RISK | WABIGA DHAXDIISA SI DHIB AH LA IIGU GALIYAY SI AAN UGU DHEX CUNTEEYO KALIYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 757

  • @cabdigood226
    @cabdigood226 3 ปีที่แล้ว +353

    Ninkaas Abdilaahi ayaan aad u salaamayaa. Walaal ka qalbi wanaagsan weli ma arkin. Noolaada sxbyaal dhamaantiin 💚🙏

    • @kamaalhassan3274
      @kamaalhassan3274 3 ปีที่แล้ว +5

      Maasha allah waaye walaal macaanidiisa ayu tusay

    • @muxydiinxassan2317
      @muxydiinxassan2317 3 ปีที่แล้ว

      Mansha allah wlhi waa halyeey illhay ha barakeeyo

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 2 ปีที่แล้ว

      Haa wallhi
      MashaAllaaH

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 2 ปีที่แล้ว

      @@kamaalhassan3274
      Walaalnimada macaankeda ayuu dareensiyey hadalkaas I cajabiyey🥰🥺

    • @NastexoFaarax
      @NastexoFaarax 5 หลายเดือนก่อน

      Haa wlhi waa qof aad iyo aad ufiicn❤❤ alle haa isku kiin daysto❤❤ wllo is jecl❤

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 ปีที่แล้ว +160

    Magaranyo waxan cabdulahi kutilmaamo alle ha karaali noqdo wllhi aad ayaan uqiiroodey wlal dhaba weeye dadka qaar ayaa xanuunka walalhod ugataga lkn asadow cabdulhi ogow intad ifka sarantahay koley abalkisa magudi kartide jano ugu ducee aduun iyo aakhiraba inuu helo💯♥️❣

    • @hamzybulxan3511
      @hamzybulxan3511 3 ปีที่แล้ว +2

      Xaqiiq walaal wllhi waa walaal dhaba garanayaa walaalnimda cabdilahi maxamed Haigo

    • @sacdiocadey5546
      @sacdiocadey5546 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hamzybulxan3511 haah wllky ninkaas waa nin lahubo oo wax ku oola asadna abaal badan ayuu udhigtay🤲cimrigisa alaha waariyo

    • @hananabdi2902
      @hananabdi2902 3 ปีที่แล้ว +1

      That true walahi abdulahi ilaahay ha u naxariisto sidu walalkiisa ugu naxariistay

    • @sacdiocadey5546
      @sacdiocadey5546 3 ปีที่แล้ว

      @@hananabdi2902 aamiiin aamiin🤲🥰

    • @Shamsocayni1667
      @Shamsocayni1667 2 หลายเดือนก่อน

      Abdullahi waa walaalkiis la dhashay oo Soomaaliya kasoo waday IMK waa saxiib aan la heli karin oo boos walaal saxiib la garab taagan

  • @zu7729
    @zu7729 3 ปีที่แล้ว +23

    Abdullahi Hagio Iyo ImK Xoogiina Allaha Barakeeyo Asadna Rapi Ha U Kaamilo Lexaadkiisa Dhawaan Insha Allah

  • @Nora-ln9yx
    @Nora-ln9yx 3 ปีที่แล้ว +26

    Ilaahayoow waad awoodaaye adoonkaagaa islaamka ah lugihiisa ku istaaji😥🤲

  • @umalkheiraden3941
    @umalkheiraden3941 3 ปีที่แล้ว +5

    Walahi ilama igu so istagtay walaal ku waa qayb ka mida nolosha wiilka abdilahi aad iigu salaam.

  • @abdifirax4153
    @abdifirax4153 3 ปีที่แล้ว +42

    😔Asad hagio walal ilahey luwahaka kakuku istajiyo Amiin 🤲inshaalha

  • @farhiyaomar4281
    @farhiyaomar4281 3 ปีที่แล้ว +27

    Ilaahayoow wiilashaan Caawinaayo aduunkana nicma aakhirana jana ku abaal mari aamiin

  • @naxowofficial1337
    @naxowofficial1337 3 ปีที่แล้ว +31

    Cabdullahi hagio..ma aqaan waxan kutilmaamo , He z Your brother, ur parent, ur mentor, ur cameraman and especially ur two legs,
    May God bless him

  • @aishaabdillahi2497
    @aishaabdillahi2497 3 ปีที่แล้ว +53

    Yaa Allaah walalkay asad lugiihisa usoo celi Aamin Aamin 🤲🤲🤲🌹

  • @abdullahiabdi3016
    @abdullahiabdi3016 3 ปีที่แล้ว +16

    Respect respect respect wll qali ah abdullahi hagio wlhi blhi nin wllnimada wax ka yaqaan waaye allah daayo adigana allah ku cafiyo asadow 🥰🥰🥰🥰

  • @DahabsanAbdulkadir
    @DahabsanAbdulkadir 3 ปีที่แล้ว +47

    Asad wn ku jeclay for ever wn ku jeclaan doonaa insha allah wn ku farxaa muuqaladada aboowe

    • @Sidokale
      @Sidokale 3 ปีที่แล้ว

      qoralka anaga le aragno e qofka u qorte indhu ku arke Alle ha siyo Good luck

    • @xamdicabdullahicabdi4891
      @xamdicabdullahicabdi4891 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

  • @nimaobashir8745
    @nimaobashir8745 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdulaahi hajio ilahay aduun iyo akhiraba hakuu gargaro naxariista iyo gargarkaad wallakaa lagarab tagantahay allaha asna xagiisa haka gargaaro oo hakaaga naxariisto 😢

  • @laylaladan2741
    @laylaladan2741 3 ปีที่แล้ว +44

    Masha allah Ifka lagu yahay walaal. Ifka la'is weheshadaayee. Ifka wax la isu taraayee. adduunka ayaa lagu yahay walaal.❤️❤️❤️❤️

    • @bundubcosta9140
      @bundubcosta9140 3 ปีที่แล้ว +2

      Wixi rer jamame ah farta taga👍

    • @aaminamaxamud831
      @aaminamaxamud831 3 ปีที่แล้ว

      She said 6AM and seek to English 6tUSB and the rest of jay and 3rd to be in the 🤩🤩🤩🤩🇸🇱🤑

  • @ayanomar3962
    @ayanomar3962 3 ปีที่แล้ว +6

    cabdulahi iyo A K walaal jiro masha Allah sida ASAD uga farxiseen Allaha idinka farxiyo

  • @English--Somali
    @English--Somali 3 ปีที่แล้ว +27

    Maansha allaah Asad thank you bro for your magnificent videos ~ meelkasta maleesiyo dalxiis loo tago waad nageysay anagoo guryahena joogno ~ aad ban kuu salaamayaa adiga iyo c/llahi iyo asxaabta kale ~ keep going. 600k coming soon I’A

  • @cismaanCabdiraxman
    @cismaanCabdiraxman ปีที่แล้ว

    Ased m.a m.a allaha cabdulaahi kuu dhaafo intaad nooshahay m.a garab Ayaad heysataa lmk waa orseedka guushaada m.a Anaa ilmeeyey sida laguu xambaaray

  • @Sadiqyaree
    @Sadiqyaree 3 ปีที่แล้ว +203

    Asad wll hapeen dhawad adoo labadaada lugood ku socda ku riyoode wllhi🥰 oo vidio iga duubaayo insha Allah maalin uun waa istaagi oo waa ka kici wheelchair ka 😊 Big fun for you ☺️🤩

  • @haninora533
    @haninora533 3 ปีที่แล้ว +20

    Mashallaah tabaarakallaah waxaaso oo dhan waxaa igu daran c/laahi waaaa heesey maata ☀️🌻✨

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allah walal ka wanagsan Abdullahi walige ma arkin ilaaheey haku cafiyo asad haGio lugahaga ilaaheey haku so celiyo lkn ogow ina heysato walalka aduunka u ku fican Abdullahi haGio qof qalbi fican aan walalkis in yar oo dhib u ogalan mashaa allah ilaaheey ha idin xafido allahuma aamiin 🤲🥰🥰🥰🥰❤💯❤

  • @Mohamed_Haaji_issa
    @Mohamed_Haaji_issa 2 ปีที่แล้ว

    Abdullaahi Mohamed HAGIO Waa Aabaha Walaahi Ban Kudharte Waa Nin Noloshisa & Waqtigisa Kugu Bixiyay Balse Abaalkiisa ilaahey Ha ugu Gudo Janatul Firdows Taas Ayaan Marwalba ugu Duceyna Si Niyad Eh ASAD HAGIO

  • @XamdiXaabsey-rl2ok
    @XamdiXaabsey-rl2ok 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah waxaa aad ugu salaami abdullahi hagio iyo iamk , dabcan waa garabka asad , aad baan u mahad santihiin jannada allaha idin kugu bishaareeyo . Taas waa garabka in la isku daydo mar weliba . ❤

  • @sacdiyomoalin7064
    @sacdiyomoalin7064 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Tabaraka laah Aboowe Asadow Salaad shukri tuko waan u maleyna in aad tukato tas, Mar walba ha ilowin, Ilahii Qaluubta uun kiisa kuu jilciyey Aya mahad leh, Waad na mahsantikiin adi walalahey kaa ag dhowba, Qalbi saafi nimadii oo dad ah aa tihiin kuligiin Masha Allah.

  • @fadumocabdisaq6287
    @fadumocabdisaq6287 3 ปีที่แล้ว +3

    Walhi Abdullahi cml wll ah lma helo ilhy ha barakeyo aaamiin 🤲😥

  • @hanigalaydh1311
    @hanigalaydh1311 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlhy wan ilmeyay asad cagahaga wad ku istagi donta wll malin uun Rabi cafimadkagi hakusoceliyo isaga boqoree c/aahi wllqudha kuma ahan waa walidkaa ogow noloshada Alle haku cafiyo wll 🤲😢❤

  • @nasrisheekh8815
    @nasrisheekh8815 3 ปีที่แล้ว +1

    manaha alah wilashaas ha iloobin waligaa sabaabto ah marwalba way kugarb taaganyihiin alle haka ajirsiiyo adna wll alle haku soo celiyo laxadkaaga waan kuduceynayaa

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN... ... .

    • @OgaalTV2024
      @OgaalTV2024 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan kuusaray wllkey adna iisaar plse ok

  • @ikraancabdi6869
    @ikraancabdi6869 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a wlhi wa qiroday alle haku dhowro walahaga adne cafimad tam ah alle haku siyo wllky

  • @zahrajoharad1864
    @zahrajoharad1864 2 ปีที่แล้ว

    M.a asad iamke aad aad ayu ku jacel yahay allah idin xafido

  • @samiira3097
    @samiira3097 3 ปีที่แล้ว +15

    Masha alln allow walal la 'aan hana dhigin ❤❤

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman 2 ปีที่แล้ว

    Cabdullaahi xaajiyaw waa nin walaakiisa aad u jecel waxaad ka garanaysaa naxariistiisa indhihiisii ayey ku taalaa
    Wllha kale iyagana wey mahadsanyihiin
    Asad asagana xil ayuu iska saaray sida uu walaalihiisa garabka u ah ugu farxin lahaa
    Shukran asad hagio

  • @cabdirisaqqoorgaab4007
    @cabdirisaqqoorgaab4007 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaALLAH wll wa wehel Asad Hagio wan ku farxey sida ay Imk iyo Abdilaahi u sideen❤ weligiin is wehesheda ❤ALLE ha idin xifdiyo Dhamantin

  • @queenlife9147
    @queenlife9147 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah abdulahi hagio alle haku dhowro wiil jira tahay walalkiisa cawinayo waa dheyman aan la heli karin

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allh Walal Assad ilaahay Caafimad taama haku siiyo, Waxaad Haysataa walal qalbi wanagsan oo mar walba ku garab taagan Abdullahi Walhi Walaal dunida ka fican majiro iyo Saaxib Qaali ah Iam k🥺🙏

  • @shukriabdalle5085
    @shukriabdalle5085 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ilahay ha kuu daayo walaalaha waliba Abdullahi iyo asxaabtada ilahay kaama hor mariyo
    aaaaaamiiin aaaaaamiiin aaaaaamiiin

  • @hallaapdi7052
    @hallaapdi7052 2 ปีที่แล้ว

    Abdullahi hajio wallahi waa walaal qalbi wanagsan walalkey iga weyn aya la dhahaa abdullahi sidas ayuuna u qalbi wanagsan yahay wlahi markan dhalay anigo umul ah hbeenki oo dhan gbdha aan dhalay ayuu ii haan jiray asigo nin ah allow walal hanoo waayin inkasto hadeer aan kala dheer nahay wuxu ku sugan yahay France abwe mcn Abdullahi aduun iyo aaqiro allah kula jiro meel walba ifka ka joogto wan ku xasuusan doonaa abwe mcn gbdha na abti o kliya uma tihid ee Aabaheyd aya thy ❤❤❤💋💋💯💯💯

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah asadow kun jeer ilahey ku Xamdi you are the luckiest to have a brother like abdullahi hagio
    Wlhi wan qiiroday abdullahi xajiyow illahey haku siiyo cimri dheer caafimad iyo cibaado suuban
    Big respect waa walal qaali ah

  • @azhar3890
    @azhar3890 3 ปีที่แล้ว

    Cabdullahi hagio waxa Allah uga baryaa in uu Isha adamaha iyo shayadiinta ba ka qabto ilmihiisane baari uga dhigo, asadna Allah ha caafiyo

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waxaa heesataa walaal qalbi wanaagsan iyo asxaab qalbi wanaagsan allaha kuu xafido dhamaan allaha idin xafido

  • @nasteexocabdiraxmaan9900
    @nasteexocabdiraxmaan9900 2 ปีที่แล้ว

    Abdullhi
    Arimaheena
    Io quf walboo abaal yar u galy asad allha idiin xifdiyo maalin aad maantavugu baahi badantihiin miisaanka xasanadka allha idiin saara

  • @monam7931
    @monam7931 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllanimaduu waa qali. Alle ha kuu dayo wll ka cabdilahi iyo wilka kalba mansha Allah

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan wa ilmeyay c.llaahi xajiyow walal maba ladhahi karo wax aan ku tilmamo ma aqaano elhi c.llhi cajiywo sida walalka asad u jecshahy u xananeyso waqtiyo adag ula so martay alle waxa kaga baryay janatul firdowz inu rabi ku geeyo qoralkan wlhi ano oynaya qoraya 😭😭😭😭

  • @abdisalam18dahir17
    @abdisalam18dahir17 3 ปีที่แล้ว +9

    Igu salaan Abdullahi hagio 👑💯 waa walal qiimo badan runtii way yartahay wll sida u wanagsn inla arko badana

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulillah wllo Asad hagio
    Farxad iyo cafimaad waarta
    Ilaahay hakuu daayo cabdullahi, Ibrahim oo loo yaqaan Iam k, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤❤

  • @aminamaxamud415
    @aminamaxamud415 2 ปีที่แล้ว

    Allaaaha isku kiin asturo huno.
    IAMK IYO ASAD HAIO.
    NOLOSHA GUUL INAY IDINKU GABAGABAWDO WLLYAL.

  • @mariaofficialchannel3599
    @mariaofficialchannel3599 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah ilahow walaalo la aan hana dhigin .Asad nimcadii socodka ilahey wuxuu ugu badaly nimcada walaalnimada alaha uso celiyo lixaadkiisa.

  • @yasminchannel6716
    @yasminchannel6716 3 ปีที่แล้ว +1

    wll asad cabdilahii igu salaan wllka alle haku xafido siduu kagaga fikirayo mashallah ilasho wa hooyo somaliyed

  • @abdullaahiali4387
    @abdullaahiali4387 2 ปีที่แล้ว +24

    Masha Allaah keep Going my brother👍❤

  • @abdullaahiali4387
    @abdullaahiali4387 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahey waxan kaga baryay in lugahada ku istagtid bi idmillaahi kareem wllkyga qli wan kuso duceyna mar walba insha allah bi idmillaahi kareem nollosha kuma xumeyso illahey ha Aqbalo ducada Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Yaa Rabbi 👍🤲🙏🙏🤲🤲🤲🤲❤

  • @superyaskacade9244
    @superyaskacade9244 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a allah walaalo ku jecel aad heysataa allaha kuu dhaafo inta ka salaamaa imk Jr iyo abdalla marwalbo waad ku mahadsantihiin caawintiina

  • @maskiinta90
    @maskiinta90 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaaw wan ka helay wlhi asd wat istahisha iyo meelo ka fican wll faraxat ku rajeyna markasto wlhi allaha ku deysto walalaha iyo asaxabta saan ku jacel markasto garamka aha

  • @zeynabhussin7422
    @zeynabhussin7422 ปีที่แล้ว

    M a abdulaahi io amk allha ha idin xafido sidaa Asad ugarab istaagtaan waa si wallnimo dhaaftay🙏🙏🙏🙏🙄❤❤

  • @hananabdi2902
    @hananabdi2902 3 ปีที่แล้ว

    Walalka adunka ugu qaalisan cabdulaahi xaji yow allaha ku dhaafo jar bdn allaha ka siiyo garab istag aad walalka garab istagtay

  • @sophiaiprahim5021
    @sophiaiprahim5021 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaaaalnimo❤ asad cabdulahi abaalkiisa marna ma gudi kartid waa walaal qiimo bdn alle hkuu dhaafo😥❤❤❤

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 ปีที่แล้ว +1

    C/llahi iyo saaxiibkiisa illahay ajar haka siiyo

  • @gacal17
    @gacal17 2 ปีที่แล้ว

    Cabdullaahi xaajiyo waa walaal wngsn alle haka abaal mariyo sida uu ku garab taagan yahay mar walba asadoow

  • @sahramahamedahmed2553
    @sahramahamedahmed2553 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah cabdullahi wlhi waa walaal qaaliya alla ha kuu xafido🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sacdiyoabdi6269
    @sacdiyoabdi6269 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh allh ku dayo wllka abdullahi io imky m..a

  • @aminohamdi9510
    @aminohamdi9510 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah asad cabdulahi waa walal fiican allah kuu xifdiyo

  • @nimcojaamacbuuay3492
    @nimcojaamacbuuay3492 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah cl laahi alle ha ku daayo waalih waa wll aan waxa loo dhigaa dunida joogin asad waad caafimaday sa wll sujudan kugu ducay nayaa isha allaah wll aan jecelay asad xaaji❤❤❤❤❤❤💕❣❣💯💯💯💯

  • @raxmoabdi9719
    @raxmoabdi9719 2 ปีที่แล้ว

    M a wll asad naxaristi o qof ah ayad thy alle hakh xafido

  • @saciidocabdixirsi1186
    @saciidocabdixirsi1186 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad xajiyow abowe lugahaga allah kugu istajiyo wlhi marki lagu xanbarayay calosha aya ihurtay insha allah adigo lugahaga ku.socdo wn arkaya 🙏

  • @ifrahadan2945
    @ifrahadan2945 3 ปีที่แล้ว

    Msha Allah waxan salmayaa cadulahi masha Allah ilhey hakuxafido wlle sida ucaawineyso abowe asad jirow jooga waligiin nolsha idiin maciisho❤️❤️💕💕🥰

  • @yasmincise6140
    @yasmincise6140 ปีที่แล้ว +2

    Biyahan lugaha ku jirto haku farxananin asado dhibe keni kartaa😊

  • @hothoabdifatah195
    @hothoabdifatah195 2 ปีที่แล้ว

    Asad maalin maalmaha kamid ah waad kici doontaa isha alah walaal

  • @nashaadahmed1130
    @nashaadahmed1130 2 ปีที่แล้ว

    asad aad kuu salamaya abowe maasha allaaah horumar wacaan

  • @zakhassan1623
    @zakhassan1623 2 ปีที่แล้ว +2

    Macha Allah wll Abdoulahi tu et un homme bon cœur walal lagu fano ayaad tahay Allaha ku xafido sidad wllka u xafiday❤️❤️

  • @mohamedismail-yv9xi
    @mohamedismail-yv9xi 3 ปีที่แล้ว

    C/Laahi iyo AK rag qiimo badan asadaw ragaa ilaasho.

  • @queenyasrah1234
    @queenyasrah1234 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wllkey ilaahay lixaada kaga haku soo celiyo asaga awoodo u leh waa kuu duceynayaa wllkey abdulaahi waa walaal fcn ilaahay haku daayo

  • @asmamuuse4652
    @asmamuuse4652 2 ปีที่แล้ว

    Asad waan ku salaamay illhy wxu ku siiyey wllo qaliya oo naftooda ka jcl mcha allh ilaasho

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 3 ปีที่แล้ว +1

    Asadow walalo illahey haku barakeyo. Walalaha illahey kama qado sida wanagsano mar walbo ay kugarab taqanyehin mashaAllah. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 3 ปีที่แล้ว

    Yaa rabi walaalo la aan hana dhigin garbo qurux bdn hesataa azad masha allaaah abowee alle waxaan kaaga baryaaa in dib kugu soo celiyo socodkii iyo istagii mar walba wa kusoo duceen wll azad allow cagihiisa dib ugu soo celi wllkeey walalahaana allahs kudaayo

  • @ahmedabdirsak5846
    @ahmedabdirsak5846 3 ปีที่แล้ว +2

    Alaha ku caafiyo wall Asad
    Insha Allah dhibka waad kabaxaysaa

  • @IlhaanMacalin-m5f
    @IlhaanMacalin-m5f ปีที่แล้ว

    Masha allah allah ha kucafiyo walalkey asad 😢

  • @ayaanmustafemahamed2578
    @ayaanmustafemahamed2578 2 ปีที่แล้ว

    Asadow inshlh diib wad u is tagidonta illhy waxaba kuma ahan inshlh markas walalka xajka gey ado waliba dhabarkaga ku wada wayo walalka ka wen wa waliid allha ku dayo asaga iyo zxbada mshlh

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 3 ปีที่แล้ว +134

    The one N only Legend AsaD Hagio comming soon 600K 🙌💙

  • @asiiyaayaan1953
    @asiiyaayaan1953 2 ปีที่แล้ว

    Wllky asd wlhi waxn marwanb kuku duceeyaa in ilhy kusooceyo luga haagii wllky macn alle hkudaayo wladaa cdulaahi iyo dhamaanduudb🥰🥰🥰🥰🥰❣⚘🙏🙏🙏🙏

  • @najaxjamac7019
    @najaxjamac7019 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay khar badan ha siiya cabdilaahi xaaji waa inan naxariis badan

  • @honcaruuse8201
    @honcaruuse8201 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi Asadaw Ma qayaasi karoh Dareenkayga Walalo saa isku jecel addunka waa dhif iyo Naadir adduunka waa ku yaryihiiN , Rabbi Raali i idinka noqdo..

  • @saynabmohamoud7392
    @saynabmohamoud7392 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wllnimaddu wa zhay qali ah
    allah haku caafyo wlloH Asad

  • @filsanaxmedguhaad5596
    @filsanaxmedguhaad5596 3 ปีที่แล้ว +1

    labada wiil naxriistooda ayaa isoo jiidatay wlhi been baad sheegin wd nasiib bdn tahy wll wngzn iyo zhp wngzn mrkuu nasiibku ku siiyo

  • @kamilofarah8364
    @kamilofarah8364 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdullahi walal fcn waaye masha alah ilahey ha kuu dhaafo salan aan canad uga soo dirayaa iga gaarsii 👋

  • @samiyaapdi188
    @samiyaapdi188 2 ปีที่แล้ว

    Asad wll ilahy waxn ka baryayaaa adoontiisii ban ahy adina adoon kiisi baa thy in uu ilaahy shibir khayr qaba kusoo diro oo lixaadka ilahy kuudhameeyo waa bil barkaysan ooramaadn kariim ah I.sha allh

  • @nasromuqtar5279
    @nasromuqtar5279 3 ปีที่แล้ว

    Intata aan vidio dawanaayay wallahi ma arkin vidio ka qurux badan oo wallahi ah insha allah mali baa lugahaaga kusocob doobtaaaaa 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 3 ปีที่แล้ว +6

    That's true walahi you are the luckiest one in the world ❤❤❤❤

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 ปีที่แล้ว

    Imk kheyr Allaha siiyo sidoo u caawinaayo wallkiisa Asad

  • @hoodohoodo799
    @hoodohoodo799 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ilhay ha isku kiun daayo wllo

  • @xaliimomaxamedonlineshop183
    @xaliimomaxamedonlineshop183 3 ปีที่แล้ว

    masha alah ilaahey ayaa ku siiyey walaalahaa ee uduceey dad ma wada haystaan nasiibkaan

  • @saafiyuusuf668
    @saafiyuusuf668 ปีที่แล้ว

    Asad alle wxn kaga baryaa in lugahaaga ku istaagtaa insha allh 🤲🤲🤲🤲

  • @hibaksalah9388
    @hibaksalah9388 3 ปีที่แล้ว

    It's so emotional weeye vedigani wlhi ilmaa iga imaaday waxkale laman qiironee abdulaahi haajiyow wallal jira weeye illahay abaalkaga kor haka dhigo wlhi siduu kuu caawiyo ayaan kahelaa uu kuu dareensiiyo inaadan laxaad la ayn oo dadka kula simo dhaamn walaalaha allah hakuu daayo reer haajiyow arimaheena iyo imanadan kale ku caawiya naxariistu waa dhalad rabi kugu dhex aasee been maaha 😍🥰 one love

  • @marvelhax
    @marvelhax 2 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله تبارك الرحمن رحلة سعيد😍

  • @Mustafeshow21
    @Mustafeshow21 2 ปีที่แล้ว

    Alle cafimafkagii dib ha kugu soo celiyo wllo asad incha allh amiin wll apdilahina alleh khyr badan hasiyo wll qalbi wangsan waye

  • @hanaibraahin1687
    @hanaibraahin1687 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad Alle dib haku siiyo laxaadkaagi Hana kuu xafido wlladaaaaa

  • @wezy5510
    @wezy5510 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Asad you have best family and friends always got your back ❤️ Kheer allah Siyo

  • @rudwaanclaahi931
    @rudwaanclaahi931 3 ปีที่แล้ว

    Maansha.allah asad alle waxan.kagabaryaya in.uu alle laxaadkagi kusoo caliyo

  • @Hana-ii7rd
    @Hana-ii7rd 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walal and asxb Wanagsan ayad ledahay allah kuxifdiyo asad

  • @eza882
    @eza882 2 ปีที่แล้ว

    macha allh wllo iyo zhp aad uwcn ayd ledahy marlpa ilhy umhdcelin azadow wlnimadey wx kayaqnan😭😰😰😥😥😪😪alleh hku brkeeyo frxdaada ayeey zaaz uzmeynyaan😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @safamohamoud4694
    @safamohamoud4694 ปีที่แล้ว

    Mash a Allah Assad iyo IAMKEY IYO CABDULLAHI

  • @hibohabon9458
    @hibohabon9458 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad aboowoow ilaahay hakusooo celiyo cafimaadkaada dhanka socodka.. ilaahay wuu awoooda adoo habeen seexdey inaad soo kacdo adoo socon karo.. Rabbi raxmaan hakusoo celiyo.. salaad walbo oo aan tukado waan kusoo duceeya. Walaalaha kalena rabbi haka siiyo ahar badan…🥰🌺

  • @kowsarmohamuud6396
    @kowsarmohamuud6396 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabi haka dhigoh mid lugihisah ku istagah inshllh

  • @123natule6
    @123natule6 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh ilhey caafimad hakusiyo ilhey kuma adkee walalda hakudayo