SIDAN IN LAGUU GALO WAAN KA XUMAHAY😢

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 98

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +75

    wakhti ma u helaysa saliga Nebiga (scw).🥰🥰🥰

  • @khadarmustafe6852
    @khadarmustafe6852 ปีที่แล้ว +32

    Xabiibkeeni Muhammed scw aynu kuwada salino scw scw Rabadaan Mubarak

  • @najmacabdi5366
    @najmacabdi5366 ปีที่แล้ว +26

    Dirisle cabdi iyo samiiha allha calafkooda isku daro ❤❤❤❤

  • @TALISO.TOSAAN
    @TALISO.TOSAAN ปีที่แล้ว +17

    Dadkeena Somalida waxaas ma fahmayan😢 depression waa wax jira oo aan la qarin karin😢waaa muhiim qofka inuu helo qof oo ku nafiso ama u la shekeesto😢 waan ku fahmi karaa 4 sana la dhibana Alx hada waan ka ficanahay😢 ilalheey haku dhib dhaamooo

  • @moustapharobleh8065
    @moustapharobleh8065 ปีที่แล้ว +1

    Talo nin wayn iga deh the legend is the best DIRISLE ABDI 💯🙏👏

  • @Adnomo1234
    @Adnomo1234 ปีที่แล้ว +11

    Hada kahore 20/12/2022 malintaasi wxy badashay noloshayda oo dhan
    Wxn shaki kaqaadey kubad laabta igaga dhacdey that time
    Heer wxn gaadhay uu misaankaygii ahaa 64 uu noqdo 50 kg
    Wxn marar badan kufikiray inan salada dhex deeda kacararo
    iyadoy ugu wacan tahy in shaydaanku igu dhaho hada ayaad dhimane
    Alx dhakigaasi waa iga yaraadey
    Wxn idinka codsanaya inad isoo ducaysaan in ilahy iga masaxo shakiga iyo waswaaska wllyaal

    • @misssomalia6484
      @misssomalia6484 ปีที่แล้ว

      Allah kaa qaado aboowe

    • @HindiAfsoomaali19
      @HindiAfsoomaali19 ปีที่แล้ว

      Quraanka badzo wllo

    • @omarck-hp8vc
      @omarck-hp8vc ปีที่แล้ว

      2017 ayu igu bilaw may 2019 haben sonki aha 10 ka dambe ee tajudka anigo marayo ragcadii ugu dambeysay ataxyadkeda ayu shedanka cabsi badan igu abutaye wa dhimaneysa hda dhimaneysa aya wxay ila noqotay in maskaxdeda la warejiyay okle wn cararay oo daqada istagay aya radinayay malakul medka nafta iga qadi laha her wxn garay an guriga ka bixi wayo oo an is dhaho hada baxdo wad dhimaneysa saa u jogo nefta ina iska waye cml daremo cirka fiiriyo lkn gadal dambo wxn ogaday wx walpo dhacayo in uu alle haayo la'antisna ee dhacenin alhm hda wn ka fcnhy adna sidokle ki rajena🤗

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

      Alle ha ku cafiyo wllo shaydan baa ku sheekaynya 2017 bay cabsi nocas ah I gashay anoo ah ardayad jamacaded mlin waxn xasustaa wadadii an ku tahay jmcda an oohin ku Maray an leyhy ano ka baqaya in an dhinto se markii danbe waxn ogaday in waxn u yhy shaydan sida ka maqlay dad Kibrad u leh cilaajinta waxn dhahan qofka mrka u gali kari wYo shaydanku wxu ku abuurA cabsi ugu danbayntii Waxn ku dadaalay adkarta io an subx walba suratul baqra akhriyo wagi hore wa I gu dherayd lkn hada wa la qabsada my aura da dhan 30min ama ka yr bn ku aqriya mlintii 3times bn aqriya bacda casar bacda subx bacda maqrip coz I have time se adi waxn kugu galin in bacda subx ad aqri da ama 10 aaya u horeya iyo labada u danbeya ka aqriso mida kle Waxad aqri da duca ad RaBi ACUUdu bika min Hama Saati shayadin wa acuudu bika an yaxdarun lkn waa waswaas way so qabka ku dadal wlhi wa Cafimadysa bro

  • @kamaaludinwrsme6658
    @kamaaludinwrsme6658 ปีที่แล้ว

    Abti meeshad joogtaba waan kula joogna dirisle abti lengend hore u soco 😊

  • @bintumohamed8886
    @bintumohamed8886 ปีที่แล้ว +1

    Wala yaqana balayo wye Quran is saar Abti ilahey haku caafiyo 😢😢😢😢

  • @ayaanmowliid5612
    @ayaanmowliid5612 ปีที่แล้ว

    In dirisle wa xaad ku sonokhotay sidaade hore Alxamdulilaah 🤲🏻 Hadaaba so noqotay

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 ปีที่แล้ว +2

    Caafimaad taaam allha siiyo danbi dhaaf allha ugudhigo 😭😭😭😭

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay ha cafiyo maskiinka

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 ปีที่แล้ว

    Masha allha cabdirisaq caliga alle ha ku daayo wlhi wey buxaan dad meel ay wax ku sheegtaan la hadalkaada wuu itaabtey 😢😢😢😢

  • @khaledhajji4955
    @khaledhajji4955 ปีที่แล้ว +7

    Dirislow zhp kor isku so qaad TH-cam barada adaa ugu sareya lkn waad isla sinta ee zhp silver boten aad haysato dabadaada dhig oo sidii hore ku so celi sadasa quruxbadnyde wayo sidan TH-cam barado dhan ba u wada fadhista update kuna waa waxa la isku dhafay ee ka warhay gulayso zhp

  • @mohammedabdulahi6628
    @mohammedabdulahi6628 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan waa nin miskiina ee ma la iska amaan galiyo 😥😥😥

  • @deqohassan5752
    @deqohassan5752 ปีที่แล้ว +1

    Markii ogu horaysay dirsle run shegay 🥰

  • @najmacabdi5366
    @najmacabdi5366 ปีที่แล้ว +2

    Dirisle cabdi legend 🙌 ❤❤❤

  • @ahmedozil7256
    @ahmedozil7256 ปีที่แล้ว +3

    Hadaad ale taqan like isar wll

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 ปีที่แล้ว +3

    Qofkii u horay ee comment ka bixiya chanalka abdirizaq abdi waana chanalka 4aad sax 1aad waa dirislle abdi 2aad dirisle shadhcade 3aad abdirizaq abdi 4aaad dirislle somali war ma saxanahaya team dirislle keep going pro dirislle

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว

      Waxaas Yaa kuwaydiiyay oo interview kaa qaadaya wll ?

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back for this Gnl

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 ปีที่แล้ว

    Welcom back to chanalle

  • @ibrahimali6609
    @ibrahimali6609 ปีที่แล้ว +2

    3:45 dirisloow ilahey uga baq hadalkan. Dhibatada ilahey uun ayee usheganayaan dadka aad ledahay dad ey wax usheegtan mahestan.
    Adigana faan ama wax wanagsan haka dhigan in aad dadka dhibaatadaada usheegatid .
    Ilahey hacaafiyo inta xanunsan oo idil.

    • @omaari155
      @omaari155 ปีที่แล้ว

      Waaba xaqiiqe maxa faan ah ma waxaad ledahay qof aan hesan dad wax uu ushegto ma jiro?

    • @ibrahimali6609
      @ibrahimali6609 ปีที่แล้ว

      @@omaari155 wll waxan ka hadlayo waa dhibatada in ilahey uun loo shegto asaga ayaa kaaga filan in aad dhahdo dad ayaa dhibatadeyda lawadaagayaa

  • @maxamedcawilmaxamedcawil8221
    @maxamedcawilmaxamedcawil8221 ปีที่แล้ว

    Illaahey caafimad sareca hasiiyo adiga io umada kaleba

  • @ubahismail6502
    @ubahismail6502 ปีที่แล้ว

    No sir mental health problems waa wax jira kana mid ah xanuunada ku dhaca jidhka iyo maskaxda waxna kagama xidhna iimaanka qofka iyo diintaba iyo inta ciibado ah ee u dhaxaysa qofka iyo rabbigii abuuray. Allaha caafiyo cid walboo cila ka cabanaysa mentally & physically 😢🤲

  • @Kweensunami
    @Kweensunami ปีที่แล้ว +4

    Depression anu igu dhacay walahi 2017 ilaa 2019 BUU I haayay alx

    • @zakariemohamed8279
      @zakariemohamed8279 ปีที่แล้ว

      Uu jiraa bulshadeenuna ma oga dhakhtar miyaad u tagtayna wll

    • @guhaadalley3312
      @guhaadalley3312 ปีที่แล้ว

      Depression 2011 ilaa iyo 2020 bartimihiisa ayaan ka dhibtooday lkn waxaan heley saxbo aan wax kasta u sheegey kuna nafisayey markaan u sheego dhibkeyga lkn wlhi waa xanuun in Depression uu kugu dhaco adigoon garab haysan waliba wax kastana caksigaaga noqdaan qifkii dadka kuu xigayna uu noqdo lidkaaga .
      Ilaah mahadiisa 2023 wan ka badbaaday oo wan ka reystay ilaah ayana ku mahadsan iyo sxbaday qaaska ah wlhi ehel ima caawin ee saxbo ayaa i caawiyey

  • @aragsanmaxamed6459
    @aragsanmaxamed6459 ปีที่แล้ว

    Alla caafimaad haku siiyo Hana walwalin Anagaa garabkaaga Ah 💪💪🥰🥰

  • @hamdahersi1421
    @hamdahersi1421 ปีที่แล้ว

    Cuduradoo dhan mahan depression okaliya ninkaan waxuu sheegaayo waa anxiety disorders

  • @shukrimohamed1605
    @shukrimohamed1605 ปีที่แล้ว

    Dadkaas anaa kamida 😥😥😥😥

  • @Abdihakimu
    @Abdihakimu ปีที่แล้ว +1

    Ha Akhrinin Magacayga

  • @xamzeismaciil-mx3vr
    @xamzeismaciil-mx3vr ปีที่แล้ว +2

    Keep going dirisle

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 ปีที่แล้ว +7

    Dirisllow ma ogtahay waxaad qalbadaada galiso waa sidaad u galisoo ugu dhaadhicisay iney ku haayaan waxaas lkn aniga maqabo waxaas mana jiraan waana quraafaad hadaba quraafaadkaas waxaa ka adag adiga oo salaada rabi dukada suneysta barya rabigii ku uumay barya aqristaa qur"aanka kareemka ❤💯❤

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

      Sixir iyo il iyo shaydan Inta a wa wax jira oo lagu shegay Quran imisa umadihii inaga horeyay la sixray o quranka lagu shegay ma iswaydiisay hadii uuna jiran Sixir mxaa lido dajiyay suradaha lagaga shekaynayo Sixir ka waa wax jira ee u kaadi wll

  • @muniirmousejama2167
    @muniirmousejama2167 ปีที่แล้ว +1

    1 year ago is Back

  • @abobakarsadik
    @abobakarsadik ปีที่แล้ว

    Ani marka dhib iso wajaho ban ogu farxad badanhy alx waayo Ana is dhiriya waxan ogadaa alle inu ijecel yhy oo wax walba wanagsan isiin doono inta hada hestana aysan dad badan hesan oo aan alle oga mahad celiyo

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 ปีที่แล้ว +1

    SUBXANALLAAH ale hacaafiyo

  • @abshirawil5178
    @abshirawil5178 ปีที่แล้ว

    Ha. Ilahay ha. Cafiyo🙏🙏

  • @raxmonuur4574
    @raxmonuur4574 ปีที่แล้ว +1

    Berka qofkii ukarinayey miyaa Zixray
    Mise qofka waala zixri kara markaa sooiibsado kadib tas hala.i faham siyo Walalayal 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @najmoruuxi9925
    @najmoruuxi9925 ปีที่แล้ว

    Cafimaad tam ah kurajeynaa

  • @zaracumar5259
    @zaracumar5259 ปีที่แล้ว

    Wll wuxu kuhadlayo waa wax jiro lakina inata biniaadan horoisatagadi ucalacalasho wax kaga ficna inaa ilahaye subaxana watacala hor istagtida oo barisida oo uosida daciifa iskaga dhigatida quraan shidato salada tuko laba suna ah sixir waa jira lakina hdaa qalabiga gashatida wad walanesa yacakowo uleexo alaaha

  • @sharmakedahir5922
    @sharmakedahir5922 ปีที่แล้ว +1

    First view

  • @nasrocaziz6703
    @nasrocaziz6703 ปีที่แล้ว +5

    Stress ayaaa haya mudo 4 sano ayaaan la nolaaaa alx alaha ka bixiyo walal adna cafimad alaha kusiiyo walal

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 ปีที่แล้ว

      Mxaa oga fcnty

    • @nasrocaziz6703
      @nasrocaziz6703 ปีที่แล้ว

      @@hodanabdirashiid506 cibaado iyo alla bari abayo malmo adag ayaaan so maray alxamdulilaaah

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 ปีที่แล้ว

      @@nasrocaziz6703 anaa kusugn byo

    • @mohamedcabdicali1354
      @mohamedcabdicali1354 ปีที่แล้ว

      wll stress ihayah ad ila talisid xge kalso xidhidha

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

      @@mohamedcabdicali1354 walhi marka arko wiil dhahaya stress ba i haya wa ka naxa profile kaga so eegay wa yartahy hadi adi tahay xili stress ku qabto ma jogtid ee wllo
      Waxa kowad Ed kaga Bixiyy kartaa wa in ad dikriga badisay kolay wax ba rabta in ad hesho wax uu yhyba se wax’s ogow io wax ka wangsan ba in Alle ku siin hadad isku dhibti problem kasta oo ku samara u sheg nafta in laga baxayo oo jiri donan malmo khyr iyo farxado wata se intaa ka Sokol Alle wuxu u jecel yhy shabaab u too bad keena oo cibaafaysta ee xaga Alle u carar am sure 100%wa Cafimad I bro

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 ปีที่แล้ว

    👍

  • @qadandaahir1000
    @qadandaahir1000 ปีที่แล้ว

    Gaaladu waa bilaaa iiman

  • @qureshi7526
    @qureshi7526 ปีที่แล้ว

    Dadkas waxey hestan Allah boqorka ah marna dayacayo Allah .quf Allah hesto uma bahan dad ama bini adam

  • @cabdiabdulahi1596
    @cabdiabdulahi1596 ปีที่แล้ว

    Allah kaliye Kuu kaalsonow

  • @abdirahmanhusseinmohamed5431
    @abdirahmanhusseinmohamed5431 ปีที่แล้ว

    Thnks sxb dirisle

  • @deeqmaxamed6188
    @deeqmaxamed6188 ปีที่แล้ว +1

    Camera da isku soo dhawee pro

    • @OKAMI778
      @OKAMI778 ปีที่แล้ว

      Adi waa so dhawen karta zoom dheh

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

    Waxn aaminsan nahay in tii qof lala hor iman lahaa war oo la odhan laha waxn ba I hysta kan kle ee uu billow aadmi ku dhagysanayo waxa ka wanagsan in ad Alle u Calaacasho si qalpiga gu u xasillo

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 ปีที่แล้ว +1

    Plz isoo boqda 👈🥰🥰🥰🥰

  • @maryanruunhusssein8367
    @maryanruunhusssein8367 ปีที่แล้ว

    subxanalah

  • @Ugbaad246
    @Ugbaad246 ปีที่แล้ว

    Wlhi wn ka naxay ninkan miskiin weyan numberkisa iso qora 😢

  • @suhaybjaamac3936
    @suhaybjaamac3936 ปีที่แล้ว +1

    First

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲🤲🤲🤝☝

  • @hmdulle
    @hmdulle ปีที่แล้ว +1

    First 😢

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว +1

    Iska hadle nacasnimada kala tag yackow bad ku diganaysa miya subxanallah war sixirku waa jiira lakin lama amino

  • @nucmannucman-wc6ji
    @nucmannucman-wc6ji ปีที่แล้ว +2

    Qofka ale kuxiran wax mahelan

  • @wardabibtucabdirahmaaan8532
    @wardabibtucabdirahmaaan8532 ปีที่แล้ว

    Tags aya been ahayn rabi haynga saro dhobka

  • @najmacabdi5366
    @najmacabdi5366 ปีที่แล้ว

    Cabdi❤

  • @shirmooge
    @shirmooge ปีที่แล้ว +1

    Sorry

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 ปีที่แล้ว

    Sixirka wu jiraa

  • @whoareyou6772
    @whoareyou6772 ปีที่แล้ว

    1:20 Halkaas waad ku qaldantay bro gaalada wax ii maan ah malahan Adigana waxaad dhahday iimaankooda aa daciif ah, qof gaal ah wax ii maan uu leeyahay malahan

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa laga yaabaa inuu ku hal maamay halmaan hadal kuma jiro

  • @sidiiqfarxaan
    @sidiiqfarxaan ปีที่แล้ว

    Wax aanad fahmi Karin haka hadlin

  • @alcomanali2970
    @alcomanali2970 ปีที่แล้ว +2

    WllHi TaaS aniGaYe Ih HaYstaaah wllHi 😭😭😭

    • @ajmaancooper7569
      @ajmaancooper7569 ปีที่แล้ว

      Ilahy haka saro wlalo saliga nabiga badso🥺

    • @maproukamahamed4464
      @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว

      Dikriga tawxiid laa ilaali ilaa lagu waxdahuu lasharii kalah walahul xamdu wala hul Shukri wahuwa Cala juli shay in qadir badal iyo Ayatuk kursiga