Hees Xul ah Babaaygii Jamaamiyo MMooge iyo Hibo Nuura Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @GADHLLEYOUTUBE
    @GADHLLEYOUTUBE ปีที่แล้ว +3

    Geenyadii jaraysani ma taqaano jikaarkee
    Jidiinkaagu raaxda ma midjaahilka ahbaaa❤❤❤❤❤❤❤❤
    Afkeenu waa sida caana hooyo ookale kaba sii macaan gabay iyo maanso geeraar afarlay hees murti iyo madadaalo sheeko kaftan jiifto guud ahaan anoo kala gurayn waa hodan afkeenuye ay barano

  • @cabdirisaaqxoolajecel
    @cabdirisaaqxoolajecel ปีที่แล้ว

    Waaah waaah aleya raxma maxamad mooge libaan astaanti fanka somaliyeed waxu ahaa halyey umada wax badan tusay walow u marki danbe snm ku biiray

  • @AhmedHayaan-Biribiri_47
    @AhmedHayaan-Biribiri_47 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahamed Mooge iyo Magool oo wada qaadana waan arkay cajiib weeye heeskan

  • @huseenbarkhad4839
    @huseenbarkhad4839 ปีที่แล้ว

    Waah allow ku naxariiso abuwaankii Abu waanada xasan sheikh muumin gorada ayaa lahaa curinta codka hibo nuura iyo maxamed Mooge waxay ku jirtay gaara bildhaan

  • @gureymohamed679
    @gureymohamed679 ปีที่แล้ว

    Mar la'aragii fanka soomaray alle ha janeeyo wax ka wayn oon yidhaahdo garan maayo ee idina aamiinta raaciya

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 ปีที่แล้ว +2

    Allaw ku naxariiso m.mooge libaan mamo hipo alle cimriga haku dheereyo

  • @maryanfarax3946
    @maryanfarax3946 ปีที่แล้ว +2

    Calool jilicsanaantaafu
    Mahal jeeel kuraagtaaa
    Sideen jihoradaydaan cayaar ugujajabiyaa
    Dadkii afkaan lahaa

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 ปีที่แล้ว +2

    Eebe.hownaxaristo

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 ปีที่แล้ว +1

    Illhy.hownaxariisto

  • @garaadgaryaqan6508
    @garaadgaryaqan6508 ปีที่แล้ว +1

    Babaygii jamamiyo caba jilib ku yaaliyo ubaxii jamaamiyoo jowharad la modayay alla yaa rxma 2 labada allah jidkuuda jano ka dhigo

  • @salahmohamed2754
    @salahmohamed2754 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto Maxmed moge liibaan wale wa nin tagay magaloyinka o aad uyaqaana Jamame iyo Jilib.

  • @khadarqadaafi4371
    @khadarqadaafi4371 ปีที่แล้ว +1

    Jidinkagu raaxada ma mid jaahil ka ahaaa ❤❤
    Afsomaligu waa macan markaag garanayso
    Sarbeebtiisa
    Durxulkiisa
    Eekeyee
    Yamxeero
    Qofayn iyo inkalee oo badanbaa qoraal laguma koobii karo
    ( alaha haw naxariisto dhamantood)
    Waxwalba luuqda la quruxbadan ❤❤❤❤❤

  • @dhancadesaed6959
    @dhancadesaed6959 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed:
    Babaygii jamaamiyo
    Canba jilib ku yaaliyo x2
    Ubixii jannaaaliyo
    Jawharaad la moodyeey
    Jidhkaaga udgoon baa
    Isoo jiidanaayee x2
    Wadnaheyga jeexdee
    Jeegaan sideed baa x2.
    Ha I oran jawaab kulul x2.
    Hibo:
    Hamadyga jilaal
    Ruuxa u dibjiraye
    Jilbiskiyo Abeesada
    Jirida u la hoydee x2.
    Oo soo maray jiidaal Dheer
    lama moodo jowharade.
    Jiiftadaa hadoodilan ka jiriricoode.
    Janna gale janna janna gale ha ii celin..
    Maxamed:
    Geenyadii jareysani
    Ma taqaan jikaarkee x2
    Jidiinkaagu raaxada
    Ma mid jaahil ka ahbaa? x2
    Hibo:
    Calool jilicsanaantaadu
    Ma hal jeel ku raagaaaa
    Sideen jooharadeeda
    Cayaar ugu jajabiyaa? x2
    Maxamed:
    Jeertaa gadoodoo
    Jirifka iska kicisee
    Ruuxii hor joogsada
    Howl yari ku jiidee
    Sida jiir dhallaan helay
    Ha jirrabin nafteydee x2
    Waxaan kaaga jeedaa
    Jinaw waa inaan wadaagne x2
    Qarda jeexa iga daa x2.
    Hibo:
    Jidibkaan afeestaba
    Goortii uu jilow gabay
    Ee jamatay laabtiii
    Jaangooyo hoodale
    Naftaan xarig jibaan jiba
    Ku xir xiray jihaastii
    Anoo jar iyo laaleeys
    Jilbahaa ka soo koray x2
    Kuuma jixin jixaayee x2.
    Maxamed:
    Jamaal qurux wanaagee
    Jalleecadaan ku eegaa x2
    Jacel igu abuurmoo
    Kaa jeesan waayee
    Xaggeed iga jireysaayoo
    Jahadeed baad ku nooleed x2.
    Jeexeygii midigeey
    Jidka laysma taagee
    Jinaw eey isoo raaac.
    Hibo:
    Inaan yahaw jidbeysani
    Sabankani jacaykii x2
    Jir-jiroole weeyoo
    Jaho male loo raacee
    Jirrid mira ka beermiyo
    Guur waan u joogaa x2
    Haddeysa jiibtu kaa tahay
    Jimicsigii magaalada
    Joog joogsi ma aqaan x2.

  • @ahmedmohamuud4699
    @ahmedmohamuud4699 ปีที่แล้ว +1

    Allha unaxariito

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว

    Waaya waayo

  • @mohamedamiin4961
    @mohamedamiin4961 ปีที่แล้ว +2

    Rabiga wayni labadoodaba haw wada naxariisto

  • @ayuboffecial7107
    @ayuboffecial7107 หลายเดือนก่อน

    Jidinkagu raaxada ma mid jahil ka ahba😢

  • @sakeriyerashiidxaashi
    @sakeriyerashiidxaashi ปีที่แล้ว

    allehaunaxariistolabadoodaba

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 หลายเดือนก่อน

    #MAHAMED#MOOGEAUN
    "Babaygii Jamaamiyo
    "Canbe Jilib Ku Yaalaay
    "Ubaxii Janaaliyo
    "Jawharad La Moodyeey
    "Jidhkaagaa Udgoonbaa
    "Isoo Jiidanaayee
    " Wadnahayga Jeexdee
    "Jeegaan Sideed Baad
    " Hay Odhan Hay Odhan
    " Jawaab Qudha Azmaay
    #HIBO NUURA
    Hamaskayga JiiLaal
    "Ruuxa Uu Jil Jilayee
    "Jilbiskiyo Abeesada
    "Jiridaha ULa Hoyda Ee
    "Oo Soo maray Jiidaal
    "Dheer Lama Moodo Jawhare
    "Jiiftada Hadoodilan
    "ka jidhidhicoodee
    "Janno galle hay celin
    #MAHAMED #MOOGE AUN
    "Geenyadii Jaraysani
    "Ma taqaan Jikaarkee
    "Jidiinkaagu Raaxada
    Ma mid JaahiL ka Ahbaa?
    #HIBO #NUURA
    "Calool Jilicsanaantaadu
    "Ma Hal Jeel Ku Raagaa
    "Sideen Jawharadaydaa
    "Ciyaar Ugu Jajabiyaaaa
    #MAHAMED #MOOGE AUN
    "Jeertaa Gadoodoo
    "Jidhifta iska Kicisoo
    "Ruuxii Hor Joogsada
    "Hawl Yari Ku Jiidhee
    "Sida Jiir Dhalaan Helay
    "Ha Jirabin Naftaydeee
    "Waxaan Kaaga Jeedaa
    "Jinow inaan wadaagnee
    "Qarda Jeexa Qarda Jeexa iga daa
    #HIBO NUURA
    "Jilibkaan Afaystaba
    "Goortii Uu Jilow Gabay
    "Ee Jamatay Laabtii
    "iLlin Goonyo Haw dhigin
    "Naftaan Xadhig Jebaanjiba
    "Ku Xidh Xidhay Jahaaseee
    "Anoo Jidhiyo Laalays
    "Jilbahaa Kusoo Koray
    "Kuma Jixin Jixaayee
    #MOHAMED #MOOGE AUN
    "GEENYADII jaraysaay
    "Ma taqaan Jikaarkee
    "Jidiinkaagu RAAXADA
    "ma mid JAAHIL ka ahbaa?
    #HIBO NUURA
    "Callol Jilicsanaantaadu
    "Ma hal jeel ku raagaa
    "Sideen Johoradaydaa
    "Ciyaar Ugu Jajabiyaa
    "Jamaal Qurux wanaageey
    "Jaleecadaan Ku Eegaa
    "Jacayl igu Abuurmoo
    "Kaa Jeesan Waayeee
    "Xageed iga jiraysayoo
    "Jihadee baad ku noolayd?
    "Jeexaygii midigeey
    "Jidka Laysma Taagee
    "Jinaweey Jinaweey
    "Jinaweey isoo Raac
    #HIBO NUURA
    "Inanyohow Jibaysabi
    "Dhabarsani Jacaylkii
    "Jir Jiroole Weeyoo
    "Jiho Maleh La Raacoye
    "Jirid midho ka beermiyo
    "Jirid midho ka beermiyo
    "GUUR waan u Joogaa
    "Hadayse Jiibtu Kaa tahay
    "Jimicsigii Magaalada
    "Joog Joogsi Joog Joogsi ma aqaan!.
    Erayadii Xasan Sheekh Muumin AHN
    Riwaayadii GAARRAA BIDHAAN
    Laxanka Bashiir Xaddi AHUN.

  • @MohamedMohamudAbdulle-r5v
    @MohamedMohamudAbdulle-r5v 8 หลายเดือนก่อน

  • @MaxamedMustafe-sz9hm
    @MaxamedMustafe-sz9hm ปีที่แล้ว +1

    Syyey

  • @Kaafi_Seeraar
    @Kaafi_Seeraar ปีที่แล้ว

    M: Babaygii jamaamiyo
    Canba jilib ku yaaliyo
    Ubixii jannaaaliyo
    Jawharaad la moodyeey
    Jirkaaga udgoon baa
    Isoo jiidanaayee.
    Wadnaheyga jeexdee
    Jeegaan sideedbaa.
    Ha I oran jawaab kulul.
    Hiba: Hamadyga jilaal
    Ruuxa uu dibjiraye
    Jilbiskiyo abeesada
    Jirdiinada la hoydee.
    Oo soo maray jiidaal Dheer
    lama moodo jowharade.
    Jiiftadaa hadoodilan ka jiriricoode.
    Janna gale janna janna gale ha ii celin..
    M: Geenyadii jareysani
    Ma taqaan jikaarkee
    Jidiinkaagu raaxada
    Ma mid jaahil ka ahbaa?
    Hiba: Calool jilicsanaantaadu
    Ma hal jeel ku raagaaaa
    Sideen jooharadeeda
    Cayaar ugu jajabiyaa?
    M: Jeertaa gadoodoo
    Jirifka iska kicisee
    Ruuxii hor joogsada
    Howl yari ku jiidee
    Sida jir dhallaan helay
    Ha jirrabin nafteydee
    Waxaan kaaga jeedaa
    Jinna waa inaan wadaagne
    Qarda jeexa iga daa.
    Hiba: Jidibkaan afeestaba
    Goortii uu jilow gabay
    Ee jamatay laabtiii
    Jaangooyo hoodale
    Naftaan xarig jibaan jiba
    Ku xir xiray jihaastii
    Anoo jar Io laaleeys
    Jilbahaa ka soo koray
    Kuuma jixin jixaayee.
    M: Jamaal qurux wanaagee
    Jalleecadaan ku eegaa
    Jacel igu abuurmoo
    Kaa jeesan waayee
    Xaggeed iga jireysaayoo
    Jahadeedbaad ku nooleed.
    Jeexeygii midigeey
    Jidka laysma taagee
    Jinna weey isoo raaac.
    Hiba: Inaan yahaw jidbeysani
    Sabankani jaceelkii
    Jir-jiroole weeyoo
    Jaho male loo raacee
    Jirrid mira ka beermiyo
    Guur waan u joogaa
    Haddeysa jiibtu kaa tahay
    Jimicsigii magaalada
    Joog,joogsi ma aqaan.

  • @maxamedxasan4638
    @maxamedxasan4638 ปีที่แล้ว

    Jiniinkaagu raaxada mamid jaahil ka ah ba waadadkiihore eexishoon jiray eenadoifta ahaa

  • @FardoosDarwish
    @FardoosDarwish ปีที่แล้ว

    L
    M

  • @ABDIXAKIINMUUSE-zs8rm
    @ABDIXAKIINMUUSE-zs8rm 3 หลายเดือนก่อน