Qiso murugo badan nin carab ah iyo wuxu Ku sameeyay gabadh Soomaali ah part 1 😭💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 ปีที่แล้ว +4

    Subaxanalah ilahow qatumada nohagaji somalidu diinatay hayasatan waan garan wayay ilmohodi baay udirayan dad iyo dal aanay garanayan ilahay baa irasaqada haya

  • @mohamedosman2522
    @mohamedosman2522 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhaa waan aqaanay waxay lahayd uur kale aanay ogayn waxay dhashay gabadh kale gabadheediina sidaasay ku wayday sifiican baanu isu naqaanay

  • @kaltumahmed4917
    @kaltumahmed4917 ปีที่แล้ว +3

    Alle hausooceliyo sidii nabi yacquub nabi yosuf allah ugu sooceliyy

  • @nimco9305
    @nimco9305 ปีที่แล้ว +4

    Walashen gabadheda rabi ha u xafido hana u so celiyo allah aya awode.

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +2

    Illaahow noogargaar anaga iyo intii muslim ah yaarabi

  • @nimco9305
    @nimco9305 ปีที่แล้ว +3

    Naima ukhti allah kugu risaqo awlad bariyina od ku indha dogsato iyo walalaha islam ka o dhen.

  • @زهوراحمد-ط3ث
    @زهوراحمد-ط3ث ปีที่แล้ว +3

    Allaw umadda soomaaliyeed ugargaar

  • @SahraOmar-f2u
    @SahraOmar-f2u ปีที่แล้ว +1

    allahu akbar allaahu akbar allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 ปีที่แล้ว +1

    Faduma muna waa ku salamaya walaashey aad iyo aad oga xumahay gabadha dhibta ku dhacday waa arin aad u xanuun badan waana u duceynaya in ilaahey qalbiga u dajiyo ilaahey u sahlo wax walba ilaahey sahli karo aniga wax nagu adkaadan ilaahey wax ju adag ma jirto ilaahey ha iga soo qaado aamiin

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 ปีที่แล้ว +6

    Allah ha xifdiyo gabafha yar amiin . Allah qalbiga ha u qabojiyo ax ax 😂😂😂😂😂😂 Allah ha ku soo celiyo gabadha dii in sha Allah. Soon as possible.walaasheen amiin.. Kurbada Allah ha naga korqado amiin Amiin

  • @helmi6196
    @helmi6196 ปีที่แล้ว +2

    Alle haso celiyo gabadha yar hooyadeed cadowgana ha uga hiilyo.
    Waxa jiira rag ku shaqeeyasta private investigators (baadhista) oo dadka caruurta laga xado so hela haddi magaca tuugta iyo magalada ey joogan la garanayo iyo sawir gabadha yar lkn lacagba la bahanyahy

  • @najahomar2597
    @najahomar2597 ปีที่แล้ว +3

    Wallo wan ku daawada ila xiligii caruurta fadumo aad no turjumaysa masha allah tabarakallah illaahay ha idin xafido dhamaantin

  • @sitteyhussein2558
    @sitteyhussein2558 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay Awlaad baari ha ku irsaaqo inta heysta Illaahay ha uga dhigo

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 ปีที่แล้ว +6

    2019 aniga aya Egypt holiday u aaday waxana arkay dadbadan masari ah oo aniga aad uga cadahay waay leyihiin xoga madow waxa suragal ah ilmaha ay xadeen inaay u egtahay abaheed aadna ay u cadahay

  • @ifraaxcabdilaahi85
    @ifraaxcabdilaahi85 ปีที่แล้ว +10

    Asc wllo waa arin murugo leh Ilaahay waxaan uga baryaya inu uu xafido Ilaahay uun soo dhaweyo Insha Allah

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 ปีที่แล้ว

    In shaa Allaha Allaha subxaana watacaala ha u sosahlo yaa rabi yaa rabi yaa rabi

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 ปีที่แล้ว +2

    Awlaad kheyr leh Allaha siiyo Naciima.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 6 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @zeinabmohamed1224
    @zeinabmohamed1224 ปีที่แล้ว +2

    Subxaana Allaah
    yeey ninka kadaba tagin dib danbe looma arkaaya gabadhaa
    Masaarida mataqaanaan
    illaahi ha ooga soo celiya
    in shaaAllaah ayada soo raadsan hooyadeed in shaaAllaah.

  • @omarN
    @omarN ปีที่แล้ว

    Masha allah waa qiso cajiiba, shukran wllsheen

  • @nimco9305
    @nimco9305 ปีที่แล้ว +3

    Subxanalah ilahay ha ka so mujiyo dhib ka ay u geysten.

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 ปีที่แล้ว +2

    Allah walaalo cawi Allah ku cawiiye

  • @zuhurali8697
    @zuhurali8697 ปีที่แล้ว +5

    Ax ax miskiina way khayimen ilahay ilamaheda mela anay ka filena ha ka siyo walahi aad ban uga naxay 😭😭😭

  • @AasiyaMaxamed-n5g
    @AasiyaMaxamed-n5g 11 หลายเดือนก่อน

    Jasakallaahu khayr qaali all dar tiibaan kuujeclahay faatima muna

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

    Amiiiiiiiiin anaga iyo intii muslim ah yaarabi

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 ปีที่แล้ว

    Alahuma amiin Alahuma amiin ilahow ku irsaaq owlaad kheyr kheyr qabta yaa rabi yaa rabi

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 ปีที่แล้ว +5

    Masari qiyano badana subxanalah

  • @marianmohammed6671
    @marianmohammed6671 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah walahi wan ooyey😭

  • @anabyoung1498
    @anabyoung1498 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy ha usahlo carab waa xaasid waana dilayan hadaysa sharci utiigsanayn

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 ปีที่แล้ว +2

    Allaha uga soqaado gabadheeda
    Ilahay ayaba kabadbadiyay iney kudilaan sucuudiga ayadaa guuleysaneysa intey somaliya tagto haku hadasho afcarabi hakashifto walba dariska ha ogadan naagta masarida ah ineysan dhalin aaqirka gabadha ayadaa hooyaded Doradineysa afka hafurato

  • @abdirizakhassandini3625
    @abdirizakhassandini3625 ปีที่แล้ว +1

    Iyadaa nasiib lahayd hadaysan dilin tankale ilahay ma dayicin oo badalkeedi ayaa la siiyay tan maqan allaha u soo sahlo

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 ปีที่แล้ว +13

    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد عليه افضل الصلاة

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 ปีที่แล้ว +1

    Somalida carabta iska dhigta ha ogaadaan in ay aheyn carab somalida ha ogaadaan in ay afrikaans yihiin oo ay carab aheyn ha ogaadaan somalida in ay afrikaans yihiin carabna aheyn

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 ปีที่แล้ว +4

    Asc wloo horta waad ku mahadsantahy sida aad noogu soo gudbisey marka anigu waxan ku talin laha in aad adiguna wixi kaala gudboon samee laakiin aniga fejerjayga waxan ku kordhn lahaa maadama ay garaneyso in ay la xidhiidho safaarada soomaalida oo ay magiciisa iyo gobolka uu ku nool yahay wax sawiro ah ay raaciso waa lasoo helaya haday oforneyshan dhaba raaciso ooy dedaasho wey baqday ee haku dhiirato masar soomaalida aad bey ugu badan tahy insha allh waxan u rajeynayaa in ay ku guuleysato inanteeda i

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 ปีที่แล้ว

      Safaaraddaa dhacday, horta safaarad soomaaliyeed waligaa matagtay oo wax malaguu qabtay, mise kuwa dulliga ah ee kashaqeeya ayaad tahay?

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walaashey faatima muna adigana sidookale walaashey mcn allaahuma amiiiiiiiiin

  • @hannahani192
    @hannahani192 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay hakaa ajarsiiyo siiyo sida qiirada leh aad ulamurogootey ilahow owladeeda usoo celi yaarbi

  • @dayxa561
    @dayxa561 ปีที่แล้ว +1

    Inasha Allah Awlaad saalixa
    Haku siiyo

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 ปีที่แล้ว +4

    Subhanallha Subhanallha

  • @بيتيمملكتي-ذ3ل
    @بيتيمملكتي-ذ3ل ปีที่แล้ว +3

    calool xumo badanaa😢😢😢 ilaahayow iyagana midaan waxba utarin Alle haka dhigo sababtoo Ah hooyadeed Ayey ka xarimeen ilaahey ha usoo celiyo

  • @nimco9305
    @nimco9305 ปีที่แล้ว +2

    Faduma muna jzk sidas ayey ku xun tahay sharci la anta o waxa ku dher ajanib sas ayuu ku xuntahay dadkaga Somalia wax ka fican malahan alla ciil badanaa.

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 ปีที่แล้ว +4

    Ax ilaahow umma da soomaaliyeed u gargaar, hablaha soomaaliyeed waa timir jabtay 😢😢 , Mid carab dhibo iyo Mid cadaan wax ka dhalo allow na xafido oo dalkayaga nabad ka yeel😢

  • @hani8826
    @hani8826 ปีที่แล้ว +2

    Asc. Faduma muna. Gabadha yar ee hooyadii laga tagay rabbi ha u sahlo aamiin.🤲🏾😍💔

  • @munajama853
    @munajama853 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo shekada hadan dhagsty la bafi inta yar ha lagu radiyo oo ha la dhigo Mela badan wa qiso xanun badan insha allaah wllo gul Alle haw hiliyo

  • @sitteyhussein2558
    @sitteyhussein2558 ปีที่แล้ว +2

    Illaahay ha so sahlo Gabadheeda

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 ปีที่แล้ว +2

    Miskina Allah oga soo qaado yaa raabo 🙏🙏🙏🙏

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi anigu waan necbahay dadka aan somalida ahayn waliba carbta aad baan u necabahay alle hawsoo dhaweeyo kuwaas dad ma ah cadow weyaan 😢

  • @munira2621
    @munira2621 ปีที่แล้ว +1

    Waa caadi codkaagu wll

  • @bushrahassan5046
    @bushrahassan5046 ปีที่แล้ว +4

    Asc walal 20 sano ka hor ayaa la iga sheekeyay dad gabdha qisado ku dacday yaqaanay aya ii sheegay waa run

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish ปีที่แล้ว +1

    Allah aamiiiin Aamiiiin aamiiiin yaa Allah rahman Raheem

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +3

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 ปีที่แล้ว +4

    “Qof cad oo qurux badan bay ahayd gabadha soomaalidaa”

  • @xaawocalixaashi1831
    @xaawocalixaashi1831 ปีที่แล้ว +1

    Maanta waa nomurugo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 ปีที่แล้ว

    Fadumo Muna scw walaalo

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 ปีที่แล้ว

    Walee wax badan ma maqlin mar mar dhifa oon masaajidka tago mooye cimcadaas in yar baa hela ee illaahy hano kaso

  • @XalimoMudaxmed
    @XalimoMudaxmed 10 หลายเดือนก่อน

    Amiin ilahay hawso celiyo

  • @AaminaSaid-k4r
    @AaminaSaid-k4r ปีที่แล้ว

    Waakumaqlaynaa habo❤❤❤❤

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 ปีที่แล้ว +1

    Walalo ciqaamada sawirka waa Laga fujin karaa

  • @zahramuhammed9957
    @zahramuhammed9957 ปีที่แล้ว +1

    Yaa mehriyey

  • @munocalicalasow4124
    @munocalicalasow4124 ปีที่แล้ว

    Salallaahu caleyhi wasalim

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว +1

    Dhiiga soomalidu nafwuuleeyo allaah abuuray ee waxaa jirta in soomalidu madamay xeeb dheer leedahay in dhiig badan oo cadaan ah is dhex galeen dadkii ku noola geeska afrika soomaaliya

  • @muxubohussein9808
    @muxubohussein9808 หลายเดือนก่อน

    Shukeren abaayo ilayhay dartii baan ku jeclahay❤❤

  • @roblehatteyehdahabo5427
    @roblehatteyehdahabo5427 ปีที่แล้ว

    Inaliilah wa ina Illeyni Rajiicun

  • @munaabdilahi7341
    @munaabdilahi7341 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah ❤

  • @sahromaxamed7256
    @sahromaxamed7256 ปีที่แล้ว +1

    Waa ku maqalnaa

  • @ashaahmed8605
    @ashaahmed8605 ปีที่แล้ว +1

    qisadani markii ay dhacday waan xusuustaa

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 ปีที่แล้ว +1

    Qisadan hore ayaan u maqley

  • @ZeynabshAdansalah
    @ZeynabshAdansalah ปีที่แล้ว +2

    Gabadhaas Allaha caawiyo lkn yaaney sidaaas uga harin ayaan dhihi lahaa

  • @lulali6059
    @lulali6059 ปีที่แล้ว +1

    Sax hadba qufkii guursado ayey u ekaadan somalidu dhiigeena waa uu jilcanyahay.

  • @ayandersha7820
    @ayandersha7820 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo waan kusalmayi abaayo qahiro ayaan jooga markan baby guudiraab iqaamo maan hasan gabar kale iqamade ayaa laigu guude

  • @samsamibrahim3558
    @samsamibrahim3558 ปีที่แล้ว

    Waa..nasiib.hadayna.sucuudiga.ku.dhexdilin..agtooda.yayna.marin.

  • @sharifaafrah5808
    @sharifaafrah5808 ปีที่แล้ว +1

    Waa lagu maqlaya walaal ❤

  • @nasranur6765
    @nasranur6765 ปีที่แล้ว +1

    Alla adan maqlo toos ah garma igu danbayse

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 ปีที่แล้ว

    Waa arin naxdin ah mahad sanid walaal fadumo muna

  • @hudaibrahim1304
    @hudaibrahim1304 ปีที่แล้ว +1

    Wllo please ninki yaan la radinin wuu sasabi kara wuu dili karaa

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 ปีที่แล้ว +1

    Waa lagu mqlaa

  • @fatimamumin7232
    @fatimamumin7232 ปีที่แล้ว +2

    😨 لا حولا ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว +3

    Bal arag dhibatada ay isku geysatay, maxa gabdhahena aqliga ka qaday rer isqabo Oo ay qadama u aheeyd ku ogolata wale somali wa dad qabdaran

  • @saidabole3703
    @saidabole3703 ปีที่แล้ว +1

    Asc faduma muna

  • @muminoali5582
    @muminoali5582 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin yaa rabi

  • @ruqiahajisalad5102
    @ruqiahajisalad5102 24 วันที่ผ่านมา

    Wllwhaay nasaab badaanntahoina maansha qlaha

  • @roblehatteyehdahabo5427
    @roblehatteyehdahabo5427 ปีที่แล้ว

    Allahu masali wasam

  • @asmaabdirahman2417
    @asmaabdirahman2417 ปีที่แล้ว +1

    Wasax waydili lahaayen anigu waxan jooga wadanka ninka magaca masheegaye dhacdooyin xun xun ajaa kadhaca way dilayaane yayna iman nafteeda ha badbadiso

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 ปีที่แล้ว +4

    Yaa allah u soo sahal ubadkeeda aamiin walaashen naciimo ubad baari allaha siiyo aamin dalka allaha dajiyp aamin

  • @missjano8249
    @missjano8249 ปีที่แล้ว

    Miskine 😢 inu ilmaha la baxsanayo bilowki aya fahmay

  • @lulali6059
    @lulali6059 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo channel kada carabiga na ka sheeg si ay meel dheer u gaarto qisadeeda.

  • @liibaansoomaali6284
    @liibaansoomaali6284 6 หลายเดือนก่อน

    Ayada aya iskukentay 😂😂😂 Ninka masriga qaladka malahan ee Naagta aya qaladka leh

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 ปีที่แล้ว

    Walaaley mahadsanid waxaa laga yaabaa in sheekadan aad soo gudbisay iney meel dheer gaarto ooba lasoo helo mujrimkaas iyo mujrimadaas.

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 ปีที่แล้ว

    Ascw haa waalgumaqlaa

  • @ruqiahajisalad5102
    @ruqiahajisalad5102 ปีที่แล้ว

    Waa lsgu maqakayaa wllo

  • @istarmohammed6561
    @istarmohammed6561 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha ina ninka saudi ka dacweysa ehed wala caawini laha walahi 😢

    • @zusuu8412
      @zusuu8412 ปีที่แล้ว

      Aqoon baa kuugu dhimar sacudi sharci hadadan laheyn wadhib carabaha

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash ปีที่แล้ว +3

    Allaha ugu soo celsho Alle woo imtixaamay balse gabadh yar oo kale oo ee ku ilowday oo siiyay hadee kali ahaa leheed xanuun noqon leheed ilmaha danbe dartiis inee isku helaan aya dhici karto

  • @missjano8249
    @missjano8249 ปีที่แล้ว +1

    Maxay somalida iyo safarada sacudiga u shegi weydey gurkegi baa 😢

  • @deqaharoun5540
    @deqaharoun5540 ปีที่แล้ว

    Asc waan kusalaamay

  • @nimpabdallah7905
    @nimpabdallah7905 ปีที่แล้ว +1

    Magaca ninka miyaanay aqoon

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว +1

    Aac xisbitaka lacagta ayu lagu shali kara masari ayana qarkod ay masari leyihin ,waxa laga yaba in suqa madow loga dhaliyay

  • @natureofartifacts9344
    @natureofartifacts9344 ปีที่แล้ว +1

    Scw scw scw 🥰

  • @ayaandarwiish
    @ayaandarwiish ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭 ya rabi

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

    Insha allaah

  • @ikhyarali4189
    @ikhyarali4189 11 หลายเดือนก่อน

    waxan ku dhihilahaa sharci samayso kadib waxaad ku dacwaysaa magacyadooda iyo sharciyadooda iyo meeshaas ay deganaanjirtay iyo adresski ay deganaayeen waqtigaas sidaas dacwo haku gudbisato weliba adigu waa inaad la hadashid gabadhaas faadumay wllo dhaman umada somaliyeed waa inay caawiyaan gabadhaas

  • @dayxa561
    @dayxa561 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin