Single Markaad In Badan Ahayd Ee Aad Guursato Waxad U Baahantahay Nin…🤔🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 177

  • @suadaabdi9037
    @suadaabdi9037 ปีที่แล้ว +7

    Video yaashada dhirigalinta aad an u jeclahay thank you sister❤

  • @khadramohamed7688
    @khadramohamed7688 ปีที่แล้ว +22

    See what I hear Fathia saying is Somali men need to up their game and make marriage life enjoyable, playful, loving and most of all helpful. Don’t be selective and hear what you want to hear. Don’t hate the player hate the game people .

    • @She_knows
      @She_knows ปีที่แล้ว +1

      Girl listen, they do not want to improve because it will force them to put in the work. So they’d rather practice selective hearing and attack Fatxiya. They are a bunch of clowns 🤡

    • @45seabreeze
      @45seabreeze ปีที่แล้ว

      I totally disagree with it, as we cannot deal with a high level of generality. No all Somali men have marital issues with their wives. There are equally millions of European men who cheat on their women with other men, abuse them and their children. Being a good husband or a good wive solely depends on one”s deen and caaqiida . A Muslim woman cannot marry a Christian man as the marriage will not be valid. Somali men are caring, clean and supportive. There are also those who are challenging and uncaring. Marrying a white man is not a first step towards happinesses or social mobility. Subxana-Allah.

    • @45seabreeze
      @45seabreeze ปีที่แล้ว

      Rag badano Somaliya sii wanaagsan dumar jiira u haysta. Islam has maintained clarity on the marriage institutions and it has laid clear guidelines. I cannot judge Fatiha’s husband as I do not know him, and I do not want to intrude in their personal life.

    • @She_knows
      @She_knows ปีที่แล้ว +2

      @@45seabreeze I never said “All Somali” are not loving towards their wives as that would be totally untrue. Every group of men in the world have the good and bad in them. What we were talking about was the men in our community who Fatxiya calls duleystes. Men who think criticism is a kin to waging a war against them. The very men who were upset and called Fatxiya names for daring to marry out.

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +15

    Love is for caring and sharing every aspect of marriage many hands make light work❤❤❤❤❤❤

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v ปีที่แล้ว +5

    Truly inspirational video , thanks Fathia !

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 ปีที่แล้ว +6

    Congrats sister
    I’m so happy for you to get married!
    I hope you’re happy!!!

  • @istaahilmohamed513
    @istaahilmohamed513 ปีที่แล้ว +6

    Stay forever happy inshallah habo. ❤❤❤❤❤❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 ปีที่แล้ว +4

    Mashalla Allah ilahay hakuu siyaadsho Nololsha fiican hore u soco love you 🙏❤

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman ปีที่แล้ว +3

    Masha allah tabaarakallah wll isku waara abdi garaad isla qata jecliyaa dadka is jecel

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว +3

    Congratulations ina cabsiya for your marriage iam happy for your keep going your happiness qaaliyeey cidna ha u joojjin horumar kaaga iyo farxadaada keep it up good work xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey.

  • @family-zx6mc
    @family-zx6mc ปีที่แล้ว +3

    Habo markaad single aheyd cofee baad cabi jirtey hada juice baad u badalatey maxaa is bedelay?

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v ปีที่แล้ว

      Daal kii iyo culeyskii coffee loo cabi jirey ayaa ka yaraadey mA Allah u siyaadiyo wey u samirtey Allah na wuu siiyey.

    • @2020-u2r
      @2020-u2r ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa, awal shaqo iyo daal bay ku jirtay😂 hadda way nasatay marka waa xiligii juice iyo raaxo 😂

    • @Autumn-g8h
      @Autumn-g8h ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @family-zx6mc
      @family-zx6mc ปีที่แล้ว

      @@nim5-r1v Farxadeeda waa farxadeyda

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah waligaa farah sanow hapo fathia ❤🫂aduun iyo akhiraba 🙏🏼waligay waan ku taageraa you my favor youtuber ❤I love u gacalo, ilaahay ha noo kaa daayo, wax badan ayaan kaa faa, iday oo talo iyo jacayl ba

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho ปีที่แล้ว +3

    Asc.
    Fadxiya obsiiye waa soo dhawaanay.

  • @asmacali111
    @asmacali111 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 ปีที่แล้ว +3

    Congratulations my brother in Low

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 ปีที่แล้ว +2

    Farxiya ilahay haku barakeyo xajigaga lakiin nin somali intas ka heli maysid hadu isku dayo halmar wuxu isleeyahay maxa iga galay wa single mother anigu waxba igama galin wan seexan wan bixin markasu kugu cayaya single mother nimada uu waliba ku bahdilaya intas kama heleyno araga somaliyed wallahi waxay kugu cayaya guurka hore ad so martay hade ma garanayo dadku way kala tagan haday isfahmi wayan wallahi naag jecel ma jirto inu gurigeda dumo tasu kugu cayaya xinka qurunka baqtiga uqdada wallahi waxa ka buuq qurun marka ilahay haku dayo xajigaga mashallah guuleyso huuno

  • @QaaliLuula1
    @QaaliLuula1 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi waad iga qoslisay, Aniga ayaa sidaas ah oo keeyga hor carara,
    Raran caadi maahan😂😂😂😂😂😂😂

  • @afaafmohamud5658
    @afaafmohamud5658 ปีที่แล้ว +3

    Fathia Walaalo hadaan nahay dumarka somali hawsha anagaa iska jecel anigu 20 years ayaan rarnahay

  • @idilabdi7535
    @idilabdi7535 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah happiness is the best ❤nice couple nolow horey usoco

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 ปีที่แล้ว +3

    Farxa guul baan ku rajeeyn darra baan dad badan isu laynayn waliga jog nolow cadow badan baad leedahay oo niman ah iyo naago wada ciilan Walahi nolow qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Love you so mach ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ naag nool somalida doqo baa cadow ku ah

  • @hopecreatorchannel6220
    @hopecreatorchannel6220 ปีที่แล้ว +3

    I love you so much habo mcn. Illahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo waanada iyo waxsheega qurxoon aad nala wadaagto lkn wax maratadu fahmi maayaan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SaraAden-nl6vh
    @SaraAden-nl6vh ปีที่แล้ว +4

    Fadxiyay cawa qurux baad tahy masha allah lkn cawa sheladiibad weetysay biin ku qabso♥️♥️♥️♥️

  • @FaridaEleye-r3r
    @FaridaEleye-r3r ปีที่แล้ว +3

    Your absolutely right ❤❤❤❤

  • @hodanoumar9508
    @hodanoumar9508 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Alle hasukiin barakeyo hbo mcn ❤❤

  • @wadani7695
    @wadani7695 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo habo ilaahey ha idin xafido adiga iyo familkaaga🥰

  • @Q_z9somalimean
    @Q_z9somalimean ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah midkaagi baa heshay Allaha isukiin daayo. Waa dhaqanka somali in guurka la iska caayo geeridana amaan lala Soo istaago. Bal inta la noolyahay libta iyo amaanta ma la isa siiyo.

  • @NasteexoTV
    @NasteexoTV ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah congratulation 💝👑

  • @FaadumaSomaliaGreens
    @FaadumaSomaliaGreens ปีที่แล้ว +2

    Amiin habo I love you too ❤❤❤

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 ปีที่แล้ว +5

    Hada somali nahay (Boys )ayaa nagu badan (man) nimanka wey nagu yaryihon.
    iska daa comment haiska oyaan intaas ayee ka adagyihiin boys😂😂😂😂

  • @ommusalehen6130
    @ommusalehen6130 ปีที่แล้ว +3

    Nin la'aantu waa cadaab waxaase kasii xanuun badan markaad la joogto qofaan ku danaynayn.
    Fatxiyaay Saygaaga ku dedaal inaad Diinta ka caawiso barashadeeda.

  • @suhadheman6644
    @suhadheman6644 ปีที่แล้ว +4

    Walhi waan qosolay dameer dhiikacadhikaca leh kulaha😂😂😂😂😂

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +4

    Maanshaa'allaah Maanshaa'allaah Habo he is an Alpha man

  • @Ghs--173
    @Ghs--173 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahey farxadaada hakuu siyaadiyo walaashey macaan

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 ปีที่แล้ว +1

    Bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi xagee loosocdaa sister

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha guurkeda iyo nolosheda amaan u siiya balo comment idinku rafataye xishooda

  • @Idildeeqa8
    @Idildeeqa8 ปีที่แล้ว +2

    Thank you❤❤

  • @nasraelmi8857
    @nasraelmi8857 ปีที่แล้ว +3

    You look gorgeous masha Allah ❤

  • @deqafarah5584
    @deqafarah5584 ปีที่แล้ว +3

    Sister, that’s happening Texas so thank you

  • @ifrahmahamoud8054
    @ifrahmahamoud8054 ปีที่แล้ว +1

    Alaa waan kuu duceeya ina absieh ilaahay haku xafido 😇,
    Waxaan ka baqaa inaan ku arki waayo madaamo ood guursatay , i mean inaad mashquusho
    Love you from Djibouti 🇩🇯 Mashallah 🥰

  • @hodan112013
    @hodan112013 ปีที่แล้ว +8

    Fathiya you are beautiful and Allah love’s beautiful people. Anyone that cut you off when good things are coming your way are just jealous, subhanallah.

  • @ubahsalah2773
    @ubahsalah2773 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyo abaayo kugu farxay guurkaaga guri qeyr qabo allaha kaaga dhigo❤❤❤

  • @safiyo4178
    @safiyo4178 ปีที่แล้ว

    Congratulations, sister, on your marriage. May your marriage be long and happy.

  • @mahubanur5645
    @mahubanur5645 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah waligey wan ku jecla❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤

  • @ayanb243
    @ayanb243 ปีที่แล้ว

    Asc fadxiya sheekada inoo socotay meeday dhamaad keedi iyo tan sugeyn tada aheyd ple jawaabta waan ka sugeyn sister

  • @fatoumafoureh
    @fatoumafoureh ปีที่แล้ว +2

    Yes yes sister that's true

  • @nadiyaahmed1394
    @nadiyaahmed1394 ปีที่แล้ว

    Thank you for the beautiful motivation ❤ 💖 ❤❤❤ And congratulations 🎊 👏 💐 ❤ Dear we're so alike 😊 mashallah.

  • @sudajibril7117
    @sudajibril7117 ปีที่แล้ว +1

    Dahab nin wayay aya caaya. Duleyste ma fahmi karo waxan walale❤❤

  • @YaasminCabdisalaam
    @YaasminCabdisalaam ปีที่แล้ว +2

    Wll waan ku salaamay maka caygu waa yasmiin waxaan ahay gabar aad ku jecel hore usoco allaha kubarakeeyo

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 ปีที่แล้ว +1

    Hye rarka waanu dhigaynaa

  • @AyeshAbukar-w3u
    @AyeshAbukar-w3u ปีที่แล้ว +1

    Masha allah quruxsan haba qaali caqligaa kugu jecladay

  • @shugrimohamed7357
    @shugrimohamed7357 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah Allaha isku kiin xifdiyo ❤❤❤
    Qoyan badan baa korka ka fuuley laakiin ha u bixin

  • @fatoumafoureh
    @fatoumafoureh ปีที่แล้ว +3

    Jummca mubarak❤❤❤❤❤ fsthia qurux

  • @Hoyopodcasy
    @Hoyopodcasy ปีที่แล้ว +2

    I love you hapo❤❤❤❤❤

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family 💖💖💖🌷🌷🌷🫶🫶🫶

  • @sadiamj7732
    @sadiamj7732 ปีที่แล้ว +8

    😭😂😂 I freaking hate calaf

  • @Baar_la
    @Baar_la ปีที่แล้ว +7

    Faaraxyada caytamaya qalbigii baa gubanaya 😂😂😂😂

    • @rahmacawil7252
      @rahmacawil7252 ปีที่แล้ว +2

      Absalutly waa runtaa qabigaa qubanya waa xaasidiin haday rabaan imisay joogtay haday katimaadana waxba utarimayaan lkn nolosha farxada leh baanay u quudhayn

  • @milgocadeey-og5vm
    @milgocadeey-og5vm ปีที่แล้ว

    Maasha allaah wll fatxiya mabruuk huuno

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 ปีที่แล้ว +3

    Alla habo hablihii wadanka kunoolaa hadaan nahay Alle ayaa noo maqan 😢😢😢
    Hadda anagoo guryaha hoo yooyinkeena joogna ayaan daalne maxaad umaleen anagoo nala guursadey waliba Faarax dhowr caruur kaa dhaley 😭😭😭😭 allow faarax naga qabo aamiin 😂😂

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 ปีที่แล้ว +2

    Aamin Aamin ❤❤ ❤

    • @amalabdi6532
      @amalabdi6532 ปีที่แล้ว

      Haraya u soca gofkaada doorataya ma laha midaba dadka oo dhana Ilaahaya baa abuura (nolasha ku raacayaso )jag gillar dig puss 💋 och kram 🥰

  • @yurubadenahmed3386
    @yurubadenahmed3386 ปีที่แล้ว +3

    Naag wax badan og baad tahay 😅

  • @hana8824
    @hana8824 ปีที่แล้ว +4

    Markaan rarka dhigay ayuu bilaabay nimanku matagaan hadii afka iyo ibta laga dharjiyo😂 anna aan iri naaguhu matagaan hadii ladhagaysto oo loo naxariisto😂

  • @khadaribraahim
    @khadaribraahim ปีที่แล้ว +1

    وأما بنعمة ربك فحدث

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 ปีที่แล้ว

    Habo nimanka somalida idiil mawada xuma Alxamdulilah ninkeyga 14 year isqabna 4 ciyal iskuheyna walahi waxaba unaleysa inan shaleyto isgursanay qadarin iyo kaladanbeyn kuwada jogna ee wilasha qarkood uqiir iney ficanyihin❤mahadsanid habo❤

  • @fatimojama2637
    @fatimojama2637 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 ปีที่แล้ว +1

    Laakiin faxiya hadaad nin muslim ah guursatay good and great

  • @balqiis1615
    @balqiis1615 ปีที่แล้ว

    Maanshalaha farxiya ilaahay haysku kiin barakeeyo❤

  • @ridwan222i
    @ridwan222i ปีที่แล้ว +2

    Maansha allah fadxya waad igqoslsay
    Kkkkk

  • @hodanabdi5258
    @hodanabdi5258 ปีที่แล้ว +2

    Beautiful sister 🔥❤🔥

  • @amalmahmoud9113
    @amalmahmoud9113 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂 hafuu somali ahaan lahaa wakhti aad wax kuduutaba maad hayn lahayn wakhti aad jikada kujirto iyo hee wakhti ............ ayay noqon lahayd farxad kunolow sheeg sheegana habadinin sa ilshu waxaq in badan qalbiyadoodu macafimaaf qabaane

  • @Raquel-pm9fc
    @Raquel-pm9fc ปีที่แล้ว +2

    Wan Kahela markat sheekaneso kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zubaida9817
    @zubaida9817 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah habo isku waara nimankaan somaaliyeedna aad bay u wareersan yihiin runtii noloshoodii caay bay ku koobeen ileen tala mahayaanee gabar walbo oo ka tashatay gorgoraday haystaan

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 ปีที่แล้ว +2

      Rag maba cayso fatxiya e raga wangsan wu wangsanyahay ayey tira balse kan xuun wa duleyste

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 ปีที่แล้ว

      @@asaddahir5538 rag maba cayso lkn waxey caysa rag la mod marka ragi wangsana hada kamidtahay warkeda kuma dhibayo wayelnimana cay ma ahan wa darajo illlaaab

    • @Autumn-g8h
      @Autumn-g8h ปีที่แล้ว

      ​@@asaddahir5538walal duleyste bay gabadhaan caydaa hadii adiga astaamahaas leedahay aday kuu taal.Ragg waa ragg duleystana,waa duleyste

  • @fathiaabdi7300
    @fathiaabdi7300 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ❤

  • @fatoumafoureh
    @fatoumafoureh ปีที่แล้ว +1

    Asc fathia

  • @darkfireprincess9557
    @darkfireprincess9557 ปีที่แล้ว

    Wallahi wa run

  • @nasraelmi8857
    @nasraelmi8857 ปีที่แล้ว +2

    Asc habo❤

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g ปีที่แล้ว +1

    Guul guul ex dumaashi Fatxiya Cabsiiye

  • @sudajibril7117
    @sudajibril7117 ปีที่แล้ว +1

    Walale dating app aan nin fiican ka heeli i so sheeg gacalo duleyste uma socdo anigu macalin fiican ayad ii noqtay inan iska barto duleyste 😂😂😂😂

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว +1

      App cusub oo gabadh Somaliyeed sameesay ayeey Fatxiya videoga dhan ka sameesay orod oo daawo videogaas

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 ปีที่แล้ว +1

    Laakiin we need our Yarad hundreds 💯 🐫 🐪 🐫 🐪 🐫 🐪 🐫

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v ปีที่แล้ว

      Kkkk yarad cadaanku ma yaqaanaan

    • @Autumn-g8h
      @Autumn-g8h ปีที่แล้ว +1

      Yaradku sow kii mahaa gabadhu markii la furo la ceshan jiray waxaas wax la sheego ma ahan waa reero xoolaheed loo xanaanaynayo.

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 ปีที่แล้ว

      Baraka llaahu fiikum habaryar gabadhaan habaryarta u ahaayeey

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho ปีที่แล้ว +1

    F markaad soo dhigto dulayste iyo qoyan baa luuqa ku soo galaya.
    Waxbay nagu hayaan .
    Waynu iska dhagaysan.

  • @jawahirrobleh7048
    @jawahirrobleh7048 ปีที่แล้ว

    Asalamu alikum huuno , congratulations

  • @lulmohamud2461
    @lulmohamud2461 ปีที่แล้ว

    Habalyo sister

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 ปีที่แล้ว

    I like the sidii lax dhukan 8:30😅😅😅😅

  • @maztivxplaz5129
    @maztivxplaz5129 ปีที่แล้ว +2

    Sheekada shakuur miyaa❤😂

  • @dequeen7559
    @dequeen7559 ปีที่แล้ว +2

    We all need reprogramming ..kkkkkk

  • @abdisalat4107
    @abdisalat4107 ปีที่แล้ว +1

    Yaahuu Yaahuu Yaahuu

  • @MohamedHassan-yt6wj
    @MohamedHassan-yt6wj 10 หลายเดือนก่อน

    Iam somali and lam not against marrying other cultureدliterally l just saw somali women marrying arab man people disnoned her wlhi everyone was cusing her لا حول ولا قوة الا بالله

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy ปีที่แล้ว +2

    Adigu waad guursatay ninkad rabtay hadaba aamus shaahana iskayaree

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 ปีที่แล้ว

    Asc Waan qoslay
    Anaa isga dhigo jiray sidii qof hurd
    😁😁😁😁😁

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 ปีที่แล้ว +2

    Farxiya howsha kugu badataan umaleynaya Wajigada xooga daal ka muuqdo ee naso.Fekerka dadkaan ku caayayo ka naso.Shekadan xaajigana meesha ku xir waayo somali buuqey ka helaan qaar bdn

  • @MalyunMahamad
    @MalyunMahamad ปีที่แล้ว +1

    Q❤❤❤❤

  • @ifrahali5902
    @ifrahali5902 ปีที่แล้ว

    Oo hada waxaad iska dhaadhicisay inaad guuraatay farxiyo cabsiiye 😂😂

  • @Diddy45.
    @Diddy45. ปีที่แล้ว +1

    Arinta somalida waa jahawareer la jiifiyana banaan la joojiyana banaan

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 ปีที่แล้ว +4

    ❤❤❤❤❤❤😂😂i love you habo Alhuma barik ❤️❤️❤️so true

  • @deeqaabdi429
    @deeqaabdi429 ปีที่แล้ว

    Kkkk,k , wallahi Waa iga qoslisay. Baabuurkii uu iga soo qabqabanaa

  • @FaadumaSomaliaGreens
    @FaadumaSomaliaGreens ปีที่แล้ว +1

    Sax 💯💯💯

  • @Nuurtoali129
    @Nuurtoali129 ปีที่แล้ว +1

    Fadxiyaay ninka aad haw faanin aduu maad samaysane barina adoo cadaanka dhaqankooda xun ka sheekaynaya Yaan lagu arkine

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  ปีที่แล้ว

      Cidwalba waxay ku xuntahay iyo waxay ku fiicantahayba Waa la sheegayaa. No one is perfect!

  • @fa9875
    @fa9875 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂1 sano markan dhikacdhikac lahaa hada ninkii isagan aduunka u necbahay haduu korkayga tabto qodxaan buu ila noqday

  • @ifrahmahamoud8054
    @ifrahmahamoud8054 ปีที่แล้ว

    Bed and breakfast 🍳 😂😂😂😂😂😂😂 hayaaaay Inalilah 😅

  • @fafis2743
    @fafis2743 ปีที่แล้ว

    I'm one of your habaryaro Family , I'm thinking about Marying Canaan, but Timo qurmuun baa kazoo uraya.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  ปีที่แล้ว

      Hade maxaa la si ah, ma maydho miyaa timaha? 🤣
      Tell him to do so habo!