subxanaha war yaa Muslim ah miyanay leheen Walid iyo walal adeer iyo abti udamqada ama damiir leh ama kanaxa wayo tan mid laga amusi karo Mahan walhi ilahayoow noo gargaar
Sheekadaan Yuhuudda in la "faray" ( in cirka laga faray qof caddayn kara majiro, waa sheeko la sheegay ka dibna la qoray) Sabti ha jilaabanina... iyagana xeelad ayey sameeyeen maadaama kalluunka sabtida uu soo baxaayo (sheeko) keliyo ayey u sameeyeen si maalin kale ay u dabtaan, shuruudaas sabtidana ay u fuliyaa,,,, Baruur saas ha ku sameynina,, wey shiilaayaan.... Ilaahaay iyo qoys 40 jeer ka yar inta Tixsiile daggan ayaa iska daba shaqeeynaaya... ka dibna af-carabi lagu soo qoray.... Maantana waxaan aragnaa dadkii oo wax kasta oo la diiday sameeynaaya... wax dhacaaya ma laha... xitaa carabtii kuffaarta oo leh dhagax cirka ka soo daadi.. SHIB ...
@@MukhtarIsmacil-b1y Quraanka waxaa ku qoran.. Naagahaaga addoomada ha ku qasbina sino (isharmuutaysi) haddii ay iyaga raali ka ahay" in aad naago addoomo ah hadday raali ka yihiin ay dhilaystaan? .. in qorraxda ku dhacdo biyo dhoobo ah.. in Juuj wama Juud ay ku xiran yihiin buur adduunkaan ku tala dhexdooda... dad ayaa iska aaminay xitaa in kaadi geel la cabo...
Macdeedey qaawisey😅Goorma iigu dambeysay magacaas an maqlo.Wa run wa wx ad u xun in leys qaawiyo.Quruxda wa xijaabka Ilaahey ha nagu xafido Xijaabka.Shiiq shantaayow xooga caayda qaawan iska dhaaf
Maanshaallah tabarakallah Sheikh. Where are the Dad's, brothers, uncles and ladies. Why are you enabling your young girls to walk half naked 🤔. Where are this girls?
Waa is iibinayaan naagahani yaa i iibsanaya isoo eega waxaan haysto eega weeyeh Tankale si xun bay u il baxeen Naaga hani Jirkooday Viyouce ku Raadi nayaan Qaawanasn bay ilbax nimo moodeen war waxay hala karbaasho wasakhda
Way sii qabanee waliba sey dadka u tusto! Sidan laguma gadmo waa lagu qiimo beelaa! Ninka keep going ku dhahaayo xalaal kuguma rabo marka meesha lee ku cagaaran kartaa lee ilaa dheehu kaa tago hadaad cumri hesho, subxaanallaah
Maasha Allah sheikh shantay waa shiikha keliya ee xumaanta fusuqa kahadla afka Allah kaama gooyo jir oo joog meeye culimqdii wadanka dhoobnayd
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Iftin model iyo luzina ma dhaqan celinta lageyo aad bey dhaqanxunyihin awey diinteni subaned
sheikh shantaay ilahay haku xafido waxaan ku leyahay gulayso walalkaga horw usoco adogaga hajabo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kan muxuu uga hadlii laayahay al shabaab iyo waxaay diin ka dhigtaan😅😅😅😅😅
Shiiq shantaay allah ku deysto ifi shuupooyinka
Rayaan inkaartii islaamka ku dhacday
Sheikh shantaay jazakallahu khair
Mash Allah sehquna Allah kubarakeyaaaa
Subxaanallaah Allow soo hadee hadii kale caallamka ka fadhiisi yaraball caallamiin Aamiin Allow ka fadhiisi caallaamka 👎😭👎👎👎👎👎Subxaanallaah
Amiin
Allah ha soo hadeyo insha'Allah
SUBXANLALLAH
Allaaha ayaa runta jecel laakiin gabdhahii xishood ma haayaan
SHEEKH SHANTAAY❤❤❤❤❤❤
Subhnallah, ya Allah
SUBXAN ALLAH
Subxaanallaah halkee waaye meeshaan lagu dhar dhigtey.
❤s❤c❤w❤❤allaahu❤❤akbar❤❤subxanallaah illahow ina astur yrabbii😢sheekh shanty alayaxafidak
Waa in la dilaa shuubooyinkan oo dhan si bulshada shartooda loo dhaafiyo
ALLAH❤❤❤SCW❤️❤️❤️
Kuwani ma Muqdishay joogaan? Waaba la hoogayee
Markay xoogaa nbda heleen iyo Qas qas iyo lacag ayey Fusuq iyo isqaawin ku dhaqmeen.
SUBXAANLAA
subxanaha war yaa Muslim ah miyanay leheen Walid iyo walal adeer iyo abti udamqada ama damiir leh ama kanaxa wayo tan mid laga amusi karo Mahan walhi ilahayoow noo gargaar
Warid kulaha keligod bey deganyihin guri o walidkodinmarhorey kaso tagen xamar walagu ba ay walahi fusuq
sheekh shantaay m.a
Iftin model Tolali diinta wey ka baxday
Absolutely
Sheekh Shantaay Munkarka waa in la reebok Illahay hasoo hadeeyo
Maxaa ku dhacey gabdhihii
Very good man
Wasax dhaqan muslim maha waa sax
Subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh
subxanallh maxy sidaan isugu Qawinayaan
Sheekadaan Yuhuudda in la "faray" ( in cirka laga faray qof caddayn kara majiro, waa sheeko la sheegay ka dibna la qoray) Sabti ha jilaabanina... iyagana xeelad ayey sameeyeen maadaama kalluunka sabtida uu soo baxaayo (sheeko) keliyo ayey u sameeyeen si maalin kale ay u dabtaan, shuruudaas sabtidana ay u fuliyaa,,,, Baruur saas ha ku sameynina,, wey shiilaayaan.... Ilaahaay iyo qoys 40 jeer ka yar inta Tixsiile daggan ayaa iska daba shaqeeynaaya... ka dibna af-carabi lagu soo qoray.... Maantana waxaan aragnaa dadkii oo wax kasta oo la diiday sameeynaaya... wax dhacaaya ma laha... xitaa carabtii kuffaarta oo leh dhagax cirka ka soo daadi.. SHIB ...
Gaalka messhan loogama baahno nio go hell 😅😅😅
Waan aaminsanahy anaga 100% wxii kuqoran quraanka
@@MukhtarIsmacil-b1y Quraanka waxaa ku qoran.. Naagahaaga addoomada ha ku qasbina sino (isharmuutaysi) haddii ay iyaga raali ka ahay" in aad naago addoomo ah hadday raali ka yihiin ay dhilaystaan? .. in qorraxda ku dhacdo biyo dhoobo ah.. in Juuj wama Juud ay ku xiran yihiin buur adduunkaan ku tala dhexdooda... dad ayaa iska aaminay xitaa in kaadi geel la cabo...
Cishihi
Ma wareegin
Casarkiina
Lama cel celin
Cawadi
Kuwa
Dheelmadana
Caada uma lahayn
Meeday wasaaraadda arrimaha diinta ama Madaale ama NISA? maxay xumaantan u fiirsanayaan. Hormuud iwm waa inay tiktok ka xirtaa umadda
Cudurey qawan ka orda😢😢😢😢
Macdeedey qaawisey😅Goorma iigu dambeysay magacaas an maqlo.Wa run wa wx ad u xun in leys qaawiyo.Quruxda wa xijaabka Ilaahey ha nagu xafido Xijaabka.Shiiq shantaayow xooga caayda qaawan iska dhaaf
Wad sahantahay
Asc sheqeygow wakusalamay ano qawan maweseysankara
Wani laakiin haabaarka kadaada
Sh shantaay jat dadkaan dhaqanxun😂fusuq fasahaadii aabadatay
Imaam shaafici Raximahullaah ayaa lagahayaa wuxuu yidhi umadi waa akhlaaq hadii ay akhlaaqdeedu lunto umadaasi way luntay weykudaysay
Surwaal jaalo wadataa lkn still way qawantahay
Alaw nasoohanoone
Dhaqan xumo naagtan away dowlada somalia majiran mya wax. Idbayo
😂😂😂😂😂😅😅😊😮
Timaha
Ma casaysano
Baarar
Kama cashayn
Fashuuq fashuuq
Scwscwscwscw❤❤❤❤
Malaha 😮
Maanshaallah tabarakallah Sheikh.
Where are the Dad's, brothers, uncles and ladies.
Why are you enabling your young girls to walk half naked 🤔.
Where are this girls?
Runta waye
Maxaa ka galay naagaha is qaawinaya😂😂😂😂 fuutadiisa muu kuu mashquuloo😂😂😂😂😂
Jaahil ayaa tahay inuu wax u sheego waa waajib ee dinta soo baro hadi kale iska aamus
@sarahaden8314 nayaa adaa jaahilad ah sheekh shantay miyuu aheyn ninkii al shabaab cafiiska weydiistay 🤣🤣🤣🤣malaha afkiisu iya dhagihiisu isma maqlaan🤣🤣🤣🤣
Waa is iibinayaan naagahani yaa i iibsanaya isoo eega waxaan haysto eega weeyeh Tankale si xun bay u il baxeen Naaga hani Jirkooday Viyouce ku Raadi nayaan Qaawanasn bay ilbax nimo moodeen war waxay hala karbaasho wasakhda
Way sii qabanee waliba sey dadka u tusto! Sidan laguma gadmo waa lagu qiimo beelaa! Ninka keep going ku dhahaayo xalaal kuguma rabo marka meesha lee ku cagaaran kartaa lee ilaa dheehu kaa tago hadaad cumri hesho, subxaanallaah
Dad badan aan arkin ayaad sii tuseey saa xumanta adaaba waana ubaa han sh matihid sheydaan baa tahay adi iyo ayada ba allah shartiina hana ga qabto
Naa ka har sheeqa shupoyinka public ha iftiimiyee
Wa sax in farta lagu finally shiikha waku saxsan yahay hadi laga amuso gabdhaha kale aya cadi uarkaya
@ aldiinu nasiixa lkn ninkaan waxa uu wado mahan waano ee xumanta ayuuba sii faafi nayaa xagee ku araktay sh naag qaawan muqaal keeda sii faafi naayo
@@deqawarsame-ml7fm wayaab oo marka asagoo sh shega naayo inuuw naag qaawan soo dhigo maku saxan yahay kan waa ciyaal suq naag taas wax madhaama
@@ZenapAbdi😂😂😂 ciyalka shiiq shantaay waaye kor ugu baxa
Walieg ma arg Shiiq dumar coradooda soo qadanayo lkin inama gadayo waa ka horenaa shiqa beentisa iyo viyusradiskisa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkk kkkkkkk
🤭🤭👎👎👎