DEG DEG FARXIYA CABSIIYE OO DIFAACDAY NIN KEEDA CADAANKA, GARBAASHTAY NA SH USULI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 74

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  ปีที่แล้ว +3

    facebook.com/profile.php?id=100094183947014
    Follow dhaha Facebook page keyga

  • @donib7225
    @donib7225 ปีที่แล้ว

    Xaaskaaga hadeysan raali kaa ehen xoog kuma isticmaali kartid sheikha wa benlow islam will never change

    • @inasayidabdule
      @inasayidabdule ปีที่แล้ว

      DIINTA MUSLIM soo baro DIINTA loo gafana waa lagu gaaloobaa shareecadu MUSLIM soo baro

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 ปีที่แล้ว

    Dee waa sax ha difaacddo ninkeeda 😏😏yaab xage so xanuuntay nimankan lugaha yaryar sheik qooda iyo shariifkooda yahuuu masha allah udhaha gabadha

  • @inasayidabdule
    @inasayidabdule ปีที่แล้ว

    SUBXAN ALLAH CULUMADA LA AFLAGAADEEYO WAA UQUBO

  • @fadumonour9815
    @fadumonour9815 11 หลายเดือนก่อน

    Waa sax,

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 ปีที่แล้ว

    She is right

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z ปีที่แล้ว

    Viva farxiya

  • @hibaqdahir6464
    @hibaqdahir6464 ปีที่แล้ว +1

    Farah mijo dhuubnaa ilahay baa dhafiya fadxiya

  • @meyranomar140
    @meyranomar140 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh Usulu Waa qaldan yahay. Waayo Rasulullah ( SCW) muusan xoog in markey xaaskiisi ku tiri ha ii soo dhawaan oo isku diiday wuu ka tagey oo wuu furay.

  • @meyranomar140
    @meyranomar140 ปีที่แล้ว +2

    Khamiis iyo Gar dheer miyaa Muslim lagu noqdaa. Yahuuda Yaa ka Gar dheer xataa shaarbaha Wey gaabiyaan. Allah ayaa OG qalbiyada Waxa ku jura

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on ปีที่แล้ว +1

    Shiikha iska daay waa culumadeen nin caadi ma ahan waa nin ehlu Diin ah Stop atakit sheikh usuuli

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 ปีที่แล้ว

    Ninka hadii laeedeeyo markuu dhaqankiisu xunyahay1¹ malagaaloobay yaab fathia your runleey

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 ปีที่แล้ว +1

    Cajuusadan gaalada ah ninka xaarka iska dhiqin ayay la saxiibtay ma qabo saxiib uu layahay. That her choice lakiin culmada xaq bay sheegaan sheekhuna ruun buu sheegay iyduna waa faasqad faajiradnimo ku waynaatay don't cry..we believe what we have we are proud nothing you cannot change.waa khabiisad.gaal Kuna waa la saxiib. Thanks saki.angaa islaantan meel wada joogna.

    • @MohamedMohamed-oc9ve
      @MohamedMohamed-oc9ve 10 หลายเดือนก่อน

      Intaas a danbi kugu ah gaal inaa ku tilmaa kalmas Illahy hurtiisaa ka cadaynaysaa inay gaalo tahy iyo in kale.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 ปีที่แล้ว +3

    naagtan waa ku gaaladu soodirtay baan filayaa ale hanaga qabto haday diinta ku soo duushay aaamiin 😮😮

  • @sumayahassan-fp5zt
    @sumayahassan-fp5zt ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk walahi somali wey kadartay maxa dhahday asago tukanayo natus cadeyn cml yaah

  • @fs292
    @fs292 ปีที่แล้ว

    Kadaab baad tahaye umada ka fadhiiso. Naag agnabi guursatay oo asagoo tuakanay soo dhigtao halkee ku aragtay. SOOL IYO TOGDHEER NA WAX KA MA TAQAANIDE HUSH, GABADHAN SAA U MA HADASHEE,

  • @MohamedMohamed-oc9ve
    @MohamedMohamed-oc9ve 10 หลายเดือนก่อน

    War culimadu waa bani’an way qaldami karaan waana lala foodie karaa Diinta ayagu kaligoid malahan Muslin oo dhan baa leh diinteena macaan
    Culimadu goini looma siininin wiilyahow

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on ปีที่แล้ว

    Aa cuudu bilaahi minal shayaadiin wal shaydaani rajiim

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715 2 หลายเดือนก่อน

    Naagtaan iney diinta wax ka barato waaye

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 ปีที่แล้ว +3

    Dee wa runtiis naagtu contract bay ninkeeda la gashay contractiga waaxaa ka mida in uu jirkaaga markuu rabo isticmaalikaro, haday ninkeeda naagtu nacday waa mawduuc kale laakiin inta ay isqabaan waxay kala saxiixdeen baa siconaya ; fatxiya cabsiiye ma diin bay rltaqaan maxaa dhexgaliyey, diin la aantu meel xun yeysan kaa ridin

  • @EliusAssad-tm6bw
    @EliusAssad-tm6bw ปีที่แล้ว

    Naa beenta iska daa iaaq ma Rabin iay mareexaan qasa ee siyaad Barre AA raba inay baabi.iyaan issaq laakiin illaahay ma dhihin alxamdulillaa

  • @onmydadsacc
    @onmydadsacc ปีที่แล้ว

    Awalba ma adaa qoys xiriirin jirtay qaraabo goos baad aheed

  • @siradhali9291
    @siradhali9291 ปีที่แล้ว

    Ma ku qarwaysaan farhia
    Way faraxsantahay
    Nin aan muslim ahayn may guursateen!!!
    Waxa ku dhegaini waa faqash qadhaadhootay.
    Qadhmuunkoodii baa laga maydhayaa.

  • @amalahmed1706
    @amalahmed1706 ปีที่แล้ว +1

    Ayada iininkeedo waakaalo

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waa gaal

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 ปีที่แล้ว +1

    Qabyaalad iyo qurun baa naagtaan ka buuxa laba wajiile; maanta markay jabeen snm fatxiya cabsiiye diinta ha ka bixin

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Qoftan din shaqo kuma leh maray culimo ku dhaqan tahay iyo maray cowro sawirayso o ka shekaynayso hadana dulmi ku tagerayso rerkeda

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +1

      Huwan argagixiso idinkaa jabay xaarka xejiso Garoowe ayay furintu noqonaysaa.

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho ปีที่แล้ว

    Gabadha ka dega .

  • @MowliidCismaan-z1y
    @MowliidCismaan-z1y ปีที่แล้ว

    *Naagtani waa munaafiqad waana in meel looga soo wada jeestaa. Hablaha Somaliyeed ee qiimaha leh ayay rabtaa iney gaalo futada u leefleefaan sideeda afqarmuunta*

  • @AliAli-qp3uv
    @AliAli-qp3uv ปีที่แล้ว

    Maxaa tiri?
    Hallaga leexdo!!!!
    Adiga ayey far Kugu taagantahay!!!
    Hoosta ayaaan kaa xarriiqnay 😮

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 ปีที่แล้ว +2

    Somaliya wn ka yaabay,Qalbigiisa maad ku jirtaan markad dheheysan muslin maahan.Nolosheda ayada leh ee daaya gabadha.Midaan kaloo ka yaabay ma qasabaa in uu Ninka naagtiisa qasab wax uga qaadayo,Aniga ma aaminsani oo hadeey diido wu iska furi karaa,Sababta ay ku diidey aya meesha taalo.Farxiya wey ku saxsan tahay kufsigaas.

  • @Abdullah-xs1lt
    @Abdullah-xs1lt ปีที่แล้ว

    nagahan duleyste iyo farax kuqarwaya wu idin dhalay wuna indin dhawi

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin4993 ปีที่แล้ว

    Ķkkk masar baa soo urooya

  • @amalahmed6812
    @amalahmed6812 ปีที่แล้ว

    Hanrahan gaalada u fuulaya war guur ma hiree waa u fuushey maxa isku keeney laaska iyo gaalka buuryada leh ey ufuushey

  • @faisaali7176
    @faisaali7176 ปีที่แล้ว

    Farxiyada lafteda la yidhi xijaabka markay muraayada soo fadhiisanayso un bay so qadada . Lkn ninka hadu Muslim yahay way MagicIsu Chiris.u yahay waxba qasan🤔🤔🤔🤔😎😎

  • @maxailedhehe5037
    @maxailedhehe5037 ปีที่แล้ว

    Habartan iyo habarkeeda way is leeyihiin qofkii quman baa wax quman raadiya ruuxu haduu dhaho muslim baan ahay lama dhihi karo wa muslim Habartan xagay muslim ku noqotay?!

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk yaahuu

  • @Amali2345
    @Amali2345 ปีที่แล้ว

    Dee anuu wan racsany iyada wanna runteed wax qasaba majirto didtuna ma ogala

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhu muxu yiri😂😂😂naagtada😂😂hadad kufsato😂😂kufsi😂😂😂maaahan😂😂😂koley iga cilmi badnid ❤❤❤lkn wxnku qoslay😂😂😂😂hdlkaga❤❤❤slma

  • @khadija938
    @khadija938 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanllaah wadaada buuqa ka daa jini aroos hadaad dooto adigay ku taal culimada nooga fuq naagyahay

  • @yurub5288
    @yurub5288 ปีที่แล้ว +1

    Adigu ma suna kaa muqata

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi farxiya cabsiiye runtay ka hadashay maanta inay reer abtigeed somaliland inay baa bi iyaan u socdaan runta ilaahaybaa kugu jecel arinta laascaanood inuu farmaajo daaha dabadiisa ka hagaayo waa war sugan

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 ปีที่แล้ว

    Waa caadada naagaha reer miyigaa oo dhilooba in ay raga somaliyeed caayaan

  • @am.b5688
    @am.b5688 ปีที่แล้ว +1

    Wadaadada Christian ka caruurtay wasaan adiguna waxaad ka hadleysaa nin naagtiisa qasbaday!

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว

      Caruurta iyo dumarkaba iyagaa gaalo ugu kufsi badan kiniisadahoodaa ugu kufsi badan yay u sheegaysaa

  • @hodaali4331
    @hodaali4331 ปีที่แล้ว

    Ninkay guursatay maxaa shaqdada . Dadkan noloshay ka dhacay

  • @yurub5288
    @yurub5288 ปีที่แล้ว

    Yaa waxa ka qaadi kara ilahay Ayaa og qof kasta qalibi kooda

  • @idilahmed9092
    @idilahmed9092 ปีที่แล้ว

    Nin kaan meeshu kumuslimay cadeen halakeeno anagu magaraneeno, Qof culumo cayayaan, wac yi noocee ah ayuu bulshada u haaya, 😂😂😂😂

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 ปีที่แล้ว

    Adiga xataa ha fasfin waxan ,

  • @faizam523
    @faizam523 ปีที่แล้ว

    Wow islaantii ina cabsiiye maantuun bry isku XAARTEY! Waxay is qarisaba oo finar baan xuquuqdooda u foodaa dadka ugu sheekeysaba maantey cadeysatey iney qabyaaladeyso googo'dey iney tahay. 😂😂😂😂

  • @NimaHassan-nb9gg
    @NimaHassan-nb9gg ปีที่แล้ว

    Naya wad walantahay malaha madhanid ee waxad tahay badh

  • @MohamedMohamed-oc9ve
    @MohamedMohamed-oc9ve 10 หลายเดือนก่อน

    War gabadhan iska daaya
    Khamiisku muslin kaama dhigo

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 ปีที่แล้ว

    Akhlaaq xumo culimada ka leexo dheh

  • @Emi92546
    @Emi92546 ปีที่แล้ว

    Nagatas fadxiya diintey aad uga soo horjeda markad aragto shiiqyada waxu ka hadlaan bey ka hor istagta waxey u eg tahey qof diinta islamka qeybna ka qadato qeybna iska turto

    • @sumayahassan-fp5zt
      @sumayahassan-fp5zt ปีที่แล้ว +1

      Hadii nimanka qaladkoda usheegto diinta iyo ninka maxa iska galay teeda kale wadada nimanka wax Uma shegaan ee nagaha lee jecelyihin iney dhimanka u adomiyan

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 ปีที่แล้ว

    Illaahow Naga qabo naagaha an gaalada soo Dirtay afkaada
    Ka leexi shiikha waad edeb daran tahay.

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 ปีที่แล้ว

    Mushkilada ku haysata isaaq inaad tahay waad ogtahay inaadan dawlad nowon ma ogid reer abtigaa waa farmaajo iyo siyaad ilma adeeradood , markaa meeshaada ku ekaw😂😂😂😂😂😂😂

  • @bosteyaelmi1281
    @bosteyaelmi1281 ปีที่แล้ว

    Naagtaan sh usuuli mee u soo dhigatay edebta daran. Ajinabi yaa rabo?? Dad dhintay lee rabaan. Somali men all the way. Soco cadaanka dawada iska dhaqin dawa kac 😅

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว

      Usuuli IS disgusting! Siduu afkiisa u soo marin karaa "hadaan xaaskeyga xoogo" nin dhan oo sheikh baan ahay leh haddana diinta waxba ka ogayn oo xita sida loo hadlo si ixtiraam ku jirto naxariista ku jirto si quruxbadan inuu u hadlo maxaa u diiday? Midh diin ma garanayyo waayo Rasuulkii csw ayaa ba yidhi xaaskiina khasab wax ha uga qaadina. Xadiis cid walba ogyihiin! Ninkan na wuxuuba aaminsan yahay inuu ba XOOG iyo KHASAB wax uga qaadi karo xaaskiisa. Sheikh maaha waa Shaytan. Duleyste Jaahil ah Aqoon lahayn waxba baran khamiis ummada u soo xidhay uun weeye.

  • @luckyforyourself6617
    @luckyforyourself6617 ปีที่แล้ว

    Been lawad waxa riidaay. Haweeye

  • @amalahmed6812
    @amalahmed6812 ปีที่แล้ว

    Hooyadaa markey isaaq dhashey ayey qasaartey iska aamus dhulbahante eedo madi ee kahar ku ekow dhulkaaga reerihiina ayaa gardaran

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว

      Reer nur Warsame reer af-xakame iyo cali duulane 1800s ayaad faasiqiin ahaydeen. dahab nin waayaa caaya isaaq dhulbahante iyagaa dad ka dhigay aabaheed markuu dhulbahante ka dhalay buu dhuuxa iyo tagoogaha ka jabay dhaqan xumo

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 ปีที่แล้ว

    Farxiya way dhaftay xiligi dadka la qancinayay way ka barmostay edo adigana wiil fican ayad tahay

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr ปีที่แล้ว

    Tani maxaye is mooday naayaa
    Is ka aamus Isaaq waa ogayahay
    Arimaha ka socoda Hareerohooda

    • @nuurnur
      @nuurnur ปีที่แล้ว

      Aryaa naha aamusiiya habartaan iyo inta lajiibineyso

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว

    Somaliyeeey diinta ayaa inaga dhaxaysa siyaasad maaha warkaygu anigoo somalilander ah hadana yaan been lagu harawsan dadkan wax ma garatada ah
    1. Gaalo iyagaa ugu kufsi badan Catholic Church u fiirsada waxa ka dhaca inamada yaryar waxay ku sameeyaan priest-isku sheegu
    2. Kuway dhaleen bay kufsadaan gaalo iyaguna nin iyo naag is qabay ka hadlayaan sheekada mama malyuun iyo naagaha mashruuca diinta islamka sumcad ka dilideeda ku soo qaatay mooyaane xaqiiqda dhaqanka somalida iyo diineena suuban waynu ognahay ka dhagaysan Mayno naag arsaaqdeedii youtube views been iyo ciwaanba ciwaanka ka waali cas yahay ku ceeshta. Fadxiya waxa u egayd ciday doonayo ha guursato ama hala saaxiibtee ilaahii swt xisaabinayay ma nihine in aanay ragga soomaaliyeed ku talax tagin imika inay arintani u qarsoonayd oo motivate-garaynaysay baa cadaatay sadex sabadood ama afar sanadood uu bay dulayste ina haysay barnaanijyada dhaqan xumada ah u fiirsada waris deria yay role model u tahay Somali xagay ku matashaa iyadoo diinta islaamka waris deria bahdilaysa oo uur u leh nin african American ah oon qabin waraysigeedii 1992 or 1993 dib u raadiya taasay inoo buunbuunisay imisa dumara oo Somali ah oo wax bartay degree heer kasta sita oo run ah, oo xijaaban oo shaqoyin professional ah haysta oo diintooda jecel ayaa jira, rag sidaasaa jira markaasaa wakhtiga laynagaga qaadayaa way jiraan rag iyo dunarba qaar xume aduunkoo dhan. macal cune soo Bax

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 ปีที่แล้ว

    Foolxumada somali kala dhexbax; haday nin gaal ah rabtay maxay raga somaliyeed u caayeysay; khaatumo xun baa ilahay laga magan galnaa

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 ปีที่แล้ว

    Zaki and the others why do you guys CARE. Yes the Sheik is wrong by clearly saying that is ok for my husband to rape. Do any of us need to ask you guys for permission? Do you know how painful it is to be raped? And what give someone whether they are Sheik or other men the right to make it ok. So if that was you guys sister , that makes ok to be raped? But of course you wouldn't like that and will not defend someone that thinks it is ok right.

  • @yurub5288
    @yurub5288 ปีที่แล้ว

    Fadxiya lama gaadhi karo ku washa