ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

reer burco dhulbahante miyay jecelyhiin 🐎❤️mise way necebyihiin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ค. 2023

ความคิดเห็น • 159

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nz ปีที่แล้ว +25

    Dhulbahante ilahay ha barakeeyo aniga waxaan ahay wiil sade mareexaan ah guul iyo gobonimo

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 ปีที่แล้ว +50

    Dhulbahante is not easy 😂😂 😂😂😂😂😂😂

  • @mahadabdi7288
    @mahadabdi7288 ปีที่แล้ว +15

    Reeer Burco waaa gob! Guul SSC❤️🇸🇴

    • @kamaal1239
      @kamaal1239 ปีที่แล้ว

      Hoyada ssc dedi was

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +1

      @@kamaal1239 in lagu waaso adi soo kama fiicna 💀🔥🔫

    • @kamaal1239
      @kamaal1239 ปีที่แล้ว

      @@sHimaaLi_x1 Ina dhiloy hoyada usheg

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      @@kamaal1239 Hooyadii waa Isaaq!

  • @epthikanihamzeko9152
    @epthikanihamzeko9152 ปีที่แล้ว +15

    Wallahi anu waxan aminsanahay inanay isaq iyo Dhulbahante isma necbe waxa isku diraya waa masuliyinta iyo madaxda Insha Allah way inaga dhamandonan waxani waynuna heshin

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 ปีที่แล้ว +12

    Guul iyo gabanimo darawiish mansha allh brother ❤❤❤❤❤❤

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 ปีที่แล้ว +6

    Dhulbahante dhulkiisa isaga leh xoog cidna kuma qasbi karto waxan rebin wa xaqiiqda dhabta

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 ปีที่แล้ว +3

    Dhulbahnate power is not easy

  • @fatumofatumo-oc4lc
    @fatumofatumo-oc4lc ปีที่แล้ว +7

    guul SSC 🥰🐎

    • @fathiyamohamed6443
      @fathiyamohamed6443 ปีที่แล้ว +1

      Cali xumadaada ma xabad baa laysku jeclaada war dadku waa ehel

  • @mohamedshire8747
    @mohamedshire8747 ปีที่แล้ว +8

    War wa dadki darawiishta yaqanay mansha Allah

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx ปีที่แล้ว +4

    MANSHALAAH REER BURCO INTOODA BADAN WAA DAD WANAAGSAN DADKOO DHANBA WEY ISDHALEEN EE ALLAHA KALA MASLOXO MUUSANA UMADA ALLAHA KA QABTO

  • @user-wu6mv1zl6d
    @user-wu6mv1zl6d ปีที่แล้ว +5

    Rer burco dad goba❤❤

  • @fj1914
    @fj1914 ปีที่แล้ว +9

    Khatumo ❤️🐎

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +1

      inaderr Dhulbahante cabsi cabsi weyan 😂💀🔫🔥

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 ปีที่แล้ว +6

    waar reerkaa dhulkooda uga soo taga

  • @sabrinmahsalah919
    @sabrinmahsalah919 ปีที่แล้ว +10

    Heer Burco waa gob salan ilmaderayal waynu heshin mar uun koley from darawishta

    • @saabirabdi2915
      @saabirabdi2915 ปีที่แล้ว

      Calool jilaaca mesha kadaa doqon yahay idoor heshiish imaan maaaye wlhy cirka iyo dhulku isku jiro ayaan isku jirnaa

  • @marwansuufi1401
    @marwansuufi1401 ปีที่แล้ว +6

    wiilkaan dowllada soomaaliland xay uqaban weesay qabyaalada wado.

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw ปีที่แล้ว +5

    Raga HABERJECLO ee DHULBAHANTE dhaley.
    1.salaan carabey.
    2 HADRAAWI.
    3.HURE WALANWAL.
    4. Ina SANWEYNE.
    5. Boqor CISMAAN BUURMADOW.
    6.Halgamaa sheekh Bashir
    7 FAARAX OOMAAR.
    Intaas oo nin oo geyiga soomali caan ka ah ayaan dhalney... Markaasaad Abtiyaal xabad nala soo raadsateen.

    • @minursa02
      @minursa02 ปีที่แล้ว +1

      O Yaa dul-ubahaan ad kafaarcanteen dalaay, Hadeey Booqorada reer Sheikh Isxaaq Idhiindaliin Maidhiinka mesha Ka cabaadilaaha.

    • @keyowxgaldile2863
      @keyowxgaldile2863 ปีที่แล้ว +1

      @@minursa02 wad caytamaysa yartay

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo ปีที่แล้ว

      Darwiish shiikh bashiir miyuuna habar yonis ahyn

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 ปีที่แล้ว

      Tolkaa kibirka iyo islawaynida meel ayhaysatajirin joojiya kudheh walagujaba kibirke

  • @yashakram
    @yashakram 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jakarta were have been #burco

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq ปีที่แล้ว +10

    😂😅😂 Nacnacda daaya oo Muuse handaraab iska Cayriya👈 Guul Dhulbahante🇸🇴❤️‍🩹🇸🇴💪

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 ปีที่แล้ว

      Muuse kaalay anu gurikuugu handaraabne ad aqoonsatide 👃🏾 adkusalidide

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +2

    Reer burco jiro jooga wa meel somalinimadu taalo.wiilka ugu
    Denbeeyo wa runtiis dadka lama xaqiro
    Bu yiri bu yiri dhulbahanta wa ragii dalkayna u so halgamay afka Alle kuma gooyo.dhalinyarada aqliga saliimka ku denbeeyaa

  • @bashkaosman475
    @bashkaosman475 ปีที่แล้ว +2

    Ma guys respect burco people

  • @shamsoelmi7305
    @shamsoelmi7305 ปีที่แล้ว +1

    Burco waxaa ku nool dad wali aad u qalbi ficn Ilaahay soomaaliyodhan Niyadooda saafi ha iskaga dhigo🥰🫂🤝

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 ปีที่แล้ว +14

    Xukuumada muuse iyo group kiisaan yara karbaashaynaye idin ma necbin Abtiyaal anaguba 😂😂😂

    • @yasmin-ix2qp
      @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว

      Masha'Allah Masha'Allah ilahoow nabaad hanoo dhaliyo❤

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw ปีที่แล้ว +9

    Hadaan Daraawiish nahey ma qabno colaad iyo cuqdad ISAAQ..... Lkn kibirka iyo adyada ma ogolin.

    • @abdirahimmussa2708
      @abdirahimmussa2708 ปีที่แล้ว

      Anba darawiish ahaad baan ujeclahye ruunti, inkasta aye i dhaleen

  • @dahirjama8359
    @dahirjama8359 4 หลายเดือนก่อน +2

    Darwiish

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 ปีที่แล้ว +3

    Isir sifeyn GONISIDE baa laascaano ka dhacay indheergarad madaxa laga toogtey NO FORGET 2007dii ilaa 2023da indheergarad madaxa laga tooganaaye Libida Gaatamo beeraha markaan nimaano heshiineynaaa

  • @said1498ify
    @said1498ify ปีที่แล้ว +2

    Dhulbante Waa Dad Goba Alle ha Daayo. Carab iyo Labadiisa daamood baa is diida. Ee Alle Bogooda burcad ha isku mariyo oo ha heshiisiiyo.

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว +1

    ISAAQBAA WEERARAY DHULBAHANTE DAGAALKANA AYAGAA BILAABAY

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 ปีที่แล้ว +4

    Islaanteey dhulbahante burco kuguma iman ina adeerkaa baa guryahooda ku weerarey marka jeceyl iyo naceyb midna kaagama baahna

  • @siazon7701
    @siazon7701 ปีที่แล้ว +1

    Naa maxaytiri naagtu maadaa weerara mise iyaga iidoor aqli xumids waa kasinaayeen jabarjeclooy dhulbahante wax idinkuma qabin idinkaa wax kuwabau hadana oo waxaad tihiin bay idin arkern oodayna idinka soorogtrene bal waa reerkay caano kadaataan ileen abaar baadtihiine idinkoo baryootamaya yaan laydin arkin dhulbahante tashay xuduudahana wuusooxodhi iidooroow xabada iyo qaxi idinkui idinku danbayn oo iscunaya insha allaah calankaa🇸🇴hoostiisaa inoo balana insha allaah 🇸🇴💪

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 ปีที่แล้ว +4

    Dhulbahnte qabilasa somalida kale wuxu kaga duwanyhay fàaan iyo cabaaad wayn

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว +5

      Inay kuu faanaan waaku saxanyihiin saa way kaa adkaadeene

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 ปีที่แล้ว

      👍🏻👊😂

  • @fahiimamubarig39
    @fahiimamubarig39 ปีที่แล้ว +3

    Friend be friend 🤣❤️

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 ปีที่แล้ว +3

    Kulaha awowgay iyo ayeyaday baa ah sida aytahay adiga kuma biinayaan waay ka dhamaynayaan maha sidaad modeey dhulbanate layskuma halayn karo allaah xaqa ha garan siiyo aamiin

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      Maya Huunada uun baanay bixineyn! Habarjecladii ay qabteen sowtay markiiba soo gudbiyeen! Markii aynu maxaabiista u dirnay Hargeysa ayay iyaguna soo deyn waayeen maxaabiistii ay qabteen markii dambe!

  • @salahahmed3451
    @salahahmed3451 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂 soo badi sakariye
    Waa barmaamuj suuqleh

  • @rayaancabdi4275
    @rayaancabdi4275 ปีที่แล้ว +4

    Oohinta iska daaya oo iska celiya dhulbahante
    Dhulbahante is not easy

    • @yasmin-ix2qp
      @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว

      Xumantuu maficnaa nabaad wax dhaama lawA

    • @rayaancabdi4275
      @rayaancabdi4275 ปีที่แล้ว

      @@yasmin-ix2qp hadii laidinku Kari waayana

    • @yasmin-ix2qp
      @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว

      ​@@rayaancabdi4275 habo nagdayaa cayarta dhulbahante iyo isaaq kalagooimayaan waidiin bahanahaay abtiiyaal❤❤

    • @rayaancabdi4275
      @rayaancabdi4275 ปีที่แล้ว

      @yasmin nin walba dawlad in oo dhisto ayuu rabaa diina dhista tanada dhisanaynaa

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว +1

    IDOOROW REER ABTIGIINA DHIBKA KA DAAYA

  • @AbdiAbdi-lb7ou
    @AbdiAbdi-lb7ou ปีที่แล้ว +1

    Kan ugu horeyaa ee iriifonada xidhan aqali mahayo wlhy hays kalaan ayu ku leenyahay

  • @usaameabdiqaadir1241
    @usaameabdiqaadir1241 ปีที่แล้ว +4

    Sobadi saxib ❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +3

    Jakaarta iska daa waxan ninyow

  • @saeedhassan3589
    @saeedhassan3589 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh,#I like the last guy his last word,waa inuu Graad JAAMAC hadalkaani gaaraa oo uu Gabadhaasi kusiiyaa

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj ปีที่แล้ว +2

    Abtiyaal idinka dagaal nagu wadaa e naga daA dagaalka o dhuliina ku ekaada.

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 ปีที่แล้ว

    Walee waxa afkooda ay ka dhowrayaan In dhulbahante ay geesiyal yihiin oo tariikh hore ay leeyihiin

  • @kingm3084
    @kingm3084 ปีที่แล้ว +1

    Dhulbahaante guul iyo gobnimo ayaan idin rajinayaa Isaaqa ha la xasooqo

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 8 หลายเดือนก่อน

    Manta feker fiican bad ku hada sheen dhax dhaxad bad manta ku hadasheen

  • @user-zh2op2jr9u
    @user-zh2op2jr9u หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @marwansuufi1401
    @marwansuufi1401 ปีที่แล้ว +5

    aduunka qabiil lasheego dhulbahante iyo majeerteen baa ugu necbahay. anigoo hawiyaa. isaaq waa dad iska beer jilicsan

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว +1

      Waxba nacayb kaga tarimaysid ciilkaaga la jiif

    • @minursa02
      @minursa02 ปีที่แล้ว +1

      ​@@gedefletv6049 duli dul-ubahaan, si in ey ucibaadeysanayaan maarba beeyna safaa waal maarwa kujiraan.

    • @marwansuufi1401
      @marwansuufi1401 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 kkkkkkkkk majeerteen oo cidna wax ka dhicinkarin maa dhulbahante wax ka dhacaa. kk aduunyo waaye. gaalkacyo oo hal magaalo aan labo dowllad ka dhignay hadaa cid wax ka dhacaysiin idinka qaadnay. see kusocoto xamar waa kabaxaysiin hadee qabyaalad noqoto

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 ปีที่แล้ว +1

      @@minursa02 qoraalka afsoomaaliga soo baro afqadhmuunayde

    • @kismaayok.7075
      @kismaayok.7075 ปีที่แล้ว

      @@marwansuufi1401
      Xamarta aad sheegayso soo mida ugu geerida badan aduunka mahan oo malwalba sidii ayax la buufiyey aad u bakhtido. Argagixiso ayaa ku leyso habeen iyo maalinba markaas ayaad Xamar sheegan. Magaalo caawo aad nabad ugu nooshahey majirto meel walba geeri iyo gablan ayaa kuu yaala qashinow. Jubaland oo dekad leh Puntland oo labo dakadood leh ayaan leenahey. adoo Hawiye ahna silic kunool baa tahey!

  • @kinsixasan-bd7ik
    @kinsixasan-bd7ik ปีที่แล้ว +2

    Dhulbahante waxba Uma qabno balse qarimada wixii ka hor yimaada waa la karbaashayaa cidna loo joojin maayo🤨💨💚❤️🤍

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 ปีที่แล้ว +1

    Isaaqu waa dad qalbi Fiican cuqdadna Ma Yaqanaan Bal Ka waran Suashan Oo kale Hadii Dhubahante La wediin Laha Hal Qof Oo Dhaha Isaaq Waan Jeclahay AMA waa Dad Fiican Lama Arki Lahayn Nin Walaa Naag wey Caytami Lahayeen AMA Habartami Lahayen Marka Somaliyeey Isaaq iyo Darood Yaa Cuqdad Badan Jwbtu Waa xagiina hayeey Dooliga

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 ปีที่แล้ว

      Isaaqu wafuruukh qadiyadmaleh weliba wadad cadowgooda jecel nasteexodana jecel o bilcakiska kushaqeeya waxan aminsanay daarood odhanban waxlajeclado ahayn

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 ปีที่แล้ว

      @@kawsarxuseen2442 cid idinka cuqdad badan oo naceyb qalbiyadoodu la qudhmeeyn oo aan isaaq aheyn somali kama dhalan. Naa darood kuma baahne Ee niicda nagala dul tag.

  • @maryamabshir6602
    @maryamabshir6602 ปีที่แล้ว

    Ilah burcad dhexdina ha dhigo dad isladhashay isdilayo somali ugu imoow

  • @safiyofarah-gs9qx
    @safiyofarah-gs9qx ปีที่แล้ว

    REER BARCO MUUSE HA TAGO WAANU HESHIIN DAD WALAALA OO DARISA AYAANU NOQONEYNAA OO ISU WAALIDA WIIL IYO ABTIGII

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 หลายเดือนก่อน

    Wadamo badan oo African ah ayan kuso nolaa waligey man arkin isaaqu waxba mabartan miyaa maxey 2024 ayaa la marayaa aderyal Xishoda hada

  • @shacabkafariid1827
    @shacabkafariid1827 ปีที่แล้ว +5

    Somalida markaad xabad caloosha laga gesho bey ku jeclaadaan 😂😂😂

    • @mohamedmohamud4316
      @mohamedmohamud4316 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk wax bey arkeen sideey dhulbahantee qaranki u qaawiyeen la yaban yihin mida kale dadkani way baqayaan

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 ปีที่แล้ว

      Qaxooti iyo maxbuusbad iyo gala xabaasha aya ukalajabten xabadu xagaykujoogta maandhow wadhoogtene 😂

    • @mohamedmohamud4316
      @mohamedmohamud4316 ปีที่แล้ว

      Yaa is gaaray wali yaa is gaaray adaa ku danbeen doonaa waxad seegtay yaad mooday dhulbahante ma guduberse kkkkkkkkkkk

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmohamud4316 rag iyo dumar wa iskumid beenta iyo faanku wa nacfidaarod qarankaqawani wake miyanuqaxnay o injirbanagashay lascod baqaawan ghost town ah o naagaha un lagukufsada madwadanka xoraysatan ma aroosadbatin maxa xaafadilagaqaxay ad ugudhuumanaysan nafta been kumaweliya mandhow

    • @suhaybcabdi2401
      @suhaybcabdi2401 ปีที่แล้ว

      ​@@kawsarxuseen2442qaranku waaka sababay inay garadadiino 1$ tuug sadan account ufurtan wad tuug sanayna dhaha😂😂

  • @user-jg6ot9ul6i
    @user-jg6ot9ul6i 8 หลายเดือนก่อน

    Free Khaatumo

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 10 หลายเดือนก่อน

    ”Gabadh godob reeba isiiyaan” oo ma hal neef ah baa gabadho? Mida kale ma dhulbahante baa godob galay mise SL i.e Isaaq?

  • @yasminhussein6143
    @yasminhussein6143 ปีที่แล้ว +2

    Xagee laga keenay lacagta aad dhulbahante siisaan? 😂😂😂😂

    • @fardus5305
      @fardus5305 ปีที่แล้ว

      Waa cashuurtii laascaanood, dee

  • @khadraosman1724
    @khadraosman1724 ปีที่แล้ว

    Reer burco murqaan

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว

    Inala degan mise inalaleh

  • @shugri3133
    @shugri3133 ปีที่แล้ว +1

    Inaad isjeclaataan darisnimadiinaku jirta lkn qof qof qaldan waa jiraaa lkn idunku dhaga hadalkaad dadka dheertihiin iidinkaana isku diray

  • @user-tu3rp7hg9w
    @user-tu3rp7hg9w ปีที่แล้ว +2

    Idinkaa weeraray

  • @cawo2963
    @cawo2963 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk

  • @Kingofbali401
    @Kingofbali401 ปีที่แล้ว

    0:54 0:57

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 ปีที่แล้ว +1

    Waaxa daadka haa isku diirin

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 ปีที่แล้ว

    HUURO REER BURCO HADHAKH LAYSAA LOO GUURSADAY XUNBAYEY DOOBIGU SAYDHAY SANDAQAD YEY DAL DALOOSHH SIILKII HOOYADIIN EE BULAACADA AHAA AYAA URAYA

  • @Maeyann9
    @Maeyann9 ปีที่แล้ว

    Kan wax waraysanaya gacantiisa bidix maxaa kujira

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed8983 ปีที่แล้ว

    Kkkkk waalhaa waalaysnacaay habrjaclo idiinkaa bilabaay

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 ปีที่แล้ว

    ha ku riyoon xuduud

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 ปีที่แล้ว +2

    BALAYO NI DHASHEY IDOROW

  • @user-ql6ef8ox5r
    @user-ql6ef8ox5r ปีที่แล้ว

    Sekeriye jikaarto waar dadka afka ha isu gelin ilaahay kabaqo

  • @user-nz8hs1cd1h
    @user-nz8hs1cd1h ปีที่แล้ว +2

    Waar waxan aad wadaa dalka iyo dadka umayyad fiicne jooji

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    H/j waa kuwah ugu daran H/j waxaa nagah dhexeya mantah waa xabad

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 ปีที่แล้ว

    kan jikkaarto lacag bay malaha soo siyaan faqashtu la shaqystaa bal eega wuxu umada waydiinayo yaaab

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 ปีที่แล้ว

    Nacasku waa tiro badanyihiin

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 ปีที่แล้ว

    isaqow ictiraafka qaata dhulbahante walaaladii buu lanjogaa maxaad karabtaan waa wiil rer uyar oo siciid harti la yiraahdo maxaa idinka Siya
    xishoda ohintana daaya

  • @MK-ds2lb
    @MK-ds2lb ปีที่แล้ว

    Muuse biixi ayaa isu Kay dirayo

  • @khadraosman1724
    @khadraosman1724 ปีที่แล้ว

    Waa idin necebnahey SNM

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 ปีที่แล้ว

      Yaa idinjecel ? Gala xabaasha wasakhyay reer burco wafaqash

  • @mussejama311
    @mussejama311 ปีที่แล้ว

    Xoogaa caqli ah baad haysaan, laakiin soomaali dhinac karaaca..

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว

    Dhulbahante sidii aad u go deen bay idiinka go een waa dad xor ah dan kale ma ayagaa idinku soo duulay mise waad ku soo duusheen? Waa iga su aaal

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว

    Wa run Somali jarkah side isaaqa iyo ogedan iyo dulbahanta wa dhirisah ma Jaar wa wil abti runahanti ilahay xal ha dhaxa digo

  • @wardacrashiid4291
    @wardacrashiid4291 ปีที่แล้ว +3

    Nagu waasha😂😂😂😂

    • @hawaaragsan189
      @hawaaragsan189 ปีที่แล้ว +3

      Wlaga sabri la yhy dhulbahante gulysta ilmaderayal boqortoyo😘😘👍

    • @yasmin-ix2qp
      @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว

      ​@@hawaaragsan189 walaley maxaad dadsinjirteen oo laidinkaa sabriwayeey idinkaa faido kuqaabaay somaliland

    • @hawaaragsan189
      @hawaaragsan189 ปีที่แล้ว +1

      @@yasmin-ix2qp boowe dhulbahante cida ku walato ha hariwayday wydinka somaliland uma bahna haday ku jirena wyka bexen faidada a shegaysona wx isku tara idinku hadanay cid wx sin jirin mxa idin daba dhigayod dhulkoda ugu hystan iskaga taga dee ilahayba dhulkoda ku beeraye

  • @user-yt1kk5ql9j
    @user-yt1kk5ql9j 2 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkkk

  • @bo3king158
    @bo3king158 ปีที่แล้ว

    Waxaan maqali jiraye dopontu isma qabato

  • @lazerlightgaming5334
    @lazerlightgaming5334 ปีที่แล้ว +1

    War yadha dadka waxaa u caqli badan dadka bidarta leh😂😂😂😂

  • @hamdajamac2545
    @hamdajamac2545 ปีที่แล้ว

    wiilka shaadhka buluuga ah xidhan aqligii isaaq laga wayay ba la siiyay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

    Siyadki cagdheer buu aha muu aheyn dhulooos kkkk

  • @Sool2006
    @Sool2006 ปีที่แล้ว

    Mid kasta ehel banu nahay bu ku leyahay laakin ehelnimo maxay caruurta Las'anod lagu xasuuqayo uu goysay??

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 ปีที่แล้ว

    Idoorow muuse shaani wiilashina gobolka sool ku laynaya iska celiya. Marqaankana iska yareeya

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 ปีที่แล้ว

    Sakariyjo suaalo jeclicsan doqonimada joojiya jahilnimo iyo walida jooli

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 ปีที่แล้ว +2

    abtiyaashay dhulbahante garaadadu way dhoohan yihiin ilaahay ha soo hadeeyo.

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 ปีที่แล้ว

      CAQLI ALLAAH KAA QAAD ADIGAA DHOOHAN ABTI WAX KA SHEEG MALEH IYO HOOYO TOONNA

  • @siciidoalahi-ho5we
    @siciidoalahi-ho5we ปีที่แล้ว

    Aqli malaha isaaq xunsho is waraysan

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh ciidankiina guryihina haku noqdan hada nabad rabtaan

    • @marwansuufi1401
      @marwansuufi1401 ปีที่แล้ว +1

      @11naa44 fiiri ciidanka markaa guryahooda u celisiin idinkana xamara ka noqeysiin cidkasto meesheeda ay kunoqohee. qabyaalada waa macaan maahano saa isaaq udhaheesiin meeshiina aada idinkana meeshiina aada.

    • @marwansuufi1401
      @marwansuufi1401 ปีที่แล้ว

      soomaali cidkasto meesheede aadee xaa xamar ka qabeysiin idinka?

    • @jakey2424
      @jakey2424 ปีที่แล้ว

      ​@@marwansuufi1401 Dhulbahante ma joogo xamar.

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh nin-sooreed weeyi ku lahaa 300 oo qof baa mushahar qaata
    Qadiyado ayaa la isku hayaa markaasuu dhuuni kusoo noqday

  • @aliMohamed-ev3wr
    @aliMohamed-ev3wr ปีที่แล้ว

    Gabar godob reeb aha kulaha nin walaan warye maxaa tiri 😅😅😅

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 ปีที่แล้ว

    Shacabka waxba uma hesatooo hidii aan nahay SSC lakiin. Shacabka. Siyasada si fican uma fahana waa ceeb in 2023 eee weli fahmin cida dagaalka wadataa in. Eee yihiiin. Snm iyo muse bixiii

  • @roobleyare2351
    @roobleyare2351 ปีที่แล้ว

    Somaliba iyagaan ugu necebahay😂

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +2

      Nacayb jacayl kaama bahniin daba dhiibtow 💀🔥🔫

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว

    Kuligood biyo kulul bey cabeen

  • @ramatgan1
    @ramatgan1 ปีที่แล้ว

    Soomaali waa inkaar.
    Qabyaalad yar oo wadanku u yahay dhilo beesha caalamka. Waxaa qabsaday Amison, UN, Bantus iyo UAE.

  • @SsShdh-uo3jk
    @SsShdh-uo3jk ปีที่แล้ว

    Waar xishood bal waxaad dadaka way dinaysa dadaka qab yalada ka da xolo yahaw saqajaan

  • @asiyafiican7206
    @asiyafiican7206 ปีที่แล้ว +1

    Waaali iiidoor la kalateg

  • @ahmedjama9604
    @ahmedjama9604 ปีที่แล้ว

    Looolkkk Kulaha dhulbahante ayaa dagaal ku qaadaay Somaliland- eedo heedhe, Somaliland ayada ayaa laascanood dagaal ku qaaday.. see wax kas noqdeen

  • @asiyafiican7206
    @asiyafiican7206 ปีที่แล้ว

    Cuuuc caaac

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay laakiin dhulbahante isaaq ma ah calanka isaaqna wax ba kumalihin waxna kamarabno ee ssc khaatumo ayaanu nahay soomaali nimo iyo derisnimo ayaa inaga dhexaysa