Weydiimo Xalqada 3aad Tartan Aqooneed | Astaan Tv 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 841

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +853

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

    • @bilanhaji4470
      @bilanhaji4470 2 ปีที่แล้ว +1

      Salallaahu calayhi wasallam 🥰♥❤

    • @MMB24MMN24PWLWW
      @MMB24MMN24PWLWW 2 ปีที่แล้ว +3

    • @MA-oo4hj
      @MA-oo4hj 2 ปีที่แล้ว +3

      Qofkii ugu fiicnaa uguna kheyrka badnaa,ugna aqoonta fiicnaa,uguna naxariista badnaa, uguna Akhlaaqda badnaa,uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa Nabi Maxamed SCW

    • @zahraomar9359
      @zahraomar9359 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw❤❤❤❤

    • @Ibrahimka38
      @Ibrahimka38 2 ปีที่แล้ว +1

      Salalahu caleyhi wasalim ❤️

  • @MA-oo4hj
    @MA-oo4hj 2 ปีที่แล้ว +52

    Qofkii ugu fiicnaa uguna kheyrka badnaa,ugna aqoonta fiicnaa,uguna naxariista badnaa, uguna Akhlaaqda badnaa,uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa Nabi Maxamed SCW

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 2 ปีที่แล้ว +79

    Mashaa-Allaah,Barnamij Aqooneed Faa'iido u Ah Soomalida Guud Ahaan.

  • @suuraaleydakaaraan2034
    @suuraaleydakaaraan2034 2 ปีที่แล้ว +128

    Maa sha Allaah aad baan ugu farxay guusha gaartay qalbgana kaaga duceeyay anoo og in mar hore la duubay oo hadda live eheen waxaa uun jeclaaday adigoo 2 kun ku guuleystay waana noqotay sidii farxadeyda eheed Allaah haku barakeeyo lacagta walaal ❤️

  • @ayanlemoha4414
    @ayanlemoha4414 2 ปีที่แล้ว +24

    Mararka qaar aqoon kaliya waxba kuma tarayso hadii uusan nasiibku ku saacidin yarkaan Masha Allah aqoon buuxda wuu leyahay nasiibkiisuna Aad ayuu u wanagsanyahay ilaa sadex suaal ayuu nasiibkiisa tijabiyay wuuna ku guulaystay hambalyo yaxye

  • @salma114
    @salma114 2 ปีที่แล้ว +22

    wariyaha aad iyo aad ayuu u yaqanaa hawshiisa maa shaa Allah sidoo kale dr Yahye cilmigaada Allaha kuu barakeeyo xamar na waa meel iska dhib badane ilahay ha kugu xifdiyo

    • @jawharaxasan5120
      @jawharaxasan5120 8 หลายเดือนก่อน +1

      10 sano madiino ayuu kuso dagayay 13 sanana makatul mukarama

  • @sadrihassan7800
    @sadrihassan7800 2 ปีที่แล้ว +12

    Mnsha,allah yahye ali kasim hal school ayan so wada dhameyne mansha,allah asaga kaliya mahan ee waa reerkooda dhan waa dad wada Aqoon yahamiin Reer Ali kasim aaqiro iyo aduun allaha ni wada xafido🤲🤲🤲🥰🥰 mansha,allah

    • @zeynomer8236
      @zeynomer8236 2 ปีที่แล้ว

      Wiil single ah iiga raadi rerkas

  • @abdiqanijama2926
    @abdiqanijama2926 2 ปีที่แล้ว +91

    mnsha Allaah Tabarakalah waa wiil dhalinyaro ah oo caqli fiican,degan sidoo kalena aqoon diimeed iyo mid maadi ahba leh.
    Alle isha dadka ha kaa duwo Insha Allaah guulayso wll.

  • @Maanka14
    @Maanka14 2 ปีที่แล้ว +128

    Masha allah Dr Cilmigada Caqligada Iyo Nasibkada Ilahay Haku Barakeyo😮✊🙏

  • @sacdiyoali2128
    @sacdiyoali2128 2 ปีที่แล้ว +66

    Millions of congratulations DR Yaxye keep forward

  • @munadiamond7749
    @munadiamond7749 2 ปีที่แล้ว +68

    Masha allah congratulation Dr yahye 👏👏👏

  • @cqaadircabdi6538
    @cqaadircabdi6538 2 ปีที่แล้ว +24

    Masha ALLAH Wllahi wiilkan lacagta Astaan tv asiga ayuu ula tagy wuuqaaty

  • @naimo3372
    @naimo3372 2 ปีที่แล้ว +145

    Waaaw masha allah tabarakallah congratulations 🎉❤️🙌👏

  • @ayaanhaji2874
    @ayaanhaji2874 2 ปีที่แล้ว +20

    maa shaa Allah wll Allah swt haku xafido Il xasad iyo kalgacal ba rabbi hakaa ilaaliyo waxad noqon doonta Mid hormuud ah Allahu akbar💚💚💚👏🏻

  • @mahussein1676
    @mahussein1676 2 ปีที่แล้ว +20

    Mashallah ninkan wa nin lagu dadaalay walidkiis kheeyr allaha siiyo, somaliyeey intiina kale inta aad ilmaha qabyaalad bareysan wax kale ka kheeyr badan bara inshalah.

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 2 ปีที่แล้ว +40

    Waw!!! Manshallaha very intelligent allaha u siiyadiyo. 🙏💯.... He really Doctor Now Manshallaha Congratulations 🎉🎈🎊

  • @fardousqalidumar4875
    @fardousqalidumar4875 2 ปีที่แล้ว +15

    Barmaamujka Waydiimo Cabaas dartiis udaawadaa wayo waa qof aad udagan MnchaAllah 👍

  • @harunabdielmi5807
    @harunabdielmi5807 2 ปีที่แล้ว +47

    Runtii daadiyaha barnaamijka weydiimo ee 15 su,aalo waa wiil wanaagsan oo ku sifoobay caawinta dhalinyaradda soomaliyeed waana wiil leh aqoon, xushmad , naxariis , daganaan sida uu su,aasha uga cel celiyo oo janis u siiyo tartamaha, walaal guuleystay Dr waxaan leeyahay waa u qalantay hampalyo 100 jeer

  • @abdiqani7038
    @abdiqani7038 2 ปีที่แล้ว +16

    Dr yaxye ilaahay cilmigaaga iyo caqligaaga hakuu siyaadiyo m.a 2k kabaqan ayad u qalanta dadaalka iyo wax barashada halkaa kasoiwad keep hard working man M.A congra 100%

  • @micrajabdi
    @micrajabdi 2 ปีที่แล้ว +31

    Congratulations Dr Yahye Ali Qasim 🥰❤👏

  • @mrajaa997
    @mrajaa997 2 ปีที่แล้ว +38

    M.a Barnamish FAA ido miiran ah Runtii Hda wax ka fa,iday like dhac ku sii sxp 🥰🙏

  • @izabeela4338
    @izabeela4338 2 ปีที่แล้ว +15

    Wwww mash allah hmblyo runti wuu.dadaly Dr sii maskxiyna ayuun u istcmalay fursadahisa 👌👌

  • @q_miraa627
    @q_miraa627 2 ปีที่แล้ว +24

    AWWWW MASH'ALLH WLKEY SOMALIYE CONGRATULATIONS 🎊 👏 CILMIGAGA ALLE HAKU ZIYADIYO💕🥳

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 2 ปีที่แล้ว +76

    Congratulations Dr Yahye🥰❤️

    • @saamiyomaxamed1706
      @saamiyomaxamed1706 2 ปีที่แล้ว +1

      Mashallh alle ha aqoontda ha ku siyaadsho ❤❤❤❤

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah maasha alaah diktorka guul iyo barnaamijka astaan iyo dahabshiil Oo bixinaysa lacgta dhiirigalinta

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha'allah waan hambalyeynaya Dr. Yahye, sido kale waan bogaadiya ASTAANTV iyo barnamijyadeda cajiibka ah. Mahadsanidin.

  • @dab_jacayl....lyrics8998
    @dab_jacayl....lyrics8998 2 ปีที่แล้ว +9

    Run ahanti inan anigu guulystay ayey ila tahy allh caqligaga haku barakeyo dr yahya congratulations

  • @maymunmahadalle3236
    @maymunmahadalle3236 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allaah hambalyo hambalyo dr yahya aqoon iyo aqlaaaq iyo dagaanan ayaad isku darsatay Allaah haku barakeeyo cilmiga diiniga iyo maadiga waa marki igu horeeysay comment ka bixiyo halkaan hambalyo markale👏

  • @Nour_abdulahi
    @Nour_abdulahi 2 ปีที่แล้ว +9

    Diiniyan,maadiyan,iyo dhaqan ahaanba waa top. Maashalah

  • @mubaarakahmed5254
    @mubaarakahmed5254 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah dadaalka xasuus baad ku darsatay waa faaidada ay leedahay in aqoonta aan hal fasal laga soo boodin ilaa dugsi quraanna dhahoo suaalo badan oo ilaa dugsi hoose ilaa heer jamacad ahaa baad ka gudubtay masha Allah hanbalyo Dr

  • @suadabdi5642
    @suadabdi5642 2 ปีที่แล้ว +17

    Mansha allah tabarakallah cilmiga iyo aqliga allaha kuusiyadsho walalkey somaliyed ❤️❤️🥰🥰🥰

  • @hanicali9456
    @hanicali9456 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha allaah hampalyo Hampalyo wllkey alle hakaa xafido isha bini aadamka 🎊🎉💖💯💯

  • @MedicSab.4736
    @MedicSab.4736 2 ปีที่แล้ว +4

    Fiiro gaar ah aan ku darsanayo waxay tahay maadaama barnaamijku af soomaali uu yahay in xarfaha doorashada aad inooga dhigtaan alifbeetadeena afka soomaaliga.
    Mahadsanidiin.
    Dr Sabir I Ahmed.

  • @salaxudiinalayuupi1153
    @salaxudiinalayuupi1153 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaalh waa aqoon korodhsi fcn waana bogadinayna bahda dahabshil iyo astaan lkn ABCD waxaa ila fcnaan lahayd inaad ku badashaan BTJX madamo aan wada somali nahay🇸🇴🇸🇴🙏

  • @maxamedilkacase7179
    @maxamedilkacase7179 2 ปีที่แล้ว

    Dr. YAXYE ILAAHAY HA barakeeyo. ASTAAN idinkuna waad mahadsan tihiin. Dhallinyarada waxaan ku boorrin lahaa inay aqoontooda guud kor u qaadan

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 ปีที่แล้ว +28

    Masha Allah Dhaha Fadlan
    Hambalyo Dr Yaxye 2k DOLLAR 💯👏

  • @suleeqacumar3967
    @suleeqacumar3967 2 ปีที่แล้ว +5

    Hambalyo hambalyo hambalyo Dr Yaxye
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @leylaasturan1942
    @leylaasturan1942 2 ปีที่แล้ว +13

    Maa shaa Allah mabruuk alfa mabruuk 🥰🥰💯

  • @fathianoura8174
    @fathianoura8174 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah tabarak allah yahya allah kuparakeyo... inakaya curad ayad isku maqac tihin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @malabey197
    @malabey197 2 ปีที่แล้ว +15

    Masha'ALLAH TabaarakALLAH ❤️
    Hambalyo Hambalyo

  • @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
    @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 2 ปีที่แล้ว +6

    Walalkey dadka suaasha weydiinaayo masha allaah lakiin laaqadara allaah qad waayay

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 2 ปีที่แล้ว +7

    Manshaaallaah astaan TV the best thanks for your help 👍.

  • @Aweysmohamed2121
    @Aweysmohamed2121 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha alaah dr ducada wakuu so duceynay ilaaheyne wuu kuu aqblay lkn wax ka sadaqeeso masakiinta il gaar ah ku fiiri

  • @kiiinyuusuf1738
    @kiiinyuusuf1738 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh Dr yaxye ilahey haku xafido wn kula dareema farxada aqoontadana ilahey haku siyaadiyo bahda astan TV waxbadan ayn ka faa idnay barnamishka intii socday mahadsanidiin

  • @xidigahmed5843
    @xidigahmed5843 2 ปีที่แล้ว +4

    Suasha ugu dambeysey walahi si niyad ah ayaan ugu duceeyey dr Yahye in illah waafajiyo! Congratulations doctari ❤️

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 2 ปีที่แล้ว +65

    Reer Jowhar waan idiin Salaamay 🙋‍♂️
    Caawa tartanka ayaa nagula soo qaatay wax dhaaxaa maxaan bariis ka celinay Shimbiraha waan is naqaan 😅

    • @luulhassan942
      @luulhassan942 2 ปีที่แล้ว

      🏃‍♀️🤣😂🤣waa ka qadany 😋😍😍

  • @abassabdullaahi6624
    @abassabdullaahi6624 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Dr. Yaxye Allah ku xafido Hambalyo kunjeer.

  • @ahmedkhailey927
    @ahmedkhailey927 8 หลายเดือนก่อน

    mashaa allah waxaan layaabay jawaabtii ugu fududeyd ayu 2 fusad kulumiyay oo aheyd asooda military ee aduunka, hadana waa u guuleystay, waxu nin daganaansho iyo aqoon, mid dhaqan diin iyo maadi isku darsaday hambalyaan kuleeyahay

  • @abdiwahabmuse1857
    @abdiwahabmuse1857 2 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allaah
    Nasiib iyo dadaal
    Go aan wata DR
    Hambalyo

  • @AhmedMuhumed240
    @AhmedMuhumed240 2 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah dr wlhy inaa gaadho meesha ugu saraysa oo ah guusha 2000 kuqaadan laheed aad ayaan kuula jeclaa markaa gaadhayna aadbaan ugu farxay hambalyo horoy usoco

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 7 หลายเดือนก่อน

    jannah waa 147 times inyaa jannah odhan ka soo baxda quranka yaa yidhi waa 66 waa in la hubiya halkas masha Allah wiilkas wuu kaga soo qaday 2022

  • @rumaanruun7400
    @rumaanruun7400 2 ปีที่แล้ว +3

    Congratulations wllh waan farxay aqoontada ilaahay haku siyadiyo

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 2 ปีที่แล้ว +12

    Ma sha Allaah congrats 👏💥💯

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 ปีที่แล้ว +8

    HAMBALIYO HAMBALIYO HAMBALIYO Ditoore yahye ❤🙏 keep going ❤ Aston Sln sare ❤Abass Abdi

  • @aragsanhaaji9930
    @aragsanhaaji9930 2 ปีที่แล้ว +39

    Wlh inaan aniga helay cml Ayaan yeeeees udhahay😁😁😁 suasha udambaysay marku marayey wadnaha ayaa xoog igaracmay😥

    • @raaxoaadenciise8970
      @raaxoaadenciise8970 2 ปีที่แล้ว +3

      Isku mida nahay wlhi abyo från Sverige

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash 2 ปีที่แล้ว

      @@raaxoaadenciise8970Hahaha från Sverige , vilken stad bor du?

    • @zakariya9304
      @zakariya9304 2 ปีที่แล้ว

      @@Ummu-ayash Stockholm

    • @farxaanxirsi175
      @farxaanxirsi175 2 ปีที่แล้ว

      Ya salaam

    • @HaabiilLove
      @HaabiilLove 8 หลายเดือนก่อน

      Shaxaadka kaqaado😂

  • @zahraliin15
    @zahraliin15 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Dr cilmiga caqliga nasiibkaadaba Allaha kuu barakeeYo mrkaad guuleysatay aaad ugu farxaY manta dhane kuu duceynaaY❤️💯

  • @user-vf3ux6xk1x
    @user-vf3ux6xk1x 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah nin nasiib iyo aqoon fcn bu aha hampalyo dr

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว +4

      Nasiib kaliya maahan aqoon bay rabtaa

  • @xaawoabdi459
    @xaawoabdi459 2 ปีที่แล้ว +16

    Yaxye cali qaasim abtigey miyaa ku dhaley🤍Cali Qaasim aadan😍

    • @heroalfa4095
      @heroalfa4095 2 ปีที่แล้ว +5

      Intas dhn lcg inu kusiyo marbta😂😂😂😂😂

    • @ifrah8940
      @ifrah8940 2 ปีที่แล้ว

      @@heroalfa4095 😂😂😂😂istaqfurullah

    • @xaawoabdi459
      @xaawoabdi459 2 ปีที่แล้ว +1

      @@heroalfa4095 “Qof kasta wuxu yahuu ku modaa”Adaa damcey bn filayaa😈

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +2

      Abtiga qof oo dhalay aadan aqoonin ma dhici karto ugu yaraan magaciisa waa maqashay hadaadan arkin wiilka

  • @qosolqaraxeysi9370
    @qosolqaraxeysi9370 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah yahye wlhi waa ooyay farxad dardeer Masha Allah. I’m soo hoppy for you. Masha Allah tabarakaallh.

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 ปีที่แล้ว +25

    Very educative program 💓💓👊👌👌🙏💪

  • @apdurazagisack7141
    @apdurazagisack7141 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Allaah hamblyo hamblyo
    Dr yaxye Horey usoco

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 2 ปีที่แล้ว +11

    Subahannallah walalkey ila dhashaa Yahye Ali Kassim la dhahaa

  • @daacadpro7813
    @daacadpro7813 2 ปีที่แล้ว +21

    Waw 2,000$ dolar lagu guleystay hambalyo 💲💲💲💪

  • @izkaade1216
    @izkaade1216 2 ปีที่แล้ว +49

    Wow amazing and greatness poi🥳🥳🥳🥳🥳🥳

  • @nashadcadey7832
    @nashadcadey7832 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh caadi maahan dagnanta waa muhiim

  • @xiimaaye
    @xiimaaye 2 ปีที่แล้ว +1

    Farxadiisa taydaba ka badatey m.a alle cilmiga iyo nasiibka haku siyaadsho

  • @abdallaxasan8165
    @abdallaxasan8165 2 ปีที่แล้ว +2

    maansha allah allah yubaariik fiik dr yahye

  • @haldhaa2420
    @haldhaa2420 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah Dr Yahya aqoontada ilahay hakuu barakeyo inshallah, dhalinyarada kale ayaad tunable ficaan utahay Manshallah

  • @Tusmeeye555
    @Tusmeeye555 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah wiil waxbartay nasiib leh

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah barakalah dr yaxye deganan iyo fikir dheeri masha Alah hanbalyo ❤

  • @mohamedneima3174
    @mohamedneima3174 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah tabaraka'Allah! Congratulations allaha ku barakeeyo maskaxda wllo

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah wuxuu isku darsaday knowledge iyo lucky Manshallah ❤

  • @MedicSab.4736
    @MedicSab.4736 2 ปีที่แล้ว

    waa barnaamij si wacan luugu cilmi kororsado horey usocda Dahabshiil iyo waliba Astaan.

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 ปีที่แล้ว +16

    I am waiting inshalah 🤟❤

  • @saciido1235
    @saciido1235 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi xamasad ayaaa kudawanayay xitaaa gacmaha waa ka dhididay sidii in an laywaydinayaay. Mn sha allaaaa alx illahay syaa mahadleh ku saciday. Dagtor. Illahay hsgu sacido cilmiga iyo aqonta iyo nasibkaga ficsn ee aad ku gadhay guushan hampalyo 🤲👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @hananartan3039
    @hananartan3039 2 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah Alle Aya Ku saciday alxamdulilah dheh wll🤲🥰

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow waalidkiisa danbigooda dhaaf waan ooyay farxad wlh mana aqaano wiilkaas dadayar lkn dareen waalidnimaan dareemay mashal allaah

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu 2 ปีที่แล้ว +6

    Docteur ka uu dadalay ilahay iya laqab tay ilahay ha uu siyadiyo horay uu usoco ilahay ha ka dhigo dalkisii iyo dadkisa ba anfaca

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allaah hambalyo dr cilmiga allaha kusiyaadiyo🤲🤲🤲

  • @nolasheydiyy1917
    @nolasheydiyy1917 2 ปีที่แล้ว +3

    Ader alle ha ku xafido yahye ali qasin

  • @naiimoqayre2767
    @naiimoqayre2767 2 ปีที่แล้ว +2

    بارك الله فيك مبروك النجاح Dr congratulation 🎊🙌👍

  • @hafsoabdullahi9752
    @hafsoabdullahi9752 2 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Alllah❤Congrats Pro allaha Kusii siyaadiyo Cilmiga maskaxda,allahana kuu Barakeeyo ayaan kuleeyht i.a❤🔥👋

  • @shamsahirsi1163
    @shamsahirsi1163 ปีที่แล้ว

    Congratulations Dr yahye waxaan kaaga soo hanbalyeyney america

  • @fathimoha433
    @fathimoha433 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa wiil aad unasiibadan una aqoon badan madha allah

  • @Idiriznabaal1122
    @Idiriznabaal1122 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa Amazing aan caadi ahayn
    AQoon Caqli Naziib intaba wuu isku darsaday congratulations

  • @alisahoch2953
    @alisahoch2953 2 ปีที่แล้ว +6

    hanbalyo wll qli walhi wn ku farxay 🥳🥳🥳🥰🥰

  • @mohamedganeyhabdi-1997
    @mohamedganeyhabdi-1997 2 ปีที่แล้ว +14

    Mashalah bro..... You have real talent

  • @FarahShire-h6n
    @FarahShire-h6n 8 หลายเดือนก่อน

    Asc Waa su asha ugu fududed maraykanka aya ugu owodbadan ❤❤❤❤ Dr. Su ashan ma mudnan in laba fursad lagu qasariyo

  • @rahmaali3894
    @rahmaali3894 2 ปีที่แล้ว +3

    Woow Amazing mansha Allah

  • @nawalally1551
    @nawalally1551 2 ปีที่แล้ว +3

    Woow So Amazing.!Congratulation Yahye👏

  • @aweysgacalofficial3738
    @aweysgacalofficial3738 2 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo DR yahye 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴✍️✍️✍️

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 7 หลายเดือนก่อน

    adeerkay dahabshiil ilahow u barkee maalkiisa u duceeya odaga Somalida wuu caawiya Allah fardowsa Acla ha geeyo markay tiisa noqto abaalkiisa ha ka dhigo janada farowdowsal aclaa yaa rabi maalkiisana u barkeee

  • @Waryaatv123
    @Waryaatv123 2 ปีที่แล้ว

    ASTAAN TV 📺 waxay weydiiyeen wiilka su aal aheyd sheeg magaalada kaliya ee Somalia ku taal ee uu BARIISKA kabaxo , magaalada Jowhar kaliya kama baxo BARIISKA magaalada jilib xataa wuu kabaxaa MAAH MAAH ayaa jirta oo ladhaho FAANOOLE FARI KAMA QODNA waana warshada bariiska ee JILIB ♥

  • @dahrandegen530
    @dahrandegen530 2 ปีที่แล้ว +7

    Msha allh bro congratulations 🎊 👏 💐 🥳 🙌

  • @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
    @qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 2 ปีที่แล้ว +7

    Sida saxda waa qadaru allaah

  • @ahmedgalayax8333
    @ahmedgalayax8333 2 ปีที่แล้ว +1

    ما شا الله wxn aad io aad ugu farxay anoo la socdey inay video gani ahaa mid hore yhy hdana wn u duceynanay inkastooon u ishaaaray in uu newyork dhaho nasiip wanag Dr. yaya wuu igu raacay hamplyo10000000000jer

  • @Muhyadinabdirahman
    @Muhyadinabdirahman 2 ปีที่แล้ว +13

    Congratulations bro you did it wlhi amazing

  • @nimcoabdi5955
    @nimcoabdi5955 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah Hambalyo, fahanku waa jawaabta badhkeed si dagan oo husiimo leh ayuu ku gaadhay heerka guusha ah ee u gaadhay. Hamblayo mar labaad iyo mar sadexaadba walaal.

  • @cabdiraxmaanmaxamed8544
    @cabdiraxmaanmaxamed8544 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah bro congratulation Dr.yaxye

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah congratulations 🥳❤🥰Dr anigana mar uun waan rajeynayaa inaa nasiibkeyga tijaabiyo insha allah