Taariikhda Sh. Aadan X Maxamuud Xirsi (Sh. Aadan Siiro)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha u naxariisto sh.adam siiro hadaanu nahay dhalinyaraddii birta ama xaafada xawaadle ama dhamaan reer hargaysa we never forget wanaagiisii sadaqadiisii iyo inta arin gacanta ku hayey khayre ah iyo siiraddii rasuulka SCW sidii uu ugu takhasusay ee uu u soo jeedin jiray ❤❤❤

  • @Guuleedagaabeeye
    @Guuleedagaabeeye ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay Sh. Adan Siiro Danbigiisii ha dhaafo. Jannatul Fardawsana haku casuumo waa bil Ramadaane. Wuxuu ahaa aqoontayda nin buuxiyay dhammaan kaalmaha ragannimo, kawa diineed iyo kuwa bulsheed.

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha u naxariisto. Allah janatu fardawsa ha geeyo. Wuxuu ahaa dulmi diidkii Umada muslimka. Waxu ahaa miskiin kalkalkii danyarta. Wuxuu ahaa biriishii Danta guud . Wuxuu ahaa daryeelkii xabalaha. Wuxuu ahaa hiilkii diinta iyo dalkaba. Waa tusalhii ugu wanaagsana 50 sane tagay.

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy ปีที่แล้ว

    Rabbi haw naxariisto walalkeen Sh.Adam X.Maxamud Siiro qabrigiisa Rabbi hawga dhigo rawda min riyaad al jannah

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 ปีที่แล้ว +1

    Shekhana Allah ha unaxariisto sheekh Aden siiro was macalin kaygii

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay haw naxariisto sheekh aadan x maxamuud xirsi qaali ayuu ahaa umada wax tar u lahaa illaahay godka haw nuuro ubadkii uu ka tagayna allaah ha barakeeyo

  • @mahednajiibshmahamud7853
    @mahednajiibshmahamud7853 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh adan siiro allah ha unaxaristo janoyinkisa allah ha ugu deeqo boos wayn ayu umada ugu jirey

  • @afcasofficial5771
    @afcasofficial5771 ปีที่แล้ว +2

    Illahay ha unaxariisto sheekh Aadan siiro

  • @hassanmaxamed4059
    @hassanmaxamed4059 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto sh aadan muxamed sh.aadan siiro

  • @odayfarah8598
    @odayfarah8598 ปีที่แล้ว

    Alle hawnaxariisto wali waxan dhagaystaa siiradii uu akhriyi jiray 😢😢 kalmada dhextalka hadalkiisa u ahayd subxanalaah

  • @miicadsiciidcabdulahi4143
    @miicadsiciidcabdulahi4143 ปีที่แล้ว

    Maansha allah waa qoys diinleh Alle haydin barakeeyo

  • @zakiamareh2674
    @zakiamareh2674 ปีที่แล้ว +1

    Khadar badeed allah ku sharfo macalin

  • @maxamuudcabdilaahi9442
    @maxamuudcabdilaahi9442 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay jannatul firdawsa haka waraabiyo isaga iyo dhammaan muslimiinta kale ee geeriyootay innagana haynooga daba naxariisto.

  • @AdaruusAsad-ox2pg
    @AdaruusAsad-ox2pg ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u raxmado sheekh adan siiro

  • @abdirahman4809
    @abdirahman4809 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha u naxariisto

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto sheekh adan siiro

  • @mohamedismaaciil40784
    @mohamedismaaciil40784 ปีที่แล้ว +1

    Waxa uu aha khyr badane❤ alle ha ku naxaristo sheekh adan siro

  • @abdiqaniali7887
    @abdiqaniali7887 ปีที่แล้ว +3

    sh.Adam qabriga Alle ha unuuriyo
    noloshayda raaad fiican buukuleeyahay wacdigiisa saamaynta lahaa.

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 ปีที่แล้ว

    اللهم اغفرله وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 ปีที่แล้ว +1

    Khadar cabdilahi badeed Allah haku daayo

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow unaxariiso Qabrigiisana u nuur

  • @ifrahabdi7256
    @ifrahabdi7256 ปีที่แล้ว

    Marka aad tagto suuqa magalada hargeisa meeshii aad martaba waxa aad ku arkysaa imisa qof oo dhimirka ka xanuunsanya waa dadkii uu gacanta ku hayay oo garab wayay alleh yarhamhu malin madow ayay ahyd we never forget wllhie😢

  • @saidmohamed7079
    @saidmohamed7079 ปีที่แล้ว +1

    Dr ahmed Halji abdirahmaan kusoodar walal sh xamze adoo mahadsanid
    Arinka waan ladhacay runtii❤

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo ปีที่แล้ว +1

    Alleh ha unaxriisto

  • @ismacilabdirashid3243
    @ismacilabdirashid3243 ปีที่แล้ว +1

    Allow ku naxariso janatul firdowsa alaha ku geyoo

  • @fosiamohamed2652
    @fosiamohamed2652 ปีที่แล้ว +1

    اللهم اغفر له وارحمه واجعل مثواه الجنة يارب

  • @ZahraFarah-hm8td
    @ZahraFarah-hm8td ปีที่แล้ว +1

    اللهم ارحمه رحمة واسعة وأسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين

  • @cabdiraxmansaalax8732
    @cabdiraxmansaalax8732 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay unaxariisto

  • @cabdiraxmansaalax8732
    @cabdiraxmansaalax8732 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalaaah