@@Maryama-idil maryaneey kkkk Haa waanba ka wada xanaaqay anigu markaan yaraa ma dhib badnayn laakiin hal qof inuu igu soo xad gudbo ma jeclaan jirin marka anoo 15 ams 16 ah inay naag I gumsysato baa iga dhaadhici la madaxaan ka garaaci lahaa 1 hadal haday I dhaho 10 baan oran lahaa
Ninka soomaalida waxaan kula yaabay naagta ma naagti hore iyo caruur ka kafiicantaha mise aygo ilmo joogaa ona wali korin maxay naag kale u raadiyaa maxay.cuqubo.galabsadeen😢
Alaa maxa cadab iyo nabsi u danbeeya naagahas gabdh yar oo miskiin ah oo gurigeeda joogta gumaysiga ku haysa making kastta gabdha aduunkii naagi ku soo cadaabtay ayaan sheekadeda la qii4oonaa oo la ilmaynaa aduunka dad nabsi soo galay ayaa ka buuxa markas la leeyahay u duceeya nbsigii oo soo galay umadii uu soo xasuuqay qiyaame. Ayay ku sugayaan
Alle maxa aabayal dheexaa aakhiro war uyaalaa mideda kale dumarka soomaaliyed na mid ayan leeyhy gabar maskiin ah oo kuso muteysaty ee masaakin ah inaad sil cisaan ma fcno nagacan la barkaa illahey unbaa og illahey ka cabsada
Wlhi blhi talhi anigo umul ah layga rabo lacagti umulisada ayuu naag la bashalayay canihi ayu u diiday cunugisi naagna 4k $ ayu ka bixiyay xanunki an ka qaday wlhi ila hada wan la jiranahay nin wa cadow
Sheekooyinkaan oo kale waa kuwii madaxa iga qaban jiray maxay tahay naagta aabuhu qabo oo qof dhintay ka masayraysa weliba ayadoo minyaraa yaahu laakiin odayga baas baa kasii daran oo gabadhiisii naagtaas ka doortay hadana waxaaba kasii daran naagta jini oo eedadu dhashay laakiinse waxaanba kusii xanaaqay mulki Saan filayo markaas waa 16 ilaa 17 seebay naag uuga baqaysaa walee waan iska celin lahaa naagta eedadu dhashay
Hhhh minyaro manyara miyad maqal wabaa sida minyarada samankan
Dadkiba waad kasii wada xanaqdey. Hibaaqeey dhagtaada ku dhageso waxni waa iska sheeko 😂😂
@Awoqali-c1y waanba la yaabaa gabar reer dhisan u timid oo hadana gabadhii ay meesha uugu timid ka masayraysa
@@Maryama-idil maryaneey kkkk Haa waanba ka wada xanaaqay anigu markaan yaraa ma dhib badnayn laakiin hal qof inuu igu soo xad gudbo ma jeclaan jirin marka anoo 15 ams 16 ah inay naag I gumsysato baa iga dhaadhici la madaxaan ka garaaci lahaa 1 hadal haday I dhaho 10 baan oran lahaa
@hibaqahmed4405 hhhh waaba sidan sameyn laha 15 iyo 16 waa qof xooga lkn miskinta mulki meel kale meyhaysan wll
Naxariis la'aan waa naar sahankeed wuxooda waa addoonsi qof walba dantiisa ayuu wataa!!!!!!!! Cuquubo ALLAHA ku sallido inta arxanka daran!!!!!!!!!!!
From marka caday
Masha Allah Allah haa kuu dayo codka iyo fahamka from Djibouti/Somaliland/Canada
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
Naagaha waxan la yaabay inta ay Ilmo dhalan hadana gabdho islaamed ku sha qey sanayan
Mamulahas ilahey subxana watacala waxan uga rijeyna janaa aduun Iyo tiii aqiro Alaha sharfo
Salaam alaikum farxiya tawakal sister ❤❤❤❤❤❤
Ninka soomaalida waxaan kula yaabay naagta ma naagti hore iyo caruur ka kafiicantaha mise aygo ilmo joogaa ona wali korin maxay naag kale u raadiyaa maxay.cuqubo.galabsadeen😢
Wcs habo mcn alh hano❤😢 ka dayo
Alla dadka qeeb kamid maxaa ka qaday naxariista waaba waleeshee may caawiso iyadan way caawin subxaanalaah
Thank u qlpii maalmahan waa shidanhy hora ka imaadaa ❤😂
Asc hbo farxiyo
Anaaaa uhoreeya maaanta
Masha Allah sister farxiyo ❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Nagaha Africa 😢 naxariis malih waa nijaas uf doqon ciyaalka ayadaa dhashy kudhibii gabadha
Anodawan baan leg sara dha haa🎉🎉❤ suqan kasola banaa❤😂
Waan kusalaamay farxiya wacanay
Sheeko cusub anaa uhoreeyay waan kujeclahay farxiya qaaliyeey
❤❤❤❤
👍👍👍😭😭😭😭😭😭😘😘😘😘
Wcs habo mcn❤❤❤
Asc farxiyo❤❤❤
Allah haw gargaaro Rajeyeda
Soomaali Arxan malaha
Farxiyo waxan ku weydiinaa qoralka hadii biin lagu qabto sida looga qabtey miyaa isheeg abayo inan ogado an rabaa
Aayo dhipadanaaaa
Wcs abaayo ❤❤❤❤❤
Alaa maxa cadab iyo nabsi u danbeeya naagahas gabdh yar oo miskiin ah oo gurigeeda joogta gumaysiga ku haysa making kastta gabdha aduunkii naagi ku soo cadaabtay ayaan sheekadeda la qii4oonaa oo la ilmaynaa aduunka dad nabsi soo galay ayaa ka buuxa markas la leeyahay u duceeya nbsigii oo soo galay umadii uu soo xasuuqay qiyaame. Ayay ku sugayaan
Wcs hbo ❤
Xasbiyallah wanicmal wakiil ruux dhintey maxey karabtaa baro kalaayda maskiin mulki ilaahey ha caawiyo aduunka waxaa ugu xanuun badan hooyadaa inaa waydo
Vedio lambarkeda ku sheegyso iso sheek vediokas wan wayet midka oo aha ma aqaani midka oo ahaa iso sheek asxaape habo farxiyo lambarkeda rabaa plz
WCS ❤❤❤
hooya la aanta xanuunkeda qofki so korey le dareemi karo hadane aan helin boos hooyonimo ubuxiyo inkasto anana la buxin karanba
Wacanteeniyey wanagsan wahelkeygiyey waligey kuma wayo mcnto
Wcs
Alla maxaa kaqaldan horta dadka qaar maxa naxarista iyo ibni adannimada kaqade😢 damiir xuma wuxu uff
Dadka naso mudesta alle kuwo dhibateyo nagama dhigo 😢
Xanuun badanaa 😭😭😭😭
Nagahaas arxanka daran ha ogaa daan ubadkoona udanbeysaa waa wax ka go an😢
My name 🎉wa .marki iguhoreysay malqly sheko mulki😊
Alle maxa aabayal dheexaa aakhiro war uyaalaa mideda kale dumarka soomaaliyed na mid ayan leeyhy gabar maskiin ah oo kuso muteysaty ee masaakin ah inaad sil cisaan ma fcno nagacan la barkaa illahey unbaa og illahey ka cabsada
Abaayo somali da waxa rogay waa cuqubo aduun saan cml
@sacdiyaomar4726 Haa wlh kenya wiil yar ayey ku dishay islaan aabihis uu qabay marki asgarti xir is dhahdana aabihi ayaa dhahay naagteyda lama xiraayo wiilkeyga aniga dhalay shaqana kuma lihidiin marka waxa aan u hagaagi la.nhy waa cuqubadaas
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Eedo arxan laay ilaahey ha cadaabo faaiida malahan
😢😢😢
Habo farxiyo lambarkeda rab iso sheeka plz asxabe
Marq lagu quracanyo aaaa. Suqrkaanu ku dhip qapnaaa
Reer konfurku maraq waxay u yaqanaan. Suqaar😂
@kaafiyaabdihakim5335 haaaaa waan yapay marq supax kasta Ah paa. Is iri
@@kaafiyaabdihakim5335😂😂
Asc farxiyooy jafitaankii aad daraad soodhigeysey waxadhahadey nimanka kuleetiga haugudhègina idinkey idinsoorafadaayaa farxiyooy kii iskamaqananayo oona magaala kuudhow joogo xaasikiisi kale iskala joogo waasooshaqeynaayana kule 1sano iyo bar kayarna maqananeyni selayeelaa
Walaaley.dhibkaaga.dheef.alle.hakaaga.dhigo.mida.kale.abaayo.biil.madhiibaayoo.waxba.waxbaa.kadarane
Haa biil wuubixinaa
Wsc
Dumarkan ookle ciil baa iga qabta may dhahdo kuu hayn mahyo maxay udilysa yaab
Aabooyinka qaar maxaa ka qaldan ilmihiisa muxuu saas ugu galay ilaahyow wlhi damiir xumo wye
Wlhi blhi talhi anigo umul ah layga rabo lacagti umulisada ayuu naag la bashalayay canihi ayu u diiday cunugisi naagna 4k $ ayu ka bixiyay xanunki an ka qaday wlhi ila hada wan la jiranahay nin wa cadow
ilahey qalbiga hakuu qabojiyo xabbti wali maku qabaa
@Beerlula_adam aamin abyo haa wali wuu i qaba qalbiga ayaa i ololaya wlhi
Abaayo.saliga.nabiga.badi.tasbiixda.taxmiida.insh.allah.waad.liibaanaysaa
.ilmahaaga.korso.ayagaa.ku.ciil.baxaysaa
@@xamdidaahirxasandhicisow insha allah abyo wan rajaynaya in an kaga boxo ciilka
Thanks 😊 🫂
😢😢😢
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤
❤❤❤❤