Maasha Allah Queen Ugaaso Iyo Royal , nabsiga waasoo dagdagaa laakiin habar-yartaas cadaalad uma sameyn gabadha walashed waliba kayar xataa balantii waxbarashada kama soo bixin, isla weyninka ma wanaagsana wey xaqirtay reerka Ilaahey adoomadiisa asagaa ilaashada , Masha Allah I lahey gadaal Sami ayuu siiyay ilahey reerkaa da hakuu xafido iyo waalidiin taada iyo reerkaada oo dhan islaantaas na intey nooshahayna Allaha ku aadiyo iney cafis dalbato,Allah hana wada cafiyo aamiin ,dadka nasoo mutaysatay tayna aan u cadaalad falno .Team Adkaatay one ❤️!!!
Waalid Uma aha Sabato oo ah Xalaal Kuma dhalan ama meter Kuma dhalan. Sidaas ayuu sharcigu qabaa. Ma dhaxli Jason Aabihii Xaaraanta ku dhalay. Gabadha uu dhalay ninkaasi meter baa u qabanaya. Ugaasow u sheeg gabadha ha waydiiso Culumada. Xaq islaam uun bay ku Leelanau ee xuquuq waalid aan Xagaaga ahayn Kuma laha.
Raag somalia qaar danger 12 jiir Ninka huungurenaya he sick aniiga 14 jiir aha waxan ku noola adeerkay askar iyo madaxa joogan oo lagu qaayilo intaa halis ka badabay markan soo xasusto
Subxaana laahi waalidkeed oo nool ayeey sidaas u silceeysaa war ilmihiina ha iska fogeenina xataa walaashaa ha aaminina
ASC WAA IDIN SALAMEY ALAHA IDIN XAFIDO AAMIIN HABARYAR MAAHA IMASIIBO KU DHACDEY GABADHA WALAALKED GACAN TA ILAAHEY KAMA GOOYO MAC SONKOR ABAALKIISII BUU HELAY WAALIDOW ILMAHIINA CIDNA HA SIININA
Maasha Allah Queen Ugaaso Iyo Royal , nabsiga waasoo dagdagaa laakiin habar-yartaas cadaalad uma sameyn gabadha walashed waliba kayar xataa balantii waxbarashada kama soo bixin, isla weyninka ma wanaagsana wey xaqirtay reerka Ilaahey adoomadiisa asagaa ilaashada , Masha Allah I lahey gadaal Sami ayuu siiyay ilahey reerkaa da hakuu xafido iyo waalidiin taada iyo reerkaada oo dhan islaantaas na intey nooshahayna Allaha ku aadiyo iney cafis dalbato,Allah hana wada cafiyo aamiin ,dadka nasoo mutaysatay tayna aan u cadaalad falno .Team Adkaatay one ❤️!!!
Diaradii lossaka
Waxan maqlijiray cuqubo halkii lagugalay cawku hurudaye wa dhab ilahayow xaqa natus o naga ilaali dulmiga qisoyinka wa cajib waxayna mudanyihi inlagu cabra qato o an ilahay kabaqno walalaha sogudbinayana wad mahadsan tihin❤❤👏👏
Tassi habo maha anou wahan ahay gabar reer Djibouti
Subxanallah Subxanallah Allah ceebtena astur Allow musibo hanogu keenin
Subxanallah 😢😢😢 cuqubo aya ku dhacdey reerka bisinka 😢😢😢
Aswb oo waxa eeykaa xiday Inankeda ayaaba kugusameynaya Subxanallah
Mashallah walee nin baa kula dhashay.fariida oo dhiig leh
Walahay wan oyay gabadhan waa gabadh Wangsan
Maashallh tabarakallh geesi baa kulaa dhashay
Oh my good whli taasi habaryarayaro fiican luguma tilimaami karo
Walahi qisadan aad ayey iga ohisay uugaso waxan leyahay allah aya ka jaray ciqabti adna iska cafii oo xidhidhi
Gabdh ba uso shegtay ugaso kuma dhicin shekada😊
@@xamdiali2409 wan ogahay lakin qisadu wey tabatay
Aaamin ilhay gabadhaa haa ino asturo ugasana ilhay haa xafido
King royal salam eedo
Subxaanalaah hada ma run baa qisadaan ala xanuun badanaa ilaahow anan nabsi galin owlaadaydana ii xifdi
Subxanallah cuqubo ninkii gala cawday u jiiftaa caruurtay ka laysaa soomaliyeey cuqubada iska ilaaliya
Mahadsanid.Royal.💌❣️💟💞💥
Habararti amxaar sanaa alla ku qaad dheh 😢😢kaas na ilaahay ha ciqaabo
😢
Labarkiin isodira walal
Haa dhiigaasi waa xalaal wale nin baa la dhashay, waliba ninka si fudud buu u dilay ee in uu nafta ku silciyo ayey ahayd.
Manshallah
Subxanallha Subxanallha somaliyeey ilmihiinaa ciid aanidinkaa ahaayen haudhibiinaa
Aaiimn Aaiimn 🤲 🤲 🤲
alxamdu lilaah wuu ka gamayaa walee hala dulo mooyee meeshii la doona hala geeyo aakhiro
Team adka tay hadaa Nahay ❤
Haa waa xalaal dhigaasi baga ayuu u dilay.
Ilmo dad dhalen in tey mel ku xirten ayey hadana kuf sana yan bahalka Alaha ka gooyo kaas
Masha Allah geesi ba la dhashay😢
Mya walhi aniga habar yar tay oo bila caruura isoo korsaty waligeed imany dlin xtaa imyna canaanan .walhi ano 3 jira ikaxaysat hda ka imi alle habo xun ima tusin walhi alxm ilaa hda hooyady mcn iyada ataanka jecelhy wlhi ilove you habo mcn❤🥺
Gabadha wllked Libaax dheh
God walaal ha qodin baa ku dhacday Habaryartaa
Manshallh hooe u soco
Slamulaah Teamkyga ❤ 1:11
😭😭😭inaaleallh waainaa ilaahi raajicuun xasbuna allh inkaar allh hakurido ninkaas
Aad baa u ooyay sheekadaa, waxan xasuustay sheeko sidaas oo lala ah oo iigu dhacday aniga cabdiqaadiroow aad baan u ooyay
Masha.allaah
Subxaana Alaah cuqubadii baa ku dhacday reerkii
Calamka ah ku dhacado wilka sidaas ku samayay gabadhayar Inshalla
May
Masha allah Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰
Waa ciqqaata dulmiga
Allahu akbar
😢😢😢😢
Masha alah 😘😘😘
Maash Allah ❤ 👍 ❤
Balaayaa Somalia taala
Amiin amiiiin ilhyow habah noo asdur
Dumaraw aan hablaheena ilaashano cidna yaynaan iska siin Hooyo walibaay ilmahaaga ilaasho
M.Allah
serry abaya mcn
Walaalkeed Rag dheh
Aamiin guur qeyr leh
Habar yaraa qaarkod xumaaa 🥺.
Lkn inanta ninka la dhashay rageed ayaa ahaaa wllhi
Soomaali dulmi badanaa 😢😢😢😢😢sidey qeyr uheli waa calool xumaa waxaan lama daawan karo
Asc cabdulqaadir iyo dhamaan walaalaha.
Ugaaso macaantoo maxaa u sheegi weeysay inuu ku xoogay
Markahore inaad qarisay ma eheen
Cakuye soomaali
Taas habaryar ma eheen balaayo ayeey eheed
As well Abdulqafir Royal
Balo baa ku soo socota
Yes👍👍
Subxanalaah sinada iyo xaqa dadka ba waa lagu halaagsamaa
Gesi.waye..waye
😢talefak rabah
Hablo weligiin cruurtina cid ha u dhiibina aan hoyada ka ahyn
Wlhi wa qiso murug badn ilaahey naguma keeno
Manshaalh
Macha allah
😢😢😢
Subhanllah 😢😢😢😢😢😢😢
Kaas nolosha allh hakugubo allh hakucadaabo
Sheekan waa sheeka aad u xanoonbadan midakale ,gabadhan geesi baa ladhashey
Subxanallah 😪
Sorry 😢😢😢 abayo Ugaaso😢😢😢😢😭😭😭😭😭
Ax Ax Ax Ax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😭😭😭😭😭😭 so painful
Walaal run miyaa qisooyinkaan
Habar. Xun. Nabsi. Ayaa. Helidoona
Subxanalaah Allah hanabadbadiyo
Waalid Uma aha Sabato oo ah Xalaal Kuma dhalan ama meter Kuma dhalan. Sidaas ayuu sharcigu qabaa. Ma dhaxli Jason Aabihii Xaaraanta ku dhalay. Gabadha uu dhalay ninkaasi meter baa u qabanaya. Ugaasow u sheeg gabadha ha waydiiso Culumada. Xaq islaam uun bay ku Leelanau ee xuquuq waalid aan Xagaaga ahayn Kuma laha.
Nacalad baa wiilka iyo hooya diisba ku taal
Amiin
Caruurtada qof kale haba siin
Asc
Mucjiso buu Allé Tusay
Caruurtaada waligaa heeska dhiibin
Subhanallah 😪😪😪
يا رب العالمين
😭😭😭😭 allah maxaa cuqdad jirtaa subxaanallah walee nabsigaas wuu kaasoo bixi 😢
Raag somalia qaar danger 12 jiir Ninka huungurenaya he sick aniiga 14 jiir aha waxan ku noola adeerkay askar iyo madaxa joogan oo lagu qaayilo intaa halis ka badabay markan soo xasusto
Ya allh ilahow nabsi bilaa aadan hanagalin 😢😢
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
12 is not easy
ASC ADKATAY SOUBHANALLAH
Sheekadan Wan maqlay
Waa istahilss haa waa Halaal inladolo
Somaliyeey ilhay kabaqoo ilmihinaa ilashadaa intaad noshihin
Wlhi si dhaban u oyey😥😥balyo intay ka maqtahy wlka ku maqn
Hadamanool yahay ninkii kadulay😊😊
Waligiin ilmahiina ha siinina qaraabo wax badan baan ogahay
Sax, wlalashaa xataa ha aaminin
Asc.wani.kaxumahay
Mac sokor good boy waa istahilaa
Cuqubada habluhuu wasidaa