Casho Macaan Rooti Dhaxda Qudaar laga galiyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 765

  • @iqrayareeychennal8053
    @iqrayareeychennal8053 6 ปีที่แล้ว +209

    Masha allah qurux waaye hadane woo fududyhy gacmaha alle kaama gooyo qali dumar inta nasra cadeey jcl like

  • @ilwaad-ip3nw
    @ilwaad-ip3nw 5 หลายเดือนก่อน +2

    Nasra abti doon waan ku jecelhay wllo ilaahay ha ku barakeeyo aakhrana janada ha ku galiyo ❤

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 6 ปีที่แล้ว +15

    Inabad caadi mahaa so yummmy Insha allah wa subin doona❤️❤️

  • @Isgokumaxrizzeditz
    @Isgokumaxrizzeditz 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah .. Waa darsin dhaxalgal ah walashey. Allaha ku barakeeyeo.

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah walaashey qaali
    JazakAllah khayr xbbti
    😍😍😍

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 5 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaa Allah Jzklkheyr Shukran Gacanta Allaha kuu barakeyo

  • @mahadhassan4306
    @mahadhassan4306 5 ปีที่แล้ว +62

    Wxn ahay wiil qurbo joogo cunto karis ma aqaano lkn wxn soo qaataa TH-cam ka waan kafiirsafaa mashalh

    • @naadomohamed3143
      @naadomohamed3143 4 ปีที่แล้ว

      M.a

    • @hodanahmed9841
      @hodanahmed9841 4 ปีที่แล้ว

      🤲💚🤍❤alle magaalo wacan hakugeeyo oo cunto ama waxa aad rabtid alle kabare abaayo macan 💚🤍❤🤲

    • @aniso33jamoow84
      @aniso33jamoow84 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

  • @faadimacumar4791
    @faadimacumar4791 3 ปีที่แล้ว +7

    Aad baad ugu mahadsan tahay wadaagida aad nala wadaagtay muuqaalkan aadka u quruxda badan ilaahay hakugu abaal mariyo jannatul firdowsa

  • @habibaothman1404
    @habibaothman1404 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah mahadsanid abaayo qali ❤❤🌹🌹🥇🥇🥇🥇goobka cuunta qariska aya mudantahay in luga kodoonsiyo abaayo mcnto farxad iku nolow inta cimriika gadhiiman

  • @sahrasheikomar6336
    @sahrasheikomar6336 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah nasra I love rotiga qudarta thank you

  • @xamdimaxamed8160
    @xamdimaxamed8160 5 ปีที่แล้ว +15

    abayo mar waliba wandawada waxa sogilisid masha allah wan kahelay lakin fornada sida wax lokasameyo magasayi wada mada carabta ayana joogaa waika cudsi ida furnada lo isticmalo nosal abayo salamacaleykum

  • @muslimocabdulahi9154
    @muslimocabdulahi9154 6 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah tabarakallah allah ku xafido cafimad ku cuuna abaayo qaali 😍😍😍💖💖👍

  • @ceeyniihaji9107
    @ceeyniihaji9107 6 ปีที่แล้ว +4

    you are my best TH-cam channels that I watch,

  • @umuaxlaaam7090
    @umuaxlaaam7090 6 ปีที่แล้ว +8

    Msha allh xbbt gacntaada allh kuu barkeeyo waa rooti aad u qurux bdn mcnkiisana kaba daran saan dareemayo

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 6 ปีที่แล้ว +93

    Masha Allah gawadheyda

  • @sacdaahmed7184
    @sacdaahmed7184 6 ปีที่แล้ว +3

    Manshaa Allah wll qali mahdsanid
    Run ahaan tii kartidaad aadbay iifarxad galisaa wll alle haku dhowro gacntana alle ha kuu barakeeyo wallaal qaliyoo kudaya sho mudanbaad noothye

  • @malyundahir8892
    @malyundahir8892 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abayo aad bu u macanyahay una fuduyahay ilaahey ha ku barakeyo gacamahag

  • @nimcoaxmed7437
    @nimcoaxmed7437 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah waye wlhi lcgta iga dhameysay nasrooy lkn inta ka faido badan ninkeyga nagto ila qabay kaso ceshtay wxo ku suganyahay inoo furo waa alxm markan ku xirmay channel ka nasro hory usoco mcnto 😘😘😘

  • @fadumoarif1897
    @fadumoarif1897 4 ปีที่แล้ว +8

    masha Allah jazaka laah qeer xabiibti

  • @samiirasanuura4730
    @samiirasanuura4730 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi ma sha Allah fariid iga dheh, thank you abaayo for everything 😊❤️❤️

  • @Ayaaana21
    @Ayaaana21 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah qaliyey shukran Allaah haku barakeyo wax badan ayan ka faiday

  • @zahretelhyat6442
    @zahretelhyat6442 5 ปีที่แล้ว +6

    l like the song also ur recipes like from yemen...but i don't understand ur speaking if u speak Arabic or English it will be better 😙

  • @salmomohamednour855
    @salmomohamednour855 5 ปีที่แล้ว +6

    Inshllh cwa karina allow ii fududey fidiska ayaa war iyallaa wlhi😂😂❤

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 6 ปีที่แล้ว +63

    Maasha allaah 😋

  • @asmasiman6785
    @asmasiman6785 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alah in kastoo aan hada dhow kamid noqday saaxiibadaa kugu xeran Ale haku barakeeyo macaanto

  • @mohaaliofficial6283
    @mohaaliofficial6283 5 ปีที่แล้ว +16

    Umada kale markey qax qabanayaan wey ku sii tuurdaan hees cabsida alle qabikeena kama baxsho wllo nasro adna aduun iyo aqirona rabi adoon uu jclyahy allh hakaa dhigo

  • @maryamabdukadir2337
    @maryamabdukadir2337 6 ปีที่แล้ว +13

    Xamar markaan imaado insha allaah nasro inaa ku arko waan rajeeynaa abaayo rootigaas inaa wax kacuno leee jirto insha allaaah

  • @mandeqabdulkadirmanka4825
    @mandeqabdulkadirmanka4825 6 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah waa qurux wan sameyay jilec mcn waaye gacantada allah ku barakeyo

  • @faadumocumar7850
    @faadumocumar7850 3 หลายเดือนก่อน

    Maa sha alaah mcnto sida quruxda badan aad usamaynayso iyo qiyaasta saa usheegsyso aad ayaan kaaga mahsd celinayaa mcnto

  • @shushucadeychannel3550
    @shushucadeychannel3550 6 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah Mashallah Xbbty Nasra qaali aad aan uga helay Allah gacanta haku bara keeyo 😍😍😍😍 thanks inaad nala share gareeso waa inaan tijaabiyaa Inshallah

  • @dhallgobeeddhaayahauroon6533
    @dhallgobeeddhaayahauroon6533 3 ปีที่แล้ว +1

    Caawan tijaabiyey masha Allah aad buu u wacanaa Mahadsanid wllo nasra

  • @khadraismael7341
    @khadraismael7341 5 ปีที่แล้ว +1

    mashaallah wll nasro anigu wancusubahay lnk barmaamish yadaadoo dhan wadawadaaa gabadha siday waufahasiiso dada aad loolcajabay baatahay ilhay waxankag baryayaa cilmigaa kuubarkeeyo

  • @marwastarcooking
    @marwastarcooking 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wankahelay jazakalaah qaali

  • @abdulhadihassanabdulkadir2103
    @abdulhadihassanabdulkadir2103 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abyo aadbu qurux badanyahay gacanta allaha kuu barakeeyo

  • @Ummmusdalifa
    @Ummmusdalifa 3 ปีที่แล้ว

    Eesh calaa weeye anaa tijaabiyey alle caqliga hakuu barakeeyo qli nasra abtidoon

  • @fartuunesse1056
    @fartuunesse1056 ปีที่แล้ว

    Masha Allah apayo alle haku barakeyo runti ardayad kugu xiran aya ahay wana kugu farxa xppti wana sameeya waxan daawado alle swt haku barakeyo midigtada maskaxdaada🥰🥰

  • @gabadhariyadh2911
    @gabadhariyadh2911 5 ปีที่แล้ว +2

    Maash allah abyo nasra abyo bakin bodar maku darsan kara iyo qamiir

  • @farhiaahmed9513
    @farhiaahmed9513 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah mantan sameyey wan kahelay. Leebatada tan qoyan qofka haystoo jab ayu kudari karaa 12.5g waaye.

  • @bilkheyrahmed8775
    @bilkheyrahmed8775 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah keep going my sister

  • @HAATEM88
    @HAATEM88 4 ปีที่แล้ว

    Xabad saan wax u karis u taqano meel igu sheek wlshey masha allaha illahey gacantada allaha kuu barakeeyo

  • @x.3s11
    @x.3s11 5 ปีที่แล้ว +4

    ماشاءالله حلو وربنا يوفقك يا نصرا

  • @medoaljohni1008
    @medoaljohni1008 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh xbbti wlhi wanka helay illhey haku barakeyo adun iyo aaqiraba

  • @wardacabdi3219
    @wardacabdi3219 4 ปีที่แล้ว

    thank you walashy wx bdn wan kaa faiday hore u soco

  • @amanimohamed1304
    @amanimohamed1304 8 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much nasra waxaad soo dhiktatay Videogan 5 sano ka hor waana markayga 3aad ee aan samaynayo 2 jiir oo sandkaan 2023 iyo halmar 2022 waa mahadsantaha,❤❤

  • @fahiimaqurux21
    @fahiimaqurux21 2 ปีที่แล้ว

    3sano kadib aniga ayadawaday waana sameyey masha allh nasro ilahey ajar iyo xasanad hakaasiyo abyo mahadsanid janada allha nagu kulmiyo amin

  • @sabirinchannel1834
    @sabirinchannel1834 4 ปีที่แล้ว

    Mazha Allah qali gacmaha ilahy haku barakeyo hadada an comment kuso qoray ayaan sameyey mazha Allah 💕😘😘😘😘

  • @Dj.manka1212
    @Dj.manka1212 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 👌👌👌👌👌❣👈

  • @qaaliluuinasalat6345
    @qaaliluuinasalat6345 5 ปีที่แล้ว +7

    waba jecladay Masha Allah guul wcn xbti💖💖💖💖

  • @umuamiir2888
    @umuamiir2888 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah qurux hore u soco qali

  • @safiya7882
    @safiya7882 5 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah xabibti gabar cusub ayan ahay, aad iyo aad. Ayan kuugu mahad celinayaa horena usii. Wad waana ku soo dhaweynaya

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Abayo Jazaakallahu khair..

  • @esfd1383
    @esfd1383 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah abyo waan cusubahy manta kugu soo birey qurjx vidoyashada maasha allah allah ❤❤❤

  • @IdilIsmaciil-y4k
    @IdilIsmaciil-y4k 28 วันที่ผ่านมา

    Masha allah tabaraka laah Allaha gacanta kubara keeyo

  • @anfacosman1251
    @anfacosman1251 3 ปีที่แล้ว

    asc abayo Nasro abtidoon Rootiga bilaa foorno mala sameyn karaa macaanto waa ii muhiim

  • @caaishaa1433
    @caaishaa1433 2 ปีที่แล้ว +1

    Ani rootigaan hda sameye waana ii hagage congratulations macalimadeyda nasra abayo ilahay ha noo kaa xafido

  • @rasmiaxmed6243
    @rasmiaxmed6243 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh wax badnaa kaa FAA iday ale haku barakeyo xbbto

  • @zamzamabdirashidali1577
    @zamzamabdirashidali1577 6 ปีที่แล้ว +5

    mshlh mcn bdn barakoow abayo qaalia sidaas nooga dhis dhanka cuntada allaha ajar hakaa siiyee xabibti

  • @fatimahussein4155
    @fatimahussein4155 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a wan tijawi

  • @nimcoistareex3843
    @nimcoistareex3843 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah❤

  • @aishaabdi776
    @aishaabdi776 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah nasro abtidoon Allah Haku xifdiyo wlshey wax badan Ayaan kaa faaiday

  • @fadimoamuun6608
    @fadimoamuun6608 4 ปีที่แล้ว +1

    Gacanta alle hakuu barakeyo

  • @fartunhappy2110
    @fartunhappy2110 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @bilanmowliid9091
    @bilanmowliid9091 4 ปีที่แล้ว

    Aad ban ugu helay walasheyda gacanta alle hakuu barakeyo

  • @nimcokiin8751
    @nimcokiin8751 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah wllo gacma ha ilaahay haku bara keyo

  • @anisaalem8598
    @anisaalem8598 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheir sister

  • @sahrasheikh4373
    @sahrasheikh4373 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wa kahelay ALLAH ha ku barakeyo

  • @hibodayib9507
    @hibodayib9507 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allah nasra cadeey walal alle gacmaha haku barakeeyo aad baan ku daawadaa runtii rabi haku xiftiyo Nasra Abtidoon

  • @mariyahassan8941
    @mariyahassan8941 6 ปีที่แล้ว

    masha allh tnkz qàali sidaad noogu faideyso mrwlba ajr allha kaa siiyoalpii

  • @shamsasalah7779
    @shamsasalah7779 5 ปีที่แล้ว +1

    Nasro sida aad wax no fahansiisid ajar allah ka siiyo sharafeey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasraahmed9577
    @nasraahmed9577 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله ياقلبي نصره تسلم يدينك الكرسون مرة حلوة 😋😍

  • @Hijabnaturalsom
    @Hijabnaturalsom 6 ปีที่แล้ว +4

    Wcs wrwb Masha Allaah 😘

  • @qamarcabdule675
    @qamarcabdule675 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi nasro markaaan u hadlo si qalbiyan waxaa thy qof ka galiye aaan jecelahay cunta sida aaaad usharaxeeso Wlhi in badan waaan kugu xiranahay abaayo qali keep going nasro cadey ❤❤❤❤❤

  • @user-kc3is2kd1b
    @user-kc3is2kd1b 11 หลายเดือนก่อน

    Nasra mahadsanid abaayo wax badan Baan kaa faaudnay

  • @faizasaciid2750
    @faizasaciid2750 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo shukran waa rooti aad u cajiibaa

  • @amaliinachannel6232
    @amaliinachannel6232 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah qali

  • @faduminabdiraxman4028
    @faduminabdiraxman4028 5 ปีที่แล้ว +1

    Mcnto aniga horta waxaa tahay maclimadeyda wlh marka jikada waxaa kariyo waayo oo cuntada iga hor imaato waxaa dhaha sug horta nasro ayaan fiirinaa aan kabarto wax aan manta cuna markas kubaruweyaa alxm wlh waan lisku dila mrkaas

  • @Notyourperson123
    @Notyourperson123 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah abayo Allah gacan"tada ku barakeeyo jizaa ka Allahu kheeyr

  • @umulkhairmohamed2895
    @umulkhairmohamed2895 6 ปีที่แล้ว +4

    الله يجزاس خير بس ياريت تحطي ترجمة اذا سمحتي

    • @ayaanqween9816
      @ayaanqween9816 5 ปีที่แล้ว

      هي مابتعرف عربية

  • @Hi_queenss
    @Hi_queenss 5 ปีที่แล้ว

    Ani manta aa iigu horeyso channel kan waxan kaa soo raacay videoga qamar bint amir....barasho wanagsan waxan rajaynaya inaa ku xirnaandoono muuqaladada soo socdo😍😍😍

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 5 ปีที่แล้ว +6

    Good teacher, thanks. 👍👌👍

  • @ayanahmed4817
    @ayanahmed4817 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah xabibti alpi ilah gacanta haku barakeyo aad ban uga helay cafimad ku cuna idinkane

  • @zainababdi4320
    @zainababdi4320 4 ปีที่แล้ว

    Nasra abaayo waan sameeyay wuu ii hagaagay shukran masha allah

  • @halimasheikh4643
    @halimasheikh4643 5 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah

  • @ikraandaaud4073
    @ikraandaaud4073 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh qali dumar allh ku xafido xabiti

  • @abdii9086
    @abdii9086 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah Abaayo qaali 🤲🤲🤲🤲👍👍😍😍

  • @ikrammohamed1271
    @ikrammohamed1271 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walashay aan dar illahay ujeclahay gacantada allaha ku barakeeyo wana isku daye donaa jazakallah

  • @xafsashariif6402
    @xafsashariif6402 5 ปีที่แล้ว

    wooow nasra quruxey rootigaan aaad ayuuu ufududyahay waaana keenay xbbti ilhy hanookaadesto

  • @user-sj4bq1yn8r
    @user-sj4bq1yn8r 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah wll ilaahay qacanta hakuu barakeeyo

  • @muheeshoofficial1206
    @muheeshoofficial1206 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a xppt waan kahelay waxaana nagasaa ciday meelaha lacagta noogala qaadan jiray nasro abtiton waligaa jir oo joog facimaad iyo cibaado suuban maana aqoon meel aan kuqoro inaa kumahad celiyo m.a maantana waan bartay

  • @ceeynimaxamedibraahim7667
    @ceeynimaxamedibraahim7667 6 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah Allah ku barkeeyo ❤️

  • @umimohammed6972
    @umimohammed6972 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah allaha ku barakeeyo nasro qaali

  • @nimcoabdulrazak8837
    @nimcoabdulrazak8837 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah horay u soco Abayo

  • @nasroaliyusuf2023
    @nasroaliyusuf2023 5 ปีที่แล้ว +1

    M A xbbti jazaklaah

  • @umusahra6470
    @umusahra6470 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaaaah abaayo adigo somaliya jogo maba san tahay mashaa Allaaaah

  • @saadiasiman3946
    @saadiasiman3946 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaAllah abayo illahey ha barakeyow

  • @keenjama8634
    @keenjama8634 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah gacantaadailaaheehakuubarakeeyo🥰🥰🥰

  • @qalnjoluul9845
    @qalnjoluul9845 4 ปีที่แล้ว

    Mclin nasra gacnta ale kama goyo msha alah dawashda muqaldada kama caajiso meeshay iga so hor baxaan waa daawada si kasto waqti iigu yarahy wax badan ban ka fa iida

  • @Fadumobilan790
    @Fadumobilan790 3 ปีที่แล้ว

    Mahllh wn somnhy manta abyo so far kaly iska arag afur ahaan usamesan hope inu iga xumaanin🥰

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 6 ปีที่แล้ว +4

    First Masha Allah abayo
    Nasro
    Mahadsanid

  • @bintiahmedcooking4263
    @bintiahmedcooking4263 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha alalh waye xabibti alalh ku barakeyo gahmahaga