Madaxweynaha SSC Khaatumo C/Qaadir axmed Awcali Oo Arimo Badan Kahadlay Xili Tababar loo Soo ......

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 หลายเดือนก่อน +5

    Reer SSC khaatumo waa dadka ugu maamul wacan somaliya ilahay haydin xafido guul iyo gobanimo

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah guuuuuuuuuuull Iyo gobonimo dowlad goboleedka SSc khatumo❤🇸🇴💕🇸🇴💓🇸🇱💞💪💪💪💪

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mw.c/=Qaadir firdhiye WA hogamiye U qalma 4yrs in lo doorto wàayo wa U qalma WA masuul Alle aamin San wixi loo dhibay in lagu la xisabtamayo guuuuuull SSc lhatumo❤❤❤

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha ALLAH guul.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน

    maashaa allaah sool sanaag cayn xaysimo ilaahay haidin barakeyo ssc khaatumo

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน +2

    ilahay bah idin kah saray Argagixisadih iyo horgaladih idin kah rebay wax walbah dhaqaleh cafimad horumar dhismoh waa ilahay mahadih hadad iskah sarten cansarkih idin fadhiyay lasaanod Alxamdulilah ilahay waxan kah baryay in ilahay u naxaristoh shuhadagih ku dhintay xorayntah sol dhulbahantow isku tashadah cadow badan bah idin ku waregsan tashadah in shah Allah horumar ban idin rajeyay mar walbah

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน

    M.A.MW GUUL SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah nolow medaxween❤❤❤❤

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah ilaahow adaa mahadleh

  • @AHMEDAbdi-sl9mm
    @AHMEDAbdi-sl9mm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa reer isku tashadah guulestay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน

    guuleysta ssc khaatumo

  • @Khaatumawi987
    @Khaatumawi987 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah mudane madaxweyne kugu maalnay gulayso 🦁

  • @usstarlogistics600
    @usstarlogistics600 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah

  • @Turtle333face
    @Turtle333face 2 หลายเดือนก่อน

    Masallah❤

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 2 หลายเดือนก่อน

    Qofna laga yeeli maayo fikir beel kale inuu deegaankan usoo raro oo uu dadkan ku gumeeyo xattaa fikirka xamar ee dawladnimada ka dheer aynu ka tashano illaa intii Dawlad xalaal ah laga helayo.

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 2 หลายเดือนก่อน

    kan firdhiye cayayoow makurdi aanu goojacade kujibinay ataad tahay khadar cilmiyoow

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 2 หลายเดือนก่อน +1

    MAMUL WANAGU MA KUDAWARSIGA DADKIINA DHIIGODA MIDA KALE WASIRADAN U TIRINAYA MA KUWII DAWLADI SIYADBAA

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 2 หลายเดือนก่อน +3

      Dadkan dantooda maamulanaya ka dhex bax dadkan soomaali oo dhan ayaa ilaashanaya inay yihiin dadka gobolada woqooyi maanta loo daba fadhiyo

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 2 หลายเดือนก่อน

      Burco iyo Hargaysa biyahooda iyo wadooda ka tali idoorow 2024 daarood necayba dabda ugu dhigtay baad Axmaaro dabada ugu dhigatay

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​​@@TripleA0825 iyo caynaba🐎🦊😅 iyo cerigabo ⛰️ iyo buqdharkyn ee Half of buhodle🛖 ha iLabin inay idor dagan zxb kk

    • @TripleA0825
      @TripleA0825 2 หลายเดือนก่อน

      @@art_lto2450 qoru lugu iyi afarta xafadood ee Cerigaabo waxay ka tirsanyihiin Dawlada Ssc Caynaba hasheegan wlle dagaalka u horeeya ee dhaca waa mesha aan ku qabsanyo.

  • @ahmedelmi4884
    @ahmedelmi4884 2 หลายเดือนก่อน

    Wax badan aad soo kordhisay ma arks.bal dadka u sheeg waxaad dadka ku soo kordesay intaad madexweynaha ahayd