Qiso ku saabsan fadliga saliga Nabiga csw iyo Gabadh Gaalowday !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 133

  • @Gorillakingdomvr
    @Gorillakingdomvr 3 ปีที่แล้ว +9

    Biismillahi Raxaman raaxiim illhow tiinta ha naagasariin anaga iyo turiyadayata iyo muslimintaba yaarabi Amiiin

  • @farduuscabdi6086
    @farduuscabdi6086 3 ปีที่แล้ว +10

    Scw saliga nebiga ha la ogado ana murig badan alle igaga saray saliga nabegi scw

  • @idilahmed4449
    @idilahmed4449 3 ปีที่แล้ว +8

    Our beloved Prophet Muhammad sallalahu alayhi wa sallam ❤ Jazakallahu khayr fatima-muna❤🙂

  • @husniali4870
    @husniali4870 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxa aan ku rajeynaa dambigaaga iyo mid keyga iyo dhamaan muslimiinta ilaahey hanaga dhigo kuwii janada hanaga wada waaraabiyo saliga nabiga badiya waad guuleysaneysaan aaqiro iyo aduun aamina in aad ku heleyso awooda saliga iyo mida alle dhamaanteen muraadkayna alaha sahlo.aamin

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 3 ปีที่แล้ว +23

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw😍😘🥰❤❤❤❤❤❤❤

    • @fartun7229
      @fartun7229 ปีที่แล้ว +2

      Mansha allah walal qayr badan allaha ku siiyo amiin

  • @hindalayla7133
    @hindalayla7133 3 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw masha allh wllshay alle haku barakeeyo faadima muuna

  • @caishacuud7830
    @caishacuud7830 3 ปีที่แล้ว +6

    Xaqiiq qofki aqrinta saliga salawtullahi wa salamu callehye baa og.
    Alx alx jogteentisa wa deganan
    Xaga niyada iyo nolosha dhan.
    Wax walbo waa ku fududaanayan deenta
    Iyo steers ka iyo wax walbo ku cusleuyo saliga nabiga aqrinkisa SSW

  • @عاشقةالقران-ر5ت
    @عاشقةالقران-ر5ت 3 ปีที่แล้ว +8

    xasbiyallaah ilaahow iimaanka hanaga qaadin ilaahow diinteena macaan noo adkee yaa allaah yaa rabbi yaa allaah subxaanallaah ilaahow khalqigaaga sharkoodan kaa magan gallay yaa arbbi aamiin

  • @kadraanood767
    @kadraanood767 3 ปีที่แล้ว +7

    Hanbalyo walaashen Muno iyo dhaamaan reer soomaalind guuleeysta

  • @maryancali8091
    @maryancali8091 3 ปีที่แล้ว +6

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد❤

  • @farahhersi648
    @farahhersi648 3 ปีที่แล้ว +7

    Allahu masala cala sayidina maxamed salalahu calayhi wasalim

  • @maaxmahdi3503
    @maaxmahdi3503 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allaah tabaaraka laah faatima muna allaa yaxfidakum qisooyinkii culimada carabtu inooga turjumii jirtay uu xiisay waxaan jeclhy qisooyinkaas culimada sucuudiga jeclahay anigu kuwaas noo soo badii alle ha kuu barakeeyo.fatima muuna.

  • @sawda9566
    @sawda9566 5 หลายเดือนก่อน

    Salalahu Salalahu Salalahu Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu

  • @sawda9566
    @sawda9566 5 หลายเดือนก่อน

    Alle ha soo hanuuniyo amiin allena dhamanteeen hayna sugo

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaashas illaahey xaqa haku toosiyo mooryaantii aabeheedna illaahey ha u naxariisto diinta qofna kaama xigo

  • @queenruby8792
    @queenruby8792 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah swt ha kaa abaal mariyo Muna wacyi galinta iyo qisooyinka diiniga ah ee damiirka taabanaya walashay.
    Gabadha walasheena Somaliyeed ee diinta ka baxday Allah ha soo hadeeyo iyada iyo qoyskaa halaagmay Allaha ayaa quluubta bedela Allah swt quluubtooda macaanka diinta ha dareensiiyo ax waa xanuun reer dhan oo ku sugan xaalada oo waliba ay ku kalifeen dad kaleeto oo walaaladood ah waxay ku sameeeyeen ya Allah khatumada khair noogu khatim ameen

  • @aminadjibouti8081
    @aminadjibouti8081 3 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خير شكرا عيوني

  • @laylasigar1835
    @laylasigar1835 3 ปีที่แล้ว +6

    Manshallah sister may Allah bless you and your family thank you so much for your advice I really cry when I hear that story may Allah blessing all of us love Islam ☪️

  • @halimafarah2430
    @halimafarah2430 3 ปีที่แล้ว +2

    Shekada wiilka masha allah waan kafaidaysanayna insha allah allaha na haleey siiyo insha allah wanaga qayrka adiagana allaha ku barakeeyo

  • @sowdamahamuud9092
    @sowdamahamuud9092 11 หลายเดือนก่อน

    Mansha llh waxa uwanisay si aad u wacan rabi haso hadeyo

  • @Qaali_qalbi
    @Qaali_qalbi 6 หลายเดือนก่อน

    Allahumma salli wa sallim 'alaa nabiyyinaa ❤️Muhammadin

  • @عاشقةالقران-ر5ت
    @عاشقةالقران-ر5ت 3 ปีที่แล้ว +5

    إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
    ilaahay waxaan uga baryayaa inantaas walshena inuu soo hadeeyo aabeheedna janno fardawso aclaa geeyo inagana towbadda saxda ah inagu adkeeyo oo inagu dilo inagu nooleyo inagu soo saro aamiin
    waxan leeyhay wlasheen wllo imtixaan buu ahaa kusoomaray in aabo hortiina lagu dilo sabarkiina lagu eegaya wllo qof waliba dhibaa ifka kasoo bara hadaba si aad aabahaa ugu ducayso ducadaadana loogu aqbalo soo muslim dadkii dilayna ilaahay baa aakhiro maxkamadiisa culus ku xukumaya oo ku abaal marinaaya adoo arkaya inshaa allaah maalinta qiyaama wllo dagaal qabiileedkii aabahaa lagu dilay diintiini mcaanayd inaa kuweyden waan ka xumahay geerida aabihiin gaal nimadiina kasii murugo badan waayo ilaahay wuxu yidhi ولفتنة اشدٌّ من القتلِ

  • @bushrahassan5438
    @bushrahassan5438 3 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw mash alah walalayal ankudadalno

  • @halimohussein9999
    @halimohussein9999 3 ปีที่แล้ว +7

    This is a tough one ...but congratulations you answered well

  • @boosteeyorooble5287
    @boosteeyorooble5287 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa ALLAAH Muna wllo, jawaab fiican baad siisay gabadhaas, ILLAAHEY hasoo hadeeyo dhammaan inta lunsan, adna ajar iyo Xassanaat ALLAAH kaa siiyo. AAmiin.

  • @saafiyusuf2336
    @saafiyusuf2336 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah abayo dacwada waa ku oogtay illahay has hanuuniyo hadii ey hanuun ey leeyihiin

  • @queenali9475
    @queenali9475 3 ปีที่แล้ว +1

    Habo Allah ajar iyo xasanqada ha ka siiyo qeeyrka aad noo so gudbiso hbnkii marmar ku seexdaa qisooyinkaada angaa dhageesanaayo noo so badi habo mahdsnid jazakumullah

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 3 ปีที่แล้ว +6

    Allahuma sali wa Salim mubaar calaa rasuulullah scw
    Maasha Allah si fiican baad ula talisay Allah ha kaa ajarsiiyo kugu xifdiyo Adiga iyo awlaadaada
    Walaasha qalbigeeda Allah ha u qaboojiyo
    Waxan odhan lahaa ha fiirinin dad ka muuqaal ka un ka ah islaam Islaam ku waa aqlaaq wanaag sida Niabigeena csw lagu yaqaanay Allah ba uga marqaati furay dad kuna ku raaceen ku na jeclaadeen taa waxa raaca naxriista runt iyo cadaadslada dhamaana astaan u ah islaamka nabigana csw ku caan ahaa kuna barbaariyay muslimiinta Allah u so noqo wlsheyallah waa u ku jecell yhy

    • @fartun7229
      @fartun7229 ปีที่แล้ว

      Mansha allah walal jazaakalahu qayr amiin

  • @mukhtaarjama258
    @mukhtaarjama258 3 ปีที่แล้ว +4

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +2

    صل الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💞💞💞💞🌾🌿🍃☘️🌸

  • @Hoyo_miaadNastexa
    @Hoyo_miaadNastexa 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah ilahay ajar haka siyo sifican ayad uga hadashay

  • @fadumoh5049
    @fadumoh5049 3 ปีที่แล้ว +10

    Asxaabay dhamaan aamiin dhaha ducadan inuu allaah noo wada aqbalo,munana allaah Haka abaaliyo,allaahuma aamiin

    • @Ali-fy6cg
      @Ali-fy6cg 2 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @fartun7229
      @fartun7229 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @ummuabdirahmannur3019
    @ummuabdirahmannur3019 3 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صل وسلم علي رسول الله

  • @AhmedIbrahim-he2ux
    @AhmedIbrahim-he2ux 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah si xigmadeysan ayaad u waanisay gabadha si qaldan ka aamintay diinta islamka waana waano wax kuqaadasho leh Insha Allah Allah ha soo hadeeyo adigu waajibkii kusaarnaa waad fulisay hidaayaduna gacanta Allah ayey kujirta Allah fadligiisa hakusoo hadeeyo waayo inalaaha facaalu limayuriidu.

  • @fardowsa4389
    @fardowsa4389 3 ปีที่แล้ว +3

    Aduun ka wanaag kasto waa laguu samaynkaraa ama xumaan balse Alaah aktisa cidna wanaaga ama xumaan kuuma kaalmaynkarto. Waa imtixaan waxa ku helay ee Alaah usoo laabo waayo maba jirto diin kale oo Alaah ogolyahay

  • @balkisindho7093
    @balkisindho7093 ปีที่แล้ว

    عليه أفضل الصلاة والسلام جزاك الله خير الجزاء

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah khyr qali salalahu calehiy wasalim wll qali telkana waa lagu so dajin kara tasbix counter 🙏❤️😇

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 3 ปีที่แล้ว +6

    Walaal aabaha hadii lagu hortoogtay ma ahayn cadho iyga kugu dhaliyeen inaad diinta uga baxdo waa hadii aabahaa vacancies ka xaqdanai dishay balse aduunkan waxa kula jooga dad sidaas oo kale aabahood loogu hor dilay kiiwii aabahood delay ayku horkufsadeeen hooyadood hantidoodiina la wareegeen maalin wal bana arkayey dadkii dilayhantidoodiin ku hor wata walaal waxa nool ilmayar oo hooyadii iyo aaabihii iyo walaaladii meel lagu wada delay isaguna naaskii hooyadii oo dhimatay laba habeen iyo laba malmood ayuu jaqayey waynaku dul dhacday wuuna ka hooseeyey walaal tani waa mid inagu wada dhacday ee ilaahay unoqo

  • @barawaani
    @barawaani 3 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland ha guuleeysato

  • @theoriginaldhol3032
    @theoriginaldhol3032 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah jzk sister

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc huuno fatuma wn ku salamay,Gabdha Abahed lagu dilay somalia kuwii dilayna ahayen jiiranki horta kuwas ilaahy ha ka jazeyo ilaahy wuu ka jaazeniye saa Ayaga u sabab u ahaa rerkas iney diinta ka baxan,gabdha rerkeda mid ayey ku qaldanayen ma ahayn diintodi mcneyd iney oga baxan wuxuush wxy yhn aan la Aqoon,gabdhas waa iney diintodi mcneyd ku soo laabtan Ayada iyo rerka oo dhan.

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha soo hanuuniyo iyada qoyskedab waan ka naxay rerka iyo diintay ka baxeenba

  • @nimcoelmi2391
    @nimcoelmi2391 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabi ha u naxaristo aabo janatul firdows aclaa rabi ha geyo, walasha waxan leyahay wixi dilay abo iyaga ayaa adun & akhira khasaray lakin ma ku noqonayso sabab in ad diinta uga baxdo arinkas ku dhacay abo mana jirto khasaro ka wayn diinta od ka baxday mida xigta carabi diin ma kenin e wa allah ayaa no so dajiyey dadka ayaga wax dilayo muslim & galba wa tan ay fatima muna ku shegtay Islamku waa diintii xaqa ahayd walalo rabi ha idin ku hadeyo in ad qadatan diintiini macaneyd allahuma amin gabar somaliyed o sharaf leh ayad tahay maxaa yelay waxad la wadagtay arinkii idinku dhacay walalaha somaliyed wana ka xunahay dhibatada la idin geystay mana ahan somali yoo dhan wa dad allah ka furtay.

  • @khadarhuseen3416
    @khadarhuseen3416 3 ปีที่แล้ว +2

    Scw

  • @ismanliban8891
    @ismanliban8891 3 ปีที่แล้ว +5

    Scw scw scw

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaa arxama raaximiin jzklh kheyran walaal ducadaa noo duceysay laba jibaarkeeda allaha kasiiyo gurigaaga iyo duriyadaadana allaha kuu xafido

  • @fadumoh5049
    @fadumoh5049 3 ปีที่แล้ว +3

    Munaay maanta arinkaan waad la shihiiday gaal nimada , illaaheey hakuu saaro miisaanka qayrka

  • @aminaadan9314
    @aminaadan9314 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc Macaanto waa ku taageernaa laakiin calan gooni ah ha dhegan gabadha.soomaaliyeed batahey ha is takoorin

  • @barawaani
    @barawaani 3 ปีที่แล้ว +4

    Scw Scw Scw

  • @hissawad5010
    @hissawad5010 3 ปีที่แล้ว +2

    Happy 18 may walal qali waan kusalmaya hore u soco

  • @fardowsa4389
    @fardowsa4389 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah diinta Alaah ayaa leh ee ma soomaalida qaladka samaysay. Ma Alaah ay u caroone

  • @axmedsheekhyasin9392
    @axmedsheekhyasin9392 3 ปีที่แล้ว +3

    Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @hodanisahmed9087
    @hodanisahmed9087 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaalo faatumo munaay waxa aan kuu jeclahay ilaahay dardii

  • @nuuracumar8536
    @nuuracumar8536 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @hani8826
    @hani8826 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah rabbi haku xafido adiga iyo ubadkaga aamin🌹♥️

  • @fadumoh5049
    @fadumoh5049 3 ปีที่แล้ว +7

    Dadka qaar waa askar shaydaan oo leh muuqa Bini aadan ka,

    • @fadumoh5049
      @fadumoh5049 3 ปีที่แล้ว

      @@Khayr120 waxaan ula jeedaa dadka isu soo raacay hal nin oo jaarkooda ah KU dilaya maxaad u dhalatay adigoo qabiil Kaas ah ,siduu isagu doortay aabaha DHALAY,waxan rajayn INAD fahan tay

  • @mohammedhbeksi4365
    @mohammedhbeksi4365 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah .

  • @munadhool9224
    @munadhool9224 3 ปีที่แล้ว +3

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @abdirahmandonkal437
    @abdirahmandonkal437 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah barakalh sheikh muna

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 3 ปีที่แล้ว +1

    maansha allh maansha allh❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞💞💞

  • @missjano8249
    @missjano8249 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah fatma

  • @khadracadeey6675
    @khadracadeey6675 3 ปีที่แล้ว +2

    Scw ❤️

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 3 ปีที่แล้ว +10

    naagtaas gaalowday ma iswaydiisay jarmal ka ay joogto wixii ka dhacay ma ogtahayse in 6 malyan oo qof in gaajo loo dilay qaarna foornada rootiga la galshay qaarna sun lagu buufiyay america tag george flyod isagoo leh ma neefsan karuu dhintay car tag meelaha cadanku ku badan yahay adoo kor madoow leh

  • @faisasamatar7114
    @faisasamatar7114 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin yaarab wal

  • @qadramohamed326
    @qadramohamed326 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @sawda9566
    @sawda9566 5 หลายเดือนก่อน

    Rabbi jacalni

  • @axmedxuseen1615
    @axmedxuseen1615 ปีที่แล้ว

    Asc wll codkaagu markasta uu gaaban yahay eecodku kor uu gaad

  • @عاشقةالقران-ر5ت
    @عاشقةالقران-ر5ت 3 ปีที่แล้ว +2

    ﷺ ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ

  • @aminayusuf960
    @aminayusuf960 3 ปีที่แล้ว

    Good advice jazakallahu kheir sister

  • @AnisaIsmcil
    @AnisaIsmcil 4 หลายเดือนก่อน

    Asc qaaliyeey Ila soo xiidhidh halakan waxan haya qiso

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah guul iyo gobanimo

  • @faizocabdirashid6129
    @faizocabdirashid6129 2 ปีที่แล้ว

    masha allah allahu akbar alx

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 3 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @umiamiira8579
    @umiamiira8579 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 2 ปีที่แล้ว

    اللهم صلى على نبينا محمد

  • @axmedsheekhyasin9392
    @axmedsheekhyasin9392 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc,wllshey,qaali masha.allha hore.u.soco walalo qaali

  • @saadiahassan7633
    @saadiahassan7633 3 ปีที่แล้ว +4

    Gaalada waxmadisha miyaa madowda dulmi lagudilaa mareykanka

  • @itsanything3353
    @itsanything3353 3 ปีที่แล้ว +2

    Fatuma muna waan kuu salamay

  • @munadhool9224
    @munadhool9224 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh allah

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +1

    Inanta tidhi abahay Bala dilay ano 5 jir ah miyanay arag dagalki labad e adunka siday Isku galen galadu wll

  • @hibakyusuf6267
    @hibakyusuf6267 2 ปีที่แล้ว

    Jaskallah kahyr

  • @habonsharif1030
    @habonsharif1030 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaal mcn illahay qeyr badaan oo aan dhamaanin illahay haa kuu siiyo Amiiin cilmiga uu illahay kuu fududeeyo illahay haa kuu siiyaadiyöo Amiin annagana kuwe kuugu deydho allah haa nagadiigo Amiiin illahay darti ayaan kuujecelahay

  • @farahfadumo540
    @farahfadumo540 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @hiboguuled8062
    @hiboguuled8062 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Muunaay bal soo wad waa lagaala aa baryahan qisooyin kii

  • @khalidosman6084
    @khalidosman6084 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah

  • @itsanything3353
    @itsanything3353 3 ปีที่แล้ว +2

    Fatuma muna tell us about business information please

  • @ifrahhussein5284
    @ifrahhussein5284 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs walal qaali aniga oon dhagaysanba ayaan qoraya commnent kan aad ban u jeclahay qisooyinka digriga laga arko. Xaalad caafimad ban mudo badan ka cabanaya ii soo duceeya in Alle iga dulqaado.

  • @suadisse6834
    @suadisse6834 3 ปีที่แล้ว

    Absolut talo aad ufiican baad siisay alle ha soo hadeyo ayada iyo intii halowsanba

  • @ay46
    @ay46 2 ปีที่แล้ว

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @shukrijama3926
    @shukrijama3926 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah habo

  • @kaltumjama50
    @kaltumjama50 2 ปีที่แล้ว

    Calanka iyo somaliweyn kala saar inaad somali sheegato iyo inaad daliigo meel sudho

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 3 ปีที่แล้ว +5

    Fatima Muna channel walaal gacaliso dadka gaaladaa warkooda ha soo gudbin please waa somalida gaaloowday waxay rabaan in ay dadka diinta ku diraan,aabaheed inaan la dilin beey u badan tahay 40 qof oo deris ah ineey isku raacdo shaqsi aan dadka dhibi jirin in la dilo waa shey aan caqliga galeyn,waxay rabtay uun ineey excuse u hesho caayda rasuulka iyo diinta scw

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 3 ปีที่แล้ว +1

      @@AA-ze7zk sabir iyo emaan walla Allah abahaa iyo qoyskaga Jannah Fardowsa ha idin ku kulmiyo Allahuma'Ameen

  • @abdirahmanomer5077
    @abdirahmanomer5077 3 ปีที่แล้ว +1

    Adiga miyaa lagu qabaa mise laguma qabo

  • @hindamohammud1107
    @hindamohammud1107 3 ปีที่แล้ว

    Aaaaaaamiin aaaaaaaamiin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +1

    abeeheed laftiisa inu dad dilay oo laga goonayay ma oga iyada sababta loo dilay inu laha baa dhici kartaa oo isaga dad ka dilay

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 3 ปีที่แล้ว

    Walaa tafaraquu...

  • @petty6431
    @petty6431 3 ปีที่แล้ว

    Aniga baa 2 year baa pratikum la iku so shaqey san jirey shaqo la.aan awaged baa iku dhacdey marka saa la ku gumey sanayaa wlahi isku mid nahay aniga hurdo la aan iku dhacay walwal ilow sho badan

  • @inacumeeyr178
    @inacumeeyr178 3 ปีที่แล้ว

    Gabadha abahed la dilay alle ha u naxariisto, ine diinta ka baxdo maheen sababtoo DIINTA cid kama xigto oo marti uma ahan, somali qabil qabil isku dishay kdb jufo jufo ila raas hoos ila ilmo adeer ay isku dileen inti dhimatay alle ha u naxariisto. Dhibta neh aduun dhan wa so mareen dagaalo sokeeye

  • @RamlaHajir
    @RamlaHajir ปีที่แล้ว

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW