐︎🅡︎🅕︎🅞︎ 𝘸𝘭𝘭 𝘮𝘤𝘯

  • @hibocali568
    @hibocali568 3 ปีที่แล้ว +5

    Msha allh samiyah ma aqan lkn wllhi wa qurux lay yar oo cod macan msha allh alle haku nabad yeelo qli dumar

  • @ziciidnazerziciid4569
    @ziciidnazerziciid4569 3 ปีที่แล้ว +2

    Saamiya mustafe cod Macan Mnzh aLlh❤️💌👑

  • @mapr0ukahadam285
    @mapr0ukahadam285 3 ปีที่แล้ว +1

    JiLaYazHa FaNaaNiNta ApWaaNiNTa WaaN idiEN saLaMey bacdal salan walal samia mustafE xirzi waxTaHay wll qalbi wanagzaN ilahay saFarkaga Ha kaga dhigo mid khayr qaba meel kazto taGtaana Dad wanagzan oo qalpi safiya ilahay ha kula kulanziyo Dadku aapo iyo hooyo ha kunoqdaan✌

  • @amaalahmed9813
    @amaalahmed9813 3 ปีที่แล้ว +11

    Axmed jacayl daraadiii

  • @hal-abuurrayaanboss1460
    @hal-abuurrayaanboss1460 3 ปีที่แล้ว +5

    runti samia imika wejigeda igu horey wxany ila muqata roux qalbi safiya wlo safar khyr qaba alle haka dhigo dadkana abiyo hooyo haku noqdan😍😍😍

  • @sharmakemohamedhassan2545
    @sharmakemohamedhassan2545 3 ปีที่แล้ว +12

    Axmed jacayl

  • @fanaan1
    @fanaan1 3 ปีที่แล้ว +2

    let me say 1 thing here ,waar macquul miya channel iyo you tuberad sidan u shidan ayaan gaadhin weli 300k waar inanta ka giijiya oo kusoo carara subscribka please , I think you agree she Princess Muna Fayal deserve it by all means keep going my sis

  • @mohamedcadeofficial9214
    @mohamedcadeofficial9214 3 ปีที่แล้ว +1

    Muna faysal keep going my sister

  • @armaanyareofficial6113
    @armaanyareofficial6113 3 ปีที่แล้ว +4

    Samiya mustafe xalad kale baan galay

  • @hoodomawliid576
    @hoodomawliid576 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going brother and sister

  • @jdjssjsududjdu3186
    @jdjssjsududjdu3186 3 ปีที่แล้ว +3

    saalax sanaag m.a cod ilahy ku bareyo zxp (◔‿◔)

  • @sabrinamohamed9673
    @sabrinamohamed9673 3 ปีที่แล้ว +4

    Muna keep going sister 🥰

  • @zakariaabdulaahi5776
    @zakariaabdulaahi5776 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi gabdhan cadi mhn hesti khdro daahir qadysy hory usoco wll nagu sobbiiiir

  • @mumtaasmohamettmohamed1895
    @mumtaasmohamettmohamed1895 3 ปีที่แล้ว +2

    Hesta hore ee samiya ay qadayso ya qadayn walalayal😇😇

  • @mumtaascabdirashiid745
    @mumtaascabdirashiid745 3 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo muna 50k in kabdn rajeynynaah❤❤😘

  • @xaajiofficial4602
    @xaajiofficial4602 3 ปีที่แล้ว +3

    Saalax sanaag legend♥️

  • @zuzannuur7000
    @zuzannuur7000 3 ปีที่แล้ว +4

    Zamiya mustafe 😍Lagu xiisi dona siseyyy

  • @xamdixaajimuuse5014
    @xamdixaajimuuse5014 3 ปีที่แล้ว

    Wooow samiya mnsha allaah cod mcn alle hku nabad yelo wllo muna qli alle hku xfdiyo abyo mcn wanku jclhy

  • @CAATEEYEH
    @CAATEEYEH 3 ปีที่แล้ว +7

    Axmed jacayl👌

  • @cumardhayloofficial8849
    @cumardhayloofficial8849 3 ปีที่แล้ว

    MunaH faysal cise diin wlloH wan ku tavern
    WlloH hore u soco adnaH ila socoH

  • @maxamedcabdi7952
    @maxamedcabdi7952 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi blihi waa Fananad Zaamiya mustafe opopopopo %100 alle haku sharfo

  • @hodaniprahim3504
    @hodaniprahim3504 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi codkeedu caadi maha mashallh sawtu raxma.samiya mustafe huno qli

  • @kawsaribraahim6563
    @kawsaribraahim6563 3 ปีที่แล้ว

    Fanaanka codka halaasigaa leh fanaan salax ku salaamey wllo muna faysal ciise diin iyo Axmed jacayl fii quluubinaaa❤️❤️❤️❤️💯💯🥳💥

  • @radiitayousuf6388
    @radiitayousuf6388 3 ปีที่แล้ว +1

    Muna faysal ciise diin keep gowing

  • @IfrahChannel86
    @IfrahChannel86 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah habibti shukran

  • @abdirahmaanofficial825
    @abdirahmaanofficial825 3 ปีที่แล้ว +1

    Walashey Muna faysal iyo Duriyada kaleba Salaan ❤

  • @xamdanuurmaxamuud8340
    @xamdanuurmaxamuud8340 3 ปีที่แล้ว +4

    Axmed maxad samaysay❤️

  • @guleedyare7562
    @guleedyare7562 3 ปีที่แล้ว +1

    Samiya. Wan wata gabadhas iga gadhsiya. Love❤

  • @hoodocali9609
    @hoodocali9609 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdikariin soo kexee wll😘💋

  • @dhameys1378
    @dhameys1378 3 ปีที่แล้ว +4

    Saamiya mustafe ❣✌

  • @mariyahassan5599
    @mariyahassan5599 3 ปีที่แล้ว +1

    Maash Allah hore usucoda dhamaantiinba💯💢🖤💫

  • @gabadhsharafleh4164
    @gabadhsharafleh4164 3 ปีที่แล้ว +1

    Hampalyo hampalyo wllo muna faysal 50k and in ka badan ku rajeynay 🥰

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 ปีที่แล้ว

    Axsan yaa sowd samiya mustafe iyo axmed jeceyl iyo salax sanaag 🌹🥰❣

  • @Najiib-Habane
    @Najiib-Habane 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha Samiya Mustafe cod cajiiba

  • @idirismohamedmohamed7533
    @idirismohamedmohamed7533 3 ปีที่แล้ว

    Xappti hanbalyo 50k aad gaadha aad ayaan ugu faraxay manliti aad gadhay nabarkaa isoo sher gare xappti mahdsnid

  • @wiildhalad9021
    @wiildhalad9021 3 ปีที่แล้ว

    Muna faysal ciisa diin yes boss sln sare saamiya mustafe daaaadax waaye codkeeda quruxdeeda waa la yaabay

  • @azmaryare1233
    @azmaryare1233 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah siquruxbadanbaad usabotideene ILAAHAY nabadqab hakugeeyo

  • @khadarmohamut2306
    @khadarmohamut2306 3 ปีที่แล้ว +4

    zavetrip wlshei saamiya😘

  • @dayaxaxmd2028
    @dayaxaxmd2028 3 ปีที่แล้ว +1

    Zaamia wlh maalin aan daawan malahan ilaah dartii codkeeda ujclhy
    Maboqreee hadraawi baa beerlula masheegeen
    💥❤🙏