Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed mahamed islan ahmed cade wa geesi libax landheere ah dhar baxo kul bu la dhacey u ka adkadey xaka Ethiopia kenya qac ba ka yartay daqadah ugu galiya odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
War waa wax liito oo duli ah waligeey nin ka doqonsan man arkin doqonkaas baa labo dumar ah ayuu qabaa asagey ka sii liitaan 😂😂😂 😂 dameero is halay 😂😂😂😂😂😂
akhas soomaali is madhaanto illaahow qof aan doqon ahayn oo aan itoobiyaanka iyo dalalka shisheeye ka haybaysan madaxwayne nooga dhig alla waxaan ku faano mahaysano alla soo maliyey iyo xildhibaanadow wax dhiigle idunkuma jiraan miyaa alla ma badiinii oo labixiyey bad wada aamusantihii
Walaal Balwaan adaaba ka siyaasisan kana Caqli badan Xassan-Xaraash-qaran. Xitaa uma bilowna siyaasaddu. Waa ma gudbe. Phd-ga uu sheegtayna waa been abuur ama Fake . Waa Musiibo Qaran Allaha naga qabto Xassan-Xaabsade. Aammiin
Asc Mr Abdullahi balwaan mashaallah waa runtaa waana xaqiiqda dhabta ah ee jirta waana marqaati madoonta somaali oo dhan waa ogtahy..
Thank you so much mr Abdullahi balwaan.
Waa ka awood badiyay axmad madowe
itoobiya xasan xabaalo qote aamini maayso
Wan ku taagersanahyi sxp guulayiso balwan
Asc 👮🏽♀️🌎👮🏽♀️salaaan sare dheh balwaan wadani kk itopiya waxay ogtahay xasan m inuusan qowl laheyn bey ogtahay runtii
SOMALI RIP 🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed mahamed islan ahmed cade wa geesi libax landheere ah dhar baxo kul bu la dhacey u ka adkadey xaka Ethiopia kenya qac ba ka yartay daqadah ugu galiya odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
C B guul guul guul
Suaal wll ciidanka ithiopianka joogo gedo kuwa somali galbeed miyaaa abahaeyy ayaa suaashaas I weydinayaaye marki uu ku dawanaaye ka jaahil bixi plz ninkii cagjar ahayna axmed xagiisa miyaa noo soo jawaab lpz wll
SOMALI RIP 😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭ILAHYOW NAGA QABO XASAN IYO ETOPYA INSHALAH
War waa wax liito oo duli ah waligeey nin ka doqonsan man arkin doqonkaas baa labo dumar ah ayuu qabaa asagey ka sii liitaan 😂😂😂 😂 dameero is halay 😂😂😂😂😂😂
Dameeraley maxey dowlad.ka yaqanan wa.un caarkoda.iyo.caloshode
akhas soomaali is madhaanto illaahow qof aan doqon ahayn oo aan itoobiyaanka iyo dalalka shisheeye ka haybaysan madaxwayne nooga dhig alla waxaan ku faano mahaysano alla soo maliyey iyo xildhibaanadow wax dhiigle idunkuma jiraan miyaa alla ma badiinii oo labixiyey bad wada aamusantihii
Itobiya waxaa dowlada itobiya kadhaxeeya qabiilka ugu balaaran ee ogaadeen ama absame ,wax kadhexeeya xassan ma jiro allbaablasta waxaa taagan shaqsi ogaadeena oo masuula
Aad iyo Aad
Asc
Walaal Balwaan adaaba ka siyaasisan kana Caqli badan Xassan-Xaraash-qaran. Xitaa uma bilowna siyaasaddu. Waa ma gudbe. Phd-ga uu sheegtayna waa been abuur ama Fake . Waa Musiibo Qaran Allaha naga qabto Xassan-Xaabsade. Aammiin
Calaahi wadani
Ethiopia oo meelwalba dalka kamida geeyso waxay la mid tahay adigoo Israeli ku wareejisay dalka iyo dadba
Sax
Somaalidu caadi maaha, Xasan waxay u haystaa in uu miyir qabo.
lix sare waa waalaa ninkani. Marka uu dhulka oo dhan iibsado baa somaalidu miyirsanaysaa. kkkkkkkkk