Taariikhda masjidka Turkida ee magaalada Berbera

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @ahmedqanimuqdishawi3491
    @ahmedqanimuqdishawi3491 5 ปีที่แล้ว

    Masaajidka Turkey waan Ku tukadday waa cajiib masha Allah

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa hantada ugu weeyn ee aan heeysano kuna faano inaan aheeyn ummad Muslim ah ka ab ka ab alxamdulillah

  • @drmohamedabdilahi578
    @drmohamedabdilahi578 2 ปีที่แล้ว

    Ilaa 2010kii ayaan ku tukanayay ramadaanta seexan jiray tarkhda xadaarada magalada

  • @mustafedool250
    @mustafedool250 5 ปีที่แล้ว

    Alaahu Akber

  • @MubarakMusse
    @MubarakMusse 4 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsantahay warbixinta Khaalid Foodhaadhi. Xukuumadda Somaliland iyo Dawladda hoose ee Berbera way awoodaa in wixii dayactir ah ee masaajidku u baahanyahay u qabato. Aynu had iyo jeer iska deyno beryada aan daruuro kelifin waa gunimo iyo daciifnimo eh

  • @flowerfm472
    @flowerfm472 6 ปีที่แล้ว +1

    BERBERA CUSMAANIYIINTII CABAASIYUUN BAA KASII HOREYSEY CA AASIYUUNTII MEXEEY KA TAGEEN

  • @Assahafi
    @Assahafi 5 ปีที่แล้ว +1

    Guryaha taariikhda lama dumiyo lamana qurxiyo. Waa goobaha dalxiiska loo yimaad

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 5 ปีที่แล้ว +1

    Waar masaajidka inagaa leh aan dhisano inagu waa bilaa turkieh

  • @Assahafi
    @Assahafi 5 ปีที่แล้ว

    Aaad baan uga ximaaday markii la dumiyay khayroyadii hargeisa dad ka waxay ubadanyahiin badow

  • @abdirahmanmohamed7365
    @abdirahmanmohamed7365 5 ปีที่แล้ว

    Taariikh weeyi la dhowro

  • @jamilal115
    @jamilal115 5 ปีที่แล้ว

    Waar turki ha lahaane Maas dhisataan soomaalidu aqli xumaa uf war dhista masjidka