Walal Omar waxaan doonayaa Xogta xigta inaad inooga dhigtid Malaysia aad ugu bahanahay Xogteeyda wll intii ila middaa like igu caawiye si codsigeena u arko
Somali Abaal daraneey Shartiina Allah ka qabto Turkiga. Kenya 30 sano aad ku noolaydeen baad sidaas u galeysan Muslim iyo Gaalo way idinla yaaben Xasbunallah
Amiiin Asxabey waan isku soo duceyneena Qofkii markas turkiga imanayana oo iga danbeyo aniga @gmail keygan ha'igala soo xariiro wan ku soo dhawenaya wadanka insha Alaah si Somalinimo leh
Walaal waat mahadsanthay marka hore waan kusalaamay salaan kadib waxaa nrabaa in aan kuwaydiiyo minxada dowlada ay bixiso ee sanadlaha ah anigoo dalka turkiga jooga maxaraysankaraa.
Wll Omaar Waxaan kaa codsanayaa inaa iisoo gudbiso jaamacadaha Dalka turkiga kuwa englishka ku baxa oo laga heli karo kuuliyadaha kala ah COMPUTER SCIENCE AND SOFTWEER ENGINEERING muhiim baan u ahay fadlan
Kanaalka Abdirahman Omar : th-cam.com/channels/OKMIzMUMHU_2qJZIWGqnbA.html
Second
Macluumaad kusaabsan wax barashada iyo nolosha qatar inoo soo galiya please
Aad bad u mahadsan tahay ustaad omar inshar
Sxp waxaan kaa dhaysanayaaa tvga baddaca Gore u soco warbixintii sumsung tvgaa laga soo daayeye had a hore u soco
Walaal waad kumahad santahay inaad noo soo gudbisid warbixintaan ilaahayna ajar hakaa siiyo sida qiimaha leh ee aad dhalinyarada udhiiri galiso aad na ugu haqab tirto baahiyahooda waxbarasho ee jaamacadaha dibada balse waxaan si walaal tinimo kaaga cod sanayaa inaad noo soo gudbiso waxbarasho Malaysia waana cod si kaaga yimid dhalin yaro Aan asxaab nahay iyo anigaba oo ubaahan waxbarasho dalkaasi Malaysia ilaahayna khayr hakaasiiyo Omar inshaar
Alle ayaan khayr kuu weydiinayaa khayrka aad usameysay umad somalida ee muslimka ah aw geed
Waxaad tahay shakhsi wax badan kabadaley mujtamac badam oo soomaaliya oon ku jiro anigu barnaamijyadaadana si toosaan ula socdaa waqti walba xataa kaad sameysey dhawaan ee carabiga ahaa
جزاءك الله خيرا واحسن جزاءا
Ahmed qaadi masha allah 💕🇸🇴
Walal Omar waxaan doonayaa
Xogta xigta inaad inooga dhigtid
Malaysia aad ugu bahanahay Xogteeyda wll intii ila middaa like igu caawiye si codsigeena u arko
WELL DONE SIDAAS AYAA FIICAN IN LOO SHARAXO XAYAAKA ALLAH
Wlhi waan jeclahy inaa turkiga ilaah ha ii sahlo ii duceeya wllalayaal mahdsanidiin
Waan idin jclhye tagerayasha
Ogaansho
Sidoo kale weynu ku jacel nahay
@@abdikarim91 Thanks
Waad mahadsantihiin bahda ogansho Waxbarashada somaliya idin kasugenaa insh allh iyo gobolada qarkood sidee ukala duwan yihiin
Mashallah wlhi cawa wax bdn ayaa waxbarashada turkiga ka fahmay
Mahsanidiin bahda reer Ogaansho
Waa warbxiin wanagsan waa kumahadsan tahay wall wabari ..
Waxa Rabay Inaan hela Maclumad kusabsan Mastarka Ama Degreka Labad Jamadaha Turkiga Lacagta laku bixiya iyo Sida lehela Minxa ahaan Hadee lacag Noqotay Imisa Laku qata Sanadkii Facultiyada Arteska Sida Accountiga, Ecnomica iyo Managmentiga Iwm .. Mahadsanidin Ogaansho 🙏👏👏
Masha Allah ustaad oinshar waxaan helay war bixin igu filan si waxbarasho turkiga iigu fududaato mahasantahay macalin oinshar
turkey muhiima weeye waxbarashadeedu mahadsanid bahda ogaansho
Si Gaar Ah Ban Kaaga Mahad Celinya inshalh Faahfaahintan Runtii Sida Ay Thay Bay I Anfacday Shukran Ustaad @Ogaansho/OmarInshaar.
Masha allah wlhi way ka muuqata aqoonta sida quruxbadan ee noogu so jeediyey walaalkeen jazakallah khyr jaza wll
Omar inshar mrkaane waaa mrkaada mcluumaad ku saabsan Qatar ama waddanka aad joogto.... Respect OGAANSHO.
masha allah shp cumar aad baan kuusalamaya thanks wadmahadsantahay shp
Masha allh shukran walhi waa macluumaad loo baahnaa
Mansha allag xog muhiim oo dhamaystiran waad ku mahadsantihiin diyaarintaa iyo waqti aad ku bixi seen gaar ahaan
Mulkiilaha Ogaansho
Thanks War bixiN SiDaNa WaN SuGayaY In baDaN WaDa ShaQayN FiiCan Ustaad ApdiRaHMan Omar
Mahadsanid walaal Abdirahman iyo ustad Omar inshar . walaal Omar India noogu xiji
Waan sugayey warbixin ku saabsan Waxbarashada wadanka Turkey. Inbadan oo aan dad ka waraystay iyo warbixinta Cabdiraxmaan waa isku mid.
Mahadsanidiin dhamaan bahda Ogaansho
Mahadsanid ustaad Cumar inshaar iyo walalkeyga Abdiraxman Cumar waberi jasakal laah ustaadi adiga iyo walalkeyga
Omar masar sooo gudbi shukran walalka nalawadagy turkiga
*MASHA ALLAH* war bixin xiiso leh waliba cilmiyaysan oo cajiib ah
mahadsanid walaal
Fadlan wll Isoo booqo
Mashallah tabarakallah 👏👏👏👏👍🏻👍🏻👍🏻 hormar wacan
Nabiga halagu saliyo scw. Aadbanu umahadsan yihin wllahena abdirahman iyo omar inshar
Omar inshar wlle aad baad ugu mahadsanthy sidaad noogu fulisay codsigeenii runtii markastana waan kaaga mahadcelinynaa jazaakallah wlle
Mahadsanidiin walaal alle haku barakeeye wan rabay walahay xog ku saabsan halka
Mahadsanid wll abdiraxman iyo insharba
Sharafi korkiina ha ahaato aamin
Asc walalaheyga an dinta islamka ku walalownay
Zhp xogta turkiga noo so badi dhaman somalida ardayda xagasay ku badantee thnks
Somali Abaal daraneey Shartiina Allah ka qabto Turkiga. Kenya 30 sano aad ku noolaydeen baad sidaas u galeysan Muslim iyo Gaalo way idinla yaaben Xasbunallah
Waan ka helay muqalkan waxa illah ka rajeyna in noo ii sahlo dalka turkiga aamiin
jazka allaH wlloH ruunti waxaN naziip uu yeshaY inan dadka ka mid noqdoh allaH waxbarshada fee Ga uu heelaY
Mhdsanid wll qaali aad bey muhiim iigu ahyd inaa wax ka ogaado ❤❤❤❤
Kadib 55 daqiiqo waxaan ahay daawadaha 2255 Maasha Allah.
Alle ha ku barakeeyo wll Omer inshar.
Hore usii socoo hasoo noqon.
ماشاء الله alha kubarakeeyo
Shukran Ustaad Omar inshaar & walaal Abdorahmaan👌👆
Waad mahadsantahay walaal waalal omar iyo abdirahman hepiniz çok tessekkür ederim
@qaraabada ıgu salaam hayır somali yaşıyorum ama ben türk dil biraz biliyorum ⚔⚔⚔ musalsaladooda ayaa kabartay
Güzel konüşma arkadaş😎
Abdirahman Omaar walal boqolkiiba boqol wad mahadsantahay
Mahadsanidin wll c raxman iyo cumar
Maasha allh waad mahadsantahy arinkaan inaa ogaano waan sugeene m.a
Masha allaah waa mahadsanthy Wll omar sidoo kale wll abdirahman shugran walalayaalow ka faaidesta
Bro Omar inshar shukran
Wll qali jazaka Allah waa macluumaad muhiim
Omar inshar & Abdirahman labadiinaba Allaha idinka abaal mariyo runtii waa arin loo baahnaa
Wlhi Aad ayey iiaancisay runtii masha allah wan rajeynayaa insha allah inan imaado😍
Mahadsanidiin dhaman inta ka qeyb qadatay so gudbinta maclumadkan aadka inoga muhimka ah hada nahay ardayda somaliyed.
Nice. And very good teamworks
Mncha allah Thanks wllo Turki insha allah.wn u soo soconaa dhawaan
wawa inabadan waa sugeynay thnks😍😍
Hhhhhhhhh
Waan is raacaynaa zxp lkn aniga America ayaan jooga ee Turkish aan is kugu imanaynaa hhhhhhhhhh
@@abdiwasaabdi3531 kkkkkk allh hoyoy😃
@Mubaarak Cabdiqani hhh ha ina abdiyow
musal salkn mxa ka fa iden ani wxba aminsnhy strategy yad ina ka brty iyo caqli furan
Quuen Ali wlshy qli ii subscribe iidheh channel kayga waa Ku dhahe
Waad mahadsantihiin dhamaan walaal cumar iyo walaalaha kalaba waxaan codsanlahayn walal in warbixinta lagu daro dhanka islamiga akhbaartoota iyo mastarka shukran
Cumar zxp waad gii nooshegay barmaamijydii Hore malaa jarmakaa ka waxabarsho fiican qofkiihela
Waa barnaamij arday badan anfacay Alle hakaa ajar siiyo yarka walaalkeenana war bixin qurux badan buu dadka la wadaagay asna Alle haka abaal mariyo
Masha Allah waa warbixin iftiin iyo rajo leh dhamaantiin waad mahadsantihiin
28 bishaan ayaan u socdaa insha Alaah Alle ha igu nabad geeyee
Asc.wll Process kan uun maa raacday mhdsnd
wcs wll may process kan maan Raacin wll si Caadiya oo Shaqsi ah ayan u aadayaa wll wayo Minxo iyo waxaa wey dhib badan yihiin
ilaaah hakuu fududeeyo safarkaaga
anigana jmcd soomaali kadhigtaa lkn safar rabaa fasax heley anigana iisoo duceey sxp Abdalla Ahmed
Amiiin Asxabey waan isku soo duceyneena Qofkii markas turkiga imanayana oo iga danbeyo aniga @gmail keygan ha'igala soo xariiro wan ku soo dhawenaya wadanka insha Alaah si Somalinimo leh
@@abdallaahmed3078 bro send me ur Facebook id wanna make contact with u .
Masha Allah sxb adaa umahadsantahay sida noo qancisay waxbarshada Turkiga Insha allah ina wax kabarto
mardhoow Ayan uso socdaa Turki Inch alH
Makuu diyaarzan yihiin wixii lagaa rabey😊
@@ikraam6747 mya wllo Hadaan bilaabi rabaa inan diyaarsado
@@hanaaddek3601 sxbow anaa raba inan hadda qorshaheeda bilaabo insha allah. Goorma rabtaa inaad bilowdo qorshaha aadista?
@@inaaxmad3369 sas markay ufurmato bilaaba zxp marabo iney sanadkan idhaafto inch alH 0612586409 numbrkas igala so xriir zxp
@@hanaaddek3601 mhdsanid sxb
Mahadasanid wll in muddo ahba waan raadinayay qof macluumad lagu kalsonan karo iga siiso waxbarshada dalkaas.
Omar inshaar illaahay macalin ha ka abaal mariyo aamin
Waaaaw!!!
Alla innagana goormee waxbarasho la inoo soo doonanayaa?? Cakuyee ciil badanaa
Adin ka beni AADan miyaa tihiin
Aad iO aad shkran wllo XaqiiQti aad iO aad aan u daneynaYe WxbarahDa turkey
Walaal waat mahadsanthay marka hore waan kusalaamay salaan kadib waxaa nrabaa in aan kuwaydiiyo minxada dowlada ay bixiso ee sanadlaha ah anigoo dalka turkiga jooga maxaraysankaraa.
Wad mahdsantay wllo saan udoonyay .masha Allah jaska Allah
Mahadsanid wllo jazakulahkheyr..waa khqbar wangsan
Wan jeclahay inaantago turkey 🇹🇷 ii duceeya Waa lega balan qaaday
Alla hakuu sahlo wll..
Talow hàda miyaad tagtay
Aad Baad u mahadsantihiin OMar inashar iyo Walaalka kale Abdiraxman OMar
mahadsanid aad ayaan uga faaiidnay jasaakallahu kheyr
Shugran
Mahadzanid walal wax fiicanbaad samaysay Zhukran
Masha allah Waad Mahad San Thy Wll mcn
mahadsanid sxb Eebe Haka Abaal Mariyo Hawl Ayaad Ii Bidhaamisey Aan Mudo Baadi goob ugu jirey
Mahadsanid wlal wxn rajaynaya inan sanadka ka mid noqdo ardayda ku gulaysta schoolarshipka
thanks wll abdirahman inşalah wn uzo socda dalka turki wxana ugu so socda wxbrsho ahan wxna rajynaa inan nolol wngsn ka heli doono hdu alle idmo inşalah
Cumar masuul wax Garad Ah ☝☝☝
Sxp I soo booqo
Masha Allah manta waxan ku jiraa dawadaaha ugu horeya
jazakalah qofka begkan iska leh
Msha allah mahadsantahy sxb
masha Allah sida wanaagsan aad macluumadka noosoogudbisay sxb keep going
omer inshar waankaaga mahad celinyaaa barnaamijka adaa bilowday. halagu xijiyo wadamada
malaysi India China Rusia iwm. Go Fordward😍✔
Thnis wll jazaka Allah
Wll Omaar Waxaan kaa codsanayaa inaa iisoo gudbiso jaamacadaha Dalka turkiga kuwa englishka ku baxa oo laga heli karo kuuliyadaha kala ah COMPUTER SCIENCE AND SOFTWEER ENGINEERING muhiim baan u ahay fadlan
Amin amin ya allah
M.a shp omar inzhar wxa kentay barnaamij fiican horay u soco shp
thnkz alot aamin wll ilaahay hanoo xaqiijiyo ahdaafeena
Al ustad omar aad iyo ayaan ugu faraxsanahay inad noso gudbiso mowducyo sidan ah kuwa kaloo badana wan rajaynaa inad noso gudbiso
Mahdsanidin wallo qali ah
*Mahadsanid* *Bro* *Omar* *inshaar*
Shukran wllo aaad bad u mahad san tahay
Mnzha Allah shukran wllo alle ha ka abaalmariyo
Masha Allah xog muhiim ah mahadsanid walaal
Cumar inshar allaha ku barakeeyo zxp aad baan kuu tageeraa
Mnshlh mahadaansanid masuuul aad iyo aad walipo
Masha Allah jazakalahu qeera 😇
Teşekkür ederim
Inshar
Maanshallah Sxbo qaali
Aad ayaan umahadsantay
Wllo waan ka boganay
Macluumaadkaga
mahadsanid walal waa macluumaad dhamystiran.
Wuu mahadsanyhy abdirahman omar👏👏👏👏
Inta turkia ila jecel in ay jamacad u ado like isara
Masha allah warbixin fiican ina waabari 💕🇸🇴
Jasaaka Allah wllkey waaba ubaahnaa xogteeda wayoo waxaan rajeenaya insha Allah inaan jaamacad ka dhigto
Jazaakallaahu khyr
Mahadsnid wll omer oo noo surta galiyey inaan wax badan ka faa iidno wllkeen abdrhman
Apaalkiina masoo koopi karno
Alle haydin sharfo
Shukran Bro