Dawo axmed madoobe- laftagaren iskaga dareeray shirkii SSC puntland o maqan Maya ayay..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 42

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Runtaa jano lagu galaa horay u soco wariye from juboland VIVA

  • @SalimcumarNaasir
    @SalimcumarNaasir ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maa shaa allah alaha ku xafido horey usoco weriye somali sax ah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Viva llafata gareen noollowo❤️❤️❤️❤️🏇🏿🏇🏿

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤laftagreen waa geesi soomaaliyeed waana muwaadil sax ah oo xalaala lakiin inta kale waa tuugtii soomaali God kaa ay kudhacday inay kudhacdo usabab ahaa waa dilaaliin daalimiina

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War shir majiree lacagtii caalamka ayaa la rabaa dadl iyo dad midna lama rabo lacagtaa lakala goosnayaa waana sideedii dhibta dalka oo meel xun maraysa

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 28 นาทีที่ผ่านมา

    War illahay dunidq ha ka qabto dadkan qalbadu jaban tahay ee Qabiil ka lumay aamiin

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qabyaalada waxaa ka wanaag san soomaali nimada xasan soomaali nimo halooga hor tago QOFNA WUXUU SOOMAALI NIMO KU WAAYEY QABYAALAD KU HELI MAAYO.

  • @mohamedsaid5026
    @mohamedsaid5026 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laftagareen gessi gessi dhalay

  • @hm5603
    @hm5603 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Viva laftagareen

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    CIDKASTA OO MUNAAFAQ NIMADA XASAN KA HOR TIMAADA TAARIIKHDAA QORAYSA . [( MADAX NIMO MACNAHEEDU WAA DAACAD NIMO )]]]] XASAN HADUU SOOMAALI DAACAD NIMO UGU SHAQAYEN LAHAA CIDNA KAMA HOR TIMAADEEN ALLAAH AYAA NOOGA FILAN XASAN AAAMIN

  • @TheAlishire
    @TheAlishire ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odayga Ma Ahmed madoobe miyey is hayaan

  • @bby6
    @bby6 3 นาทีที่ผ่านมา

    Hassan qabuure faagte wa qabiiliste an xishoon brother

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khaatumo Seeg Meelagu Wacay
    Majirto Labadegmo Somalilnd
    Ka Tiranan Ilaaqiyaamaha Xamar
    Laga Aqbalimayo Sool iyo Sanaag
    Isaaq Baaladega Tastuurka Soo
    Bari Jaale Daarood

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waryaa sandhere arintaas waxaa sojediyay axmed madoobe balse adigu maxaad libinta ugu diidi ina adeer wayaabe

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War kan waa sheegato xun wecel ah yaa kugu yiri waa OGADEEN?waxaan maaha OG

  • @abuomar2007
    @abuomar2007 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Axmed madoobe ayaad neceb tahay

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan gurguurte waa doqon mooryaan ah

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adeer daarood waa jabay,wuuna isdhiibay, Deni baana sabab u ah.iyo Ogaadeen.

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 41 นาทีที่ผ่านมา

      Dameeroow kaalay waakaasi qabo daarasho qabo ma adaa haaystaba dal aad doorasho ka qabsatk ina amisoon

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Welkom 🤗 Santaag!!!

  • @maxamudbashiir-u4w
    @maxamudbashiir-u4w ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed madoobe waa uukusaxanyahay inuu kahadlo xaalada SSC waayo SSC waa inii lagahadlo loona magacaabo maamul dhamaystiran

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 25 นาทีที่ผ่านมา

    SOMALIYA MA WAXAY U XAYIRAN TAHAY QABIILKA DAAROODKA???? Waar maa illahay laga Bari ! Subxana allah AAN DULMIGA ISKA DAYNO OO DANAHEENA RAACANO DADKANA MUSLINIMO IYO WALAAL NIMO KULA NOOLAANO KOLEY ANIGU SHAQSI BAAN AHAY DULMIGA AAN SOMALI KU HAYNO DHINAC WALBA IDINKUMA RAACSANI

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 24 นาทีที่ผ่านมา

    Majeerteeniya Majeerteen baa iska leh khaatumo dhulmahante ayaa iska leh aaway umadahii la Noolada???

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kuwii loo idmaday in ay Umadda u shaqeeyaan waxay ku mashquul sanyihiin Dantooda. Maxay waxii isaga waydiin waayey waxii Dalka loo qaban lahaa ? Allaha Wayn Somalia ha u gargaaro.

  • @abuomar2007
    @abuomar2007 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waad iska neceb tahay uun

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haduu neceb yahay waxba ka qaadi maaayo wuxuu yahayba lama yaqaano kan Nacaskaan ah

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adaa nacas ah ma runtuu sheegay ayaad ka gubateen xasan bakhti kenyati u sujuude wuu fashilmay Guuuuuuuuul xasan bad gate iyo daamijiid fashil ayaa Ale ku riday xaqaa shaqeeya

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Muuse fulay iyo xasan dhiiqo wey jabeen waa Guuuuuuuuul soomaaliweyn viva

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@sadiyaali9508 run kuma sheegin dhoohaneey kan Kenya waxba noogama jiro mana ka halin Xasan Anigu ee orod wax soo akhri waxaan oo kale madaxa dhuuban leh wax uu og yahay ayaa iska yar eee AXMED MADOOBE ha isku daalinina Habaar lagu Kari waaye cadkiisana lama cunaaya waa KING OF JUBBALAND warkiisaa soconaaaya

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@sadiyaali9508 yaa somali weyn ah ?

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed caqli uu ku taageero garbihiisa malahee dadka yaan been loo sheegin
    Haduu wax garanayo ama cid unaxayo kuwa gedo iyo dhulkuu sheegtu unixi lahaa

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkk waxaaad og tahay baaa kaween waxaad sheegtay oo axmed ma aha miyaaa nin daarooda kkkk warkaada cadeeee

  • @mohamudelaye766
    @mohamudelaye766 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Benhawaas

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sax

  • @badalcusman8720
    @badalcusman8720 23 นาทีที่ผ่านมา

    Kusoco

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 39 นาทีที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @abuomar2007
    @abuomar2007 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Axmed madoobe ayaad Soo jeediyey

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ninkaan waxba ma oga wuu iska hadlaaa wecel wecel dhalay dheh

    • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
      @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Beenta jooji axmed masoobe meeshuu joogana waxyeeluu lajoogaa meel kalena iyada daaba

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Deeqaadanmaxamed-uh8ek orod dilaaac axmed madoobe wuxuu yahay maxaa kaaga jiro adigu? Dadkiisuu madaxweyne u yahay una taagan yahay wuxuu yahayna waa ku jecelahay brenalahaan oo kale hadalkiisa dhag jalaq ooma siino loooma ooyaan loooma joojiyo

    • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
      @Deeqaadanmaxamed-uh8ek ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Fowzia69 axmed madoobe madax wayne maahee was malax wayne kkkk

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 😳😳😳😳😳