Siyaasada Cusub ee Madaxweynaha Puntland & Fashilka Beesha Caalamka | Maxaa Xiiso Leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 93

  • @abdiabukar8799
    @abdiabukar8799 3 ปีที่แล้ว +15

    Viva madaxweyne ❤ Farmaajo Somalia 🇸🇴
    Viva madaxweyne ❤ Erdogan Turkey 🇹🇷

    • @AwedJR
      @AwedJR 3 ปีที่แล้ว

      Maxa ka galay turkey

    • @abdiabukar8799
      @abdiabukar8799 3 ปีที่แล้ว +2

      @@AwedJR Kaleexo waryaa Turkiga Viva madaxweyne ♥ Farmaajo Somalia 🇸🇴
      Viva madaxweyne ❤ Erdogan Turkey 🇹🇷🇹🇷

    • @fay6834
      @fay6834 3 ปีที่แล้ว

      Miskiin maxaa kaa galay Turkey
      Horaa loo sheegay ka dhiigooda cabayey jecelyihiin 🤣 jaahilnimadaa meelwalba idinka tuuraysa 😬

    • @AwedJR
      @AwedJR 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiabukar8799 madax weyne farmajo ha lakin hadii erdogan uu nacawiyay taas mahan in turkida oodhan nacaawisay biri kamalin hdii erdogan uu xilka ka tago dee cida cunaysa oo laga ayba in siyasadisa somalia ku jirin

  • @kingmoha.
    @kingmoha. 3 ปีที่แล้ว +4

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 dalkeena hoooyo guuul ayaaan urajeynayaaah

  • @Dalhamedia1
    @Dalhamedia1 3 ปีที่แล้ว +8

    I from EYL District 🇸🇴🇸🇴♥️

  • @blackmumb6267
    @blackmumb6267 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc mashaa aallah horfadhi

  • @khadarjama2831
    @khadarjama2831 3 ปีที่แล้ว +11

    Guul nabad iyo nolol

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 ปีที่แล้ว +1

    MAA SHAA ALLAAH. Warbixin isu dheellitiran, waa xaqiiq dadka reer PUNTLAND in ay ilbaxnimo, Xaddaarad & dowladnimo dheer leeyihiin.

  • @abdulnassermohammed6592
    @abdulnassermohammed6592 3 ปีที่แล้ว +3

    Bravo , puntland for election we hope also other states make free election ,, like,, somaliland and ogadenia somali state we hope forward for all somalis where ever they are democracy and building of their country agian 🇸🇴👏🌹🇸🇴🤘☘🌻🇸🇴🌹👏

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN..

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 ปีที่แล้ว

    Soomaali Rabbiyoow hurdada kakici intay cadowgoda gacmaha utaganayan ama u yeranayan horumar ha u fadhiyin dadow. Allahu mak finiihimm bimashita aamiin yaa rabbi.

  • @abdijamac8073
    @abdijamac8073 3 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland dorashadii ka dhacday maad ka hadlayn sabato ah qabyaaalada ku biyo dhigtay anaguna Wan ognahay iyo wixii saaxibul caqli ahi somaliland iyada sool iyo sanaag maamusha intaasana ku dhibaysa
    iyo inay dir yihiin

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 3 ปีที่แล้ว +2

    Hididila fcn waye e Alle wadankena nabad hanogadhiga kuwa sharwadayasha ah na Allah hanagaqabto 🤲

  • @نعمنريدوجهالله
    @نعمنريدوجهالله 3 ปีที่แล้ว +8

    ‏سلام عليكم ورحمة الله وبركاته 💕🇸🇴

  • @نعمنريدوجهالله
    @نعمنريدوجهالله 3 ปีที่แล้ว +9

    ‏الظلم حرام يا مؤمنون ☝🏼🇸🇴

  • @axmedxuseenabdi5737
    @axmedxuseenabdi5737 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @duniyosaeed7590
    @duniyosaeed7590 3 ปีที่แล้ว +6

    17 tuug ee qaata lacagta baa naga haraya oo dhulkooda iibsdey

  • @نعمنريدوجهالله
    @نعمنريدوجهالله 3 ปีที่แล้ว +5

    ‏الحمد لله على الإسلام يا الله 🤲🏼

  • @mohamedapdi5081
    @mohamedapdi5081 3 ปีที่แล้ว

    Aynu isku tashano umad ahaan besha calamku wxpa inoma Tarayso from hargisa

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin

  • @shafeeqafarah2690
    @shafeeqafarah2690 3 ปีที่แล้ว

    ASC all hor fadhi media jouralists keep working ⚡️✨✅✨⚡️💥✅☑️💥✅✨⚡️☑️💥✅💦✨⚡️✅🙏💥☑️✨⚡️✅💥⚡️✨✅⚡️🙏⚡️✨✅💥⚡️✨

  • @Dalhamedia1
    @Dalhamedia1 3 ปีที่แล้ว +2

    Weriye Suleiman hashi horey usoco

  • @cabdalesalebansaleebaan9747
    @cabdalesalebansaleebaan9747 3 ปีที่แล้ว +1

    guuul guuul smliya dhamanba garahana nabad iyo nolol

  • @idirisfani8196
    @idirisfani8196 3 ปีที่แล้ว +1

    Wali waa wey guurguuranayaan! wado dheer ayaa u hadsab weynu eegi

  • @Hareedo
    @Hareedo 3 ปีที่แล้ว

    Somali ha isku tashato beesha calamka wa kuwa diidan in Somalia dowladnimadeda soo labato kuwa somali ah oo iyaga u shaqeeyana wa ku tageersan yahiin Allah swt caqliga ha usoo celiyo caqliga somalida oo dhan cadowga muuqda iyo kuwa qarsoona Allah naga qabto ya Rabbi hooyadeyna u naxariiso iyada iyo inta dhimatay ee muslimiinta ah ya Rabbi

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 3 ปีที่แล้ว +2

    MANSH Allah

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Nuur ✅ Cabdi ✅
      MaaShaaAllaah ✅ n ❌
      Maa shaa Allaah ✅ n ❌

  • @naemaosman1422
    @naemaosman1422 3 ปีที่แล้ว +4

    Hanbalyo putland somaalia oo dhan ayay ufcn inay one voted ku galaan

  • @xabibomahmoud4256
    @xabibomahmoud4256 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa iga horeeya

  • @alialiosman4429
    @alialiosman4429 3 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 3 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk suleymanow cawa dani oo somali dib udhigay bad manaysaye wasidee Alle wiixii dhib nagu haya hanaga qabto insha Allaah

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 ปีที่แล้ว +1

      bikro jabiye weeyaan dani hawiye futamadobe idinka wax qabsan wayay raga guska ugu fuq shuubayahay

    • @deeqocabdisalanwarsame6444
      @deeqocabdisalanwarsame6444 3 ปีที่แล้ว

      @@AhmedDaariq shubo ada ah bila akhlaq ah bad tahay ee afkaga xun dabol utolo akhlaq xumadadu guri aan dhaqan wanagsan kajirin inad kasobaxday bay catayn utahay shubo maxaa ladhaha yaxayawan xita qofka aad cayeyso wuxu yahay mataqanid maxaa walidka ku arsiyey shame on you belaha somaliyeed haka nabad helan hawiye kulaha hus iyo qad

    • @khadarAbdiazizali
      @khadarAbdiazizali 3 ปีที่แล้ว

      Asc aniga xata dani waxan u arka nin somaliya kala gata cadawga gacan siya o mawadin aheyn lakin hadi qof xun wax fican sameyo haba yarate way fican tahay sas an qabaa hadi lashegona wixi u sameyey wax xun ma aha lakin waxu yahay wa la ogyahay burburka somaliya kuwa ka shaqeya waye muran kama tag na cid ama qabilna malo sari karo
      Wa sey ila tahay

  • @tuketuke58
    @tuketuke58 3 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco xaashi dadbaa aad unacaya xaqa aad ka.hadlayso

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 3 ปีที่แล้ว

    Dadka soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan wey rabaan iney u dareeraan doorasha qof iyo cod ah lkn waxaa ragaadiyey siyaasiin wadamo kale u shaqeeya.

  • @khadarAbdiazizali
    @khadarAbdiazizali 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc mamul gobeleyd somali laguma noqdo somalina meel ma garayan wa wax lagu kala qayb qaybiyey wataas aad arkeysaan ee somaliyeey hal af ku hadla ado meshaad kaso jeedo maamulkeda daba boodin dhibka somalida kale qabsata adna wey kusameyneysa waana kusii kala qaybqeyb saneysaan

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 3 ปีที่แล้ว +2

    Somalida USA ee qaata lacagta. Ceerta caruurtooda horumar ma gaaraan
    Dawlad ceer la siiyo horumar ma gaarto

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadii doorasho laga sameeyo somaliya dad ka 0.5 lagu shaabadeeyey ayaa waxay noqon doonaan dad tiro badan

    • @queenaraweelo5915
      @queenaraweelo5915 3 ปีที่แล้ว

      SaaS maahan xaajadu hadii doorasho la galo waxaa soo baxaya qof dadka badankiisu isku raacaan yihiin. Anagoo dhan soomaali baan nahay qabiil in aan ka gudubno oo soomaalinimo u gudubno baan barwaaqo ku gaareynaa.

  • @abdirizakholand9070
    @abdirizakholand9070 3 ปีที่แล้ว +2

    Adigu caadifadda iskadaa doorashadii hor dhaca ahayd loogama adkaan xisbiga kaah kaliyya xisbiyada mucaaridka ayaa isku biiray

  • @khadarAbdiazizali
    @khadarAbdiazizali 3 ปีที่แล้ว +1

    Maamul gobeleyd yada somaliya in lagu burburiyo loo dhisey ayey puntland kamid tahay lakin dorasho hal iyo cod hadey sameyen wa wax fican

  • @tabonleabdi853
    @tabonleabdi853 3 ปีที่แล้ว +1

    Ok

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 3 ปีที่แล้ว +3

    BARASHADA CARABI KA BARO BARTEENA MEELKASTO JOOGTAAN ..

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 3 ปีที่แล้ว

    🥦🥦🥦🥦

  • @fartunqxttrrmohamevvaad
    @fartunqxttrrmohamevvaad 3 ปีที่แล้ว +1

    Doorashada inay is ku tashtaan maxaa u diidaayo

  • @نعمنريدوجهالله
    @نعمنريدوجهالله 3 ปีที่แล้ว +1

    ‏سلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanaid

  • @gaanimohamed1273
    @gaanimohamed1273 3 ปีที่แล้ว +4

    Shacabka Somali waxay yaqanan afaro qabill sida loolaa bananbaxo ii mayaqanan xaqooda iin ii dhacsadan doorasho qof iyo cod hadi dhici weyso qof iyo cod shacabka Somali waxa ku wanagsan waddanka iin iska iibiyan walahi wayo dareen malahan

    • @khadarAbdiazizali
      @khadarAbdiazizali 3 ปีที่แล้ว

      Wa kugu racsanahay lakin somali qabiil aya wax walba kala weyn ayago og in wadankodi u faraha kasi baxayo ayey dab iyo qabiil si huruyaan

  • @bashiraden3094
    @bashiraden3094 3 ปีที่แล้ว +1

    DHULBAHANTE IYO SHIRSHOORE HADAL YAA KADHAGAYSANAYA WAXAAD TAHAY TUUG SOO SHAQA TAGAY GAROWE HAMEEREYSAN EE KU NOQO LAASCAANOOD.

  • @maxamedxaawis3726
    @maxamedxaawis3726 3 ปีที่แล้ว

    ok

  • @khadarAbdiazizali
    @khadarAbdiazizali 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc doorasho hal iyo cod wa waxa kaliya e somaliya manta u bahan tahay lakin hadii xaqiiqda lo laabto puntland waxa marki hore dhisey ama sameyey Ethiopia qasatan mamulki milisanaawi e baqtiyey san wada ognahayna mamulkaas waxu burburin jirey dhisitanka iyo istaaga somali weyn o siyasadisu marwalba kaso hor jedey in somaliya mar uun ay lugaheeda isku taagto wadan walba o somaliya cadaw ku ahna way la dhaqeyn jireen si dadban iyo si toosan ayago danahoda qaaska u ah eegaya kana qeyb gali jireen burburinta iyo fashinta somaliya ayago somaliya wadamadoda cadawga ku ah ay marwalba garab ka heleyeen madama ay la shaqeyes taan wana maamul maamulada somaliya u diidan iney somaliya cadawgeeda la xisab tan to ayagoo gudaha somaliya marwalba ka burburiya xaga wadamo kale sida emarates iyo kenya iyo kuwo reer galbeeydyo ah o isqariya ay banaanka ka burburiyaan somaliya back up na siya puntland o cadaadiya xukumadaha markas somaliya ka jira madama ayagu dhaqaalo ban somaliya ku bixina istaageda ay dhahaan

  • @gaanimohamed1273
    @gaanimohamed1273 3 ปีที่แล้ว +2

    Wal wariye shacabka Somali weey hurdayan waxa laga rabay ayaga inay bananbax weyn kasameyan qof iyo cod hadi laqaban wayo iin waddanka doorasho dadbaan laqaban Karin lkn

    • @khadarAbdiazizali
      @khadarAbdiazizali 3 ปีที่แล้ว +1

      Ma hurdayaane qabiil iyo kanaa i xiga ayey ku howlan yihiin

  • @alialiosman4429
    @alialiosman4429 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa dhacday Qabka Doorashada U dhacday in ay sax aheen waxaa la Dooranayey Asxaabta Asxaabta ayaa si Qaldan Korasta ugu Qoray Dadkay Rabaan madama aan la Dooran Xilibanka sidaa Kurasta Qaar Qabiilada aan helin kurastii ay la hayeen oo ay waayeen

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 3 ปีที่แล้ว

    Xaashow itoobiya maxaa oskabedelay?

  • @Zizouu94
    @Zizouu94 3 ปีที่แล้ว

    Hadeba shacabka gajesan yihin doorasho mxe faido ledahy ileyn mesha somali wye masuqmasuq kama dhamado

  • @aishataani7369
    @aishataani7369 3 ปีที่แล้ว

    Isku mied baa tihiin fikirkiin wadan u baahan dib u heshiisii shacabkiisa sidee doorasha sax ah looga qabankaraa beenta ka daaya umada soomaaliyeed munaafiqiin baa tihiin

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 3 ปีที่แล้ว

    Midda dhabta ah o puntland iyo Dani ay raaceen o ay ku guuleysten waxa weeye Marka hore in dadku is diiwan galiyan o degmba kaste la yaqaano in dad ka codeyn karta tan kale in dadka si xor ah ay u codeeyan tan kale in si xalaal ah o lo wada jeedo o lo wada dhan yahay lo tiriyo waxaynu wada ognahay in Somaliland sand kaste dagaal ka dhici jirey puntland waligeed dagaal xagga doorashada kama dhicin TaaS banana la qaatey wax walba biseyl iyo waqti bay u baahanyihin waxaana dhici doonta haddi puntland habka ay raacday ay ku si socoto in ay dhaafi donto Somaliland kaliya ma ahan e Afrikada subsahara o dhan dhib malahan xisbiga raya wa nabad iyo horumar waarta haddana Dani xisbi xisbi marki lo fiiriyo isaga ugu horreya Wana abaal marin shacbi arintaas u sidaas huffan u abaabulay haddi an la is inkirey

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 3 ปีที่แล้ว

    Tan kale reer puntland waatey ka diideen faroole ayadon diwaan galin dhicin maxa yeelay wa boob cad taaS in la xasuusto ban u maleynaya

  • @abdifatahosman6299
    @abdifatahosman6299 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa Mar'kii Ugu horeysay Adigo Shega Run'ta kasheega PUNTLAND Wanu Ognahay in Adtahey time farmajo regime Doni Meyno Another Cectator Again in SOOMAALIA Never Ever Sun liQ Horanu Udiidnay 1979kii PUNTLAND Rejects last Ditch former president farmajo regime it's time to truth No'mor A Big lie O'k #:?

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 3 ปีที่แล้ว +1

    Danei failure

  • @axmedrashiid8258
    @axmedrashiid8258 3 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland ugu taran 7doba jeer ayey kadhecdey ku yar noqo arintaa

  • @hodanhadalwanaag95
    @hodanhadalwanaag95 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkani wariye maaha waxuu aamaana daarood bas 😂 somalida kale waxuu ka sheega cay iyo ceeb

    • @khadarAbdiazizali
      @khadarAbdiazizali 3 ปีที่แล้ว

      Wallaaleey ana dhageystey asagoo xumantoda ama kuwa mamul gobeleyd yada mamula shegaya xumantoda ey sameyeen iney wadamo shisheye o cadaw ku ah somali burburkeeda kashaqeeya asago soo ban dhigaya tusaya iney wanaag soomali ay rabin waa shaqsiyaad kaas horbooda maamul gobeleeyd yadaas

    • @khadarAbdiazizali
      @khadarAbdiazizali 3 ปีที่แล้ว

      Ninka ugu daran ee soamliya dhibaatadeeda ka shaqeeya ayadoo somaliya xaaladeedu meel xun mareyso waa dani lakin qabiil loma sarin karo dadbadan o xun o shisheeye u shaqeeya somali o qabiil walba leh way ka buuxaa laakin asagaa u daran iyo axmed madoobe o asugu cadeystey inu kenya larabo iney qadato dhulkeena iyo badeeda

    • @Mjfarah114
      @Mjfarah114 3 ปีที่แล้ว

      Alle ayaa caafimaad bixiya

  • @ozmanbarud3750
    @ozmanbarud3750 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣 copy caadiya

    • @fatmaseid1504
      @fatmaseid1504 3 ปีที่แล้ว

      ma kaligiin baa dorasha aduunka qabta

    • @ozmanbarud3750
      @ozmanbarud3750 3 ปีที่แล้ว

      Haa anaga Somali ugu hoorayna wxina wa copy🤣🤣

    • @fatmaseid1504
      @fatmaseid1504 3 ปีที่แล้ว

      @@ozmanbarud3750 Hhh cid walbaa markay rabtay qabsani xaran kam ah aduun hormay bad jogtaa cadi iskdhig

  • @awilisse7870
    @awilisse7870 3 ปีที่แล้ว +4

    "Bikro jabiyey" afsomaliga miyaa kugu yar hhh

    • @AwedJR
      @AwedJR 3 ปีที่แล้ว

      Bikro jabin waxa ladhaha marka aad wax cusub aad adigu ugu hormarto oo an lagaga horen

    • @awilisse7870
      @awilisse7870 3 ปีที่แล้ว

      @@AwedJR ina gumeedow aniga afsomali hada ii barimeyso orad antibiyotik kaga iska wado

    • @AwedJR
      @AwedJR 3 ปีที่แล้ว +1

      @@awilisse7870 qofku haddi uu shey jahil kaga jiro waxa fican in mugdiga loga saro meshad dhihi lahay Mahadsanid bad caytameyaa wa noca la dhoho garac

    • @awilisse7870
      @awilisse7870 3 ปีที่แล้ว

      @@AwedJR doqontu waxay tahay bey ku mooda aniguna waa kaa cilmi iyo aqoon badnahay mugdiga adiguu hooy ku yahay orada anti muxu aha waxay tahayba wado

    • @MohamedAli-xq9jo
      @MohamedAli-xq9jo 3 ปีที่แล้ว

      @@awilisse7870 hooyadaa markuu aabahaa guursanayey ma bikro ayey agayd.. mise waa furnayd...ina dhilo.

  • @sakiadem5525
    @sakiadem5525 3 ปีที่แล้ว +1

    Sawiranta io muuqalsa Mideeye maxa usoo qaadan waysay ma cuqdad asad cismaan ayaa cuqdad u hysa

  • @naemaosman1422
    @naemaosman1422 3 ปีที่แล้ว +4

    Hanbalyo putland somaalia oo dhan ayay ufcn inay one voted ku galaan