Ninkaan aduunka hala dhaafiyo, tan kale nin waalan cidna naag kuma darsaneyso, laakin sheydaan ayaa ku shaqeestay, qoomamo & shalaay waa ay danbeesa ee mahoreeso. Allah Unaxariisto gabadha marxuumada .
Ascwwb qofkaan la soo qabtey yaa ka warqaba caafimaad kiisa maskaxiyan ma qof xanuunsanaa mise? waa qaf casfimaad qabo markaan sidaas leeyahay ha u maleynina inaan aqaan ama aan family kiisa ahay islaamimo ayaan u leeyahay qofka in la baaro waa ey fiican oo la ogaado caafimaad kiisa koley allaah ayaa naga og arinkiisa hadii uu xanuunsan yahay denbi ma leh hadii la dilo iyo hadii la daayaba in la hubiyana waa wax wanaagsan haduu caafimaad qabo oo uu kas u dileylana abaalmarintiisa ayuu leeyahay iyo wuxuu mudnaa mar xuumadii allaah ha u naxariisto isagana allaah ha u denbe dhaafo
Ninkaan aduunka hala dhaafiyo, tan kale nin waalan cidna naag kuma darsaneyso, laakin sheydaan ayaa ku shaqeestay, qoomamo & shalaay waa ay danbeesa ee mahoreeso.
Allah Unaxariisto gabadha marxuumada .
Waa waalahay sxb sha qawacan yaas
Ilalahy kuma asturo kaasow.gacan ku dhiigle
Masha allah dowlada waxa u harsan nink canuga iskulka ku kufsaday isna in lakeno
🖤🖤🖤🖤🖤🖤
Somalida odhan mental ahan bey uxanusnayan wlh dhaqtarin cilmi nafsi bey ubahan yihin anigeyga ba kamida wlh wan ubahanhey ninku waba dhalin yaro inu muqal ahan lomodo cfmd wala orankara lkn 100 waxn huba inu aad waxyaloa bdn maskxdisa kasocdan
Ninkan hdi ladaayo dad kla ayuu dilaa ee haladilo
He is not normal
Wa runtaa😊
Ninkaan mid hada ahor dil lagu xukumay u ekaa mise waa asagii oo hada kahor lasii daaya
Hala hubiyo inuu shabaab yahay
Somalidan wiu xanunsan yahya mx loodhaha qof marku dambi galo horta war ale ka cabsada ninkan adunka hala dhafeyo
Haa nin marku danbi galaba waxay lasoo boodyan wu xanuusanyhy
Dab in lagu dilo weye sida u usilciyay gabdha muslimeed
@@rameyahye1637 haa abyo qof xanun ma San dhan dad kusameyna laha 😥 dadkan balayo aye qabana
war hala dilo ninkaaan
😭😢🥺😢😩😫😩🥺😢😭
Ascwwb qofkaan la soo qabtey yaa ka warqaba caafimaad kiisa maskaxiyan ma qof xanuunsanaa mise? waa qaf casfimaad qabo markaan sidaas leeyahay ha u maleynina inaan aqaan ama aan family kiisa ahay islaamimo ayaan u leeyahay qofka in la baaro waa ey fiican oo la ogaado caafimaad kiisa koley allaah ayaa naga og arinkiisa hadii uu xanuunsan yahay denbi ma leh hadii la dilo iyo hadii la daayaba in la hubiyana waa wax wanaagsan haduu caafimaad qabo oo uu kas u dileylana abaalmarintiisa ayuu leeyahay iyo wuxuu mudnaa mar xuumadii allaah ha u naxariisto isagana allaah ha u denbe dhaafo
Wan kaa shakiyayba in aad familkiisa kamid thy .
Anigu waxan ka xumahyba marka aan maqlo erayga eedaysne sbbto ah waa nin mujrim ah
Baadhitaan ba uma baahna xitaaa gacta loo duuby ma mudna ninkani
Aar ninka guba
eas xaq qabashadiisa waana masiibo wiilkaa kutimid koley isma laheyn xaaskaafa ayaad gubi doontaa kadibna eaad baxsani kadibna waa lagu eoo waban kadibna sharciga ayaa lagu marini intaasoo dhamba waa wax uqornsa asagana hada waxaa uroon qisaas inuu maro
Puree 😈 evil how could he