Ilbaxnimadii Dhulka Dooy+ Dhulkii Asalka- The Land Of Origins

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 เม.ย. 2019
  • Barnaamijka Dagal Doorsoonka Saddexda Deegaan.
    Xubinteena Maanta:
    Taariikhda Eyle/Eyla/Eela/ Qaw San
    Qodobadda:
    1)-Daahfurka Taarikhda Beesha Eyle.
    2)- Boqoradii Dabatada:
    3)- Deegaanka Buur Haybe/Eyle,,,,,
    REF: Prof Mohamed Haaji Mukhtar,
    Prof Abdikadir S Dhoore.
    Waajidpress.com,,,,,,
    Soosaaraha Barnaamijka Suxufi Faisal A Abroone
    Gud/ Machadka Baarista Taariikhda & Dhaqanka Caro Edeg.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 43

  • @hobanlesomalion8468
    @hobanlesomalion8468 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantihiin barnaamijkan was barnaamijkii ugu wanaagsanaa aan ka daawado TH-cam

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 4 ปีที่แล้ว +8

    Bro waxan ka codsaneynaa in erayada carabiga ah ee ku dhaxmilmay af somasliga aad ka saarto sida. Xadaara wa carabi
    Soomaaligu wa( ILBAXNIMO)
    Wll ku dadaal in afka somaaliga sareeyo.
    Hadii kale wxn noqoneyna sida suudaan o markay carabigi Qateen ay carab yirahdeen wa adomadeena afkeena ayey ku hadlaan.

    • @sayid6649
      @sayid6649 3 ปีที่แล้ว +1

      Cuqdad baa ku haysa

    • @geeljire55
      @geeljire55 ปีที่แล้ว

      Qaw/qow = buur kaliya , ama buuro is haya oo dadban, dhulka intiisa kalena aad korkor ugu dheer. Qowgu wuxuu inta badan kala qaybiyaa dhulka dusha loo yaqaanno ama oogada iyo hundaha ama diisha.
      Qowgaas ayuu reerku hoos daggann yahay/ kor daggann yahay/ ag daggan yahay.
      Qow; qowgaas/qawgan/qawyahaas marka ay badan yihiin ayaga oo kala googo'an waxaa loogu yeedhaa: qawyo. Qaw waxaa laga isticmaalaa si caadi ah oo joogto ah maanta Deegaanka Shabeelle Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya weli ku hoos jirta.
      Qaw/qow= mountain.
      Mahadsanid si aad ah. b
      Barnaamijkan sooyaalka Soomaalida iyo Geeska Afrika ee aad soo gubiso. Xiisuu leeyahay.

  • @mufakarkayse
    @mufakarkayse ปีที่แล้ว

    Ina Abroone wall , Waad ku Qaldan Tahay in aad ku sheegto in ay dagaan Ciida dooy , sideed iyo sagaal

  • @xalimoyusuf2755
    @xalimoyusuf2755 4 ปีที่แล้ว

    Cutiya waa gabadha dheer ee balaadhan qaarka denbena u weyn gobolka togdheer magacaasi wuusoo dhawaaday! Ragana waa Cute Cute Kidaar ayaan garanayaa oo reer jabuuti ahaa!!

  • @xalimoyusuf2755
    @xalimoyusuf2755 4 ปีที่แล้ว +2

    Hooyaday waxaan ka maqlijiray markay subaxdii fooxa dabka KU rido meded yaa qaws

  • @abdiazizibrahim72
    @abdiazizibrahim72 4 ปีที่แล้ว

    Walaahi wa runtada sxb xaafada carabta,afgooye beeraha carabta baydhabo iyo xamerweyne

  • @elmiawad1777
    @elmiawad1777 5 ปีที่แล้ว +1

    Shaqo iskuma laha Qoysan Iyo Khoisan. Somalida 90 DNA waxa last timi north East Africa (Eurasian North Africa iyo Nilo Saharan African). Khoisan weeligood ma soo ghaadhin Somalia.South Cushtic waxay soo gaadheen Kenya and about 5000 years ago.

  • @mufakarkayse
    @mufakarkayse ปีที่แล้ว

    digilka haddii aadan kala Aqoon waa in aad warkooda raadiso , mida kale wixii laguu soo dhiibo uun ha ka hadlin marka hore miisaankaaga saar , yaa ehelkeeda ah ,

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 3 ปีที่แล้ว

    thanks abroone

  • @xalimoyusuf2755
    @xalimoyusuf2755 4 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalida waxaa kadhasha dad timohoodu cadyihiin indhooduna buluug yihiin anaa arkay balse aniga waxaan dhalay wiil ka awow ka awoow soomaali ah oo hadana u eg eeshiyaan weliba wuxu iigu dhashay
    Dhul baadiye ah markuu 2 sono jir ahaa ayuu aabihii ka xiiray timihii isgoo la yaaban timahan balse anigu
    Waxaan layaabanaa indha yaryar ee u eg kuwa Taylaniska,

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade 2 ปีที่แล้ว

    Kafar maaha waa Koon-fur.
    Halka koonku ka furmo

  • @maxamed6355
    @maxamed6355 ปีที่แล้ว

    halgamaa meeshaas ka wad

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 ปีที่แล้ว

    Qawsar Qawsan.

  • @xalimoyusuf2755
    @xalimoyusuf2755 4 ปีที่แล้ว

    Midhifla dumarka ayaa loobixiya siiba dadkii hore

    • @sidramoha1646
      @sidramoha1646 3 ปีที่แล้ว

      Hada adinka iyo Digil&miriflaha isku lahjad ma tihiine sidaa u ogoow

  • @aq_ahmed
    @aq_ahmed 2 ปีที่แล้ว

    Bushmen ka Kalahari ee ilaa Namibia, Botswana, South Africa waxaa loo yaqaan Khoisan oo ah labo erey oo la isku kabay ( Khoi Khoi iyo San) macnahoodana waa dadkii miraafka iyo ugaarsiga

  • @skyblackholles5403
    @skyblackholles5403 4 ปีที่แล้ว

    Ilmo kuush ayaan nahay wax soo kala horeeyey ma jiraan ee umada oo idil waa isku hal mar baa la wada abuuray nabi aadam baan ka soo wada joognaa sedadii caruur ee nabi nuux baan ka soo wada jeed naa ee yaanan nin jeclaysi iyo qowmiyad jeclaysi adin galin ee iska dhaafa waxaas

    • @safiyoabdulahisuleman5118
      @safiyoabdulahisuleman5118 2 ปีที่แล้ว

      See uhadlesaa adiga iyo wlaalaha kuladhashay hamar maa aduunka imaten mise watkala horeysiin

  • @abdullahiabshir9607
    @abdullahiabshir9607 4 ปีที่แล้ว

    Cogos iyo jicsin runta weeye somali wxa loona dagaalamayo waa iney yihiin aabayaasha aduunka

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 4 ปีที่แล้ว

    Andalusia dadki qabsaday waxay ahaayeen dad bunui ah o somaali ah iyo dadkale oo la socday somalida
    Waxayna ka so duuleen bariga dhexe waagaas waxa daganaa somaali mandaqada oo dhan ilaa geeska afrika isku dad ayey ahaayeen
    Wax la yiraa carab ma jirin
    Xitaa asaxaabihi waxay ahaayeen dad buni iyo maariin ah.

    • @asma89890
      @asma89890 3 ปีที่แล้ว

      Wlhy ayaan dhow ban Ku fikiryay carab miyaadaba iska dhicin karta xabad qudhaanjah

  • @aafkssharaf1256
    @aafkssharaf1256 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaakey qaali sida sharafta iyo hufnaanta iyo daacadnimada ay ku jirto ee aad isugu taxallujisay ama aad isugu dayday soo gudbinta qeyb kamidq Taariikhda Boqortooyada Eeyla/Xadaaradii Dooy❤ Masha Allah, big respect ayaan kuu hayaa runtii. So, my point is Eeylada waa dad taariikhdoodii la duugay, xuquuq badan ay lahaayeen iyo qiimana la aasay, balse heyb sooc public uu ka sheego professor-ka inuu jiro umaleynmaayo.
    Laakiin su’aal, Wixii iska caay aflee ah ama dacaayad maahee, I didn’t think/ ama ma moodeeynin inay jirto si cad oo ka dhan ah oo Eeylo loo heeyb sooco!! Sida walaalaha kale ay Soomalida kale qaarkood ee dulmiga iyo anshaxa xun looks baxay Midgaan ama Boon, ama madhibaan.
    Waxaad arkeysaa Jareer ee uu Eeyle addoonsiga ka bad-baadiyay, kana guursaday ee uu dhaxgalay ee wax kale aysan ahayn ismooday, ee Eeyle ugaarsigq ku caaynaya😜taasna waxay ku tusineysaa jahliga ummadda Soomaaliyeed intooda badan khaasatan walaalaha Somaliyeed ee Jareerta ah…. So funny isn’t it ?!!!
    Again 🙏👍👍🙏

  • @linaspiro263
    @linaspiro263 3 ปีที่แล้ว

    I disagree the Aylee or Hunter gatherer were the Netherlands from the Caucasus mountains who lived alongside the homo sapiens aka east Africa. You really need to look further into Tirri iyo madanlee stories...Somalis were not the first humans but they the first who were aware of the creator and had a conscience. The others were just humanoid prototype who got extinct; the modern day humans are just a product of that

    • @jamilismail4013
      @jamilismail4013 3 ปีที่แล้ว

      walaal baro quranka aan ka nimid bini aadamka ma ahan daanyeer sienteste maahan dhamaan siyaabaha runta marwalba allah noogu sheegay quraanka

    • @linaspiro263
      @linaspiro263 3 ปีที่แล้ว

      @@jamilismail4013 God gave you a brain 🧠. Use it

    • @jamilismail4013
      @jamilismail4013 3 ปีที่แล้ว

      @@linaspiro263 you need to use it the right way this history can unite the somali people you dont care about your real history or you dont trust plzz learn the quran and come back and maybe you will relize we are tealling the truth i love somalinimo from jigjiga

    • @jamilismail4013
      @jamilismail4013 3 ปีที่แล้ว +1

      @@linaspiro263 and we are the real ancient egyptains

    • @jamilismail4013
      @jamilismail4013 3 ปีที่แล้ว +1

      am soory maybe i didnt get what you meant?? but do you trust that somalis are the oldest living poeple on the planet??

  • @dhulmaarealestate8624
    @dhulmaarealestate8624 4 ปีที่แล้ว

    NB NB NB NB NB NB NB NB NB NB NB NB NB NB NB NB NB NB NB NB NB NBasc wlal waxaan rabaa inan ku weydiiyo Qabiilka Layiraahdo Asharaaf. Ok Asharaaf Ma Somaalibaa Mise Waa Carab Hadey Somali tahay Silsiladee ayey raaceysaa Please Isheeg

    • @AyroTV
      @AyroTV  4 ปีที่แล้ว

      Asharaf ama Shariif sidaan iyaga ka hayno waa Carab, waxaa jira Asharaf Soomaali, Asharaf Oromo, Asharaf Canfar iyo kuwa kaloo badan