Maasha Allah xasuus wakhti aad u qiimo badan waan ku farxay inaan arko maxamed cali waji markii igu horaysay . Waayo aad baan u dhagaysan jiray barnaamijkiisi sheeko gaaban Radio hargaysa ka soo geli jiray , sanado badan ka hor 🤩🤩🤩🤩
Waan hubaa in dadka Somaliland ay Ka guulaysan doonan dhaqanka xun ee cunsuriyada, arin aan usoo jeesanay ma qabyawdo. Cunsurayadu Waa inay dhimataa, GUUL Jamhuuriyada Barakaysan
Walahi waa xaqiiiq Badanka meel ayaan ka wada shaahayna anagoon isku shaqo iyo isku hawloba ahayn Waa qof inta uu qof wanagsan yahah walahi wanagsan Waa qof hadad ag fadhiisato ood aamusan tahay aan isagu kaa aamusayn Waa qof meeshu fadhiyo dadku isku qabsadaan anaa fadhiyay kursigan ee iiga kac Xitaa anigaygaasi intan kursi meel kale ka soo qaatan soo ag fadhiista hhhh Kolay reer sh.isxaaq way bogsiiyeen isagaana qiraya alx hadad tahy iyo hadi kaleba Alle ha sharfo isaga dadkana xumanta qabyaadalada ha ka qaboojiyo insha alla
Indrooy waxba iguma dhicin ee maalin dhawyd oon la fadhiyay ayui lahaa isaaqu waa dad goba Markaasan ku idhi waayo waaka yidhi waligeed somali reeraha kale daga kama dhacaan inay kursigooda uga tanaasulan qolo kale marka laga reerbo reerka 4 jeerna way sameeyeen 60kii reer hargeisi waxay u codeeyeen nin gabooye ah oon kursiba lahyn 64 waxay u codeeyeen nin ogaadeena oo hargeisa ka soo baxay 2003dina daahir riyaale ay kursiga saareen iyagoo koodi nacay 2021 waxay codkii ugu badnaa ee abid aiiyeen nin reerkauaga ah iyagoon ku eegin hayb Sidaasu ku amaanay
Reer somaliland waxaan ka filaynaa intaa iyo in ka badan bogsan mayo ilaa inta gadhohooda naloo diidayo gabdheheenana ay diidayaan. Taasi malintay dhacdo ayaan bogsanay oo cafimaadnay allahu akbar.
Mohamed don't worry. Allah subxanahu watacaalaa ayaa kula Jira. You are a hero, those pathetic people you calling ministers can't and will not be compares with you. They get their because of their pathetic tribe. Ignore them Allah and the 99% of the good people believe you as president of Somalia. Good bless you and please don't die from us.
Reer Soomaalilaand waa gob gob dhashay, laakiin shabeello ayaa horfadhiya oo aan uga baqaayo inay dagaal sokeeyo ay markale ka ridaan. Siyaasiinta Soomaaliyeed oo wadankii iyo ummaddii ku gilgishay Allaha hadeeyo.
Nabaradaa iyo boogahaa hore ee uu in badan ka cawday bulshadaa jahligu hadhaayey ayaa gaadhsiisay ee Allah ha laga baqo oo hayb sooca ha laga daayo dadkaa muslimiinta ah
Masha allah Ruug cadaa Saxaafadeed Mohamed xasan cali Waji Barnaamijkisi sheeko Gaaban Ayaan ciyaalnimadi xasuusta alle cimriga ha kuu dheereeyo
Maasha Allah xasuus wakhti aad u qiimo badan waan ku farxay inaan arko maxamed cali waji markii igu horaysay . Waayo aad baan u dhagaysan jiray barnaamijkiisi sheeko gaaban Radio hargaysa ka soo geli jiray , sanado badan ka hor 🤩🤩🤩🤩
Maxamed Cali Waji waa shakhsi aad u qiimo badan runtii. Ilaahay caafimaadka hakuu barakeeyo. Dhammaan teenna walaalo ayaynu nahay.
maashaa Allaahuye reer somalilandoow guulaysta oo jira, cadawgiin ha jabee il iyo cawriba la'aada oo noolaada insh tacaalaa intay nololi, min bari guntii ilaa iyo galbeed ul iyo diirkeed ahaadoo isku duubnaada waligiin,, Anna ducada Aammmiiiiiiiiin oo hadana Aammmiiiiiiiiin,, for ever Somaliland rep,,
Amin Amin ilahay khayr ku sii ducada aad nooducaysay
👏👏👏👏♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍♥️♥️♥️♥️
Waan hubaa in dadka Somaliland ay Ka guulaysan doonan dhaqanka xun ee cunsuriyada, arin aan usoo jeesanay ma qabyawdo.
Cunsurayadu Waa inay dhimataa, GUUL Jamhuuriyada Barakaysan
Cimri dheer iyo caafimaad🤲
Manshalaah ilaahay cimriga iyo cafimadka ha kuu barakeeyo aamin yaarabi
Allah cimriga ha ku barakeeyo ustad Maxamed Xasan cali waji
Mashallah dadku waxba isma dheera dhaqanka xuun hala cibidh tiidho dadku wa walaalo 👍👍😭👍🇮🇷👍🌴🌴🌴🌻🌲🌻
geesi aan aad iyo aad u jecelahay
maxamed cali waji
hadal yaqaan cod kar ah
alle hakuu dheereeyo cimriga awoowo
Asc maxed xasan cali weji ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo oo haku xafido aamiin aamiin
Mashallah guul iyo gobonimo reer somsliland dad isjeceel bad tihiin halka wada 🇮🇷👍🌻🌴🌳👍
Mnsha Allah Alla cimriga ha ku dheereyo wn kugu fanaaye 🙏🥺👑
Dareen somalilandnimo ah waxaan ku hadlayaa dadkagoow qabiil ka foga waligiin Alle ayaa maha iska leh gaar inoo siyay Nabada qaliga ah rabi weyne ayaa mahad leh From Gabiley
Mansha allh waa halyey qaran o ka dhashey jsl maxamed xasan cali waji noolow
Maashaa Allaahuye maxamed xassan Cali waji Nooloow insh tacaalaa intay nololi jirto,, muwaadin dhabaad tahee ku dheehnoow dhiigga iyo dhuuxa guud ahaanba umadda reer somaliland,, for ever Somaliland rep,,
Reer Somaliland waa umad qadarisa hibada qof leeyahay; waa umad shucuur iyo xamaasad ku muujiya Qofka ay jeclyihiin ; waa umad aad isku halayn karto hiilkooda oo aan waxba kaala hadheyn .
Mansha allah maxamed cali waji illahay cimriga haku barakeyo
Mashallah Allah ha ku xifdiyo runtii qalbigayga ayaad ku jirtaa Adeero.
Mashallah 🥰 tageero buuxan u ahay waji magaca ha waaro awliyo
Machallah allah cimriga ha ku dhereyo awow qalbi wanagzan 🥰🙏🏻
Macha allh Maxamed xasan cali waji halyay taarikhda Somaliland baal dahaba kaga jira alle cimriga iyo caafmaadkaba hakuu barakeeyo adeer ♥️🙏
Maxamed Xasan cali Weji wariye Ruug cadaaya ilaahay Cimriga iyo Caqligaba hakuu barakeeyo.
Maxamed cali waji cimriga iyo caafimaadkaba Alle haku barakeeyo
Marnaba kama xiisa gooyo sheekooyinkiisa mahadhada leh
{ALLEH} cimriga,caqliga iyo cafimad ka ha ku barakeeyo ❤❤❤❤❤
Somaliland ada leh ada shistay waa dalkaagi iyo dadkaagi
Mnsha allh wlhy niyada ayan ka farxay
🤲🤲🤲🤲yaa rabi 😭😭👍🇮🇷🇮🇷
Maansha allah illaahay haku barakeeyo nin waayo araga
Waji halyey soomaliyed
Adoonsigii ayaa caloosha gashay! I feel sorry for him. Ilaahayow hana dullin!
Aalle haku sharfow amenn Yaa rabbii
Nin somali ah oo kanasabsan somali kuma jiro ilahayow cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado suuban sii adeer qaali
Fdlan aan ku salino nabiga bage kana soo raaca
Love saar
Allah ha ku xafido Waji ❤️👑
walahi intaa iyo inka badan waad u qalantaa rabi haku sharfo😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Walahi waa xaqiiiq
Badanka meel ayaan ka wada shaahayna anagoon isku shaqo iyo isku hawloba ahayn
Waa qof inta uu qof wanagsan yahah walahi wanagsan
Waa qof hadad ag fadhiisato ood aamusan tahay aan isagu kaa aamusayn
Waa qof meeshu fadhiyo dadku isku qabsadaan anaa fadhiyay kursigan ee iiga kac
Xitaa anigaygaasi intan kursi meel kale ka soo qaatan soo ag fadhiista hhhh
Kolay reer sh.isxaaq way bogsiiyeen isagaana qiraya alx hadad tahy iyo hadi kaleba
Alle ha sharfo isaga dadkana xumanta qabyaadalada ha ka qaboojiyo insha alla
@@ahmedfarhan447 halkaa isaqa maba ka fikirin walahi waxan egay kaliya in uu yhy qof u qalma in la.mamuso adigaba wadiga ila qiray maxa kugu dhcy🤣🤣🤣
Indrooy waxba iguma dhicin ee maalin dhawyd oon la fadhiyay ayui lahaa isaaqu waa dad goba
Markaasan ku idhi waayo waaka yidhi waligeed somali reeraha kale daga kama dhacaan inay kursigooda uga tanaasulan qolo kale marka laga reerbo reerka
4 jeerna way sameeyeen
60kii reer hargeisi waxay u codeeyeen nin gabooye ah oon kursiba lahyn
64 waxay u codeeyeen nin ogaadeena oo hargeisa ka soo baxay
2003dina daahir riyaale ay kursiga saareen iyagoo koodi nacay
2021 waxay codkii ugu badnaa ee abid aiiyeen nin reerkauaga ah iyagoon ku eegin hayb
Sidaasu ku amaanay
@@ahmedfarhan447 sawmaha inta noo qirtaba waa yartahay lakin gobtu isma qariso
@@nuurtomohamed9094haaheey wll
Maxamed cali alla haku sharfo
Way to go waji nin jira
Qalbi isku furan ayaa hurumar lagu gaaraa runta waxeey keentaa wanaag nin 70 jir ah oo ilin idhihiisa kasoo daadisay ma ahan wax yar ee illah ay ummadda ha tusiyo jidka toosan markasto iyo saacad walbo
Maansha allh maxamed waji allh yavarik
Waad mudantahay in aad faraxdo,
Alle ha ina garadsiiyo waxa aynu islu nahay !
Haldoor qaran mr waji
Maanshalaa hanbalyo ilaahay haku barkeeyo dhamaantii
Reer somaliland waxaan ka filaynaa intaa iyo in ka badan bogsan mayo ilaa inta gadhohooda naloo diidayo gabdheheenana ay diidayaan. Taasi malintay dhacdo ayaan bogsanay oo cafimaadnay allahu akbar.
adeer guurkii wou furmayee taada yay ku dhaafin ee orod doono, TH-cam commentka naag ka dhex heli maysidee
Adigu is aamin oo cidna ha u joojin, cid kaa fiican ma jirto, adiga qudha ayaa wax is yeeli kara, you're your only enemy.
🥺🥺ilahow cimri dher iyo cafiamd kusii
Dadkaad goob ku tahay, waa waxaad gashatay شكرا لك على المسؤولية cimri dhereer iyo caafimaad taam ah
Walaal walaal keen baad tahay
Somalilnad way guulaysatay mar haday cunsuriyadii kagulaysatay mashalaah.
Mansha allah waa wax garad
Alle haku xafido adeer
Ilahey Cimriga ha ko dayo macalin
Gop gop dhashay weeyi
Inta hawada kaa daawanaysa ayaa ka mid ahay ustaad M.Waji
Yaraanteydii ayaan dhageysan jirey waxaanu noqdey macalinkeygii saxaafad noolow macalin
Cimriga Alle haku dheereeyo
Legend ✍🏾
Midnimo waa dal dhiss sidaa rer djibouti
Inagu dayadaa wll hadan rerr djibouti nahay oo qabyalad iyo cunsuri iska dhafaa pls
Ilahay ha idinka farxiyo saad odeyga uga farxisen,cimiriga alow u barake cafimad
Mashallah aabo maxamed xasan waaji
Adeerkay ayaad tahay anagoo ah dadka somaliland daga laandheere waad tahay waji
Mansha Allah waa nin caqiboleh
Maasha alaah
Mansha alh ale haku dhawro ader
Mzha allh adeer
Waji wariye sare wuu mudan yahay in lakaraameeyo waa nabadoon somaliyeed
Mshllh alle hakudaayo
Weji Waa Geesi Geesi Dhalay
masha allaah haldoor halyeey ah
Awowe mcn cimri dher iyo cibado suban
Guul gobonimo somaliland
Ilove you mahamed hassan
Manshaa ALLAH walaal oo walaaal
walakeenaa islamka tahay runti walkeen baad tahay ilahay ha ku barekeyo xaq baad ku leedahay somaliland
Hambalyo mudane waji
MaanshaAllaah
Mohamed don't worry. Allah subxanahu watacaalaa ayaa kula Jira. You are a hero, those pathetic people you calling ministers can't and will not be compares with you. They get their because of their pathetic tribe. Ignore them Allah and the 99% of the good people believe you as president of Somalia. Good bless you and please don't die from us.
Ader wlhi xushamd ayaan ku haynaaa ala ha ku barekyo
Allah haku sharfo
Masha Allah macalin waji waa nin qaran ah somaliland
Waxkasta hadii laidiin sameeyo wajiyaw dawabi maysaan barhkadba wakaa maanta ilaabay ee kibir lakokoraya madax waynaha
Reer Soomaalilaand waa gob gob dhashay, laakiin shabeello ayaa horfadhiya oo aan uga baqaayo inay dagaal sokeeyo ay markale ka ridaan.
Siyaasiinta Soomaaliyeed oo wadankii iyo ummaddii ku gilgishay Allaha hadeeyo.
Nabaradaa iyo boogahaa hore ee uu in badan ka cawday bulshadaa jahligu hadhaayey ayaa gaadhsiisay ee Allah ha laga baqo oo hayb sooca ha laga daayo dadkaa muslimiinta ah
Macalinkayga alow kuxafid
Libaax
masha allah
Waabaa uberyey walaalahayga
Dhabta ah ee garaad xumada lagu faquuqay
Iyo kuwii faquuqay oo fahmay walaaltinimada
Alxmdu lilaah
Manshallah
Waar odayga u geliya ilko wuu mutays taye
🤣🤣🤣 sxb malaha waanad hor fadhiisan e
Ilko wuu leeyahay lakin waxa la mooda in aanu lahyn
Dibintiisa ayaa wayn oo qarisay ilkihiisa sxb
mansha allah guul
somli land
Mansha Allah Hambalyo Somaliland iyo Waji
Idora wagasha
Ilaahay haku cafiyo
😥
Mr waji waa hanti qaran waa aabo soomaaliyeed maamuus gaara ayuu mudan yahay wax walba oo qiimo lehna wuu u qalmaa.....
Weji wuu u qalmaa intaa iyo in ka badanba. Madashasi wxy ahayd in madaxweynuhuna yimaado.
War xnun ayan ku ogaaye waji ma caafimaday ilahow usiyaadu
Somaliland inaga badan
Over 500 years of abuse can't be recovered with in short time
Isdeji camu
The right steps has to be taken, people's mind set has changed be part of it.
Kelmada madax iyo majo waa kahalad waxay majo iyo madax dadka madasha joogah way siman yihiin
Soomaali oo dhan baakutaqaana oo kujecel adaa kamagac dheer wasiiradan iyo xisbiyadan wada bukta ah mudane
M.a
Si fiican baad yeeshay adeer kalgacayl weligaa haka tegin wayna kaa tumaalnimadeena iyo isaaq makala foga adeer waynoo jacayl
🥰🥰🥰🥺