"Cidda uurka inaga neceb inaggu kama necbin ee cid kasta waan soo dhawaynaynaa"Wasiir Cali Mareexaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 17

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 2 หลายเดือนก่อน +1

    MASHALLAH❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤WASIIR ALI MAREHAN WAA HAYLEY QARAN..... HANOOLADO GEESIGU

  • @TawfiiqApdirahman
    @TawfiiqApdirahman 2 หลายเดือนก่อน

    Maan shaa allaah waa madax weynah mustaqbalka iin shaa allaah

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia iyo Djiboutiba waa cadowga. Waa in la iska celiyaa. Waanabla iska celinayaa waxaynnu kala helo waa la sugayaa. Soo dhawaada ayaannu leennahay Shirkadda Xinka Iyo Xasadka Ee Geeska Afrika.

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 2 หลายเดือนก่อน

    Nabada ilahay baa ina siiyay mahad ilahay baa iska leh marka hore marka labaadna raga wadankoda u dadaalay

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 2 หลายเดือนก่อน

    Ninyahoow cuqdad ayaa Ina dishay cidba ima maagineee

  • @amalos3435
    @amalos3435 2 หลายเดือนก่อน

    Waar maxaa kaqaldan shicibka hahosasin wasir Cali marexan

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 หลายเดือนก่อน

    Waar waa geesi hadal yaqaan ah wasiir Cali mareexaan

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 หลายเดือนก่อน

    Tuugayahay dulka iibsaneysa amxaarta waa in la idiinka qabtaa umada

  • @user-kw4fr6zg1d
    @user-kw4fr6zg1d 2 หลายเดือนก่อน

    Waa waqtigii naxliga iyo beenta

  • @Akhalaq-i2k
    @Akhalaq-i2k 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 naceebkaga waanu oganaay adeer sow matihid ninka ogalaaday heesti umadda soomaaliyeed cadaw kusheegtay.

  • @samsammaxamed2753
    @samsammaxamed2753 2 หลายเดือนก่อน

    Ala been badana ku yidhi nabad galyada aan qabanay waxaa ka faaiday geeska afrika oodhan laascanod 15kii sano aad joogteen haldoorkeeda ayaa la dilayey habeen walba maxay uga faaidi wayday markay dhaheen yaa nadilaya noo soo qabata cida nadilaysa maxaa loogu jawaabay xabad inan lala dhaco markii danbana madfac loogu badalo oo caruur iyo haween loo aabe yeelinf maxaad dhaheen siyaad barahaad maalin walba ka cabanaysaan isagoo waliba dhinty khiyaali baad ku nooshihiin midna waan odhan lahaa nacaybka aad intaa ku soo celcelisaan aad leedihiin uurka aaa nalaga necebyahay goormaad dadka uurkooda bdheen oogaateen in ay idin necebyihiin nacaybka idinkaa sheega qofku markuu isagu wax necebyahay wuxuu modaa in dadku necebyahy war illhy ka baqa oo kadaya dhinyarada aad isku diraysaan aad cadaawada ka dhex abuurteen Somalia kumanan sano ayay dunida ka danbaysa waxay jogtaa wakhtigii jahiliga ee nabi maxamed ka horaysay
    Alle ka cabsada walee waa laidin la xisaabtamaya
    Mida kale ninkasta oo siyaasiya oo idinka ah nacayb uun buu ka shekaynaya ka shekeya waxad qabteen oo runta isu sheega kadaya bulshada aydin waxba tarayn hadana aad sunta kula dhexwaregaysaan alle uga baqa xiqdigu ma wacna iyo nacaybku

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia iyo Djiboutiba waa cadowga. Waa in la iska celiyaa. Waanabla iska celinayaa waxaynnu kala helo waa la sugayaa. Soo dhawaada ayaannu leennahay Shirkadda Xinka Iyo Xasadka Ee Geeska Afrika.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia iyo Djiboutiba waa cadowga. Waa in la iska celiyaa. Waanabla iska celinayaa waxaynnu kala helo waa la sugayaa. Soo dhawaada ayaannu leennahay Shirkadda Xinka Iyo Xasadka Ee Geeska Afrika.

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia iyo Djiboutiba waa cadowga. Waa in la iska celiyaa. Waanabla iska celinayaa waxaynnu kala helo waa la sugayaa. Soo dhawaada ayaannu leennahay Shirkadda Xinka Iyo Xasadka Ee Geeska Afrika.