masha Allaah imaradki wa dedaalayan ilahay ha ino daayo aniga berbera waan jeclahay kulaylakeeda ayaan ka baqay inan ku dhintoba marka hadii ay hagaagto waa meel aan aad u jeclahay weligay waan maqlayay imaradka samayni doona ila xiligii dekada la kala saxeexday hana way raagtay lakiin waa kuwaas manta keenay
A friend in need is a friend indeed. UAE came to help us in the most difficult times and QDW tried to kill their image. I am from Berbera and I appreciate the progress UAE brought for us. When Turkey builds Somalia they are Somalia's brothers, but when UAE builds Somaliland, then UAE is an imperialist! What a joke! Please wake up, this Qadaadweyn does not wish or like any success for our people in Somaliland. long life UAE and SOMALILAND.
England /British maaha walalkayo waa gumaystihii awooweyaasheen ay dadka ka saareen Waxan Xasuustaa nin ka mid ah ciidanka British oo lugu magacaabi jiray Coptan lei AYAA wuxu noo sheegay Britain colonizes 65% of the world's population I have never seen a nation that is happy and proud of the colonialism of our government in northern Somalia (except Somaliland). he told us they were surprised
Qof ku faana gumaysi majiro. Sababta kaliya ee Somalilnd usoo hadal qaado isticmaarkii waa ka hor taga muranka soohdimaha oo ku dhisan heshiiska dawladaha African ka oo isla qaatay in soohdimihii isticmaarku yihiin wax aan la bedeli karin. Arintaasi waa before 1960 laakiin ka waran ka maanta looga taliyo xalane ee naago ugaandhiis ah ilaaliyaan. Somaliland waa dawlad jirta oo aan british iyo ugaandhiis u talin. You completely missed the point
Laydhka qaaliga qiimihiisu allow qaranka u jabi oo Ka qabo qawlaysada sare ugu qaadaysa lacagta ee qadarin waayey qoysaska danyarta laydh jabana qaradaha uga keeni waayey ee quudkey cuni lahaayeen laydhk qaaliye la qaybsaday
Imaraadku berbera ayuu wax ka yara qab qabta cid kale oo u wax tara ma jirto waxana wax kagu amaano maha sida turkey uu koonfur u dhiso si la mida in u wax u qabto ayay ahayd waxanu wax qabad mahe
Maashalah Hambalyo Waa Horumar Dalkeena Usoo Kordhay Guul Qaranka Somaliland
masha Allaah imaradki wa dedaalayan ilahay ha ino daayo aniga berbera waan jeclahay kulaylakeeda ayaan ka baqay inan ku dhintoba marka hadii ay hagaagto waa meel aan aad u jeclahay weligay waan maqlayay imaradka samayni doona ila xiligii dekada la kala saxeexday hana way raagtay lakiin waa kuwaas manta keenay
imaraad waa walalkeena runta ah ina cawinaya marku turkey inaga jeestay inago saxiibo ahaan jirnay waxan leeyahay saxiibadasomaliland odhan waad mahadsantihiin
A friend in need is a friend indeed. UAE came to help us in the most difficult times and QDW tried to kill their image. I am from Berbera and I appreciate the progress UAE brought for us. When Turkey builds Somalia they are Somalia's brothers, but when UAE builds Somaliland, then UAE is an imperialist! What a joke! Please wake up, this Qadaadweyn does not wish or like any success for our people in Somaliland. long life UAE and SOMALILAND.
Guul iyo gobanimo jamhuuriyada barakaysan berbera waala hor marinayaa waayo waadekedii uguweynayd dalka
England /British maaha walalkayo waa gumaystihii awooweyaasheen ay dadka ka saareen
Waxan Xasuustaa nin ka mid ah ciidanka British oo lugu magacaabi jiray Coptan lei AYAA wuxu noo sheegay
Britain colonizes 65% of the world's population
I have never seen a nation that is happy and proud of the colonialism of our government in northern Somalia (except Somaliland).
he told us they were surprised
Qof ku faana gumaysi majiro. Sababta kaliya ee Somalilnd usoo hadal qaado isticmaarkii waa ka hor taga muranka soohdimaha oo ku dhisan heshiiska dawladaha African ka oo isla qaatay in soohdimihii isticmaarku yihiin wax aan la bedeli karin. Arintaasi waa before 1960 laakiin ka waran ka maanta looga taliyo xalane ee naago ugaandhiis ah ilaaliyaan. Somaliland waa dawlad jirta oo aan british iyo ugaandhiis u talin. You completely missed the point
MAXAY la samaynayaan
Imaaraadka carabeed waa walaalka 1 we talkeetna iyo ingiriiska oo saaxiibka 1 kowaada labaduba waa soodhawaynayaa hadaanay sharciga nahay
Laydhka qaaliga qiimihiisu allow qaranka u jabi oo Ka qabo qawlaysada sare ugu qaadaysa lacagta ee qadarin waayey qoysaska danyarta laydh jabana qaradaha uga keeni waayey ee quudkey cuni lahaayeen laydhk qaaliye la qaybsaday
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa waa inuu noqdaa billaash ay dawladdu qaadato waxkastaba oo ku baxaya.
2.0. Haddii kaleeto haloo daayo dekedda waxa iska leh berbera.
3.0. Waxan dhahayaa hal senti in laga qaado maaha waa inay bilaash noqotaa.
4.0. Xaq bay u leedahay laydhka oo noqda billaash.