Khadra Daahir Heestii Waa Bixiso Oday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024
  • Khadra Daahir Heestii Waa Bixiso Oday
    Waa Bixiso O'day Khadra Daahir Cige Original
    #KhadraDaahirCige
    #WaaBixisoOday
    #waabixisooday
    #KhadraDaahir
    #WaaBixisoOday

ความคิดเห็น • 83

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 ปีที่แล้ว +11

    Waasidan heesta oo aan hal eray
    Kaqaldanayn erayada haddii
    Wax uun kaa qaldanaayeen
    :::::::::::::::::::::::::::::::::::::::
    ❤waa bixiso odayoo
    ❤adoo bari guntii jira
    ❤fad galbeed kabaahiyo
    ❤inuu biligta karameed
    ❤buseelkeed kuqaadoo
    ❤Aad baqoolka geediga
    ❤banan dayradhaaf iyo
    ❤meel baaxad soora ah
    ❤beesha uhorseedee
    ❤yaan hogalka beenta ah
    ❤baaqiisu kulatagin
    ❤Adoo baahi oon qaba
    ❤Naftaa biligta dhalanteed
    ❤biyo kuugu sheegtoo
    ❤Buur kuutilmaantee
    ❤show baqashii noqotee
    ❤Fardo beri lamiratoo
    ❤Badhkoodii ismoodiyo
    ❤Hal hays kugu banaan iyo
    ❤Bayuuri’ay kuraacdaa
    ❤Baga lagu yidhaahdaa
    ❤Hadii meel barwaaqa ah
    ❤Cidda meel badhaadhiyo
    ❤Bali doogleh lagu furo
    ❤Oo baahi laawa ah
    ❤Batarka iyo dhaantada
    ❤Cugashada barbaartii
    ❤Wiiloow baashihiiyoow
    ❤Balooleey madiixaan
    ❤Inuu baarcadaa oday
    ❤Aarankii laboodoo
    ❤Usiilaba bogleeyaa
    ❤Waa baashir dhicisee
    ❤Adeeroow da’daa bogo(bood)
    ❤inkastuu bilaanjiray
    ❤magac beri.lahaanjiray
    ❤sange baratankii
    ❤gabay buuxsamay
    ❤shinkiisii
    ❤baydarida sanisaa
    ❤kuma baahi beeshee
    ❤waxba hay balweynoo
    ❤ha iiqaadin beerlula
    ❤Hadaad sheeko baraleey
    ❤Baabkeeda moogtahay
    ❤Boqorkaad kucurataan
    ❤Waahore is baranoo
    ❤Balani noodhexeeyee
    ❤todobaad(7) kubilataye
    ❤Yaan jarakaboodada
    ❤Boholyoowgu kulatagin
    Waakan hadaba page’ka
    Inaan heestan koro oo aan
    Wakhti kudhumiyo igu kalifay
    Iyo xasuusta aan
    Aan dhamaadka lahayn❤😢
    Waana sidan
    ❤Baroortaan xasuustiyo
    ❤Kudhayaayay boogtii
    ❤dareenkaan dajinayaa
    ❤intuu soo baraarugey
    ❤Laxaw’gii. butaacada
    ❤baleysimo dadkii iyo
    ❤baal dabeyli sidatiyo
    ❤waxaan ahay badweyntoo
    ❤baaxaa dageysee
    ❤Allahayoow jid iibixi.
    ❤Raxmaanku ha unaxariisto
    Walaasheen fanaanadii
    Umada somaliyeed
    Marxuumad khadra daahir❤
    Aamiin aamiin aamiin

  • @jamacaxmed5823
    @jamacaxmed5823 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxaa loo qaaday awmuuse salaaad oo khadra dumaashigeed ahaan jiray oo dhulbahante ah

  • @rabbitalloudaa9242
    @rabbitalloudaa9242 3 ปีที่แล้ว +14

    Hees qaaliya waliba markay ugu original sanayd uguna macaanayd ayaad soo galisay thanks 100%

  • @kingadnan8128
    @kingadnan8128 4 ปีที่แล้ว +49

    Waa bixiso odayoo
    Adoo bari guntii jira
    Fad galbeed ka baahiyo
    Inuu biligta Karameed
    Inta beer ku qaado
    Aad boqoolka geeddiga
    Banan dayri dhaaftiyo
    Meel baaxad-soora
    Beesha u horseeddee
    Adoo baahi oon qaba
    Yaan hogasha beenta
    Baaqeedu kula tegin
    Naftu biligta dhalanteed
    Biyo kuugu sheegin
    Buur kuu tilmaamin
    Sow baqashii noqotee
    Fardo beri la miratee
    Barkoodii is mooddiyo
    Hadal kugu bannaan iyo
    Bayuur inay ku raacdaa
    Baga lagu yiraahdaa
    Haddii saban barwaaqa
    Cidda meel baraariyo
    Balli doogle lagu furo
    Oo baahi-laawa
    Batarkiyo dhaantada
    Cugashada barbaartiyo
    Bilow baashigii iyo
    Baloolleey madiixaba
    Inuu bara-caddaa oday
    Aarankii la bururo
    Soo laba bogleeyaa
    Waa baatir bixisee
    Adeeroow da'daa bogo
    In kastuu billaan jiray
    Magac beri lahaan jiray
    Senge baratankii gabay
    Buuxsamay shinkiisii
    Baydari ha jiifshee
    Ku ma baahi tiirshee
    Waxba hay balweynoo
    Hay qaadin Beer-lula
    Haddaad Sheeko-baraleey
    Baabkeeda moog tay
    Boqorkaad ku currataad
    Waa hore is barannoo
    Ballan inoo dhexeeye
    Suxul baad ku bilataye
    Yaan sharadka booddada
    Boholyowgu kula tegin
    Baradkaan xusuustiyo
    Ku dheyaayay boogtii
    Badankaan dejinayaa
    Intuu soo baraarugay
    Laxawgii butaacada
    Ballaysimo iigu yimid
    Baal dabeyli sidatiyo
    Waxaan ahay badweynoo
    Baaxaa degaysee
    Allahayow jid ii bixi

  • @Xulkaqaraamka
    @Xulkaqaraamka 2 ปีที่แล้ว +2

    Waah waah codkii khadra daahir cige
    Laxankii aabihii kabanka' xudeydi AUN
    Ereyada waa prof; daqare
    Xiligu waa 26\6\2022
    Allahayow jid ii bixi

  • @alihanash9986
    @alihanash9986 3 ปีที่แล้ว +13

    Heetani markii ay soo baxday waan layaabi jiray odayga inanta lagu saliday,haddaanse noqotay
    (Ninba waa maalintii)

    • @mustafadiriye1013
      @mustafadiriye1013 3 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyio aad sidoo kale

    • @muusecabdiraxman3251
      @muusecabdiraxman3251 3 ปีที่แล้ว

      wasidcabdiqis

    • @sultanhufane1051
      @sultanhufane1051 3 ปีที่แล้ว

      isla suasha ayan is waydiiyay laftarkaygu kkk
      Odayga xun muxu jawiga u qasaya ? Ban is laha

  • @falagameera5577
    @falagameera5577 3 ปีที่แล้ว +11

    Baal dabyli sidatiy
    Waxan ahay badwayn ruux
    Baxa degaysee alahyow jid ii bixi
    Ala dhalinyara nimadii bari samdki yaa iso celiya maxa xasus aan la boholyobay qalbigayga ku nool

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 3 ปีที่แล้ว

    Fanaanadii qaranka ee codka macaaneyd khadro dahir alle haku xafido koley sida an codkeeda u jecla iyo sida an u dhageysan jiray lama helayo mid u dhiganta xilliga an manta joogno

  • @IsmailIbrahim-vu5gm
    @IsmailIbrahim-vu5gm ปีที่แล้ว +1

    AALA HA NAXARIISTO KHADRA DAHIR CIGE FANAANADA AAN UGU JECEL AHAY ANIGOON ARAG AYAY DHIMATAY ILAHAY QABRIGAA HA U NUURO IYADA IYO FAANAANTA DHIMATAY

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo💕

  • @abdikafimohamedegal8830
    @abdikafimohamedegal8830 2 ปีที่แล้ว

    Cajiibey cajiib war waa meqe laaxan allaha kuraxmado hooyo khadra

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว

    Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold

  • @kaviabdilahi8676
    @kaviabdilahi8676 2 ปีที่แล้ว +1

    Errayadii
    Prof,Abdi'Asis Shiekh Ismael Dakhare,
    Laxankii Xudaydi
    Qiso dhab ayaa laga sameeyey
    Hees kan

    • @sayloncutie2171
      @sayloncutie2171 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa waa qiso dhab oo Carabta ka dhacday. ALLAHU YA RAXMA professor A/asiis Sheikh Ismaaciil Dakhare.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 ปีที่แล้ว +3

    Heestan erayadeeda waxaa tiriyey pro:abdiaziz daqare oo jaamacada umadda macalin ka ahaa, lkn markaan wuxuu joogay oo ka shaqeynayey UAE dubia waana qiso dhab, heesihiisa waxaa ka mid ah (ma ay dhiman suleekhoo dhulkeenay ku nooshay oo uu ku luuqeeyo Ahmed A.Egal) ee ganey iyo bagaag midna malaha.

    • @sayloncutie2171
      @sayloncutie2171 2 ปีที่แล้ว

      Waa Runtaa Cabdicasiis sheekh Ismaaciil Dakhare, ayaa heestan sameeyey. Laakiin Saudi Arabia ayey ahayd meesha waana qiso dhab uu u tiriyey gabadh,

    • @maxamedamiin3826
      @maxamedamiin3826 ปีที่แล้ว

      Fadlan manala wadaagi kartaa qisada heesta iyadoo dhamaystiran ama meel laga daawan karo.

  • @muhamedabdiqadir
    @muhamedabdiqadir 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unxariisto

  • @abdirashiddhagacade8157
    @abdirashiddhagacade8157 2 ปีที่แล้ว

    Heestani waxay ii shidantay maanta waa 28 juley 2022 waxn joogaa hargeisa caasimada somaliland waa hees macaan, allah haw naxariisto khadra daahir.

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 ปีที่แล้ว +5

    Mirihii c.casiis dakhare laxanka xudeeydi codka khadra daahir cige

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 3 ปีที่แล้ว +2

      Ninkaas Cabdicasiis Dakharre sxb taariikhdiisa waa jecelahay ityo suugaantuu curiyey ee xaggee ka helaa. Sida aan wareysi ka dhegaystay Axmed Cali Cigaal iyo rag kaleeto wuxuu ahaa macalin Cabdicasiis suugaan badan leh. Heeska Ilkaheeda dhuuxa ah bes baan ka aqaan heesihiisa.

    • @sayloncutie2171
      @sayloncutie2171 2 ปีที่แล้ว

      @@AbdiazizSaidAhmed abwaan heeso badan iyo gabayo wuu Lee yahay. Hadda gabayga ah Ma ogtahay askari jaahil Amar ka aqaataaye.
      Ma og tahay waxaan eersadaa odayga weeyaan. Gabaygaas C/casiis Dakhare baa lahaa.Awlaaddisa baa joogta oo suugaantisa haysa.

  • @mohamedholland7768
    @mohamedholland7768 ปีที่แล้ว

    Khadra daahir cige Aun ❤🥲

  • @abdisamaddirir3740
    @abdisamaddirir3740 3 ปีที่แล้ว

    Khadra DAHIR cod macaan oo labeen ah alaha ku xafido

  • @kaletwiseman1
    @kaletwiseman1 2 ปีที่แล้ว

    Allah haku naxaristo khadra dahir cige😢😢

  • @awseeed
    @awseeed 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaaauw effect. Waa bixiso odayoo!!!!!!!!!

  • @aaribraahin6119
    @aaribraahin6119 3 ปีที่แล้ว +4

    markuu Xudeydi Tumayaa Ka Macaan AUN Turukooyinka uu Bixinayo Qofkii Kaban wax Ka yaqaan Iyaa garanaya

    • @awilmohamed3257
      @awilmohamed3257 3 ปีที่แล้ว +1

      Gacantaan ma daauud baa sxb

    • @ishdabarani3233
      @ishdabarani3233 3 ปีที่แล้ว

      @@awilmohamed3257 laxankii gacantii macaaneyd Aun abihii cuudka Xudeydi….. codkii boqoradii khadra D cige Ninka heesta sameyay dadku aad uma aqoon waxa la odhan jiray dakhare

    • @AbdiSalah87
      @AbdiSalah87 2 ปีที่แล้ว

      Kani Wa Jiim. Qofkii yaqaan baa yaqaan.

  • @alikharab
    @alikharab 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees qaalli ah oo xusuus mudan

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 3 ปีที่แล้ว +2

    Erayadii abwaan xasan ganay

    • @xeerjajab
      @xeerjajab ปีที่แล้ว

      Eraydii AUN Macillin Cabdicasiis Sh. Ismaaciil.

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 ปีที่แล้ว +10

    Best song👌

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 3 ปีที่แล้ว +2

    Yaa 3

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 3 ปีที่แล้ว

    Wah wah daauud ilaah kuu naxariisto

  • @xabiibcalinuur7648
    @xabiibcalinuur7648 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaaah

  • @ahmedkhayr5194
    @ahmedkhayr5194 3 ปีที่แล้ว

    Mshbalaaah codkii khadrah daahir

  • @cabdulahishacban8221
    @cabdulahishacban8221 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees iga dheh

  • @mustafadiriye1013
    @mustafadiriye1013 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @abdisamaddirir3740
    @abdisamaddirir3740 3 ปีที่แล้ว +1

    Khadra dahir cod qiima leh alaha ku xafido

  • @mohamudmohamed6051
    @mohamudmohamed6051 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abwaancumartalo516
    @abwaancumartalo516 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesah hore

  • @yaasiinaburaas5205
    @yaasiinaburaas5205 3 ปีที่แล้ว

    hHadii.balooloy.waa.maxay....??balooley .cayaar ka.sokow....tilmaaamis.qarsoon...
    baaashe boqor .???.vvv..Taaj..
    cowrn...music.best..khadra....by.yaasiun..To..BBC.

  • @omard7649
    @omard7649 3 ปีที่แล้ว

    Heestaan waa hees mugwayne
    Yaa inoo sharaxa waa bixiso odayoo micnaha ay bixinayso

    • @abdijamac7840
      @abdijamac7840 3 ปีที่แล้ว +2

      Xildhibaan basbaas oo isaxaaq ahaa oo cabdiraxmaan tuurna sodogii ahaa, ayaa gabadh jeclaaday waxay u sheegtay gabadhii inay wiilkiisa is jecelyihiin,
      Boqorkaad ku curataan waa hore is baranoo balani noo dhaxaysey

    • @hassanali4184
      @hassanali4184 3 ปีที่แล้ว

      Waa Bixiso Oday Bixiso Waxay la Macna Tahay Balaayo Masiibo

    • @sayloncutie2171
      @sayloncutie2171 2 ปีที่แล้ว

      Heestan waa qiso dhab waxayna ka dhacday saudi Arabia. Abwaan Hadraawi iyo Abwaan Cabdicasiis Sheekh Ismaaciil Dakhare oo guri ku wada noolaa. Ayaa inan guriga qaybtiisa hoose deganayd guriga ka nadiifin jirtay deedna hadraawi ayaa yidhi war Dakhare inantu labadeena mid bay doonaysaa ee maxaad ka tidhi. Wada hadal dhexmaray Abwaan Dakhare iyo Inantii ayaa heestan waxaa curiyey Cabdicasiis sheekh Ismaaciil Dakhare. Abwaan Hadraawi ayaa sidaa sheegay kol BBC laga waraystay.

  • @ugbaadismaacil6565
    @ugbaadismaacil6565 2 ปีที่แล้ว

    Q1

  • @shugrideeqcabdullahi8866
    @shugrideeqcabdullahi8866 3 ปีที่แล้ว

    Wasson

  • @shugrideeqcabdullahi8866
    @shugrideeqcabdullahi8866 3 ปีที่แล้ว

    Wasmo

  • @ahmednuur7546
    @ahmednuur7546 3 ปีที่แล้ว +1

    Khadra daahir iyo heestii soomali illah ku bixi

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 3 ปีที่แล้ว

    Hees anti ah ayay ahayd lkn qoraalka in aad soo raacisan ayay fiic nan lahayd wayo Af-Soomaaliga qaar ayaaba noo gooyay

    • @farhiashireabdiahmed7640
      @farhiashireabdiahmed7640 3 ปีที่แล้ว

      😀😀😀 anoo kale badana ereyada i dhiba ayeeyo baan weydiin jiray alle haw naxariisteee

    • @apdywalikarama5768
      @apdywalikarama5768 2 ปีที่แล้ว

      Comentiga ugu horeeya ka eeg heesta iyadoo qoraala

  • @ragemadoobe4628
    @ragemadoobe4628 3 ปีที่แล้ว

    ?