Fanaanad Qamar Harawo oo saaxiib ahaayeen AUN Khadra Daahir ayaa ka warantay taariikhdii Khadra..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.ค. 2022
  • Fanaanad hore Qamar Cabdullaahi Harawo oo mudo dheer ay saaxiib dhow ahaayeen AUN Fanaanadii Khadra Daahir Cige ayaa Radio Muqdisho ugu warantay taariikhdii Khadra oo ay is barteen markii ay fanka soo gashay sanadkii 1974-kii.

ความคิดเห็น • 20

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend Khadro Alle ha u naxariisto ....Qamar Cabdulaahi waa quftii iigula qurux badanayd oo fanka Somaliyeed soo gala ilaa Saado Cali. Qamar waxay ahayd qof mar kasta farxad iyo daamashaad ka muuqan jiray mashalalh

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      Shanta hadaa ma kinsi xaaji Aadan iyo maandeeq iyo Saynab cige baa foolxuma wll kk

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedyare1917 Anigu cid baa foolxun ma oran. Laakiin Qamar cid gaadha ma jirto Saado Cali mooyee. Maandeeq, iyo Qalanjo way qurxoonasyeen

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 2 ปีที่แล้ว +3

    Khadra daahir mar hadii ay dhimatey fankii waa U dhamaatey 😪

  • @Imraan53
    @Imraan53 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxariisto yarab
    Ayadana 25 sano ayay ka maqned fanka qaatumo wanagsan allah ku irzaaqo iyada iyo dhamanten

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayi haw naxariisto khadra dahir cige

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 2 ปีที่แล้ว +1

    Rabi janatul fardawsa ha ugu deeqo maamo khadra daahir cige. Alle qabriga ha u nuuriyo

  • @ahmedmohamed-rw1ku
    @ahmedmohamed-rw1ku 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha unaxariisto kitaabkeedana midigta haka siiyo dembigeediina ha dhaafo oo janatul fardawzal aclaa haka waraabiyo
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 2 ปีที่แล้ว +2

    Illahay ha u naxriisto amiin waa qof qaaliya mamo khadro

  • @mahadgas3976
    @mahadgas3976 2 ปีที่แล้ว +1

    Khadra daahir cige
    Illahay ha u naxariisto
    Waxay ahayd qof aad u caqli
    Badan isla markaan had iyo jecel
    Wanaag isla markaan ilaalisa
    Qofka xuquuqdiisa iyo in aan
    Qofna la dhibaatan dadkuna u wada
    Simanyihiin oo aan aqoon qabyaaladda iyo xiqdiga
    Illahyow u naxariiso inta aad jannadda gaysana ka yeell
    Aamiin, Aamiin, Aamiin

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 2 ปีที่แล้ว

    Alla ha unaxariisto khadra daahir cige

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaha u naxariisto janatul firdawsa hoygeeda Allaha ka dhigo Amiin yaa Allah

  • @sahraguray1433
    @sahraguray1433 2 ปีที่แล้ว +1

    Alah hawnaxaristo aaamin Yarabi

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahu yarhamo

  • @maankaofficials4662
    @maankaofficials4662 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin yaaa rabi

  • @ethiopia9011
    @ethiopia9011 2 ปีที่แล้ว +1

    Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un ‏ إنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

  • @mahadgas3976
    @mahadgas3976 2 ปีที่แล้ว

    Illahay ha unaxarsiito

  • @dalmarmanchester7613
    @dalmarmanchester7613 2 ปีที่แล้ว

    Allah unaxaristo

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 ปีที่แล้ว

    Allaya Raxma Raximin maama

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi mudo dheer ayey is garanayan Allh yarxam