SUBXAANA LAAH || DANBIYADA UGU WAAWAYN EE DUMARKA NAARTA KU GALAAN ? || Sh Abucaynayn

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- www.facebook.c...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

ความคิดเห็น • 67

  • @sagaldhool521
    @sagaldhool521 5 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😢 allow tooba intii hore maanta dabadeedna waa in aan timahayga xaga hoose ka xidhaa hablow waan is ognhy rabbigen aan u noqo hadiiba janada intaasi inaga xaaraatinimaynayso

  • @Uroon
    @Uroon 5 ปีที่แล้ว +18

    Asc walaalyaal ii soo duceeya wan xanunsanahay inuu ilaahey icaafiyo umul ne wan kujiraa inta qoraalkee arakto ii soo duceeye laga yaawo docodiina inuu alle ii aqbalo insha'Allah kheyr allah idiin siiyo ani iyo idinkabo

    • @farhiaahmed3744
      @farhiaahmed3744 5 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahey haku caafiyo abaayo umul cfmd qabta ilaahey hakaa dhigo

    • @munoosman6049
      @munoosman6049 5 ปีที่แล้ว

      Inshaa allaah cafimaad allaaha kusiyo miin

    • @sahrakhalif8016
      @sahrakhalif8016 5 ปีที่แล้ว

      Walal xafsa cafimaad iyo cafisba Allah hakusiiyo

    • @Uroon
      @Uroon 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarabi waad mahadsantihiin

    • @nasraaliyow480
      @nasraaliyow480 5 ปีที่แล้ว

      Allah ku caafiyo

  • @Qisasudiin
    @Qisasudiin 5 ปีที่แล้ว +7

    Jazaaka allahu qeyr shiekh yaa rabbi hanuuni inta lunsan anigna iiziyaadi hanuunka walalka so galiyay rabbi ha kuu danbi dhaafo hana ku xafido

  • @user-qk1zq6cq6m
    @user-qk1zq6cq6m 5 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا يالشيخ

  • @farhiyamusafardar3663
    @farhiyamusafardar3663 5 ปีที่แล้ว +2

    Jizakalahu qeer wllayal iso duceya murad ban leyahe plz qofki qorlakayga arka yusan dhafin asagon i duceen. Wllky aya galad xabsi ku hestane ducada igu kalmeya noso duceya. Plz ale qer haidin siye

    • @DaacadProduction
      @DaacadProduction  5 ปีที่แล้ว

      Alaha kuu yasiro muraadkaada Walaashay

    • @Uroon
      @Uroon 5 ปีที่แล้ว +1

      Allah kuu sahlo abayo muraadkaaga aamiin yarab

    • @abdinasirabdi9818
      @abdinasirabdi9818 5 ปีที่แล้ว +1

      farhiya musa fardar allaha ku sahlo arimahaaga

  • @dhageysiquraan6340
    @dhageysiquraan6340 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah khayr sheikhunaa

  • @bisharoardon1937
    @bisharoardon1937 5 ปีที่แล้ว +3

    Subxanlh ialahow cadaab ayaa ka magan galnay eenaga xijaab fitmada aduunyada🙏🙏

  • @qaalidumaar2764
    @qaalidumaar2764 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah khair Sheikh ❤

  • @hasanguregure8061
    @hasanguregure8061 5 ปีที่แล้ว +5

    *jaza ka allah*

  • @princessamish4607
    @princessamish4607 ปีที่แล้ว

    Shukran sheikh jazaakalah

  • @user-hg3fg3xz9w
    @user-hg3fg3xz9w 5 ปีที่แล้ว +2

    mashaa allh

  • @farhiaahmed3744
    @farhiaahmed3744 5 ปีที่แล้ว

    Shukran sheeq jazaaka laah qeyr jazaa

  • @nasraabdirahim4254
    @nasraabdirahim4254 5 ปีที่แล้ว

    Mansha alah jazakalah qayr

  • @user-kw1ss8zq6x
    @user-kw1ss8zq6x 5 หลายเดือนก่อน

    Scw scw

  • @fatumaruun2187
    @fatumaruun2187 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar

  • @user-hw9ju8ld7j
    @user-hw9ju8ld7j 3 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scwscw scw scw scw

  • @MOHAMAQUSTE
    @MOHAMAQUSTE 2 ปีที่แล้ว

    Maa sha allah shiiq

  • @mohankaraama2972
    @mohankaraama2972 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @umaymabintuibraahim3936
    @umaymabintuibraahim3936 5 ปีที่แล้ว +1

    mazhalah

  • @its_coca_sunset1005
    @its_coca_sunset1005 5 ปีที่แล้ว +1

    xaqiiqda gabadhaha manta waxu kahadlaayo badankood wesameeyan qaasatan kuruska geel

  • @user-qk1zq6cq6m
    @user-qk1zq6cq6m 5 ปีที่แล้ว +4

    ZupxanallaaH ❤ilahaw ku waas hanaGadhigin Aamiin ilaHayaw kuwa is AzturaNagadhig

  • @kadrakarie2411
    @kadrakarie2411 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahay iyo ayada ayey u dhaxaysaa

  • @najmaabdi4296
    @najmaabdi4296 3 ปีที่แล้ว

    Scw. Scw. Scw

  • @DaudRoyalFamilyLimited
    @DaudRoyalFamilyLimited 3 หลายเดือนก่อน

    Tiktok

  • @user-pb6rs4wy7n
    @user-pb6rs4wy7n ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @teach-or-learn
    @teach-or-learn 5 ปีที่แล้ว +3

    asagaan uduga helay...u malayn mayo haweenka soomaaliyeed in cadan galayaan..ayagaan dulman mid xaas ah iyo mid gabar ah..wadaadan 4 xaaslayaasha ah u khudbads cabsida leh u wada haweenkooda masayrsan ee ay dayaceem si ay ugu cag jugleyaan yeysan dadka walin haka hadlaan dadka dunar dulminaya..24/7 hawen ba cadab galaya laso fadhiyan

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 ปีที่แล้ว +2

    SCW SCW SCW

  • @ubaxaadan9111
    @ubaxaadan9111 2 ปีที่แล้ว

    JASAKALLHU KHAYR 💓

  • @halabuurhibomohamed4827
    @halabuurhibomohamed4827 5 ปีที่แล้ว

    Allaw nasoo hanuuni
    🤦‍♂️😢😢

  • @anisohirsi2702
    @anisohirsi2702 2 ปีที่แล้ว

    Wahabiyada waxaa tihin british islam deep state dajjal system

  • @samirahassan886
    @samirahassan886 5 ปีที่แล้ว +7

    Sheeqyaw inta badan dumarka ayaad xooga saartaan dhinaca raga maxaad ooga hadli waydeen

    • @qalilula2527
      @qalilula2527 5 ปีที่แล้ว +3

      Samira abayo anaga ayey dan nogujirta in nala xasuusiyo marwalba wayo dumarku waa lafdhabarka umada xasusnow cidi kujecel aya wax kusheegta

    • @asyabiofficials9513
      @asyabiofficials9513 5 ปีที่แล้ว +1

      Samira Hassan naag moyane ma raag ba aragtey iyako ka hadlaya waxa dibta geysanayana wa raag 😏

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 5 ปีที่แล้ว +1

      Samira xasan meshs waxa lagu hayaa hadalka Allah hadad muslin tahay Allah wuxu yiri hadalkayga hadal ha ka daba kenin marka towbad ken ilen adunka wad ka tagin e

  • @Honey_MB
    @Honey_MB 5 ปีที่แล้ว +4

    Uff sheekh soomali 90 naag ba isqaawisay iyo cadab aad moodo inay dumarka uun gaar u tahay war orda ka hadla dadka masakiinta ah dhiigooda ee malin walba la qarxinaayo ayaga oo aan waxba geesan😡😡😡

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 3 ปีที่แล้ว +3

      Cadaabta eyaga nooga horeeya naag la cadaabaayo ma jirto dumarka aduunka ku dulman

    • @Lovely1432Way
      @Lovely1432Way 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xamdixaaji4178 waa runtaa eebi cadaalad ma ahanow aduunka in aan ku dhibaatoono hadana cadaab noogu daro taas taasi cadaalad miyaa waxaa cadaabta Buuxin doono macjuuj iyo jacjuuj waxaana ku xigo doono dadka is qarxinaayo kuwaas ayaan naarta gali doono Waxaan Kaloo Maqlay xadiis rasuulka in culumo naarta Hogaamin doonaan sababtoo ah 30 oo dagaal waxaa dad diinta khalad ugu fasiraaye culumo

    • @taclimtechnology
      @taclimtechnology 3 ปีที่แล้ว +1

      Subxaanalah hablaw is astura hadii ladhaho ma xumaanbaa walalayal ilaahay unoqda hadaadbA dambaabten xaqa lagama hor imaado walaw. Habaku dhaqmkne