ceerigaabo dagaal ka dhaca bur bur iyo qaxa yaa Dani ugu jirtaa 2,muxuu galabsaday salmaan 3,khata

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • ceerigaabo dagaal ka dhaca bur bur iyo qaxa yaa Dani ugu jirtaa 2,muxuu galabsaday salmaan 3,khata

ความคิดเห็น • 116

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 19 วันที่ผ่านมา +3

    Riwaayada ah xuduuda ingiriiska aan gaarno waa riyo maalmeed

  • @Samiya106
    @Samiya106 19 วันที่ผ่านมา +3

    Naseeb dero 2024 wali Somalia is delay so 😢

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 19 วันที่ผ่านมา +4

    Iidoor waa wada mouse biixi waxaana ugu daran wadaadada ee la soco

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 19 วันที่ผ่านมา +2

    ALLOOW Nabad baanu kaa barinay

  • @Saynabjaamac-w9y
    @Saynabjaamac-w9y 19 วันที่ผ่านมา +1

    Xishoo waad edab darantahaye Somaliland insha allh guul ayay gaadhi doontaa

    • @qadar160
      @qadar160 19 วันที่ผ่านมา

      Dad gobal rabaaba dagal raba lakin inshale mahalayan guuul isaqa guul

  • @fadumaahmed1250
    @fadumaahmed1250 19 วันที่ผ่านมา +2

    Muuse biixi waa maxadawena dalka soomaliand

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 18 วันที่ผ่านมา

      Waleeeeeee

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 19 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan habaar qabe dalka wuu ku ciyaaray

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 19 วันที่ผ่านมา +3

    SNM dagaal bay rabtay weligeedba.

  • @inaadamturab3195
    @inaadamturab3195 19 วันที่ผ่านมา +1

    Maansha Allah ilaahay cimriga iyo Caafimaadka iyo Caqligaba Kuu Barakee
    Run Iyo Xaq Keliyaad Kahadashay
    Inaadeeroow platform kaaga Qurxina Kordhina
    Kasoo jiito Dadbadan✅✅✅✅✅✅✅

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 19 วันที่ผ่านมา +3

    SSC guul iinsha allaah 💪💪💪💪

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 19 วันที่ผ่านมา +1

    Alla kii uguliitaybaa saaka hadal is leh mabdau waakii weligiiba jiray eelawada lahaa maxaa isbedeay eedadaka uga raraysaa,cidina isma adoonsatee islayaab dadkan weykudhexdhasheen mabda,a xamarba midbaa lagumaamulaa,muuseismaaciil waxba kuuma dhimin xaasidbaad tahay maamul hawlihiisiiwata shaqo ayuu kamuraaradilaacay waar dadka kadhexbax xasadyahay umada isku dirayaa

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 18 วันที่ผ่านมา

    Somali anaga uf uf uf nidhi xabashina anagaa lajaara dhul awowgaa leeyay maanu kakiray hadaalin isaaq wax ba laga qaadiwaa

  • @user-cl3sw2om8p
    @user-cl3sw2om8p 19 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse rooble garxajis waa walaalkood ano gx ah oo reer cergabo ahba so dhoweynaya

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 18 วันที่ผ่านมา

      @@user-cl3sw2om8p waxaad ka hesho waxba cidna ha ka siin

  • @abobasement346
    @abobasement346 19 วันที่ผ่านมา +2

    museh oromoh shaqoh weyn bu u dhibay cergaboh Good job 👍🏾 museh

    • @shadiaali2750
      @shadiaali2750 19 วันที่ผ่านมา

      Alla muxuu Muse dad ciilay ciilan you don’t know but Ahmed khasaaro made a good job ciyaartuna hadey kow tahay

  • @allaaaminmaiisho3360
    @allaaaminmaiisho3360 19 วันที่ผ่านมา +1

    maalinta uu karash kadhex hadli ceergaabo ayu hadalkuu furan yahay eee martida ha qixin

  • @XasanIbraahin-e8m
    @XasanIbraahin-e8m 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waydii hiwanta bal waxay ceerigaabo ugu.soo.yAacayaan waa waxay ka helaan

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 18 วันที่ผ่านมา

    Hadii lawada
    Leeyahay ama
    Lawada dego
    Ceerigabo waa
    In calanka Isaq
    Laga dajiyaa
    Hadii kale Laga
    Taago kaygana
    Ceerigabo xor
    Maha hada

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 19 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo dalka meele xunbuu ku wada waxan kaga tegi maayo dan iyo heelo kama lehe waan lagudaawanaya😏

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan filayaa nimanka cabsibaa ka qabtaa markaa magac fiican oo aysan laheybaad ugu yeedheysaa

  • @user-uk2ou9py8n
    @user-uk2ou9py8n 18 วันที่ผ่านมา

    Adigu xagee ka soctaa war ceergaabo rag baa leh muuse ismaaciil layiraahdo goormuu ceergaabo daarood ka talin jiray wallee reerkan been iyo faan baa lagu ibtileeyey war ceeri dagaankeeda soo hubi matkaa hadal

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 13 วันที่ผ่านมา

    Snm waa dad gumeytaha u raran tan iyo aakhiro.

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 18 วันที่ผ่านมา

    Hooyo waxaa cadaatey in munaafaq uu gaal ka daran yahay uuna galaafto wadan buuxa aawey dunidii islaamku yaa sabab u noqdey in caalamka laga waayo sow munaafaq ku dhex ma aha yaa rabi na badbaadi

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 18 วันที่ผ่านมา

    Khalad waxaa ahaa ayagoo waqooyi ku xasuuqey dadkii oo hantidoodii qaatey iney ku noolaadaan ssc ama dhul harti ❤maxaa keeney dhul harti ayagoo dekedihii iyo hantii lagu dhisey canshuurtii somali weyn maxaa keeney ssc waa Khalad weyn❤❤

  • @MadoobeCabdi-o3h
    @MadoobeCabdi-o3h 18 วันที่ผ่านมา

    Snm.awr.bay.cano.kalisyaa

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 18 วันที่ผ่านมา

    Baldabkaad shidayso waar ceerigaabo waxa iskaleh garxajis itagana kusugaya so cowri mamulgoboleed baa laguyidhi raad so xaran baykatau

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 13 วันที่ผ่านมา

    Horta ceerigaabo yaa iska leh⁉️...Ma dhul Iidoor, dhul Warsangeli baa mise waa dhul Dhulbahante iyo Hartiga kale ay wadaagaan..

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 13 วันที่ผ่านมา

      Waa guri Naalaye Ahmed Jiidali iyo Masagn wiilsha geeloodu daawo aya asasay

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 19 วันที่ผ่านมา +1

    Ceergaabo in la wada dego waa Khalad.

  • @nalababy3825
    @nalababy3825 19 วันที่ผ่านมา +2

    WAA RUUNTA 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 19 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkk ragi laha ba joga kana tegi mayan walahi walo kala adkanaya illahay yu badbadin cerigabo beley ubahan tahay beladina way kasocota

    • @LightningsMcQueen
      @LightningsMcQueen 19 วันที่ผ่านมา

      Adigu hadalkaaa oo kale wanaag makeeno cerigaabo Cid goodnight u sheegankartaa majirto

    • @hudaibrahim9111
      @hudaibrahim9111 19 วันที่ผ่านมา

      Kubax adigu iyo intakulasocota oo naartagal alaah subxaanahu watacaala idankiis Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii yaa alaah

    • @hudaibrahim9111
      @hudaibrahim9111 19 วันที่ผ่านมา

      Kubax adigu balaayada aad uyeedhanayso oo naarta gal adiga iyo intiisharta kugulasocota iyo oromoda adwadato

  • @mohamoudahmed1221
    @mohamoudahmed1221 18 วันที่ผ่านมา

    Ceerigaabo maha Lascanood mana dhicikarto in darood kataliyo

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 13 วันที่ผ่านมา

      Cerigaabo was guri Nalaye Ahmed waxana laga taagayaa Calanka Daraawiishta diid ama yeel hadi aad Nabad ku diidid ogow in lagaa rarayo oo aad buurtij ku labanyso

    • @mohamoudahmed1221
      @mohamoudahmed1221 13 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      You are right it was not anymore

  • @NasraGulaid
    @NasraGulaid 18 วันที่ผ่านมา

    Xikmad baa kaa buuxda
    Lakiin inta caqliga laga amaahdey kuma fahmi karaaan

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 18 วันที่ผ่านมา

    Fatabakhda jooji wakaa isaaqe so cowri 1 madaxweynaha jabuuti 2 ka koonfur 3 ka budlaan 4 ka kilalka shanaad iyo qashin kiini oodhan baa wax ba qaadiwaay 19/89 waxa tiin hangooladii muuse iyo ina kaahin geedsudhay yaad isu sharaxaysa nabadaa laraadinaqyo anaga cirka udiray

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 19 วันที่ผ่านมา

    Dhulmahante ceerigaabo maamul ku noqon maysid 😂

  • @NiciimaYussuf
    @NiciimaYussuf 18 วันที่ผ่านมา

    Nabiibiye dadka ha isku dirin cadaabta la geeye

  • @sabaaddiriye9377
    @sabaaddiriye9377 18 วันที่ผ่านมา

    Ah maxaa ku dhigay dhul idoor hadaad adba diiday in laascaanood lagula dego ama dhul aad deltagande waar reer raaha waa duryad oo waa dad nasab ah oo lala degi karo oo lala nollan karo. Ee waxaad shubaysa oo beenta ah jooji dadka soomaaliyeed ha isku gubaani ilaahay hooga xawada ku qabaye idimka ilaahaye.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 19 วันที่ผ่านมา +1

    Ceerigaabo idoorka jooga wala sifaynaya wana SSC khatumo 💪💕😘💕

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 19 วันที่ผ่านมา

    IDOORKA WAA WASHEEN DAD DHUULKOODA AYEEY UU HANQAAL TAGAYAAN BAAL MAXA KA YAALA KHAATUMO STATE IY9 XAFADAHOODA IYAGA HARAGYSA KU QABSADAAY QAABIL IDOOR YAA.

  • @NiciimaYussuf
    @NiciimaYussuf 18 วันที่ผ่านมา

    Cirigabana cidii leh baa leh

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 19 วันที่ผ่านมา

    Waar ilaahay ka baq oo jooji inaad ummada muslimiinta ah, isku dirto. Aakhiro ayaa ku sugaysa, dadka u sheeg in dhiigoodu xaaran yahay, oo labaduba naarta gelayaan hadii ay dagaalamaan.

  • @AliHassan-rp9ue
    @AliHassan-rp9ue 18 วันที่ผ่านมา

    Adeerkaa cabdillahi yusufna sax buu ahaa markuu xamar geeyey xabashi

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 19 วันที่ผ่านมา +1

    Libin aanay lahayn iidoor ha siin iidoor dawlad ma ridin mana ridi karayne markii xamar jabhadihi soo galeen ayeey hargaysa soo galeen faysalkii gawaadka ahaa ayaa ku sheekeeya dawlad naanu ridnay maxay ridi kareen reer bucur bacayr ilma habar xabuusheed

    • @faaraxxasan9610
      @faaraxxasan9610 19 วันที่ผ่านมา

      Dadka ugu caqliga xun soomalida

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo3565 18 วันที่ผ่านมา

    Waalida dhulbahante waa taa

  • @user-qp2zu3fy1w
    @user-qp2zu3fy1w 19 วันที่ผ่านมา +1

    S.s.c.guuuuuuuuuul

  • @nimasaid-v5k
    @nimasaid-v5k 19 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk mussa maha wa hassan

  • @mahadhaji6912
    @mahadhaji6912 19 วันที่ผ่านมา

    Waxaa iga su’aal ah in dagaalkii Leelkase iyo Habargidir uu kuula muuqday mid doqonimo iyo fidno ah laakiin kan Isaaq iyo Dhulbahantena uu kulayahay mid mudan in loo dhinto soo mas’alo weeynoo madaxa daalineyso ma aha?

  • @seed3966
    @seed3966 19 วันที่ผ่านมา +1

    Asc salaaaan sare 😎😎😎

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 19 วันที่ผ่านมา

    iidooro waxaanaya Aheen baya ismooden looga guurimaye iyagaa ka guuraya iidooro iyo harti harrti baa ku hantibadan sidaya u ga guuran😏

  • @mohamedabdiarab9750
    @mohamedabdiarab9750 17 วันที่ผ่านมา

    ma gaadhi karaa abwaan

  • @maakhiriahmed5879
    @maakhiriahmed5879 19 วันที่ผ่านมา

    waxba ku maad hadal cudurkii ku hayayna ka bogsanwayday

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 18 วันที่ผ่านมา

    Beeenaale sheeko xaaar ood waad idiin dhamaatay muuse ismaaciil guuul guuul anaga hana kala qaybun ceerigaabo isaaq ayaa iska leh hawaalan hooyadaawas

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 18 วันที่ผ่านมา

    Ujeedada dagalada meelkaste ka socda ujeedadiisu wa datood dhulaawe oo doonaya dhul aanu awowgood usagamin kuekaada duulooyinka allaah iyo odayaashiini idin sahamiyay

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 19 วันที่ผ่านมา

    iidooro nabada waya idinku hoosaasinayan ee iska ilaaley hartiyoowo😏

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 19 วันที่ผ่านมา +1

    Dhulbahante ragga aad tirineyso ayagaa dilay cid kale ha ku eedeyn midda kale belaayada aad soo abaabuleysaan Allah ha idinku ekeeyo. Dhiig muslim wax la guubaabiyo ma aha

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 19 วันที่ผ่านมา

    Mishaar kaciidankamasar waxaa bixiya maraykadhe laakiin mawaxaanogolaanaa itoobiyaan cadawgaaga cadawgiisu waasaaxiibkaa

  • @naimaali6913
    @naimaali6913 18 วันที่ผ่านมา

    Waar kuligiin illahay u noqda hadad rattan in illahay idiin gargaaro

  • @fathiomar9667
    @fathiomar9667 19 วันที่ผ่านมา +1

    Cadho alleh kugudjhacday

    • @seed3966
      @seed3966 19 วันที่ผ่านมา +1

      Ma habaarbey kaaga ururtey iyo akhlaaq xumo isla hel adigu in sha allaah

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 19 วันที่ผ่านมา

    Yaan wakhti layskaga lumin muuse iyo snm iyo fikirkooda iyo inta harti ee hoosta kaga jira muuse ....reer SSC ilaashada degaanadiina magaaleeya xuduudihiina

  • @KydtisKdgdgkdgk
    @KydtisKdgdgkdgk 18 วันที่ผ่านมา

    Xadkan iyo waxna dshegto mar walb wax kale afkaga edab yeldoqon 'aqliyar wixi madaxaga kusodha isxaaaq xaaaqo..uf-dooqntaaad daadutaqan eat- eat👉aaykagadhagtay...pshed';&_--'"

  • @farxanxasan7111
    @farxanxasan7111 18 วันที่ผ่านมา

    hadaad guurto Ku soo noqonmaysid

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 19 วันที่ผ่านมา +1

    Guul ssc khaatumo

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 19 วันที่ผ่านมา

    CEERIGABO WAA MAGAALO QAABILIDA KALA.DAGAAN WAA IN QAABILKASTA AFADIISA CALANKA SARAATO

  • @DaauudJaamac-eh4uf
    @DaauudJaamac-eh4uf 19 วันที่ผ่านมา

    Waamabda a netanyahu sn borama

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 19 วันที่ผ่านมา

    waar muuse haku xoqonina idikaa kibir idin hyaa oo aarsigii siyaadbare kusocda soomaalina idikadagilaahadahay waar nimankan scc sheeganaya wacad waxa kumareen inasiyaad bare uaaran tiibayna kusocdaan

  • @maxamedcabdo3565
    @maxamedcabdo3565 18 วันที่ผ่านมา

    Idigaa dilay hadraawi

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 19 วันที่ผ่านมา

    Nin wayno been shegaya

  • @noormohammed4876
    @noormohammed4876 19 วันที่ผ่านมา

    War nimanka iidoor baa la yidhaahdaa ee sheekh isaaqan aad akhriyeyso xageed ka keentey.

  • @mohamoudahmed1221
    @mohamoudahmed1221 18 วันที่ผ่านมา

    Bacaaac kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fathiomar9667
    @fathiomar9667 19 วันที่ผ่านมา +1

    Insha alaah reerkiinay galaafan

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 19 วันที่ผ่านมา

      Aakhiro ayaa war yalaaa
      Walee qof kasta qabri ayaa huran isagoo kaligiiii ah
      Darood/isaaq midna uma doodayo
      Lakiin
      Qof walba wuxuu dhigto ayaa meel u yaal
      Allow dhiig faraha ha noo galin

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 19 วันที่ผ่านมา

    CALAN SNM IYO TARIIKH 1991 MIYA CEERIAGBO KU SIINAYSA ADIGU ISAAQ AH YAA ADIGO HARAGYSA ,BURCO IYO.BERBERA KU QABSADAY ISAAQ AHAAN AYA DHUULKA KHAATUMO STATE RAABA FUDAADA AYA CAQLIGA UGU YAALA NINKA IDOOR BEENTA 34 SANO OO AYA KA DHISATEEN LACAGTII UN GOBOLADA WAQOOYI HARAGYSA BURCO IYO BERBERA NO MORE

  • @QaasimJaamacdaad-xq9gs
    @QaasimJaamacdaad-xq9gs 18 วันที่ผ่านมา

    Waxaad tahay beenaale taariikhda been ka sheegaya on
    Oo dadka isku diraya

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 19 วันที่ผ่านมา

    Muuse. Miyaanu. Imaan Kareem. Maxaa. Ku. Jaabaan. Dadkiisi. Ba. Deegen. Waa. Aayo. Dadka. Deegen. Waa. Aayo. Wareerka. Joojiiya. Maxa. Iskukiin. Xiidhay. Ceerigaabo. Iyo. Laascanooda. Yaabaka. Bisiinka

  • @FaisaXnuur
    @FaisaXnuur 19 วันที่ผ่านมา

    Snm guul❤ ssc ahdhacdo inshalah

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 18 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk huwan aya tahaye adero mesha maciidama somaliland aya dagalama misa waxa dagaalka bilabaye dhulmahante iyo garadaado iyo argagixisadoofa ee abdimadobe aya dagaalka bilabaye oo daad kaa matiika maarka somaliland diiidantahaye daanta aad ceelkabo uu waadii waa maxaaye

  • @fathiomar9667
    @fathiomar9667 19 วันที่ผ่านมา

    Wejigaa gubey

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 18 วันที่ผ่านมา

      Maxaa habaar keenay adoo gar naqsan kara

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 19 วันที่ผ่านมา

    Xasan Sheekh waa Jaahil.

  • @fathiomar9667
    @fathiomar9667 19 วันที่ผ่านมา

    Munaafaq munaafaq dhalay

    • @seed3966
      @seed3966 19 วันที่ผ่านมา +1

      Munaafaqnimad ma adaa haya munaafaqnimo adaa udhoow iyo kula caqliga ah runtii

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 19 วันที่ผ่านมา

    Dameer qudjaanjo ka liita oo ciilan bad yahay agoomoomay aabaha furcoon afweyne lagu hor bireeyey markaa waa gartas ina sida dumar u baroorata ma aarsaday uur kujira yad tahay agoon markas iska baroorow sida gabadh ninkeedi ka dhintay

    • @ubahguled96
      @ubahguled96 19 วันที่ผ่านมา

      Mohamedabadiyusuf,ADEER WAALI AYA IDIIN HAYAASA HADAAD SNM TIHIIN XAFADIHIINA WAA HARAGYSA BURCO IYO.BERBERA CALANKA HALKAAS SAAR QAABIKKAGA MAXAAD U RAABTA DAD DHUULKOODA IN AD KU QATAAN CALAN BEEN AH NO NO

    • @mohamedabdiyusuf519
      @mohamedabdiyusuf519 19 วันที่ผ่านมา

      Inad gabadh tahan filaya ma hubo waxad doontid ahow rag amba dumar waxan ka xanaaqsanaa mid dameer oo gaal ku hoos nool oo dad dhan oo sheekh iyo shariifba leh caayaya oo gaalow iyo ereyow gafleh kula kacaya

  • @Zara-s2h
    @Zara-s2h 19 วันที่ผ่านมา

    Rufyaan beenta qaybiya ayaad tahay cuqdad baa kaa dhaansan.

  • @fathiomar9667
    @fathiomar9667 19 วันที่ผ่านมา

    Kaadib kaadib dhaley

    • @seed3966
      @seed3966 19 วันที่ผ่านมา +1

      Been iyo kaadibnimo adaa udhow ee runtaad diidi

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 19 วันที่ผ่านมา +7

    SNM down 👎👎👎👎

    • @shadiaali2750
      @shadiaali2750 19 วันที่ผ่านมา +1

      Khamro naasdheer down down forever and ever

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 19 วันที่ผ่านมา

      Asc.akhii kariim ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba kaana ilaali cadowga madow iyo kan cad allaahumma aamiin aamiin aamiin

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 18 วันที่ผ่านมา

      Nin AAN CIILAY BA I CAAYAY CAY CIIL KU NOOL DOWN DOWN XASID

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 18 วันที่ผ่านมา

      ​@@yusufabdille3448❤❤❤

  • @yaasmiinabdi1653
    @yaasmiinabdi1653 19 วันที่ผ่านมา

    Snm👎🏻👎🏻👎🏻

  • @Zara-s2h
    @Zara-s2h 19 วันที่ผ่านมา

    Badhaacis baan u aqaan waxaas.
    Stop misleading news ka haddii muusi taladiisa la qaadan lahaa Laska iyo meelo kale oo badan beri hore ayaa lagu kala bixi lahaa. Tudhaalaha ayaa dhibtaas keenay. Insha allaag dib baalaga sixi wixii khaldamay xuduudana waa la sugi

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 18 วันที่ผ่านมา

      Adoo soo jeda ayaad riyoon
      Miyaad ilowdey
      Maxaa iga duuley baalaha

    • @Zara-s2h
      @Zara-s2h 18 วันที่ผ่านมา

      Markii hore tudhaalaa jiray hadaa la isu fadhiyaa. Hal far ay Lee yihiin halkay soo gaadho 10 far baa loogu badali.
      Iyadoo boodh idin hor yaacay idinkaa arki. Doqontu halkay macal ku barato ayay macaluul ugu bakhtidaa. Hal Mar oo dadkayagu isku jeedeen ayaad ka faaiidaysateen. Don't think today is like yesterday.!
      Miskiin baad tahay. Maadaa og ba naaraha la idiin diyaarsaday!

    • @NasraGulaid
      @NasraGulaid 18 วันที่ผ่านมา

      @@Zara-s2h imisa wiil baad dhashay
      Imisa ayaa kula dhalatey
      Yaa reer abti kuu ah
      Qabiilada kale xidid ma tahay
      Habaryar
      Habar wadaag inaabti
      Colaada Allah ha damiyo
      Carigeena nabad ha ka dhigo
      Allow dhiig faraha ha noo gelin
      Darood/isaaq
      Waa labadeyda garab
      Allow kala qabooji
      Nabad waarta dhexdhig
      Dhulku waa inaga badanyahay
      Imaan aan yeelano

    • @Zara-s2h
      @Zara-s2h 18 วันที่ผ่านมา

      @user-lu8vx9bb6x
      Way wacan tahay haddii la isla fahmaayo nabaddu qiimahay leedahay. Laakii. Waxaa cajib ah In nin nabadda kaaga baahi badani uu colaad kuugu hanjabo!
      Ama nin weligii nadaxa laga garaaci jiray intuu hal maalin ilaahay lib aanuu weligiiba arkin intuu siiyay oo dhawr nin qabteen. Hadana u haysta in maalinkasta u noqon doonto sidii maalintii goojacade ee somalilanders ka isku jeeda kaga faaiidaysteen.
      Haday nacnacda joojin waayaan waxaa sugaysa. Kulu shay in irjici calaa aslihii. Asalkiinii horaad ku noqonaysaan. Ahel nimana ma jirayso haddaan la isla fahmayn.
      Tudhaaluhu meesha wuu ka bixi wallaahi shalay maanta ha moodinina dhulbadana waad waayi doontaan rag badana waad waayi doontaan .

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 18 วันที่ผ่านมา

    Fatabakhda jooji wakaa isaaqe so cowri 1 madaxweynaha jabuuti 2 ka koonfur 3 ka budlaan 4 ka kilalka shanaad iyo qashin kiini oodhan baa wax ba qaadiwaay 19/89 waxa tiin hangooladii muuse iyo ina kaahin geedsudhay yaad isu sharaxaysa nabadaa laraadinaqyo anaga cirka udiray