Mudo badan oo caruur la’aan ah hada waa Mataano Al Caasima Mahadsanidiin.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @illintir
    @illintir  9 หลายเดือนก่อน +9

    Share dhaha si looga faaiidaysto mahadsanidiin

    • @Nmc124
      @Nmc124 9 หลายเดือนก่อน

      Asc aboowe marka hore waan ku salaamay waxaan rabaa in aaan wax baafiyo ee halkee kaala soo xariiraa adigoo mahadsan

    • @AbdikalidAhmedHassan
      @AbdikalidAhmedHassan 9 หลายเดือนก่อน

      Ilin tire number kaada rabey iso dir

    • @Nmc124
      @Nmc124 9 หลายเดือนก่อน

      Aniga maa lambarkeyga kuu soo diraayo walal mise qofkale ayaa heysataa

    • @hodanmaxamed4790
      @hodanmaxamed4790 9 หลายเดือนก่อน

      Wmwwwwwww,​@@Nmc124

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 9 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallaah Manshaallaah ❤

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah tabarak allah allah yiziid wa yubarik 🥰

  • @SahraMahmudParqadlee-dj1qw
    @SahraMahmudParqadlee-dj1qw 9 หลายเดือนก่อน

    Mshaaallh 💖

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaa. Allaah❤

  • @Onlineintrovert
    @Onlineintrovert 9 หลายเดือนก่อน

    #ad

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 9 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik walaal Cabdicasiis iyo hospital ka ba.

  • @ashawooo
    @ashawooo 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallaha tabakallah illahaya ha no siyadiya hora marka uu gare wadan ka

  • @issehassen4203
    @issehassen4203 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaalh

  • @NaicmoHussein
    @NaicmoHussein 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤❤

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 9 หลายเดือนก่อน

    .mansha allah walaahey anaba hormone balance u baahan ilmana ma dhalin ale ayaa ilmo bixiye ispitalka xagu ku yaala

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallaha aad ayaan ugu farxay marka aan arkey doctor oo si wacan bulshada baahidooda wanaajiyo laakiin daqaatiirta Somalia ka howl gala masoo maraan sharciyada wadanka loo maro oo ah dhaqtar shaciyeysan ma yahay mise
    Maalmahaan HIV Somalia dhankeeda aad ugu badanyahay qalabka ay isticmaalayaan maya hay wax la aaminikaro allow na amaanso umada u gargaar

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 9 หลายเดือนก่อน +4

    War doctors ka ajnabigaa ee ka howlgala cisbitaalada Somalia siiba Mugadishu waa fake doctors hala iska ilaaliyo

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 9 หลายเดือนก่อน

      Waa hubaal in uu adiga kaa wanaagsanyahay. Iska aamu.

  • @falisa576
    @falisa576 9 หลายเดือนก่อน +3

    Maalin dhawayd Nairobi waxa lagu
    Qabtay nin doctor nimo ku Shaqaysanayey waqti dheer laguna
    Ogaday inu aha doctor fake ah
    Somaliya maxa moodaa ilaahoow
    Dadka noo bad baadi

    • @faridfarid6561
      @faridfarid6561 8 หลายเดือนก่อน

      Ma soomaali buu ahaa ninkaasi mise ajnabi?

    • @falisa576
      @falisa576 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@faridfarid6561
      Ajnabi bu ahaa