GABAR NINKII SAXARAHA KALASOO BAXAY CIDLA UGA DHAQAAQDAY IYO WAALIDKEED OO WIILKII GARAB SIIYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 66

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ayaa mahad leh naga dhigay muslimiinta iyo mu'miniin

  • @shugrimohamed2013
    @shugrimohamed2013 2 ปีที่แล้ว +4

    Dadka qaarbaa moodaa incaqliga dameer lagasaaray allahu akbar. waa abaala

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad iyo aad23 ayuu ii cajabiyay

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 2 ปีที่แล้ว

    Subhan Allah allahu manajeyna ilowsha dhawa ma umulbaa axsan darana

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah wiilka ay is dhaafisey
    Nin Ragge ah weeyan oo aqli badan.
    Gabadhan waa waxii taagan la jaban qaad. Wallallkey meel u ku dhintey
    Maba hunguri yeeyen waa Nacas
    Qalbiga xifan. Wiilka Jarmalka wuu heli Nolol cusub oo Farxad leh

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 2 ปีที่แล้ว

    Wa nin nasb ah walhi manshllh Alow kubarkye dhe wlkis

  • @sabaxsuleman6743
    @sabaxsuleman6743 2 ปีที่แล้ว +3

    Meeday qisadii Berlin qaybtii 2 waan sugeynee

  • @mubarikahmed812
    @mubarikahmed812 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxb magacaa baarliin maad iska bedeshid oo mid soomaaliya ku bedeshid

  • @mohamedaden6812
    @mohamedaden6812 2 ปีที่แล้ว +1

    Cimraanow qaabka qisooyinka aad u soo gudbisaan wax ka badala inadeerow qisooyinka dhamaystirka u baahan muhiimada siiya tusaale qisadii gabdhii uu caawiyay ninkii horay u qabay ee ninkeedii dambe ka masayray soo dhamaystira oo qisooyinka ugu badnaan labo labo qiso usoo gudbiya lkn saddex ilaa afar wr xalad malehee nio naga hbee allah yahdiik

    • @maganajaancabdilahi8177
      @maganajaancabdilahi8177 2 ปีที่แล้ว +1

      Cimraan wallo fadlan wiilkaa

    • @maganajaancabdilahi8177
      @maganajaancabdilahi8177 2 ปีที่แล้ว +1

      Nuberkiisa isiii jarmalak ayaan deganahay ana si aan u xog wareysto

    • @sahraluul5339
      @sahraluul5339 2 ปีที่แล้ว +1

      Mahamed wallaal waa la dhameys tiray qisadii gabadhii ninkii hore u qabi jirey uu caawiyey

    • @marianabdulahi6633
      @marianabdulahi6633 2 ปีที่แล้ว

      Mohamed Aden walal qisada aad shegtay waladhameyay ee did uraac videowyada

    • @salmayaxye7130
      @salmayaxye7130 2 ปีที่แล้ว

      Bisaka

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 2 ปีที่แล้ว

    Qisadan markaan dhegaystay waa yaabay ninka somali joogaa muu markii ay saxaraha ku gubatay wax u qabto doqon ayay ahayd subxaan Allah

  • @deqadegan
    @deqadegan 2 ปีที่แล้ว +1

    Inoow quraan saaro ayeey aheed intow dililahaa. Qor sixran ayeey u egtahay

  • @mounaibrahim1190
    @mounaibrahim1190 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc cimran walalo nagada bododka oo kolba qisso dhame walalo wan kobaryaye

  • @امعبدالسلامام
    @امعبدالسلامام 2 ปีที่แล้ว

    Abaldaranaa saxarahahadeekudhinan laheejaceel maxasuusalaheed

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 2 ปีที่แล้ว

    Bismiallh gabdhah ma jinbaa galay

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว +1

    wcl bro👋👋👋👋👋

  • @smx111
    @smx111 2 ปีที่แล้ว

    Allaha Ka ‘Abaalmariyo Ciddii Dawladeenii -
    Naga Bur buriyey .Xumaa Dawlad La’aantu !!!
    Mana Dareemayaan ilaa Hadda dhibatada -
    Ay Leedahay ,

  • @MaryamMukhtar-ep1tn
    @MaryamMukhtar-ep1tn 2 ปีที่แล้ว +3

    Baarliinee qisada nowaday maxaa noogubargouysay waandaalnay qisadii yurub

  • @sadiqmoxamedcabdi2264
    @sadiqmoxamedcabdi2264 2 ปีที่แล้ว

    Wllo midbaan ku shegaya qisoyinka kala duwa anagoo qisadi anu sugayno ayaad midkale kenaysan qisooyinka kala duwa wllo hada midkale ayaan sugayey saad tan nagasoo dhex galisan 🙏

  • @deeqomuseoficial6144
    @deeqomuseoficial6144 2 ปีที่แล้ว

    Asc cimraan soomaaligii gaalkacyo kumahdashid

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 2 ปีที่แล้ว

    Dadka fiican waa ladhibaa mar walba bismiallh

  • @dararkadra2624
    @dararkadra2624 2 ปีที่แล้ว

    Machallah jumma Moubarak

  • @MyShorts51
    @MyShorts51 2 ปีที่แล้ว +1

    Part 2 qisadi Markii aan yurub wada nimid so daay cimran please

  • @ayanjamac9450
    @ayanjamac9450 2 ปีที่แล้ว

    Asc Cimran xageed ka jogta jarmalka gobalkee anigu waxan ahay reer jarmal ee soo dhawoow wll🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯

    • @salmayaxye7130
      @salmayaxye7130 2 ปีที่แล้ว

      Asc.cimran.xageed.ka.jogta.jarmalka.gobalkee.anigu.waxan.ahay.reer.jarmal.ee.soo.dhawoow.wllo.🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 2 ปีที่แล้ว

    Nagaha qaar aqli xuma

  • @atishh7332
    @atishh7332 2 ปีที่แล้ว

    Alaah akbaar

  • @AhmedMohamed-xd9ii
    @AhmedMohamed-xd9ii 2 ปีที่แล้ว

    Wale somaligaga garanayaye reer mudhug aya tahy

  • @aqlibadansidiiwalidkeed8777
    @aqlibadansidiiwalidkeed8777 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi nagaha qaar abal malaha nimanka qaarna aba badankoda abal malaha ninkaa naag kalan kudarilahaa anuu haye hebelow moyane eray uman qudhen wayo man noladen ba la aanti nafta dhanba isa ga bad badiyay isagana alaah haxitiyo iyadana alaah haxifto

  • @nasteha874
    @nasteha874 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayan darana nagtu o abalay 😟

  • @MyShorts51
    @MyShorts51 2 ปีที่แล้ว +1

    Marki aan yurub nimid Part2 waaye imran

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 2 ปีที่แล้ว

    Somali dadfiican waa kujiraan

  • @smx111
    @smx111 2 ปีที่แล้ว +1

    Doqon Aan Abaal Lahayn

  • @fiilemuhamedjusuf8058
    @fiilemuhamedjusuf8058 2 ปีที่แล้ว

    Markii Hory bacaysato ahay Mana wiifto aan waxba kaxishoon.

  • @hamzadeen6196
    @hamzadeen6196 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @Myway3801
    @Myway3801 2 ปีที่แล้ว

    Abaal laa waye

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 2 ปีที่แล้ว +1

    💔

  • @khadrayuusuf2209
    @khadrayuusuf2209 2 ปีที่แล้ว

    Akhas taasi naagba maaha way ka abaal dhacday

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 2 ปีที่แล้ว

    Abaal daranaa ma ninkii San maqalnay ugalay ayaa saas wiilkii u gashay samir badana wiilku soomaali musan ka dhalan waaliidkeed xataa kamay xishoon walalkeedii darteed u dhintay

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 ปีที่แล้ว

    Haduu kujecelyahay maxuu saxaraha kaga soobixin wayay yahu

  • @xamdamaxamud129
    @xamdamaxamud129 2 ปีที่แล้ว

    Dumarka Wakuwa hadhaw baa la odhanya Nin baa dilay

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 2 ปีที่แล้ว

    Abaa laay jiini ayaa galy

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 ปีที่แล้ว

    Asc wrx wbr yaa cumraan

  • @nasteha874
    @nasteha874 2 ปีที่แล้ว +1

    Minnesota imaw 😎

  • @Kadraarab
    @Kadraarab 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭

  • @abdulrazakmohamed4278
    @abdulrazakmohamed4278 2 ปีที่แล้ว

    wae yaa ilaahay yaqaanna wae germany guryo malaha miyaa war maxaa dariiqa ku dhigay war meesha yaan lagugu dilin

  • @zainabkassim866
    @zainabkassim866 2 ปีที่แล้ว

    00

  • @ahlaamhrgisahlaam714
    @ahlaamhrgisahlaam714 2 ปีที่แล้ว

    Bahaalkiyow jaarmaalka waadka.dhamaan laahdahay maays dhaahday

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 2 ปีที่แล้ว

    Wax layri qof abal galye wa arkye nin gudye lam arkin

  • @nasteha874
    @nasteha874 2 ปีที่แล้ว +2

    Yey cimran again🥰

  • @hindanuur347
    @hindanuur347 2 ปีที่แล้ว +1

    Caafiya waa hagubato علفيه 🔥 عافيه

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 ปีที่แล้ว

    Indho adka naagtas bisinkow yaab

  • @smx111
    @smx111 2 ปีที่แล้ว

    Naag Somaliyeed Waakaas Abaalkoodu?
    Ma’ogayd Ayaantii ‘ilmadu kaa ,D’aysee -
    indhaaga ,Qoysaan ina yahay Xasuutee muu -
    UQaado jizaaradda ,,!!!