TAAGERAYAASHII XASAN SHEEKH OO BUUX DHAAFIYAY GURIGA FARMAAJO NABAD & NOLOL OO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad  หลายเดือนก่อน

    Fursad ganacsiga adigoo gurigaaga jooga waxaa kuu heysa manager Saadiya Hirsi fadlan link sooraac
    chat.whatsapp.com/F5sqllKr8sxHeVv9puLUHN

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 หลายเดือนก่อน +16

    ANIGOO ABGAAL AH AYAA LEH MADAXWEYNE FARMAAJO SOO NOQO WAAN KUU DARSANAY NAGA RAALI AHOW ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 หลายเดือนก่อน

      Abgaal kabaha ayaa lagu xabaali.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 หลายเดือนก่อน +6

    Asc Masha Alaha wlkn abdulahi xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo guris aya saf dheer lagu jira in la kulmo wa la so hobday wlkn mar dhawo waxad maqlidontan xasan gorgurde familykisa marxun xamza damajid galikod mel cidla tagan wad maqlidontan wey so dhowdahay wlkn hadalkas iga qor dowladis bahalodey fashil tay dhinac kasta wu ku fashil may boobka dhulka hantida umada somaliyad qaburihi meydki qabilada hubka maqriga xashish jaadka sharci darada xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid.

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 หลายเดือนก่อน +9

    Asc mohamed abdullahi farmajo waa hogamiye laga gardarana Alle hasoceliyo aa miin

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 หลายเดือนก่อน

      alanaguma sooceliyo waa mas aan hadlin oodilaah wayn kuwa utagaya farmaajana waligii qofuu qoonsaday mailoobo mana umuujiyo colaad siyar oo mujrinimo kujirtuu uaarsada

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 หลายเดือนก่อน

      @@safiasheikhahmed5170 waxbo safia hacaroon wan naqaanaa sida gabdhaha Lolo hadlo hos ayan kula hadleynaa .
      Adoo rali ah ayad kuso biraysaa nabad iyo nollol thenkes

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to หลายเดือนก่อน +6

    Farmajo waxa uu madaxwayne wadani Somali ah, dalkiisa iyo dadkiisa jecel. Aan boobin hanti qaran. Dadka masaakiina ah aan barakicinin. Somalida nool iyo kuwii dhintayba ka babaadeen

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc หลายเดือนก่อน +6

    Waykashifmeen damujadiid😅

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน +7

    Muxamed cabdullahi muxamed farmaajo waa geesi dhalad dhab ah Soomaali dhab ah waa Nin jecel dalka iyo dadkiisa sidoo kale waa Nin yaqaana dawladnimo iyo jiritaanka soomaaliya jecel

  • @user-kf7lg2or5v
    @user-kf7lg2or5v หลายเดือนก่อน +4

    Farmaajo waa aabaha ummadan wuxuu katagay dal iyo dad balse mantay dib ayuceliyeen masuliyiinti lawaregay wadankeena

  • @hibomohamed2355
    @hibomohamed2355 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah mashallah tabarakalah sonoqo adoo nabad ah ❤❤🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน +2

    Farmaajo,Xabiibul malaayiin.

  • @abdihakimyusuf5340
    @abdihakimyusuf5340 หลายเดือนก่อน +2

    Ninka ku sheegtiin professor ingiriis wuxuu ugu soo horjeeday madaxweynihii hore ee dowlada federaalka wax kale mahan qaab qabiil ee mahan fikir uguma hor iimaan.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน +3

    INA INGIRIIS MACNO UU LEEYAHAY MA JIRTO.WUXUUNA FARMAAJO UGA HOR YIMID QAB QABIIL EE FIKIR UGUMA HOR IMAN

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน +3

    Abdullaahi Daacad adeer runta waad ogtahay in farmaajo yahay m.weynihii ugu daacadsanaa uguna waxqabadka badnaa ee soo mara burburkii kadib, dhismaha ciidanka siyaasada dibada iyo qab soomaalinimo iyo isjecel wadaniyeed oo aad sare ugu kacday xilligiisii, sida hada naceyb iyo qabyaalad ay 100% ay tahay.marna magaca farmaajo hoos inuu u dhaco ha sugin.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน

    Viva xabiibu malaayin soolaabo❤️✅🇸🇴❤️

  • @talaalmaxamed5223
    @talaalmaxamed5223 หลายเดือนก่อน

    Yes and ban ugu far as falcelinta ithobia

  • @user-iq3ws9pi6h
    @user-iq3ws9pi6h หลายเดือนก่อน

    Waa lagartan faramajo

  • @cimraanbanibraahim9413
    @cimraanbanibraahim9413 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiiqo wixii farmaajo uu ku adeenaye isgaa kadabeeye iyo kooxodiisa oo shabaaba lashaqeeyeseta😉

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    SHIRKAN WAXAA LA OGOLAADAY 2017 XILLIGII FARMAAJO BALSE KOOXDA VILLADA IYO SAAXIIBADIIS.CID EEDAYN U HAYSA MA JIRTO FARMAAJO.

  • @safwankamanka4234
    @safwankamanka4234 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂bakaay cusub waye

  • @user-ld3iv9bs8j
    @user-ld3iv9bs8j หลายเดือนก่อน

    ninnaagibe naaguh doon farmajo ma siyaasad debe but rejo kaqabaa

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc หลายเดือนก่อน

    Duqii doona ducana ogu dara ka dhacdey. Nin maqan oo latabey waa nin jooga ceebti Dalkii oohin iyo qax baa ka socda.

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 หลายเดือนก่อน

    SEE CML YAAQEEYOOW KAN M.C. BAAKAAY MA AHA NINKAAN, MISE ISAGAA SHEEGTA MAGACAAS

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    Kuwan Doxah yimid waxay u badanyihin waa moryantih waa maxan cunah kk waa shaqoh tak farmajoh iyo xasan Qabureh qoteh faqaq weyn bah u dhaxeyah xasan moryan waa tug waxan hubah in u xasan moryan bobay khyradkih umadah waxan hubah in xasan moryan u ku celiyay somaliyah 1991

  • @user-pt2yu1hs3e
    @user-pt2yu1hs3e หลายเดือนก่อน

    Laba min oo lasku simikaro. Farmaajo oyo. Xasn waa min oyo ninla. Aan

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e หลายเดือนก่อน

    Abgaal matihid mareexaan ayaad thay xaq ayaa u leedahay in aad faramaajo taageerto xaqligaas abgal malaha kkkkkkkkkk

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 หลายเดือนก่อน

    Awalba Dowlad kama Jirin Argagixisada Fadhisa Villa Somalia & Mooryanta Fadhisa Villa Somalia Ee Kursiga Ku Matalaya Beelaha HG Sacad & Saleeban Waxay Ahaayen Hiiraan land

  • @naima5863
    @naima5863 หลายเดือนก่อน

    Asc soomaliyeey wadanka Ka daaya dhibaatafa aad ki heysaa shacabka wada hurdaayo oo dagaal maankii Ka qaaday kala a safari lah xumahay iyo samaha madaxa weynayaasha soomaliyeey dalla iyo dadka ayaad wada day Deen qiimihii Somali NIMO waad dhumiseen dhiigii rageynii somalia

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 หลายเดือนก่อน

    Majeerteen iyo Abgaal wuu xasuuqi Faromarjo.

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 หลายเดือนก่อน

    Leg waan saarey balse hadii xayeysiis keento waan kaala laabanayaa

  • @user-et8ph5ls8s
    @user-et8ph5ls8s หลายเดือนก่อน

    farmajo waxba ha samayn iidheh?plse,qof kale oo so gudbi oo M/weyne siyaad bare ah...sidaa Wiilashii allaha u naxariiste Maxamed siyaad barre....farmajo qofka 5aad ee ugu lacag badan somaaliya ?gabadhiisa arooskeeda waxaa ku baxday 5 million oo dollar.waan ka xumahay ?

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL หลายเดือนก่อน

    Farmajo wa ninka etobiya. Wadankakenay axmarada damac galiyey abi axmed farmajo in u hargeysa gryo rabo

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +2

      Lakin Kornel Gabre sow Villa Somalia Madaganeen Goorma laga Eryay Villa Somalia inta Inoo Sheek

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน

      @@abdikadirhaji6852 Suaal fiican, mahadsanid.

  • @farhanahmedabdi7030
    @farhanahmedabdi7030 หลายเดือนก่อน

    Lalabo