Ugaaska Rw xamse oo afka furtay, Sir badan ayuu kashifay, Cod uu u duubay Xamse oo aan helnay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 3 วันที่ผ่านมา +2

    Xamse waa naceebeyey waa runtii ugaaska ugaas kooshin shugran awoowe ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @issakmahad2676
    @issakmahad2676 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha'allah, ugaaska
    Run buu u sheegey Rw
    Xamze, matalaaddii buu
    Lumiyey somalina kala
    Direy asagoo toosh u ah
    Hassan kha'in.

  • @Maxamedaadanxasan-s8b
    @Maxamedaadanxasan-s8b 3 วันที่ผ่านมา +3

    Guuleyso abti axmed maxamed islawm ha guuleysta axmed madoowe

  • @abdishakurmohamud3500
    @abdishakurmohamud3500 3 วันที่ผ่านมา +4

    Nin majeerten arkay arkoon
    Ila arka waan kadigey 2 Sano kahor. Xamse Yaa marxuun❤

  • @sahramohamud1694
    @sahramohamud1694 3 วันที่ผ่านมา +3

    Majeerteen waa dad argtii dheer leh waxay uu bixiyeey
    Xamza murxuun Ogden ha majeerteen waa xukun jecelyihiin.ogden ralli gelin siiyo

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 4 วันที่ผ่านมา +5

    Dowladdii Soomaaliya waxay ku dhammaatay,la dagaallanka Maamul,goboleedyada, lacag uruursi,isku dirka ummadda. Somalia
    Iyo barakicinta Dan yarta Somalyed.

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 4 วันที่ผ่านมา

    Ugaasa waa runataa adiga iyo odayasha beeshaba ee ogguuuuul iyo gobanimo warata ✅👌❤️✅👌👌✅💯❤️❤️❤️❤️

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 4 วันที่ผ่านมา +1

    Marxuum xamsa waa nin aad u liita darood waa cebeyay ogadena waa cebeyay reer cabdile waa cebeyay

  • @XaliimoSacdiyo-n5z
    @XaliimoSacdiyo-n5z 3 วันที่ผ่านมา

    Jubaland ma keligooda degaa ogoodeen ma boqortooyaa alaahay ka cabsada

  • @seed3966
    @seed3966 4 วันที่ผ่านมา +3

    Asc soomali oo dhan buu ceebeeyey ninkaas runtii

  • @AhmedsirajeIssack
    @AhmedsirajeIssack 3 วันที่ผ่านมา

    Asc balwan wan ku salamay zxp sare aad Ayn ku tageraa nio aad waliba

  • @KhaliifMaxameed-ln7fe
    @KhaliifMaxameed-ln7fe 3 วันที่ผ่านมา +1

    Marxuumku awelba wuxuu ahaa waardiyaha albaabka ka fura xasan munaafaq haddeerna sidiisii hore waardiyihiisii no more marxuum😂😢😅

  • @AbdiHirsi-v1e
    @AbdiHirsi-v1e 4 วันที่ผ่านมา +4

    Walaal 1991 baa loo laaban haddi ilaahay naga qaban

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ugaas Keligaa ma eedin eh soomali oo dhan baa eeday gaar ahaan dadkuu kursiga ku metelaayey markaa ilaahay samir iyo iimaan haydin ka siiyo marxuunkana haloo ducesyo

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 3 วันที่ผ่านมา +1

    Xamze inuu marxuun xasan dhiiqo u adeega xafiisna aan lahayn inuu yahay oo unana cidna wax tarayn, xilkii Daroodna dayacay ogaadeen wayku taageersanaayeen lkn maanta markuu toodii usoo dhacay ayey fahmeen wuxuu ahaa.

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 4 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah God bless you ibnu xalaal

  • @MuhumedMuhumedabdullahi
    @MuhumedMuhumedabdullahi 4 วันที่ผ่านมา +1

    Xamza wa Ogaden Ogaden dalay maxa kabadali karta amarkisa aya soconi

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 4 วันที่ผ่านมา

    Wll mahadsanid guuleyso ❤

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 3 วันที่ผ่านมา

    Manshallh

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 4 วันที่ผ่านมา +1

    Ugaaskaa hadey ee reer kooshin Waa Nin Wax garad oo indheer garad ah Waana Nin garana Waxa Xassan dhiiqo oo Ayax ah lagu heysato

  • @AxmedMaxamed-q2q
    @AxmedMaxamed-q2q 3 วันที่ผ่านมา

    Daroodka uushegayo waa ayo

  • @AxmedMaxamed-q2q
    @AxmedMaxamed-q2q 3 วันที่ผ่านมา

    Majeerteen haduu aragti leyahay deni madoorteen

  • @SafiyoFarah-j4u
    @SafiyoFarah-j4u 3 วันที่ผ่านมา

    Waagii la arkey hada ma aheen Allow soo hadee

  • @iraadhuruusecoliraad1734
    @iraadhuruusecoliraad1734 4 วันที่ผ่านมา +2

    Ugaas ninka xaqa ku taagan taageer

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 4 วันที่ผ่านมา

    Wey saxanyihiin Nabadoonadan Hadl. Ay arkeen ugu danbayn. marxuun xamse Wax jira in aanu ahayn.Mar hore ayey ahayd inay ka Tashadaan Marxuun xamse.

  • @JamalIrad-j8m
    @JamalIrad-j8m 4 วันที่ผ่านมา

    Waa runtii ugaska reer ugas koshin waana sida ay arintu tahay waana in laga qabto

  • @HusHas-s5e
    @HusHas-s5e 3 วันที่ผ่านมา

    WAR DOQONKAA RW ISKU SHEEGA MABA AHA OGAADEEN
    WAA DOQON WAXUU MOODAA IN XASAN MUNAAFAQ UU KURSIGA UGU FADHIYO WUU ILOOBAY
    KURSIGII DAAROOD EE 4.5

  • @AxmedMaxamed-q2q
    @AxmedMaxamed-q2q 3 วันที่ผ่านมา

    Xasan buste madoorteen

  • @abdiosmaan8059
    @abdiosmaan8059 3 วันที่ผ่านมา

    Ugaasku daarood dan kama lahayn lkn bahashii baa ogaadeen ku timid

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 3 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay baa kaa dhigay kulahaa 😂😂😂😂

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 4 วันที่ผ่านมา

    Raisuwasaare Xamse nin shaqadii loo igmaday haysta Ayaan u arkaa anigu,RW iyo Madaxweyne isku dhegdheggan wakhtigeedii waa la dhaafay,horay in loo socdo weeye,ha xumaadaan ama ha fiicnaadaanewakhtigooda haa dhamaystaan. si Nabad ah.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 วันที่ผ่านมา +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan ugaas runta ayu ka hadlay waxu sumcadi darood harti bu mel ugu dhacey tii ogadan mel bu ugu dhacey ugaas waxa yiri nama shabaho mana ma dalo marxun xamza iyo ninka kala la socdo ugaas waxu see raciyey shir jarad bey qabayan sida ugu dhaqsah badan sacadah so socdo sas ogo wlkn abdulahi balwan iyo somaliweyn odeyga 80jrka xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 4 วันที่ผ่านมา

    Asc Balwaan Maanta Ugaas ma Jiro waa Fadlan ku shubo Somali na Xiligaan waxa aay isku raaci weeysay waa Dhalin yaro iska sheegto dhaqan oo ah Fadlan ku shubo wax weeyn maahan Xiligaan waxaa horeeyo Xumaha wanaaguna wuu hooseeyaa Nabaduna waxa aay Geeriyootay 1991 hada waa in Nabada Caruur teedii kale la baar baaro dib loogu Noqdo Qabiil na waa Daneeysi Labada dhinac lagu qaraabto Alloow Sahal Amuuraha Somali

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 วันที่ผ่านมา +2

    Xamse waa Doqontii Gurigeeda Gubtay!

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 3 วันที่ผ่านมา

    Sax waye

  • @AbdulkadirMohamad-r4b
    @AbdulkadirMohamad-r4b 4 วันที่ผ่านมา

    Ugaska wauhadlay ee haday ogaden waxfahmen ala majerten gobsana bal eega wagay fahmayn hadana darod waa in ay kacan siwada jir ukacan waliba waxmakasta laiska qabta

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 4 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuul Libaaaax

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 3 วันที่ผ่านมา

    DOQONIMADA DADKA SOOMAALIYEED MA BARTAAN SIYAASIGA SOOMAALIYEED WAXA WADANKEENA HALKAAS DHIGAY WAA SIYAASI KU SHEEG QABIILKA MARSADA MARKII UU XIL RABO HADANA AAN DALKA IYO GOBOLKII UU KA YIMI EE UU MESELAYAY HA DHOOW MARKII UU FASHILMO IYAGII KU SOO JEESTA OO CAQABAD BAABUU KU NOQDAA

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 3 วันที่ผ่านมา

    AYAANTAAN ARSGAADA KLAMA FIICNEE MAXANUUNSATEY

  • @cabdisalaanfaarahcabdi5896
    @cabdisalaanfaarahcabdi5896 3 วันที่ผ่านมา

    As,c wara maraxuunakawushAyi halaqabato ugaasakuna ruunabuusheegayi qof kani wamaraxuuna dhinatayi daarooda ceebayisa

  • @Faaqiddari
    @Faaqiddari 4 วันที่ผ่านมา

    Waa saas guud daarood

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 4 วันที่ผ่านมา

    4.5 siyaasadii ahayd ee qabiilka ku dhisnayd waa fashilantay markaa maxaa talo ah soomaali maryooleyeey

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 4 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuuuuuuul Libaaaaaax

  • @CabdilaahicaliCabdi
    @CabdilaahicaliCabdi 3 วันที่ผ่านมา

    Ok.mahadi.ooshaka.laguqab.tai.ugadeen.

  • @XaliimoSacdiyo-n5z
    @XaliimoSacdiyo-n5z 3 วันที่ผ่านมา

    Boqortooyo miyaa axmed madoobe meeqa Sano ayaa haystaa

  • @daahirga5973
    @daahirga5973 3 วันที่ผ่านมา +1

    Axmed madoobe allaha umada somaliyeed hakaqabto

    • @AbunawafAljabarty
      @AbunawafAljabarty 3 วันที่ผ่านมา

      Xasan GARGUURTE KABKAB XUMOOW UMADA iyo DIINTA ALLAH HAA Ka QABTO ... AAMIIN

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 4 วันที่ผ่านมา

    C.balwaaaaan xaqudirir. Nooloow.

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 4 วันที่ผ่านมา

    Cabdullaahi balwanow afku kumago walal walahi halkedi baad dhigtay majeerten kursi buuraba waatan indha tirtay ogaaden nabsi bahelay walalkid oo garab iyo gashan u aha sanado badan oo ay ila malinti xamse ladirtay mic uhaysten maantaayagibu qoryo isugu dhiibay nin walalki geed ugu jiraa geesi noqonwaa walee kismayo allaha badbadsho sharwaynba xasan umalegay inta waligadigayay ayagase is indhatiray

  • @SadikMohamed-nd1tr
    @SadikMohamed-nd1tr 4 วันที่ผ่านมา

    Xamse.wudhin.te.wan.la.asin

  • @suleimanhaji-s4h
    @suleimanhaji-s4h 3 วันที่ผ่านมา

    Wasaq.bad.noqotay.beri.gi.farmajo.wanku.jec.la.lakin.hada.bilash.bad.taway.bAl.wan

  • @AxmedMaxamed-q2q
    @AxmedMaxamed-q2q 3 วันที่ผ่านมา

    Deni haduu aragti leyahay

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 3 วันที่ผ่านมา

    Halacasilo kaba qaadka aan waligii kursi arkin

  • @Digitalguard114
    @Digitalguard114 3 วันที่ผ่านมา

    Waa goorma ugaas ma marka uu idinka idin soo galay oo madoobe runta u u sheegay ayusan na matalin mise😂.

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 3 วันที่ผ่านมา

    Walee waxan xasuustay heestii soomalidu wey buktaa basteed weeyoo lahubi inuu cudur banihelay bidhaantaa laga gartaa raisulwaxaaraha soomaliyey waa ninka kaliyah EE soomali oodhan hogamin Karo waxa lagu heystaa maxad U fulin waxad Ku dharatay mad munafaqadii raysulwazarayasha lagu yaqiin sameysid hawiyaha daacadah iyo daarod Ka wadaniga ahow halagu garab galo mudane xamse dacadnimadiisa si bal un somalidan hoogtay EE faceed kahartay uu ugadaba geeyo asaageeda (hiranboy)

  • @khatumo2023
    @khatumo2023 4 วันที่ผ่านมา

    Marxunki waa fashil

  • @alishaafi9380
    @alishaafi9380 3 วันที่ผ่านมา

    Doqon dad u raran weeye xamse aabe kalu xamse yeeshay xamse tolkalu yeeshay ninkad taqanen maaha nin isago kale ah buu tolki hub isagu dhiibay o dhimasho iyo dhawaca maanta isaga sabab u ah use malayn maayo in uu qof idinka mida uu karamo u hayo hadu u hayo tolki isku jebiyen

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 4 วันที่ผ่านมา

    Axmed geedanaar iyo marxuum hamse waxbadan bey dhibaato kuhayeen juboyinka iyo daarood dalkiina qofey dhacasn iyo midey dilaan iyo horumar la.aan kuhesteen maantey xaqaa isku diraya odaashana nagama waban balee iyagey lasafnaayee allaha isku diro shisheeyaa rarta waligood

  • @MahamedSiyaadCismaan
    @MahamedSiyaadCismaan 4 วันที่ผ่านมา +1

    Wuumahad San yahay ugaasku

  • @MuhumedMuhumedabdullahi
    @MuhumedMuhumedabdullahi 4 วันที่ผ่านมา

    Kwenda zako xamza marxun maahaa wewe ni falaa

  • @HusHas-s5e
    @HusHas-s5e 3 วันที่ผ่านมา

    WAR DOQONKAA RW ISKU SHEEGA MABA AHA OGAADEEN
    WAA DOQON WAXUU MOODAA IN XASAN MUNAAFAQ UU KURSIGA UGU FADHIYO WUU ILOOBAY
    KURSIGII DAAROOD EE 4.5

  • @HusHas-s5e
    @HusHas-s5e 3 วันที่ผ่านมา

    WAR DOQONKAA RW ISKU SHEEGA MABA AHA OGAADEEN
    WAA DOQON WAXUU MOODAA IN XASAN MUNAAFAQ UU KURSIGA UGU FADHIYO WUU ILOOBAY
    KURSIGII DAAROOD EE 4.5

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 วันที่ผ่านมา

      Daarood waa langab qof taqano ma jirto wana laa gumestaa

    • @HusHas-s5e
      @HusHas-s5e 3 วันที่ผ่านมา

      @AbuukarMohamed-v4t
      HOOYADAA SHURANSHUURTA OROMADA AHEED U SHEEG

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 วันที่ผ่านมา

      Oromo daarood ah aniga nin landere aya ahay musqul dalay tahay bonta oromo

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 วันที่ผ่านมา

      Adiga walhi qof oromo aya tahay wacalda ku dashtay galkacayo tahay iyo mudug marka somalida inaa is ka digto rabta inaa oromo tahay wan oghay jajuus weyn tahay wana logo dilaa