DEG DEG NAGEEYE CALI KHALIIF OO GABAY CAJIIB AH KU TAAGEERAY ALSHABAAB.SOMALI LAND WAY GUBANAYSA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @abdiaziz4460
    @abdiaziz4460 10 หลายเดือนก่อน +4

    Walahi. Ab wankan Hadu. Gacan somaliyed ku baxay inan somali nimo danbe ku. Fan tamay nin❤

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille หลายเดือนก่อน

    Abwaan Nageeye, Waa Geesi Garab Waayey❤Waa Nin Dad iyo Dowlad Waayey🇸🇴❤️‍🩹👍

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 9 หลายเดือนก่อน +4

    Geesi geesi dhalay ilaahay cadow hakaa qabto ragaan oo kalaan ubaahanay ❤

  • @abdirahmanhassan8441
    @abdirahmanhassan8441 ปีที่แล้ว +8

    Somali waa dad gumoobay qabiil qabqable iyo qaad Ayaa baa ba’shay gabagani wax Aan sharaf iyo gobanimo ahayn kuma jiraan lkn ummadan gumowday way jabtay Ilahay ha samata bixiyo kitaabka Allah in la raacana waa waajib

    • @khalifmukhtarmohamed7920
      @khalifmukhtarmohamed7920 9 หลายเดือนก่อน

      Waan kugu raacsanahay anigoo qof islaam ah oo waliba ashcari ah nin diida iyo nin doonaba waa waajib in diinta lagu dhaqmaa

  • @RoodoCadeey
    @RoodoCadeey 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dameer dhago la baad tahay noga leexo.wiilka gaalo raacyohow bilaa dhiiga ah qofkii hadlaaba ma. Sha aabbaa

  • @AminoAbduqadir-c1d
    @AminoAbduqadir-c1d 11 หลายเดือนก่อน +4

    Welee guul ma urisaan intaad daba orteesaan iga gadan indaas

  • @abuucabdalla2545
    @abuucabdalla2545 10 หลายเดือนก่อน +2

    Xaqiiqdow kuhadlay munaafaq kasto wey gubtay

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 ปีที่แล้ว +3

    ASC, Maashaa ALLAAH,
    Mahad waxaa iska leh RABBI Subxaannahuu wa tacaallaaye waafajiyay xaqa iyo guud ahaanba tawba- keenka dhabta ah ee dhammayska tirran!.
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

  • @museabdi2454
    @museabdi2454 ปีที่แล้ว +6

    Ninka diinta in loo laabto iyo shisheeye nacayb ayuu ka hadalay

  • @warisnur6540
    @warisnur6540 ปีที่แล้ว +10

    Hada xaguu shabaab ku amaanay ninkaas,ma in diinta lagu dhaato oo dulmiga laga tago ma danbibaa.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 10 หลายเดือนก่อน +1

      Yaa hubo inuu aaday Alshabaab
      mise waa la dilay oo la maldahaya

    • @KhaliifMaxamad-kt1je
      @KhaliifMaxamad-kt1je 9 หลายเดือนก่อน

      Kkk adigaan waxfahmine shabaab aya gaa matalaya jihaadkii umada abwaankuna saaka waa ayaga buugiisa dabad wareeg
      Akhri jawaabtana soceli mudane

  • @AmalAraalle67email
    @AmalAraalle67email 4 หลายเดือนก่อน

    Guuuuul

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 8 หลายเดือนก่อน

    Guul abwaan nageeye abwaancadow gaagu hajabo amiin

  • @AbshirAdam-pf3ud
    @AbshirAdam-pf3ud 4 หลายเดือนก่อน

  • @AyuubXasanmaalim
    @AyuubXasanmaalim 8 หลายเดือนก่อน

    A b waanoow waxaan juju rajaynaya! Guul iyo geesinimo aakhirana janooyin sure Mujahid dhaba

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 10 หลายเดือนก่อน

    Adeer
    Ayenan iska kaa dhex galin
    Kuwa argagixisada ah ee cadowku soo adeegsaday ee umad Soomaaliyeed baaba,,eeda loo soo dhiray iyo waxa uu ka hadlaayo
    Abwaan Nageeya.
    Abwaanku waaqica dhabta ah ayuu ka hadlay

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh
    Lkn hawiyuhu
    Af soomaali ma yaqaanee
    Waa in
    Loo fasiraa
    Ma fahmi karaan

  • @madkeey123
    @madkeey123 9 หลายเดือนก่อน

    Wsa sax diinta ayaa wanaagsan in leysku maamullo Demokratie anaga kuma dhaqmi karno waxaa nahay muslimiin

  • @nasserhoussein9346
    @nasserhoussein9346 ปีที่แล้ว +1

    Waa gabay kibir.nin masiibo raadsaday isagaa durduurani

  • @safiyaxuseen-sq4wq
    @safiyaxuseen-sq4wq 8 หลายเดือนก่อน

    Wilkan dhalan yerada. Ahi kada waxad ku shegtay diintu ka hadlaya

  • @maxamedxassankaariye6615
    @maxamedxassankaariye6615 10 หลายเดือนก่อน

    waa war umacaan qofka wadaniga ah ee dabadhilifka neceb

  • @XaawoKiin-f9d
    @XaawoKiin-f9d 8 หลายเดือนก่อน

    Walhi wan tagerasanahaya wayo ninkana imiso ka hadalayay soomaliyeya mid noqoda😊

  • @ahmedmacalin6090
    @ahmedmacalin6090 ปีที่แล้ว

    Maasha alllah

  • @a.j2428
    @a.j2428 8 หลายเดือนก่อน

    KAN WERIYUHU WAA CIYAALKII AMXAARADU KORSATAY, WAR NINKANU SHABAAB KAMUU HADLINE WAA WADANI WAXUU KAHADLAY SHARAFTA IYO KARAAMADA SOMALIDA IN LA ILAALIYO OO KOR LOOQAADO, ADIGAA MINDHAA LEFTANAGAA AH.

  • @safiyaxuseen-sq4wq
    @safiyaxuseen-sq4wq 8 หลายเดือนก่อน

    Diinta qofki kahadlaba dusha ka fula acudu

  • @itsmezaraa
    @itsmezaraa 9 หลายเดือนก่อน

    War maba fahmayo ujeedka & midhaha gabayga ninkani madaxa iska ruxayo adeer kalmadahan😂 fahmi meyside meel naga fadhiiso

  • @HooyoSacadiyo
    @HooyoSacadiyo ปีที่แล้ว +1

    Somalaay dhoohan ninkaan ma runbuu sheegay mise cidbuu maagay runtime waa gabby xaqiiqda ka hadlaaya waa halyeey

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 9 หลายเดือนก่อน

      Run buu sheegay ilaahay ogyahay

  • @qaaliadoontialle3706
    @qaaliadoontialle3706 ปีที่แล้ว +2

    Dinta in lonoqdo unbu ka hadlay, mise dinta shababa leh, yab mxu yala

  • @xildhibaannuurafarah3754
    @xildhibaannuurafarah3754 9 หลายเดือนก่อน

    Ma aragno meel ùu ku cadeeyay inuu alshab u socoodo waa been cad oo.lagu xalashaday dhiiga abwaan neegeeye cali khaliif waxana shaki badan ka qabna in.la dilay lakiin.ilahay baa xaqiqda og Rabiyoow aada xaqa soo bidhamiyee adigu xaqa noo soo ifi

  • @AdanSantur
    @AdanSantur 8 หลายเดือนก่อน

    Love

  • @cmostech2765
    @cmostech2765 ปีที่แล้ว

    Nin Riyoonayaa xaguu RUN ka sheegayaa, Somalidu Goormay wax fahmaan !? Reer Somaliland wey idinka horeeyaan BERRI HORE ayay fahmeen Af-Somaliga xag jirka riyoonaya. Alleylehe JIQ.

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 9 หลายเดือนก่อน

      Waa geesi GRX ah,dulmiga neceb sida soomaali dhab ah lgu yaqaanay

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 9 หลายเดือนก่อน

    Yar tari reet ayuu u jeeda garxajis la yidhaa oo ilaa awowgii gumeysan jiry

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr 9 หลายเดือนก่อน

    waa ku diirsaday

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 ปีที่แล้ว

    Run buu sheegey. Dawlad kusheega iyo kuwa Parlement ka joogo waa Tuugo. Mahad Kawaaanle, Hamza Marxuum Dawlad iyo Cadaalad maxay ka yaqaanaan.? Shacabkii waa baabay. Nageeye Run buu sheegey. Lkn ma garan kartaan. Kuligiin Aqbiyaa baa tihiin.

  • @safiyaxuseen-sq4wq
    @safiyaxuseen-sq4wq 8 หลายเดือนก่อน

    Diinbu kahadlaya e dintu ma qola iska leh kafirso hadalkaga weriye

  • @hassanabubakar1226
    @hassanabubakar1226 9 หลายเดือนก่อน

    Maxaad madaxa la ruxi wuxuu ka hadlayay waakan waxaa la yidhi nimaan waxajooga garan kasoo socdana mmagarto

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 ปีที่แล้ว

    Qawaarij cadaabta Allaha kugu fogeeyo

    • @YaxyaaYaxyaa
      @YaxyaaYaxyaa 9 หลายเดือนก่อน

      Amin lwkin alshabab waa mujahidin