Baladweyne my mother city anigana nasiib baan u yeeshay inaan tago Baladweyne inta hees loo qaaday baladweyn alahayoow balaayada hareermari on samatar Meel biyuhu maraanoo xareeduna baladi taal bartankeediyo baladweyney ku nooshahay Abdinasir macalin Waa 2 best ever songs
Kollay magaceeda gabadhaas mar haddii aanu abwaanku sheegin oo diiday sababtay doonto ha noqotee , iyadana aan xagga dhaqanku u saamaxayn inay tidhaa waa aniga beerlule, welibana waqti dheeri ka soo wareegay oo laga yaabo maanta in ay ayeeyo tahay waa fallaadhi cirka loo ganay cid walba filo , dadba leh london bay joogta, qaar kale ayaa leh sweden bay joogtay , kuwa kalena waxay leeyiin way xijaabatay (AUH) laakiin waxaan ogay in magaaladaas ay haween qurxoon oo qalanjooyin leeday , Sababta aan u leeyey taas waxa weeye anigu ma arag beledweyn iyo Koonfur somalia midna , markii somalia burburtay ee qof waliba aaday xagguu ka yimid , Dhallinyaradii , Saraakiishii dawladda, ganacsatadii reer waqooyi Dumarkii ay koonfur kala yimaadeen waxa ugu quruxbadana Reer beledweyne , anigu kollay inta aan ka arkay
Sheekadan markan dhageesanayo sidu u shegayo abwanka wey ii swrmeesa si inan goob joog ahay okle I hope inan tago meshas o so arko lagana dhigo meel eey so wada booqdan Dadka is jecel oo dhan
Sanadkii hore maraan hadraawi hutel ka city place ku ee burco Oo u gurigiisa udhawyay ku arkay ayuu nooga zheekeyay Baladwayn iyo beerlula intii hore qadaadaayn iyo Jareeer uunban u haystay inay somalia kunolyiin Manshlh dad aad u dhaqan fiican waliba hablo Soo dhawayn gobonimo alle siiyay baa kunool hadalkoodana waa caadi lahjad fiican bay ku Hadlaan I love baladwayn from #Burco ...
😍xawadle lahjadooda waa iska caadi wll hamoodin wx kle hadraawi aad ban u jclnhy ina ader hadad aragto mar kle kudheh beerlula imaaw mar labaad sharaf ayuuna akteena kuleeyahay ushek LOVE burco from #beledweyne 😍😍😍😍
@@maxamedkarre8075 😂 nio nadhaaf adiga kuma rabnee teeda kale hiiraaan xwdle uun baa lehoo maad garaneysid dago beerlulana waa naag weyn yurubta bey kunooshahay baa layidhi cimrigiisa alle ha u ziyaadsho shegadu waayo waayo bey aheyde
Ar Beerlule ii geeya hadeba noshahay Mar un Somalia wa kuso labanaa Insha Allah wa so boqanaa Baladweyne🏝 dhanka bari ee iga dhagantahay hadu alle idmo hadrawi waxu ka shegay wa inan so arka
Hooyadey mcn baa b/weyne ku dhalaty irid aamin meel la dhaho ey ku dhalaty inkasto anu muqdisho mel an aheyd aan somalia ka arag inşallah ani iyo hoyadey ina malin so boqano meshay hoyadey mcn ku dhalaty wan rajeynayaa
wey nooshahay beerlula kaabaroole reer kaabaroole oo dhan waa reer aad u qurux badan baladweynane caan ka ah because waxay kulahaayeen business yo iyo hoteelo they are my family related Had a London ay joogtaa qoftii loo heesay 😍😍💖
Waa idin zalamay reer balad weene mar un waa jeclahay inan tago gobalkaaz nasiib badana qofka bundadaas iyo baladween wakhti caruurnimo ku soo qatay from hargeysa idinka soo zalamaya
@@aragsanhooyadedjacel7133 may wall Sweden ayay ku nooshay Aniga hadrwi waaa aderky ruma Gabadha mageceda jawahir faarax shuuriye ayaa ala odhan jiray Hadrwi ayaa iiga sheekeyey
SIRAAD MAXAMED KABAROOLE (BEERLULA) waxey ku noshahay Uk wali neh sidii bay u qurux badantahay ma shaa Allah familkas neh aad bay u qurux badanyihin waxay dhaleen iyo kuwi la dhashay ba Allah daye dhaman reer beledweyn wana salamaya qasatan reer Kabroole iyo Hurdaaye
REER beledweyn abwaan Hadraawi wuu u duceeyey. Ayaguna maalin keliya may xusin umanay mahad celin. Beledwayn ma waxaa ku nool dad aan gobonnimada wax ka aqoon ?
Why 🥺 saas ha'oran dee wllo mxaa reer beledweyne hadeynu nahny runtii abwaankeena qaligaa hadraawi meel sre buunoogu yalaa see cml hee I love my beledweyne
bldweyne dhul aan jclhy inan ma untago waa dhulka dhalasho ahaan aan ka so jedo hadana waligey naa arkin i.a hadan nolahay mar un waan tagi donaa melo badn oo triikh lehna waan so boqan donaa ey kow ka thy buundada bldweyne i.a 22/7/2022 00:10
benor benor Yes I heard it before! My mother side of the family is from beledweyn! But I was looking for the original recording! Do you know Samatar wasn’t the first to record the song? Here is the original recording (I found it after looking it some time). The first part up to 3:20 isn’t samatar ( it’s another voice) th-cam.com/video/ZXZMEDo0Tv0/w-d-xo.html
@@TruthfulAndHumble got you, there was more original one than this and Samatar was even so younger but couldn't find it for you now btw my family is from there as well, I might be your abti then ❤
Alla magaaaladeydii ahaa ku dhashay kso wax barty waqtigeyga badinku kuso qaaty Alla mxa balad weyne u xiisay Allow baald weyne barwaaqo ka dhig Magaalada swr qaldan ayaa kaso gudbiseen qolada soo duubty Wabiga oo guray iyo magalada meelaha macruufka maso duubin Sorry magaalada saan way ka qurux bdn thy
beerlula in badan baan maqlay lkn qisad oo dhan baan rabnaa Hadraawi uu noolyhy ha loo tago ha la soo wareysto Baladwayne waa meel barwaaqah reer Beledwayne noolaad waan u u soo dalxiistagidoonaa
Buundada intii laqurxiyo haloogu magac daro abwaanka hadraawi waa abwaan qaali inagu wada ah hadaan somali nahaye
Abaaay wlhi waan is iri ane .fikir wanaagsan
Reer b/weyne waan salamy qofkii iyaqano ayaa i iaqano waxaan daganay lamagalay garoonka agtiisa like ha lisaro WAN idiinwada jeclahay somaliweey 2019
Zksam
Nasiib badanaa qofki magaladan qeyb ka mida noloshisa kuso qaatay beledweyne iyo somalia o dhan alow barwaqo iyo amaan nooga yeel ya rabi
queen mariana masha allah beenta mahan waan ku dhashay waana kuso koray baladweyne waa magalo aan faalo lagu soo koobi karin
ana ku dhashay secondarygeeygana kuso qaadtay waliba alx somaliana way usimanthy
cadey boolo walal soomaaliya maadan arag. Tankale baletweyn ku googlaha waxaad arkeysaa iney aad u qurux badatahay
eliino seyga walal anigaa kusoo koree xaafadeed daganeyd magaalo aan qabiil laheyn yay aqoonsigeenu wuxuu ahaay reer baletweyne allow sideedii kusoo celi
cabdi Aadan sax sxb waana dad is jecel
Reer baladweynow waa wiil hadrawi adeer uyaheee gabadh reer baladweynaaa oo xawadle iidoonaaa
Aderka nasib umunan helin inuu helo beerlula adigu isku day inaad gabadh kahesho si aad aderka ugu geyso gabadh aad bladweyne kakenty. 😘
Welcome kuleyhy wll qali
Bladweyn qabiil myqanan Somalinimda kbd
From bladweyne 😘 buundadiii baan tganhy🤩 alx ilah nasiib I siiyey gurigii beerlulne wuu ii muuqdaa
🤩
Baladweyne my mother city anigana nasiib baan u yeeshay inaan tago
Baladweyne inta hees loo qaaday baladweyn alahayoow balaayada hareermari on samatar
Meel biyuhu maraanoo xareeduna baladi taal bartankeediyo baladweyney ku nooshahay
Abdinasir macalin
Waa 2 best ever songs
Sheekadan Darteed ayaan u jeclaystay in aan mar uun arko Baladwayne.
Hada maha amniga waa qatar
wl amnigeedu waa caadi
Asxaabey waa sidee yimadan islahayn laakin waad cabsiisenn Xamse jooga woqooyi Galbeed somaliland thankes
AbdiFatah Ahmed Ali anba walahy lkn ani baladwayn wan arkay buundadana waan maray. walhy it is so beutyfull. sxb
AbdiFatah Ahmed Ali anigoo burco ka imi aniga iyo koox dhalinyara ah waxanu ku socinay xamar waxaanu wadanay bas yaroo 15 kursi ah waxaanu ku nasanay oonu ka qadaynay beled weyn yasalaaam waa xasuus aaanan ilaaawi karin waxay ahayd 1984 kii ilaahoow biled weyn xafid iyo dhamaan soomaaliya aaaaaaaaaaaaaamiin
Kollay magaceeda gabadhaas mar haddii aanu abwaanku sheegin oo diiday sababtay doonto ha noqotee , iyadana aan xagga dhaqanku u saamaxayn inay tidhaa waa aniga beerlule, welibana waqti dheeri ka soo wareegay oo laga yaabo maanta in ay ayeeyo tahay waa fallaadhi cirka loo ganay cid walba filo , dadba leh london bay joogta, qaar kale ayaa leh sweden bay joogtay , kuwa kalena waxay leeyiin way xijaabatay (AUH) laakiin waxaan ogay in magaaladaas ay haween qurxoon oo qalanjooyin leeday , Sababta aan u leeyey taas waxa weeye anigu ma arag beledweyn iyo Koonfur somalia midna , markii somalia burburtay ee qof waliba aaday xagguu ka yimid , Dhallinyaradii , Saraakiishii dawladda, ganacsatadii reer waqooyi Dumarkii ay koonfur kala yimaadeen waxa ugu quruxbadana Reer beledweyne , anigu kollay inta aan ka arkay
hadraawi ayaan mar kula kulmay magalaada burco 2010 wuxuu ii sheegay in uu mar uun rajaynayo inuu booqdo magaalada beledweyn oo uu ii sheegay inuu jecelyahay magaaladaas
God willing, one day one time i will be in beledweyne for the sake of this wonderful story.❤🙏🥰
uduceeya hadrawi hada waa xanuunsanyahaye abwan aad uqaaliya ayuu yahaye.asba uducee baladweyne.
Allah cafiyo abwanka 😥♥️
Allaha caafiyo
Allaah caafiyo abwaanka
Ilahay ha u naxaristo. Manto 18/08/2022 tahay waxaa geeriyooday abwaan hadrawi
Alla ya raxmah waa xnuun manta marka maqlay
Alla maxan uxisay magaladeydii balad weyne qasatan liiq liqato ilaa hada kama dalo dhageysiga shekadan viva hiiraaan 😘😘😘
Waaa ino baladweyne
Viva baladweyne🔥🔥💗
Heesta darteed ayaan raba baladweyn inaan usoo arko insha.allah wan rajaynaya inaan mar tago
Beerlula Allaahaw
Waxan xasuustay buundada liiqliiqato waxan daganaayn xaafada buula xaabley dhaawr guri aa wabiga naga xigay.
Hada waxan ku noolahay switzerland
Insha Allaah waa laga yaaba in aan markale dhaxmaro.
Walal ma reer beled weyn ayaad tahy
Dhanka bari magalada
Sow boqorad joogtoo
Biyo dahab la moodoo
Aniga ayey i qabsatay hada qiso midaan ka ag dhow ♥️♥️♥️😢
Mheshay mrka😢
@@sumayamohammedahmed8200
Maya abayo qiso cajiiba ayey aheyd wlhi
@@zakarieabdi8672 Ah😢
@@zakarieabdi8672 Ah😢
👍
hees xasuus macaan leh inta beledweeyn jecel like ha ila dhacdo
Still watching 2020 Hadrawi ♥️🙏💥
Guul io gobanimo Reer B/weyne❤️♥️ 💯💯♥️❤️
Baladweyne magalada ugu jeclahay Dhulka somali dagto💖 Allow idin barakee maxan dad wanagsan halkas kabartey😍😊
Reer beledweyne wan idin jeclahy
From borama
Waan kaaqadnay wll from
❤❤ beledweyne
Nacalaaa Shaydaan Ku Yaal Reer Burco Baladwayne Idinkaa Magaca Wayn Usameyay Hadraawi Na Waxaad Dheertihiin Somali Oodhan 🥰❤️😭
Baladweyn ilahey habarakeyo bilicdi wadanka iyo xasus jacel iska dheh
Baladweyn dhul barwaaqo beerlula iyo sinjigeeda iyo reer hiiran allow dhoor
Balad weeyne alahayoow kadhig beerta raaxada dhulkeeyga hooyo waanu xiisay
Sheekadan markan dhageesanayo sidu u shegayo abwanka wey ii swrmeesa si inan goob joog ahay okle I hope inan tago meshas o so arko lagana dhigo meel eey so wada booqdan Dadka is jecel oo dhan
zeynab Ahmed 😍😍😍😍
Seynap abyoh mcn mar uun wad imaan dontaaa
zeynab Ahmed
zeynab Asc telliglasoxirir+27847300659
zeynab Ahmed sax
Sanadkii hore maraan hadraawi hutel ka city place ku ee burco Oo u gurigiisa udhawyay ku arkay ayuu nooga zheekeyay Baladwayn iyo beerlula intii hore qadaadaayn iyo Jareeer uunban u haystay inay somalia kunolyiin Manshlh dad aad u dhaqan fiican waliba hablo Soo dhawayn gobonimo alle siiyay baa kunool hadalkoodana waa caadi lahjad fiican bay ku Hadlaan
I love baladwayn from #Burco ...
😍xawadle lahjadooda waa iska caadi wll
hamoodin wx kle hadraawi aad ban u jclnhy ina ader hadad aragto mar kle kudheh beerlula imaaw mar labaad sharaf ayuuna akteena kuleeyahay ushek LOVE burco from #beledweyne 😍😍😍😍
@@naftaqalbi6125
Indr miyaanu kala naqaa naaba reeraha dega somalia qabiilada waa wayn moyee
Afwayne ayuun baanu xasuusanaynaa hadaanu maqalaba somalia ....
Tnk wllo hadraawi Imika wakhti baa haya Oo Safar ma gali karo waayeel Bu noqday .......
Anaa dhalinyaro ah Oo idin imanaya inshalah
Beerlula inanteeda hadaad isiinaysan
@@maxamedkarre8075 😂 nio nadhaaf adiga kuma rabnee teeda kale hiiraaan xwdle uun baa lehoo maad garaneysid dago beerlulana waa naag weyn yurubta bey kunooshahay baa layidhi cimrigiisa alle ha u ziyaadsho shegadu waayo waayo bey aheyde
@@naftaqalbi6125
beerlula ma doonayee inanteeda isiiya mise waxa dhaba reer baladwayn Marti looma noqdo 😂😂😂
ح
Ar Beerlule ii geeya hadeba noshahay Mar un Somalia wa kuso labanaa Insha Allah wa so boqanaa Baladweyne🏝 dhanka bari ee iga dhagantahay hadu alle idmo hadrawi waxu ka shegay wa inan so arka
Sweden gotenberg bee joogtaa berlula inkastoo mgceeda runtaa aheen berlula
MASKAX MAAL ma runtaa baa wll ma Gothenburg bay joogtaa beerlula
@@safiyobashirmusse5469 wallo aniga hadrawi waa aderkay ruma alle hay caafiye isaga ayaaa iisheegy magecda
Jawahir faarax shuuriye sowmaaha
Waan rajaynayaaaa inaan maruun arko gabdhaaa aderky heestan usameeyey
Hooyadey mcn baa b/weyne ku dhalaty irid aamin meel la dhaho ey ku dhalaty inkasto anu muqdisho mel an aheyd aan somalia ka arag inşallah ani iyo hoyadey ina malin so boqano meshay hoyadey mcn ku dhalaty wan rajeynayaa
Wlahi isku mid baan nahay irid aamin bey hoydey ku dhalatay anna wligey baladka masoo arkin👏❤
Irid Aamin Walguu Yaqaana sxb
Waan ku riyoon jiray inaan maalin arko Buundada iyo goobta ay ka dhacday 2021 i hirgashay inaan arko goobtii ay qisada ka dhacday.
wey nooshahay beerlula kaabaroole reer kaabaroole oo dhan waa reer aad u qurux badan baladweynane caan ka ah because waxay kulahaayeen business yo iyo hoteelo they are my family related Had a London ay joogtaa qoftii loo heesay 😍😍💖
Samsam Adam waa runtaa waa siraad kaabaroole waxayna ka shaqeyn jirtay bangiga ganacsiga si fiican ayaan u aqanaa qof qatara ayad tahay runtii
Haa wad asiibtay
@@heerqaranheerqaran7595 wax Soo wareysta ma lawaayey asxaabey inteysan dhiman
Markaan waa da' saan qiyaasayee?
haday runtahay sawirkeda xata in aan arko ayan jeclanlahaa intan dhiman lol xiiso gooni ayey igu haysa runti gabadhi sidaas loo amaanay 💔
Mashallah Beerlula waa sodoohday, Allaha ku xafido hooyo mcn
Wazza wazza beerlula ku dheh ummadda soomaaliyeed iney ku arkaaney rabaan ku dheh
Wall ma runtaabaa
Beerlula waa sheekada Baladweyn ijecleysiisay Abwaan Hadrawi allaha caafiyo 30/11/2020
❤❤❤
Waa idin zalamay reer balad weene mar un waa jeclahay inan tago gobalkaaz nasiib badana qofka bundadaas iyo baladween wakhti caruurnimo ku soo qatay from hargeysa idinka soo zalamaya
M.a brother runtii waa sidaa sheegy beledweyne hiiraan Somalia kusoodhawowow waa magalo qadiimi ah oo tariiq leh marka sodhawow mudane ❤🇸🇴
Alla ha u naxristo aabo/Abwaan somaliyeed hadraawi maanta waa ka naxay Allow u naxriiso 18/8/2022
Bi'waa jcayloow
Boodhari inuu dilay
Been baan u haystee
Bi'waa jacayloow
Boogaan aan la dhayinoo
Cidi baanan karinoo
Boga kaaga taaliyo
Inuu yahay bir caashaqu
Been baan u haystee
Webigoo butaacoo
Beeraha waraabshoo
Dhulkoo baadku jiifoo
Dhirta ubaxu buuxshoo
Badarkiyo gellaydii
Laga tuuray baalkoo
Canabkii bislaadoo
Bulladiyo ciyaaraha
Lagu waabariistoo
Beeluhu Gu' joogaan
Sow beri samaadkii
Beledweyne maan Tegin
Dhanka bari magaalada
Sow boqorad Joogtoo
Biyo dahab La moodoo
Bilicdii haweenkiyo
Bili Loo dhameeyoo
Timo boqonta joogoo
Baal goray La moodoo
Baarkana casaankii
Bidix midig is gaadhoo
Burcad Lagu xideeyoo
Badh ku seexanaysoo
Huwanaysa qaaroo
U biseelay maan baran
Sow goor barqo ahoo
Bishu ay sideed tahay
Aniga iyo BEERLULA
Iskumaanu soo bixin
Sow bariidadaydii
Iyo bidashadeedii
Buundada ciyaartee
BELEDWEYNE ku taalee
Biyo Lulato guudkeed
Badhtan keed ma ay ahayn
Sow bixiso weeyee
Balan maanu dhiganoo
BERI joog imay Odhan
Sow bayd go'aygii
Layguma bishaarayn
Maantaa La baxayaa
BULSHADII imay Odhan
Sow waa besteeyoo
Socod beegsan maayee
Ina baaja caawoo
I baxnaansha maan Odhan
Sow TALIYE baasoo
Ba'anoo war ma'ogii
Taydii ma beenayn
Sow badiba kooxdii
Goortay badheedheen
BAABUURKII Fuuleen
Ana baal kamaan korin
Boholyow daraadii
Sow baraq nuglaantii
Belo lagu ducaystiyo
Baryo kuma maqnaynoo
BIRI may xumaatoo
BAADROOLKA daadshoo
Ka wadaa BUKOODOO
Bogsan waayo maan Odhan
Sow beriga waagiyo
Barqo kulul dhexdoodii
GEED baaxad weynoo
Dherer iyo Balaadhloo
BELEDWEYN ku caanoo
La yidhaado BAAROO
Bilig dheer Hirkiisii
Ma bidhaansanaynoo
Bulxankiisa yeedhiyo
Ma Maqlaynin BAAQII
Sow baaxad soorihii
Iyo Laba boglayntii
Maan noqon besteeyoo
BACADKII ma dheeliman
Sow galab baqoolkii
Anakoo barwaaqiyo
Meel baad Joognoo
Tumanayna beereey
Sow maan baraarugin
Riyo beena weeyee
Sow baalo daymii
BAABUUR Lalaayoo
Haad baala moodoo
FANANAANYA buur dheer
Ismaan Odhan ka boodoo
Nafta sow ma biimayn
Nin banaadir joogoo
BELEDWEYN La haystoo
Waxaan ahay La baabee
Sow baadi doonkii weli
BAAFIS maan IHI
BELEDWEYN ALLAHAYOOW
Ka dhig guri barwaaqa eee
BEERLULA ALLAHAYOOW
BALAAYADA hareer mari
BELEDWEYN ALLAHAYOOW
Ka dhig beerta raaxada
BEERLULA ALLAHAYOOW
Beryo Samo ku NOOLAY
BELEDWEYN ALLAHAYOOW
Ka dhig xero badhaadheed
BEERLULA ALLAHAYOOW
Ka Berri waxyeelada
BEERLULA ALLAHAYOOW
Beryo samo ku NOOLEEEY.
Waxay ka mid tahay heesaha ugu qaalisan guud ahaan heesaha Oo dhan
Waa Erayadii mufakarkii ikhtiraacii nolosha Professor-kii cilmiga suugaanta.
ALLE SW NAXARIISTII JANO HAWGU DEEQO🤲
Waa maskaxdii muhindiska badnayd
ABWAANKA ugu qaalisan guud ahaan
ABWAANADA SOOMAALIYEED Mahamed Ibraahim Warsame Hadraawi
Ma garanayo ABWAAN La milgo
iyo maamuus Bini'aadanimo iyo
Afgaabni xishood dhagagsi iyo dul badna.
Ma filayo QIIMIHII iyo MILGIHII
IYO martabadii HADRAAWI
Waayey in qof SOOMAALI AHI Helayo
QIIMAHA HADRAAWI WAAYEY
QOF SOOMAALI AH OO HELAYAA
MA JIRO MANA JIRI DOONO.
Waxaan u jecelahay sidii aynu ifka ugu jeclayn
maalmihii iyo wakhyiyadii uu inala joogay
ma filayo qof soomaali ah oo abwaan
hadraawi neceb ama aan jeclayn
Inuu aduunkan korsaaran yahay
Qofku markuu wanaagsan yahay
Waxaad ku garataa UMADIISA ayaa
La jeclaysiiyaa Alle sw marti la jecel yahay
Aakhiro hawga dhigo dambigisana
Alle sw isagaa awood lehe haka dhaafo.🤲
Beledweeyne waa meel cajiib ah wlhi waxaa ku nool dad xadaari ah
labda magaalo ee jclyka waa burco iyo baladweyne
خالد مشعل
Beledweyne iyo berbera weeye and an ku saxee boodhari iyo hodan miyaad ilowday
خالد مشعل walal boo dhari miyaa burco
Waxaan dhihi lahaaa rer baladweyne hadey yihiin dad wax fahmaaaya waxaan dhihi lahaaaa buundadaa inta la rinjiyeeyo hadraawe halagu qoro
2 Yr ago kadib anigoo kuu soo galay Community waa la quriyay Buundada lkn Hadwaari laguma qurin
Baladwayne anigooyar baan tagay buudadaan waan maray waan xusuustaa aad baan uga baqijiray baladwayne xaafada kooshin iyo xaawataakaba waalunoolaa
Beerlula@@ Tolow xagay ku nooshay,,,,GABADHAASI waa gabadhii hadraawi beer qaaday,,,,reer beledween nasiib ayey u heleen SHEEKADAN CAJIIBKA AH,,, anigu reer burco ayaan ahay hadana gabdhaha reer BELEDWEYNE,,OO XAWAADLE AH WAAN RAADIYAA LOL BEERLULA OO KALE AH
KAABASH BURBURIYE waa suaasha aan isweydiinayo. Beerlula wax macluumada lagama hayo miyaa
KAABASH BURBURIYE walal waxaa iigu daran sidaad xataa reerkeeda aad u taqaanid, waxay ka shaqeyn jirtay bangiga ganacsida lkin maaqaan dagaaladii kahor ayay aheyd
Uk ku noshahay Siraad maxamed kabaroole la dhaha
@@aragsanhooyadedjacel7133 may wall
Sweden ayay ku nooshay
Aniga hadrwi waaa aderky ruma
Gabadha mageceda jawahir faarax shuuriye ayaa ala odhan jiray
Hadrwi ayaa iiga sheekeyey
baladweyne 13 cisho jogy si aan ula shakeysto carurteyda hoyadod ayaa kaso gursdy
Hhh gabdh reer burco ah miyad soo guursatay
reer beledwaynow abaalkii soo guda oo usoo duceeya abwaankii boqorkii amaanta baashihii tacliinta imika waa iska bestiiye walaahi axxxxx maxaa waqti soo maray
Illh ha caafio abwaankeena qaaliga ah walaal runtii rer beledweyne marnaba qalbigooda kama go'aayo abwaankeena qaaiga ah hadraawi illh ha cafiyee io cfimaad dheer hanoosiyee
one love our somali people but pls stp about qaabiil
Masha allha B/weyene mesha kudhasha wah wah horamar wngsn
aniga reer burco ayaan ahay abwaan hadraawi waa reer burco
Aniga reer burco Ayaan ahay abwankana isku xaafad Ayaan nahay hadrawi runtii baladwayn MA arag balse aad Ayaan u jeclhy Inan Mar arko
Wax lajeclaado wey tahay beerlula ina boqortooyo allaha ku dhaafo wllshy
B/weyne my home sweet allow anigoo nabad qabo igu celi ❤❤❤💙💙❤❤💙💙💙❤😍😍😍
❤❤❤❤❤❤❤💖👄💓
Waa magaalo cajiiba
Baldweyne
SIRAAD MAXAMED KABAROOLE (BEERLULA) waxey ku noshahay Uk wali neh sidii bay u qurux badantahay ma shaa Allah familkas neh aad bay u qurux badanyihin waxay dhaleen iyo kuwi la dhashay ba Allah daye dhaman reer beledweyn wana salamaya qasatan reer Kabroole iyo Hurdaaye
maxa cadeyn ah wll
My land 😢😭😭😭😭😭😭😭😭
Inshallah wan ku hanweynahay inan mar un tago waana tagi doonaa baladweyn
18/1/2020
Daawanaa
I aragta like❤❤❤❤
January 1 2021 hadii aad daawaneyso like saar👍
Maya like kuma saari kari waa februari 10 saas daraaded
Mansha allh cawa oo aad tahay tarikhda 23/12/2019 ayan la gulmay Mamada hestan iyo jacelka loo qaday ee barlula swedan gar ahan gohtebog wali wa qalanjo mamadan sawiro iyo Video ayan la sogalay aad aan ugu farxay arag tideda barlula ❤️❤️❤️👌
masha allah ar maamada allaha xifdiyo walal link so dheh maanada
Wllhy markuu Ka sheekaynayey hadraawi say iigu sawirnayd meeshu tahayba
waaaar firtii beerlula malagahelayaa baladwayn from burco kk
Allow u naxarisow abwanki
manshaa Allah I want the full video I love this song really. Allah ha u naxaristo the Abwaan
warsame mahamud hadraawi waa noolyahay inkastoo naxariista loowada baahanyahay
Hadraawi fiican
Magaalo xawaadle iyo gaaljecel 🤚🥰
Wan idin wataa from isaaq
Mashaallh jacliyaaa baladweyne meshaaan kuso barbaaray
Salaam Calaykum reer Beledwayne,
Ma la hayaa Beerlula? Xaggeebay ku nooshahay?
Sweden
REER beledweyn abwaan Hadraawi wuu u duceeyey. Ayaguna maalin keliya may xusin umanay mahad celin. Beledwayn ma waxaa ku nool dad aan gobonnimada wax ka aqoon ?
Why 🥺 saas ha'oran dee wllo mxaa reer beledweyne hadeynu nahny runtii abwaankeena qaligaa hadraawi meel sre buunoogu yalaa see cml hee I love my beledweyne
Alha hareer mariyo dhibta❤❤my town
Ninkaan iyo cheeennelkiisa aad baan u jeclahay guuleeyso
Baladwayn wayn allahayooow ka dhig ka dhig beeeta raaxada
bldweyne dhul aan jclhy inan ma untago waa dhulka dhalasho ahaan aan ka so jedo hadana waligey naa arkin i.a hadan nolahay mar un waan tagi donaa melo badn oo triikh lehna waan so boqan donaa ey kow ka thy buundada bldweyne i.a
22/7/2022
00:10
Waa magaalooyinka aan ku riyoodo in aan mar uun arko
Can someone please give the link to full song? Thanks!
th-cam.com/video/9N_-_vblEU4/w-d-xo.html
benor
Thanks bro!
I'm so curious how you never saw this famous song btw! but enjoy anyways!
benor
benor
Yes I heard it before! My mother side of the family is from beledweyn! But I was looking for the original recording! Do you know Samatar wasn’t the first to record the song?
Here is the original recording (I found it after looking it some time). The first part up to 3:20 isn’t samatar ( it’s another voice)
th-cam.com/video/ZXZMEDo0Tv0/w-d-xo.html
@@TruthfulAndHumble got you, there was more original one than this and Samatar was even so younger but couldn't find it for you now btw my family is from there as well, I might be your abti then ❤
Waxaa layaab leh in iyada oo magaalo weeyn eey aheyd B/weyne in taariikhda la qaldo waxaad weydisaan shaafic warsame walalow oo aan filaayo in uu jooga magaaladaas ogna meeshii lagu guursaday iyo ninkii guursaday
Beledweyn allahayow Guryo Samo Ku nooleey
Beerlula iyo hodan Cabdule waa laba hablood oo soomaaliyeed oo ku suntan jacaylka laakiin waxaanan aqoon beerlula magaca aabeheed.ee bal soo sheega.
SIRAAD MAXAMED KABAROOLE (Beerlula)
Subxana.Man.Khalaqaki.Ayaan.kaxasuusta.Hadalkii.Abwanka.
Dalsoor mnchllh barnaamika ay gacanta u qaado meel bay iska saartaa horo i socda
Walhi wanuxisay b/ weeyne ilahay anigo nabad ah ilahay haigeyo
Al wurux badaan 👏 meesha
Love the real love is such like this
BALADWAYN ALLAHAYOW
KADHIG BEERTA RAAXADA
❤❤XASAN ADEN
Beer halkeey ku noshahay inaan arko jecleystay
Meesha beledwayne hablo qurxoon lagu sheeg
Alla jecliyaaa meshan ku dhashy
Alla magaaaladeydii ahaa ku dhashay kso wax barty waqtigeyga badinku kuso qaaty
Alla mxa balad weyne u xiisay
Allow baald weyne barwaaqo ka dhig
Magaalada swr qaldan ayaa kaso gudbiseen qolada soo duubty
Wabiga oo guray iyo magalada meelaha macruufka maso duubin
Sorry magaalada saan way ka qurux bdn thy
Mxay isla qarinasaa ber lula miyauna balad wayne joogin soo bax dhaha dds
Uk jogta walal hadeer magaceda neh wa siraad maxamed kabaroole
@@aragsanhooyadedjacel7133 maxa xaqiijin ah
heesta beerlula lama yiraahdo magaca saxa!
Haa lakin waa nanesteeda
Way nooshahay siday dhawaan nooshaaciyen dadka reer baldweyn. Oo dalka britian ku nooshay
Waaa in filim laga sameeyo sheekadaa
hees taariiq leh
Aaway Hada beerlula ma nooshahay
Beerlula Story
It's like Romeo and Juliet
beerlula in badan baan maqlay lkn qisad oo dhan baan rabnaa Hadraawi uu noolyhy ha loo tago ha la soo wareysto Baladwayne waa meel barwaaqah reer Beledwayne noolaad waan u u soo dalxiistagidoonaa
ABDI AZIZ. youtube ka by ku jirtaa isago ka shekaynaya siday udhacday
Abwaaku wuxuu xusayaa in balad weyn tahay barwaaqo sooran
I miss you my home
Warninyahow dowladii siyaad barre ayaa iigu dambeysaye liqliiqatadii ma gooyay buundada aad hada arkeysaan dhinaceeda ayay kutaalay liqliiqato waxaa logu bixiyay markii lagu socdo ayay liqliiqaneysay magacu halkaas ayuu kasoo jeedaa
Whli xasuus iyo xili wanagssn lasooqatay
cabdi Aadan sax sxb waana dad is jecel
Markan dhegysathy waxa igu dhcy jecayl
Mar an safar ku maray baladweyne darwalkii baburka nagu waday inoga shekeyy heesti baladweyn qisadii ay ku timid
masha Allah
Beautiful city. Abtiyaashay.
Waxan rajaynaya isha allh inan baladwayn maruun booqdo iyo buundada liclicato qisada hesta darteed
Walayga shekeyaa uune hhhhhh
Waa hees xusuus mudan